Featured Posts

Faallo: Somaliland oo 1960-kii ka xun buu Xamar geeyeyFaallo: Somaliland oo 1960-kii ka xun buu Xamar geeyey     Nin Marfuucal Qalam yidhi Madaxweyne ii noqo Maamulkiyo dalka u tali Miyirkaa Xasiliyoo Maankiyo Aqoontaa Garashada macneeyee Haduu Moosko ula...

Readmore

Kooxdii Khaatumo oo kala jabtay Qaybina Puntland u gashayKooxdii Khaatumo oo kala jabtay Qaybina Puntland u... Shir saxaafaeedkan oo ay kazoo aybgaleen Salaadiin,Qurba jog,Caaqilo iyo waxgarad kazoo jeeda Goboladda Cayn,Sool iyo Sanaag ayaa ka dhacay Magaaladda Garoowe,waxaana ay...

Readmore

Sheekh Shariif : Hargeysa ayaan ka soo xulanay  Ergooyinkii Baarlamaanka DawladaydaSheekh Shariif : Hargeysa ayaan ka soo xulanay Ergooyinkii... Muqdisho(saraarnews)Madaxweynaha dawladda ku meel gaadhka ah ee Soomaaliya oo u waramaayey Telefishan laga leeyahay dalka Turkiga ayaa sheegay in wada-hadal ay dawladiisu...

Readmore

Kooxda Khaatumo oo Somaliland la gaadhay heshiis hordhac ah.Kooxda Khaatumo oo Somaliland la gaadhay heshiis hordhac... Hargeysa(saraarnews) Kooxda uu hogaamiyo Dr Cali khaliif Galaydh ayaa la sheegay inay xidhiidh Ikhtiyaari ah la soo sameeyeen Xukuumada Somaliland, Xidhiidhkan oo ay ku cadeeyeen...

Readmore

Nin Cadhada Siilaanyo Darteed Biriijka hargeysa Isaga TuurayNin Cadhada Siilaanyo Darteed Biriijka hargeysa Isaga... Hargeysa (saraarnews)- Wiil dhallinyaro ah oo magaciisa ku sheegay Caydaruus Maxamed Askar, ayaa barqanimadii maanta biriishka 2aad ee magaaladda Hargeyska iska tuuray, kaas...

Readmore

Xukuumadda Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay ka baxday qorshaha wada hadalkii Somaliya,Xukuumadda Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday... Hargeysa(saraarnews)-Xukuumadda Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay ka baxday qorshaha wada hadalkii Somaliya, ka dib markii uu Sheekh Shariif ku soo daray guddigiisa...

Readmore

Qaybe:Waxaan la yaab sanahay afar bug laha Cali Khaliif ee sheeganaya maamul gobaleed aan jirin.Qaybe:Waxaan la yaab sanahay afar bug laha Cali Khaliif... Hargeysa(saraarnews)-Guddoomiyihii golihii hore ee wakiilada Somaliland Md. Axmed Maxamed Aadan (Qaybe), ayaa si adag u naqdiyay siyaasadda Dr. Cali Khalif Galaydh ee ku waajahan...

Readmore

 Siilaanyo waa Axmaq aan Nina U Nixin, Danayste, Abaal-Laawe, Fuley. Halkan Ka Akhriso.by DACAR Siilaanyo waa Axmaq aan Nina U Nixin, Danayste, Abaal-Laawe,... Maxaad Ka Ogtahay Calaamadaha uu Ku Caanka Yahay Siilaanyo. Axmaqnimo aanu Nina U Nixin, Danayste, Abaal-Laawe, Fuley. Halkan Ka Akhriso.by DACAR Looma Dooran Axmed Siilaanyo...

Readmore

Wararka
Faallo: Somaliland oo 1960-kii ka xun buu Xamar geeyey

Faallo: Somaliland oo 1960-kii ka xun buu Xamar geeyey

    Nin Marfuucal Qalam yidhi Madaxweyne ii noqo Maamulkiyo dalka u tali Miyirkaa...
Kooxdii Khaatumo oo kala jabtay Qaybina Puntland u gashay

Kooxdii Khaatumo oo kala jabtay Qaybina Puntland u gashay

Shir saxaafaeedkan oo ay kazoo aybgaleen Salaadiin,Qurba jog,Caaqilo iyo waxgarad kazoo jeeda Goboladda...
Sheekh Shariif : Hargeysa ayaan ka soo xulanay  Ergooyinkii Baarlamaanka Dawladayda

Sheekh Shariif : Hargeysa ayaan ka soo xulanay Ergooyinkii Baarlamaanka Dawladayda

Muqdisho(saraarnews)Madaxweynaha dawladda ku meel gaadhka ah ee Soomaaliya oo u waramaayey Telefishan...
Kooxda Khaatumo oo Somaliland la gaadhay heshiis hordhac ah.

Kooxda Khaatumo oo Somaliland la gaadhay heshiis hordhac ah.

Hargeysa(saraarnews) Kooxda uu hogaamiyo Dr Cali khaliif Galaydh ayaa la sheegay inay xidhiidh Ikhtiyaari...
Nin Cadhada Siilaanyo Darteed Biriijka hargeysa Isaga Tuuray

Nin Cadhada Siilaanyo Darteed Biriijka hargeysa Isaga Tuuray

Hargeysa (saraarnews)- Wiil dhallinyaro ah oo magaciisa ku sheegay Caydaruus Maxamed Askar, ayaa barqanimadii...
Xukuumadda Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay ka baxday qorshaha wada hadalkii Somaliya,

Xukuumadda Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay ka baxday qorshaha wada hadalkii Somaliya,

Hargeysa(saraarnews)-Xukuumadda Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay ka baxday qorshaha wada...
Aragtida dadka
Qaybe:Waxaan la yaab sanahay afar bug laha Cali Khaliif ee sheeganaya maamul gobaleed aan jirin.

Qaybe:Waxaan la yaab sanahay afar bug laha Cali Khaliif ee sheeganaya maamul gobaleed aan jirin.

Hargeysa(saraarnews)-Guddoomiyihii golihii hore ee wakiilada Somaliland Md. Axmed Maxamed Aadan (Qaybe),...
 Siilaanyo waa Axmaq aan Nina U Nixin, Danayste, Abaal-Laawe, Fuley. Halkan Ka Akhriso.by DACAR

Siilaanyo waa Axmaq aan Nina U Nixin, Danayste, Abaal-Laawe, Fuley. Halkan Ka Akhriso.by DACAR

Maxaad Ka Ogtahay Calaamadaha uu Ku Caanka Yahay Siilaanyo. Axmaqnimo aanu Nina U Nixin, Danayste, Abaal-Laawe,...
Beesha Bariga Burco, Waxa ay aad Uga Xuntay, Falkii Macangagnimada ahaa ee Lagula Kacay C/raxman C/qadir....

Beesha Bariga Burco, Waxa ay aad Uga Xuntay, Falkii Macangagnimada ahaa ee Lagula Kacay C/raxman C/qadir....

Dhamaanba Aqoonyahanka, Waxgaradka, Odayada, Culimaa Adiinka, Haweenka, Ardayda, Iyo Salaadiinta Beesha...
Fadeexadii Cali Khaliif Galeyr (Gabay Uu Alifay Professorka Caanka Ah Ee Professor Siyaad Togane)

Fadeexadii Cali Khaliif Galeyr (Gabay Uu Alifay Professorka Caanka Ah Ee Professor Siyaad Togane)

Gabaygaan luqadda Ingiriiska ku-qoran ee Fadeexadii Cali Khaliif Galeyr loogu magac-daray  waxaa loo...
Dhibaatada Africa loo Gastay iyo Daynta loo Haysto. Qallinkii  Osman Abdillahi Sool..

Dhibaatada Africa loo Gastay iyo Daynta loo Haysto. Qallinkii Osman Abdillahi Sool..

ILmaha Ku Jira Uurka Hooyada ka soo Jeeda Dunida koowaad, Waxa uu Dayn dulsaar ah ku leeyahay 12 Carruur...
Talo ku socota ninka reer Awdal ee Saylici  Qallinkii Xassankhadar Jama

Talo ku socota ninka reer Awdal ee Saylici Qallinkii Xassankhadar Jama

Waxaan salaamayaa dhamaan shabakadaha noo sahla war iyo rayi is dhaafsiga salaan kadib  soomaalidu waxay...
Dhacdadii Shirka Xisbiga Kulmiye

Dhacdadii Shirka Xisbiga Kulmiye

Salaamu calaykum, dhammaan bahda SaraarNews   Waxaan halkan kaga faalloonayaa, dhacdada foosha xun,...
Magacyada iyo Qabiilooyinka Gudiga Wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya

Magacyada iyo Qabiilooyinka Gudiga Wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya

Mogadisho(saraarnews) Warar xogogaal ah oo soo baxaya ayaa sheegaya in Xubnaha Faroole ugu talo galay...
Suugaanta
Fadeexadii Cali Khaliif Galeyr (Gabay Uu Alifay Professorka Caanka Ah Ee Professor Siyaad Togane)

Fadeexadii Cali Khaliif Galeyr (Gabay Uu Alifay Professorka Caanka Ah Ee Professor Siyaad Togane)

Gabaygaan luqadda Ingiriiska ku-qoran ee Fadeexadii Cali Khaliif Galeyr loogu magac-daray  waxaa loo...
Heesaaga Qarniga: Jaamac Hadaaf (70 jir heesaya)

Heesaaga Qarniga: Jaamac Hadaaf (70 jir heesaya)

Waxaanu idiin dooray heesta aanu u aqoonsanay heesagii qarniga waa Fanaankii Allaha u naxariistee Jaamac...
Siilaanyo oo heestan aad u dhegaysanayey waqtigan uu Fasax ku jiro

Siilaanyo oo heestan aad u dhegaysanayey waqtigan uu Fasax ku jiro

London(saraarnews)  Madaxweyne Siilaanyo ayaa la sheegay inuu mudadii uu ku sugnaa saxeexay qorshihii...
Quful: Tix Gabaya waxa tiriyey abwaan Kayd Maxamed cabdalle

Quful: Tix Gabaya waxa tiriyey abwaan Kayd Maxamed cabdalle

Salaan ka dib, Ayada oo habboon in hadba laga wada hadlo waxa dalkeenna ka jira, ayaan jeclay in aan...
Ila qosol : Jacaylkii Dhoodaan

Ila qosol : Jacaylkii Dhoodaan

Maanta waxaan idiin dooray gabay jacbur ah oo uu ina soo gaadhsiinayo Cabdillahi Macalin dhoodan, dhegaysi...
Faallo
Faallo xiiso leh: Ceebeey Tacaal Ficilada Marfuucal Qalamka Madaxtooyada

Faallo xiiso leh: Ceebeey Tacaal Ficilada Marfuucal Qalamka Madaxtooyada

Indho Bururay Tallo Ma leh. Mudooyinkii u danbeeyey Bulshoweynta Somaliland iyo dadka Afsoomaaliga...
Faallo: Riyaale waxaan ka diiday, Siilaanyo ku Raaci maayo.

Faallo: Riyaale waxaan ka diiday, Siilaanyo ku Raaci maayo.

Basmatiga cumaaniyo, Ninka boosh cadii cunay, Burka iyo saliidii Bakhaarada gunta u dhigay Suuqana...
Faallo: Barnaamij ku saabsan Godobaha Siilaanyo ka tegayo

Faallo: Barnaamij ku saabsan Godobaha Siilaanyo ka tegayo

 Wargelinyar : Qoladiinii shabakada la soo xidhiidhay ee naga codsaday inaanu qoraalkan joojino...
Faallo: Go'aankaa wakiilada hadii Siilaanyo aqbalo Dalka cid isaga ahayn baa maamusha seedina uma dhanaana

Faallo: Go'aankaa wakiilada hadii Siilaanyo aqbalo Dalka cid isaga ahayn baa maamusha seedina uma dhanaana

Golaha wakiilada oo  u badan xubno calooshooda la ciyaar  danaystayaal ah oo ay weheliyaan...
Siilaanyo Horaan ugala talinay Dagaalka Ceerigaabo

Siilaanyo Horaan ugala talinay Dagaalka Ceerigaabo

Halkan  ka akhriso Taladii maalintaas ee siilaanyo diiday  ee dhaxalkeedu noqday  Dagaalka...
Faallo: Hadda saadooy Ana goobta waa joogay !

Faallo: Hadda saadooy Ana goobta waa joogay !

Hadii lagu sheego waa la is sheelaa hadii lagu sheelana waa la is sheegaa ! waxaan idiinku soo gudbinayaa qiso...
Faallo: Badheedhaha Federaal doonka Siilaanyo Somaliland ma ku burburi doontaa?

Faallo: Badheedhaha Federaal doonka Siilaanyo Somaliland ma ku burburi doontaa?

 Faallo aad u qoto dheer oo  shabakada saraarnews ka diyaarisay  heshiisyada qarsoodiga...
Recent Articles
Faallo: Somaliland oo 1960-kii ka xun buu Xamar geeyey

Faallo: Somaliland oo 1960-kii ka xun buu Xamar geeyey

    Nin Marfuucal Qalam yidhi Madaxweyne ii noqo Maamulkiyo dalka u tali Miyirkaa Xasiliyoo Maankiyo Aqoontaa Garashada macneeyee Haduu Moosko ula kaco Ama tago Musaanbiig Muqdisho uga xero dhigo Maysigaa waxsaarka leh?   Maxastiyo Agoontiyo Danyarta iyo maatada Haduu mariyo maadhiin Marinkiisa inay tahay miyuu... 

Sawirka Maanta: Siilaanyo oo Dhakofaaray !

Sawirka Maanta: Siilaanyo oo Dhakofaaray !

AKPC_IDS += "8608,";Popularity: 6% [?] Read More →

Laascaanood oo Ururka XAQSOOR u dabaaldegtay

Laascaanood oo Ururka XAQSOOR u dabaaldegtay

  AKPC_IDS += "8607,";Popularity: 3% [?] Read More →

Kooxdii Khaatumo oo kala jabtay Qaybina Puntland u gashay

Kooxdii Khaatumo oo kala jabtay Qaybina Puntland u gashay

Shir saxaafaeedkan oo ay kazoo aybgaleen Salaadiin,Qurba jog,Caaqilo iyo waxgarad kazoo jeeda Goboladda Cayn,Sool iyo Sanaag ayaa ka dhacay Magaaladda Garoowe,waxaana ay kaga Hadleen qodobo dhowr ah oo ay ka midyihiin . 1. Dastuurka Puntland ee la ansixiyey 18 Bishaan 2. Hadal kazoo yeeray Cali khaliif Galayr oo la xiriira... 

Sheekh Shariif : Hargeysa ayaan ka soo xulanay  Ergooyinkii Baarlamaanka Dawladayda

Sheekh Shariif : Hargeysa ayaan ka soo xulanay Ergooyinkii Baarlamaanka Dawladayda

Muqdisho(saraarnews)Madaxweynaha dawladda ku meel gaadhka ah ee Soomaaliya oo u waramaayey Telefishan laga leeyahay dalka Turkiga ayaa sheegay in wada-hadal ay dawladiisu la gasho Somaliland ay imika kaga weyntahay inay qabtaan doorashada madaxtinimada iyo in la ansixiyo dastuurka Soomaaliya. Mr. Shariif wuxuu ku tilmaamay... 

Kooxda Khaatumo oo Somaliland la gaadhay heshiis hordhac ah.

Kooxda Khaatumo oo Somaliland la gaadhay heshiis hordhac ah.

Hargeysa(saraarnews) Kooxda uu hogaamiyo Dr Cali khaliif Galaydh ayaa la sheegay inay xidhiidh Ikhtiyaari ah la soo sameeyeen Xukuumada Somaliland, Xidhiidhkan oo ay ku cadeeyeen kuna soo xardheen Heshiis hordhac ah oo ay diyaar u yihiin inay dib uga laabteen shaqaaqooyinkii gacan ka hadalka ahaa ee ay wadeen. Heshiiskaa ayaa... 

Nin Cadhada Siilaanyo Darteed Biriijka hargeysa Isaga Tuuray

Nin Cadhada Siilaanyo Darteed Biriijka hargeysa Isaga Tuuray

Hargeysa (saraarnews)- Wiil dhallinyaro ah oo magaciisa ku sheegay Caydaruus Maxamed Askar, ayaa barqanimadii maanta biriishka 2aad ee magaaladda Hargeyska iska tuuray, kaas oo ku tiraabay hadalo ay ka mid ahaayeen “Madaxweyne Siilaanyo ha dhaco.” Wiilkan dhallinyarada ah oo sida ka muuqatay isticmaalay maandooriye, isaga... 

Xukuumadda Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay ka baxday qorshaha wada hadalkii Somaliya,

Xukuumadda Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay ka baxday qorshaha wada hadalkii Somaliya,

Hargeysa(saraarnews)-Xukuumadda Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay ka baxday qorshaha wada hadalkii Somaliya, ka dib markii uu Sheekh Shariif ku soo daray guddigiisa laba nin oo ka soo jeeda Somaliland balse ka tirsan maamulka Puntland. Wasiirka Arrimaha dibadda Somalig,b  vn.maliland iyo Somaliya. AKPC_IDS +=... 

Qaybe:Waxaan la yaab sanahay afar bug laha Cali Khaliif ee sheeganaya maamul gobaleed aan jirin.

Qaybe:Waxaan la yaab sanahay afar bug laha Cali Khaliif ee sheeganaya maamul gobaleed aan jirin.

Hargeysa(saraarnews)-Guddoomiyihii golihii hore ee wakiilada Somaliland Md. Axmed Maxamed Aadan (Qaybe), ayaa si adag u naqdiyay siyaasadda Dr. Cali Khalif Galaydh ee ku waajahan deegaanada Beesha Dhulbahanate iyo weliba aragtidiisa wada hadalka Somaliland iyo Somaliya. Oday Qaybe, ayaa qoraal uu shalay soo saaray oo uu soo... 

Siilaanyo waa Axmaq aan Nina U Nixin, Danayste, Abaal-Laawe, Fuley. Halkan Ka Akhriso.by DACAR

Siilaanyo waa Axmaq aan Nina U Nixin, Danayste, Abaal-Laawe, Fuley. Halkan Ka Akhriso.by DACAR

Maxaad Ka Ogtahay Calaamadaha uu Ku Caanka Yahay Siilaanyo. Axmaqnimo aanu Nina U Nixin, Danayste, Abaal-Laawe, Fuley. Halkan Ka Akhriso.by DACAR Looma Dooran Axmed Siilaanyo Jacayl, Loo qabo oo La Jecel yahay, Waxaa Loo Doortay Ka Maarmi Waa, dadka badankiisu Waxa ay u Doorteen Sidii Foosha Xumayd ee Riyaale ula Dhaqmi Jirey,... 

Beesha Bariga Burco, Waxa ay aad Uga Xuntay, Falkii Macangagnimada ahaa ee Lagula Kacay C/raxman C/qadir. by DACAR

Beesha Bariga Burco, Waxa ay aad Uga Xuntay, Falkii Macangagnimada ahaa ee Lagula Kacay C/raxman C/qadir. by DACAR

Dhamaanba Aqoonyahanka, Waxgaradka, Odayada, Culimaa Adiinka, Haweenka, Ardayda, Iyo Salaadiinta Beesha bariga Burco Waxa ay Aad Uga Xun yihiin Falkii Macagagnimada, nacasnimada ahaa ee Lagula kacay Cabdi Raxmaan. Beeshu aad ayay uga wada Xuntahay falkaa, aadka u Xun ee lagula Kacay C/Raxman Marka Laga Reebo in yar oo la magac... 

Maansada  DANNI TIRE sowtii Ummada u digtay  May ahayn.

Maansada DANNI TIRE sowtii Ummada u digtay May ahayn.

Daawo oo dhegayso Maansada  bal Maantana oo dhuux waxa taagan AKPC_IDS += "8590,";Popularity: 1% [?] Read More →

Raad Raaca Mareegta...
isu diiwaan geli shabakada saraarnews
si aad u hesho dhacdooyinkii ugu danbeeyey!
Maxaad ka taqaan
SiilaanyoCabdiraxmaan TuurHadraaw
RiyaaleCigaalFaysal C. waraabe
Featured Video
Popular Posts

Faallo: Saamaynta Reer Kurtunwaarey ee Dawlada Siilaanyo iyo Somaliland

Abaartii dabadheer ee ka dhacday Degaamada Soomaalida Sanadihii 1974-1975 oo ahayd kuwo dad iyo duunyo badani ku riiqmeen isla markaana dad fara badani ka sal kaceen degeladoodii...

Dhiigshiil ha dhigan Codkii Saado Cali warsame

Nayroobi(saraarnews) Ma kula fiican tahay Fanaanad ka mid ah kuwii loogu hanweynaa Fanaaniintii Qaranka Soomaalida  inuu hal mar sidaasoo kale Karaamadiisa Dhulka ugu dhufto...

Siilaanyo oo cadaystay Colaadiisii ku jeeday Beelaha Axmed Faarax una adeegsaday Karaaniyaasha Dahabshiil

Burco(saraarnews) Shirweyne degmada qoryaale uga furmi lahaa  Beelaha Gaashaan Buur Ahmed Faarax ayaa la sheegaya in xukuumada Siilaanyo khalkhal ku furtay si aanu u...

Jabkii Ugu xumaa oo ku dhacay Kooxdii SSC & ciidamada Somaliland qaybahoodii u horeeyey oo Galay Buuhoodle...

Buuhoodle(saraarnews) Ciidamadda Somaliland ayaa jabkii ugu xumaa ee la kulma  Abid gaadhsiiyey Kooxda nabadiidka ee SSC isla markaana gacanta ku dhigay maxaabiis cadadkeedu...

Buurmadow oo Run iyo Beenba sheegay

Dubai(saraarnews) Halkan ka dhegayso Cismaan maxamuud Buurmadow oo run iyo beenba is dhex dhigay  iyada oo ay tahay Markii koowaad ee shabakada Saraarnews ay sii dayso Hadal...
Flickr RSS
faalomaryhadraawi-iyo-gaariyeMay20aniversy
Video Gallery
Dood
Waxa akhriyaya
  • 1283Imika :
Danitire

Maanso

waxa tiriyey Mubarak qoorubaxay

Xisaabi Jacaylkaaga
Geli Magacaaga:
Geli Magaca qofka kale:
Hambalyo
Random Posts

Beesha Bariga Burco, Waxa ay aad Uga Xuntay, Falkii Macangagnimada ahaa ee Lagula Kacay C/raxman C/qadir. by DACAR

Dhamaanba Aqoonyahanka, Waxgaradka, Odayada, Culimaa Adiinka, Haweenka, Ardayda, Iyo Salaadiinta Beesha...

HAMBALYO MEHER

 HAMBALYO MEHER    Xaaji Maxamed Siciid Ducaale  iyo qoyskiisa, Nuux Siciid Ducaale...

Guddoomiyaha UCID oo ugu Hanjabay Xukuumadda iyo UDUB in Dhagax Lagu Dili Doono Hadday ka Horyimaaddaan Waqtiga Doorashada loo Cayimay

Hargaysa(Saraarnews) Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa si kulul...
Recent Comments
runtii waa idin salaamay waa sawir xasuus leh waxa ku jira  ilaahay ha unaxariistee aabahay muuse x diiriye idaar  waxa ka
waa khalad ay samaysay somaliland halkaa waxa ka cad in aanay somaliland doonayn inay hesho aqoonsi caalami ah hadaynu aqoonsi doona
waar makhaayadan anaa iska leh, cidaan doono anaa keenaaya, kaan doonana anaa eryaayaa ee saxiibayaal soo tartama oo iskeena meesha
waar waxan waa qoloma,axmed iyo maxamed iyo cali  wax macana masamaynayaan soomali oo dhan waa axmed  iyo maxamed iyo cali
bariba waa uu ka qaadi xilalka loomagacaabay ninka qaadanaya xilalka xirsi isagaa aan caqli lahayn,waxa madaxtooyada dhexfadhiya dad
Tag Cloud
Copyright © 2012 S A R A A R N E W S. All rights reserved.