Tacsi: Geerida Marxuum Xariir Haybe X cabdi
إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ Anaga oo ah dadka magacyadoodu kala yihiin , 1. Cabdilaahi Biixi ismaaciil 2. Ibrahin Nuur qoorubaxay 3. Keyse Biixi ismaaciil 4. Muuse Nuur qoorubaxay 5. Yuusuf Biixi ismaaciil 6. Axmed cilimi ismaaciil 7. Aadan Goox Ismaaciil 8. Faarax Xasan Nuur Qoorubaxay 9. Axmed Mohamed Nuur Qoorubaxay 10. Mohamed Abdi Nuur Qoorubaxay 11. Saleebaan Xasan Nuur Qoorubaxay 12. Cali Cabdi Nuur Qoorubaxay [...]
kooxda khaatumo oo la maroora dilaacsan qorshaha federaalka qarsoodiga ah oo ay iska waayeen
Taleex (saraarnews) Kooxda nabadiidka ah ee ku dhuumaalaysta xuduudaha Barriga somaliland oo hore loo odhan jiray Khaatumo imika la sheegay inay la baxeen magac hoosaad kale oo loo yaqaano Faataxo ayaa ka maroora dilaacay ka dib markii ay iska waayeen qorshaha qarsoon ee Federaalka soomaaliya oo ay in badan been isugu sheegayeen inay ka mid [...]
Ogaysiis: SSE Bruxells
Daawanaayow waa Dalkaagii Ku: Dhammaan Qurba Joogga Somaliland ee Yurub UJ: Ogeysiis la xidhiidh dibad bax balaadhan oo lagu qabanayo Bruxells. Dallada SSE oo ay ku bahoobeen jaaliyadaha ama ururada Somaliland ee Yurub ayaa iyada oo la shaqaynaysa afarta Jaaliyadood ee kala ah: Jaaliyada Somalailand ee Biljimka Jaaliyada Somaliland ee [...]
Gabaygii Daacad xumo ee Abwaan Maxamed Nuur Fadal
Cigaw daacad xumo waa waxa laysku dilayaaye Waa waxa arlada dooriyee galiyay duufaane Waa waxa dareenkaba dhex dhigay dawaladii Yurube Waa waxa dacwiga Kiimankii ugu dibboodeene Waa waxa naftii dunida iyo dumiyay liigiiye Waa waxa dakano raagtay iyo duuga soo fadhaye Waa waxa Xabuush lagu dagee daayacaa badaye Waa waxa dagaalkii Cadwiyo keenay dibinjaaqe Waa [...]
Try the bell: The president of Somalia waits outside a closed no.10 yesterday. (Fadeexad)
Try the bell: The president of Somalia waits outside a closed no.10 yesterday. After a few seconds, Hassan Sheikh mohamud was greeted by David Cameron to discuss a package for £3 million in British aid for this country. Qoraaladaasi waxaa ciwaan looga dhigay Joornaalada Ingriiska ee wax ka qaray maanta Booqashadii Madaxweynaha Somaliya shaly [...]
Madaxweyne Siilaanyo oo uu soo dhoweeyey Safiirka Maraykanka ee Kenya
Kenya(saraarnews) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wafdidigii uu hogaaminayay oo maalmahanba ku sugnaa Dalka Kenya ayaa maanta kulan balaadhan la yeeshay Madax sare oo Maraykan ah oo uu hor kacayay Danjiraha Dawlada Maraykanka u fadhiya Dalka Kenya Ambassador Ropert F. Godec, iyo madax kale oo ay ka mid ahaayeen Brian Phipps, [...]
madaxweynaha Somaliland oo Badhasaabada gobolada isku shaandhayn ku sameeyey
Hargeysa(saraarnews)Madaxweynaha Somaliland Axmed Mohamed Mohamamud Siilaanyo ayaa qaaday talaabo qaranku si weyn ugu baahnaa oo bulshaduna aad u soo dhoweysay isaga oo isku shaandhayn balaadhan ku sameeyey badhasaabada gobolada Dalka, Hadaba war saxaafadeed caawa ka soo baxay qasriga Madaxtooyada ayaa u dhignaa sidan: Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu xeer madaxweyne [...]
Madaxweyne Siilaanyo oo Derajooyinkii u horeeyey ku taxay Taliyayaasha Ciidamada Somaliland
Hargeysa(saraarnews)Sanad Guurada 19aad ee Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland iyo Bixinta Derajadii Ciidamada oo maanta uu Madaxweynuhu bixiyey. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Maanta Kala Qayb galay Xuska Sanad Guurada 19aad ee Aasaaska Ciidanka Milatariga Somaliland oo ka Qabsoomtay Xarunta Taliska Guud. Geesta Kale Madaxweynaha Ayaa Ku Taxay Garaado Taliyayaasha Ciidamada Kala [...]
Mudaharaad Lagu Taageerayo Jiritaanka Somaliland kana soo Horjeeda Hadalkii Ingiriiska Oo Ka Dhacay Degmada Oog ee Gobolka Saraar.
Oog (saraarnews)Banaan bax balaadhan oo lagu taageerayo Jiritaanka Somaliland lagaga na soo hor jeedo hadalkii ka soo yeedhay dawlada Ingiriiska ee taabanayay nabadgalyada Somaliland ayaa maanta ka dhacay Degamada Oog ee gobolka saraar. .Magaalada Oog Banaan baxan waxaa dadweynaha kala qayb galay Maamulka Degmada Oog iyo ka Dowlada hoose ee Degamada Oog, Mudaharaadayaasha ayaa ku [...]
Madaxweyne Siilaanyo oo xaqiijiyey mar kale inay shacbiga somaliland Naf iyo Maalba u hurayaan Qaranimadooda
Hargeysa (somaliland1)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Siilanyo ayaa Maanta Fadhi Wada Jir ah oo ay Yeesheen Golaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Somaliland Ujeediyey Khudbad Sanadeedka Dastuuriga ah. Fadhigan ayaa Waxa ka soo Qayb galay Badi Wasiirada Somaliland Madaxda Xisbiyada Qaranka ,Madax kala Duwan iyo Marti Sharaf Badan. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa khudbadiisa kaga Hadlay Wixii [...]
Badhasaabka Sool Oo Digniin U Diray Kooxda Khaatumo Oo Gaadiid Iyo Dad Shacab ah afduub u geystay
Hargeysa (saraarnews) – Badhasaabka Gobolka Sool Maxamed Maxamuud Cali (Jeeni-yare), ayaa beeniyey warar sheegay in xabsiga loo taxaabay, waxaanu sheegay in wararka noocaas ah ay faafinayaan kooxaha uu ku tilmaamay nabad-diidka oo uu sheegay inay dhibaato ka wadaan Gobolka uu masuulka ka yahay. Badhasaabka Gobolka Sool oo shalay khadka Telefoonka ugu waramay Wargeyska Madaxa-banaan ee [...]

