Marka hore waxan salaamayaa dhammaan bulsho weynta reer Somaliland iyo bahda saxaafadda xorta ah, Dadweynow waxan ahay muwaaddin sidiinna dalkiisa jecel oo rejo weyn ka qabay hor-u-markiisa, balse aad uga cadhaysan tallaabooyinka hagar-daaminta ah ee ay xukuumaddu ku wax-yeellaysay hawsha diiwaan-gelinta ee Komishanku gacanta ku hayaan. Haddii aan lays yeeyeelayn waxa aan cad saarrayn Komishanka [...]
Komishanka Doorashada gacan-siin mooyee hagar-daamado ma geyaan.
Tacsi Tiiraanyo Leh: Marxuum Cismaan Qaasim Qodax
Hadaanu nahay Hawlwadeenada Shabakada Saraarnews Anaga oo aad uga tiiranyaysan waxaanu tacsi halkan uga diraynaa , qoyskii, qaraabadii, asxaabtiis iyo dhamaan Shacbiga somaliland Geerida naxdinta leh ee ku timi Marxuum Cismaan Qaasim Qodax. Waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo , Eheladii uu ka tegayna Samir iyo iimaan ka siiyo. Aaamiin aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
Dawlada Riyaale Oo Dibindaabyadii U Horeysay Ku Bilowday Diiwaangalinta
Hargaysa(Saraarnews)Guddoomiyaha Guddida Doorashada Somaliland Ciise Yuusuf Maxamed (Ciise Xamari), ayaa sheegay in Xukuumaddu ay Albaabada u laabtay laba goobood oo ka mid ah goobaha ay dadku ka qaataan Kaadhadhka cusub ee codaynta ee magaalada Hargeysa. Mr. Ciise oo galabta Shir-jaraa’id ku qabtay xarunta dhexe ee Guddida Doorashada, ayaa sheegay in Xukuumaddu ay xidhay labada goobood [...]
Ehelada Taliyihii Ciidanka Qaybta 12aad Ee Lagu Dilay Laascaanood Oo Sheegay In Aanay Xukuumaddu Siin Milgihii Qarannimo Ee Uu Lahaa
Hargaysa (Saraar Media)- Qoyska Taliyihii Ciidanka qaranka ee Qaybta 12aad Cismaan Yuusuf Nuur ee sannadkii tagay dabayaaqadiisii lagu dilay magaalada Laascaanood yaa saluug ka muujiyay qaabka xukuumadda Somaliland uga hawl gashay baadhista iyo sidii caddaalada loo hor keeni lahaa ciddii gaysatay jariimadii lagu dilay taliyaha. Sidoo kale waxa ay qoyska Taliyahii qaybta 12aad marxuum Cismaan [...]
Gabay: Saddex Darajo Muu Wadan By Osman Dualeh
Obamaha ladoortay Dadkii ay tartamayen Dersiguu ku dhigaymel Duniduba kayaabtay Dariquu u soomaray Daha aan ka qadee : : Sadex Darajo muwadan Afrikanku doorbido : : Guuto wada direysa Duubcas aan naxayn iyo Dubaabadka kaaraha Dabalaab waxdilaya Dayarad duqeyiyo Inta daran inata u daran Dadka laaya muu odhan : : Sadex Darajo muwadan Africaanku doorbido [...]
MA OGTAHAY DAREENKA SHACABKA SOMALILAND IYO DOORASHADA
Waxan la isku khilaafsanayn, damiir kasta oo xumaha ka damqadaana diidaa, nafkasta oo xor ahina ka biya-diidaa waxyaalo badan oo aadanaha hagardaamooyin iyo calool xumana ku reebana ay yihiin, hadii lagula kaco in codkiisa uu dhiibanayo la lumiyo, la khiyaameeyo, codka oo ka turjumaya dareenkiisa xorta ah iyo doonitaanka naftiisa. Waxaa kaloo dareenka qofka damiirka [...]
Marxuum Cigaal Meelna Lacaq Muu Dhigan, Aqal Uu Galo Isagoon Ku Lahayn Hargeysa Ayuu Ka Hoyday, Maantana Guri Kiro Ah Ayaan Anigu Kaga Jiraa”
Hargaysa(Saraarnews) Kaltuun X.Daahir oo ah marwadii Madaxweynihii hore ee geeriyooday, Marxuum Maxamed X.Ibraahim Cigaal ayaa sheegtay in marxuumku ahaa shakhsi go’aan qaadasho leh isla markaana dadka la tashan jiray marka uu goynayo arrimaha waaweyn, waxanay intaa ku dartay inuu ahaa nin aan lacag jeclayn balse umadda wax ugu qabta, iyadoo taas tusaale uga dhigtay in [...]
Axmed Siilaanyo oo Magacaabay ku-xigeennada Gudoomiyayaasha Ololaha KULMIYE ee Gobolada Galbeedka iyo Bariga Somaliland
Hargaysa(Saraarnews) Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa soo saaray magacyada Guddoomiyekuxigeenada ololaha Doorashada ee Gobolada Bariga iyo Galbeedka Somaliland oo ka kooban Afar xubnood, kuwaas oo kaalinaya Labada Guddoomiye ee Ololaha doorashada ee Xisbigu u magacaabay gobolada Bariga iyo Galbeedka Somaliland, Dr. Maxamed Cabdi Gabboose (Gobolada Bariga) iyo Baashe Cabdi Gaboobe (Gobolada Galbeedka). Guddoomiyaha [...]
Daahir Riyaale Oo Wasiir Kamid Ah Weftigiisii Kaga Tegay Dubai
Hargaysa(Saraarnews) Wasiir ka mid ahaa wefti uu hogaaminayo Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa shalay ku hadhay Madaarka magaalada Dubai ee dalka Isu-taga Imaaraadka Carabta oo ay shalay uga gudbeen dalka Faransiiska. Weftiga Madaxweyne Rayaale oo ay ka mid ahaayeen Wasiirada Khaarajiga, Boosaha, Maareeyaha dekedda Berbera iyo xoghayntiisa gaarka ahi, ayaa la sheegay in uu [...]
BARNAAMAJKA KULMIYE IYO ASTAANTA KULMIYE
Hor iyo horaan aan hanbalyo iyo bogaadin u gudbiyo Komishanka Doorashooyinka ee soo afjaray caqabadihii horjoogay doorashada una noqday marmarsiiyo doorasho diidka Soomaliland. Haddaba waxaan leeyahay waxaad muujiseen daacadnimo, hawlkarnimo iyo geesinimo aydaan xilkiina uga baqan darafyada ku loolamaaya hogganka dalka, eegayna danta qaranka iyo badbaadada ummadda. Waa xil idiin gaara ilaa imikana waxaad muujiseen [...]
Ogeysiis: Shir Telefoonka Ah Oo Hogaanka Xisbiga Kulmiye Kula Hadli Doono Qurba Joogta Somaliland
Waxan kugu soo dhoweynayna inad nagala soo qayb gasho shir telefonka ay maalinta Axada, bisha May 2deeda marka ay sacadu tahay (2pm Washington). Shirkaas waxa kasoo qayb geli doona madaxda iyo hogaanka xisbiga KUlmiye, kuwaas oo soo bandhigi doono qorshaha iyo barnaamijka xisbiga Kulmiye ee doorashoyinka soo socda, haddii eebe idmo. Dadka ka hadli doona [...]
Maanso: Duco Weeye Maansadu Dahabshiil Ku Socota By Osman Dualeh
Ducoweeye Maansadu Dahabshiil Ku socotoo Deel qaaf karebane Duco kama dhamatee Daayin Waa Ajiibee Doorkan Wuxuu kuso darey Laba Dalalku Sugayeen Ama ay Dalbanayeen Dawladaha Aduunka Kuwa uguna damacwacan Darajana Kusiiyeen : : Midi Waa madaalaha Mobilkaa ladirayo Tartan dunida kulagalay Door ronayashii Dalalkii u weynaa Durbadiina wada direy : : Dolar Kamana [...]
Guddoomiyaha UCID oo ugu Hanjabay Xukuumadda iyo UDUB in Dhagax Lagu Dili Doono Hadday ka Horyimaaddaan Waqtiga Doorashada loo Cayimay
Hargaysa(Saraarnews) Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa si kulul u cambaareeyey hadallo ka soo yeedhay guddoomiyaha Komishankii Doorashooyinka ee hore Mr. Jaamac Maxamuud Cumar (Sweden), kaasoo sheegay in uu cidhiidhi yahay waqtiga Guddiga Doorashooyinka Qaranku u muddeeyeen qabsoomidda doorashada Madaxtooyada Somaliland, hadalkaas oo uu ku tilmaamay mid muujinaya inuu ka xun [...]
Haddii Doorashada Nalaga Helo si Daacad ah oo Wanaagsan Ayaanu u Wareejinaynaa’ Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland
Hargaysa(Saraarnews) Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa caddeeyey in xaaladiisa cafimaad aad u ficiin tahay, isla markaana uu ka qaybgelayo tartanka doorashadda madaxtooyadda ee la filayo inay bisha June ee sannadkan ka dhacdo Somaliland. Md. Axmed Yuusuf Yaasiin oo shalay u waramay idaacadda BBC-da, waxa uu ballan qaaday in hadii doorashadda madaxtooyadda ay xisbiyada [...]
Halkan Ka Daawo Soo Dhoweyntii Marwo Amina Waris Sh. Maxamed iyo Ilhaan M. Jaamac Ee Magaalada Berbera
Berbera(Saraarnews) Subax jimcaha bishuna ahayd 09.04.10 ayaa geerayaal aad u tirro badan oo katirsan xisbiga kulmiye ay badaleen jawigii cidlada iyo iyo mugdigu ka muuqday ee magaalo xeebeeda berbera dadka gobolka saaxil iyo taageerayaal kale oo ka yimi degmooyinka ku hareeraysan magaallada berbera ayaa ku waabaristay garoonka diyaaradaha ee magaalada berbera halkaas oo ay kasoo [...]
Xisbiga Siyaasiga Ah Ee Kulmiye Oo Dhoolatus Ku Muujiyay Cududa Taageerayaashiisa Ee Gabiley
Gabiley(Saraarnews) Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE ayaa isku soo bax balaadhan oo uu shalay ku qabtay magaalo madaxda gobolka Gabiley, ku soo bandhigay cududa taageerada uu ku leeyahay gobolka Gabiley, iyagoo isla markaana jawaab kaga bixinayey isku soo baxoodaasi xaflad todobaadkii hore xisbiga UDUB ku qabtay magaaladaasi oo ay sheegeen in taageerayaal ka tirsanaa KULMIYE [...]
Eng: Faysal Cali Waraabe Oo Xukuumada Riyaale Ku Dhaliilay Inay Musuq-maasuqday Raashin Caawimo Ah
Hargaysa(Saraarnews) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa Xukuumadda Madaxweyne Rayaale ku eedeeyay in ay musuq-maasuqday Raashin Hay’adda WFP ugu talo-gashay dad abaaro saameeyeen oo ku dhaqan ilaa 10 tuulo oo hoos yimaadda Degmada Sabo-wanaag ee Gobolka Maroodi-Jeex. Guddoomiyaha Xisbiga UCID waxa uu sheegay in ay dhibaatooyin ba’ani soo food-saareen ilaa [...]
Komishanka iyo Madaxda Saddexda Xisbi oo Markii ugu Horreysay ka Wadahadlay Waqtiga Qabashada Doorashada Madaxtooyada
Hargaysa(Saraarnews) Saddexda xisbi qaran iyo Komishanka Doorashooyinka, ayaa markii ugu horreysay shalay isugu yimi kulan xasaasi ah oo ay kaga arrinsansadeen waqtiga ugu suurtogalsan ee si dhaqso dalka uga qabsoomi karto doorashada Madaxtooyada ee dib-u-dhacyadu ragaadiyeen iyo hawlaha u qabsoomay Guddiga Doorashooyinka Qaranka Somaliland. Kulankan oo ay soo qabanqaabiyeen Komishanka Doorashooyinku, waxa ka qaybgalay hoggaamiyeyaasha [...]
Xildhibaan Cumar Sanweyne Oo Kulan La Yeeshay Jaaliyada Somaliland Ee Columbus Ohio
Columbus(Saraarnews) Xildhibaan OMAR AHMED SALEIBAN (OMAR SANWAYNE) oo booqasho kumarayya north America ayaa maaalintii Jimcihii soo gaaray COLUMBUS , OHIO , xildhimaankoo horay Canada uga sameeyay shirar ayaa maalintii Sabtida ahayd 4-3-2010 wuxuu shirar gaar gaar ah layeeshay jaaliyadii SOMALILAND ee daganayd Columbus ohio, xildhibaan Omar sanwayne wuxuu ugu waramay jaaliyada xaalada wadankii oo maanta [...]
- Heesaha Ciida: Alla Maanta ayaanta codkii Maxamed S. Tubeec
- Waraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
- Zakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
- Heestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
- Siday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
- Sidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
- Zakat Al Fitr By Ahmed Arwo
- Fadlan codkaaga u hibee siyaasiga Jamaal Halkaraan
- Yaan Gollayaasha Muddo loo kordhine hala kala diro ama saamigii Xisbiyada ee Natiijada Doorashada Madaxtooyada halagu saleeyo
- TACSI: GEERIDA MARXUUM AXMED NUUR JAAMAC
Waxa u danbeeyey Articles
Heesaha Ciida: Alla Maanta ayaanta codkii Maxamed S. Tubeec
Ciid wanaagsan meel kasta oo aad joogtaan hadaanu nahay bahda shabakada Saraarnews Waxaan idiin dooray ...continue readingWaraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
Mr Ali Mahdi Hussein oo dagen magalada Jönköping ee wadanka Sweden oo mudo ku maqnaa ...continue readingZakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
Islam is a religion of unity. Believers are united in all acts of worship, regardless ...continue readingHeestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
Ramadaan Kariim Dhamaantiin waa salaamantihiin. ...continue readingSiday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
Borama-(saraarnews)-Xukuumadda cusub ee Somaliland ayaa sida la ogyahay beryahanba lagu haystaa arrimo ku saabsan qaabdhismeedka ...continue readingSidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
Waxa beryahan danbe goobaha internet-ka ku soo badanaya “wargaysyo” huwan go’a saxaafadda, laakiinhabka ay u ...continue readingZakat Al Fitr By Ahmed Arwo
Islam is a religion of unity. Believers are united in all acts of worship, regardless ...continue readingMy WP Themes
Log in
Featured Posts
-
Siilaanyo oo reer xaraf Casuumeen
-
Qalaawaha Beenta UDUB By Mubarak Mohamed Nur Qoorubaxay
-
Dani tire(maanso) waxa tiriyey Mubarak qoorubaxay
-
Khudbadihii Booqashadii siilaanyo iyo saylici ee Borama dhegayso +sawiro
-
Quraanku waa Daawo
-
Cabdijibaar al khaliiji sidee u Arkaa Arimihii u danbeeyey ee warbaahinta internet-ka lagu qoray
-
Afdhabaandhow (maanso cusub) By Mubarak qoorubaxay
-
Codkaaga ka dhiibo Xukuumada Cusub ee Madaxweyne Siilaanyo dhisay
-
Xisbiga UCID oo xaflad balaadhan ku qabtay LONDON
-
Ogeysiis: shirweynihii Beelaha GaashaanBuur Axmed Faarax oo dhacaya 15-ka bisha Soonfur
-
Taageerayaal cusub oo UCID ku soo Biiray
-
Fanaanka Axmed diyaar Ismaaciil Muxuu Arinta xafladii Toronto ee 18 May Ka ogyahay
-
Fanaanada Shamis Qardajeex oo cadaysay mar kale in Fanaanka Abdijibaar Alkhaliiji Laga gar daran yahay
-
Abwaanka Weyn ee Mustafe sheekh Cilmi oo Baaq u diray Shacabka reer Somaliland
-
Cadayn Ka bixitaan xisbiga KULMIYE
-
Gudoomiyaha UCID ee wadanka Jarmalka Cabdi Maykal X Diiriye oo sheegay inay danta reer Burco ku jirto inay u codeeyaan xisbiga UCID
-
Maso(madaxweyne waa kii)
-
Most Popular
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta 4′aad.
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto
- Magacyada Beelaha ay ka soo jeedaan Masuuliyiinta dawlada ee shalay la magacaabay
- Gabayo Silsilad cusub oo ka curtay Xaaladda Gobolka Sool oo dhex maraya majeerteen , dhulbahante iyo Ogaadeen
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta labaad.
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta 3′aad.
- Gabay xasaasi ah oo Buuhoodle laga tiriyey
- Beel weerar ku haysa Maamulaha Xafiiska Madaxtooyada
- Dani tire(maanso) waxa tiriyey Mubarak qoorubaxay
- Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Xubno Masuuliyiin ah oo cid gaara lagu Naas nuujiyey
Who's Online
13 visitors online now
3 guests, 10 bots, 0 members
Map of Visitors
Recent Posts
-
- Heesaha Ciida: Alla Maanta ayaanta codkii Maxamed S. Tubeec
- Waraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
- Zakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
- Heestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
- Siday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
- Sidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
- Zakat Al Fitr By Ahmed Arwo
- Fadlan codkaaga u hibee siyaasiga Jamaal Halkaraan
- Yaan Gollayaasha Muddo loo kordhine hala kala diro ama saamigii Xisbiyada ee Natiijada Doorashada Madaxtooyada halagu saleeyo
- TACSI: GEERIDA MARXUUM AXMED NUUR JAAMAC
- Kursigii Ugu Sareeyay aduunka oo uu ku fadhiyo Jay-Z By Mujaahid Suufi
- Farriin ku socota: Yusuf Cabdi Gaboobe Mulkiilaha joornalka Haatuf By Mahamed Dirir Burcawi
- Gabayo Silsilad cusub oo ka curtay Xaaladda Gobolka Sool oo dhex maraya majeerteen , dhulbahante iyo Ogaadeen
- Siilaanyo isaga ayaa ka ah Libaax Hargeysa By Cabdi Qadir jamac Ismail dacar
- Siilaanyo iyo Somaliland ha isku khaldin !




