Hargaysa (Saraarnews.com), Waxa magaalada Hargaysa ku dhaqan caruur yar yar oo iskugu jira gabdho iyo wiilal aan lahayn aabo iyo hooyo, kuwaas oo ku nool suuqyada caasimada somaliland ee Hargaysa, isla markaana ay la soo deristo dhibaatooyin ay ka mid yihiin Hoy la’aan, Hu La’aan, Daryeel La’aan iyo dhibaatooyin caafimaad daro, kuwaasi oo hada [...]
Caruurta Darbi Jiifka Ah Iyo Digashada Madaxweyne Riyaale
Jaamacad Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyey Magaalada Burco.
Burco (Saraarnews), Jamacadda Gollis oo ka mida jaamacadaha ugu faca wayn dhinaca waxbarashadda ee ka jira somaliland ayaa laanteedii saddexaad ka furatay magaaladda Burco ee xarunta Gobolka Togdheer. Xafladda furitaanka jamacadda Gollis ayaa lagu qabtay Hotel City Plaza oo ee ku yaala magaaladda Burco, xaflada furitaanka waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin ka socday jamacadda Golisa [...]
Wasiirka Maaliyada Oo Si Badheedha Uga Maqnaaday Kulan Lagaga Hadlaayey Xalinta Khilaafaadka Miisaaniyada
Hargeysa (Saraarnews.com), Shir loogu gogal xaadhaayo guda galka Xeerka Miisaaniyada Somaliland oo maanta ka dhacay Hotel Ambassador ee Magaalada Hargeysa, kaasi oo ay bud dhigeen Guddiga Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada, shirkaasi ayaa waxaa ka soo qayb galay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), Guddiga Dhaqaalaha ee Wakiilada, Wasiirka Ganacsiga iyo Aqoonyahano kale oo [...]
Guddiga Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Oo Loo Doortay Guddoomiye iyo Ku Xigeen Muxaafid Ah
Hargeysa (Saraarnews.com), Waxaa toddobaadkii u dambeeyey khilaaf ka taagnaa cida noqonaysa Guddoomiyaha Guddida joogtada ee Golaha Guurtida Somaliland, kaas oo hada la soo afjaray, isla markaana Guddoomiye iyo Ku xigeen loo doortay laba xubnood oo si weyn uga soo hor jeeday Guddoomiyaha Golaha Guurtida Md Saleebaan Maxamuud Aadan, isla markaana taageera Xukumada Madaxweyne Daahir Riyaale [...]
WAR DEG DEG AH:- Darawalkii Xoghayaha UDUB Oo dilay Taliyihii Sahanka qaybta 12.aad Muj Mataan Mahdi Beeli Eeday
Caynaba (Saraarnews.com), Wararka naga soo gaadhay gobolka Saraar gaar ahaana magaalada Caynaba ayaa sheegay in goor-dhawayd darawlkii xoghayaha guud ee xisbiga UDUB uu dilay askari kar tirsan guutada 12-aad ee ciidanka qaranka oo ku sugnaa Caynaba. Ilo aad ugu dhuun daloola dilka loo gastay marxuumka dhintay ayaa sidaasi u xaqiijiyey Saraarnews dhawr daqiiqadood ka hor. [...]
Qarax Ka Dhacay Laascaanood:- Laba Qof Ayaa Ku Dhintay Halka Ay Laba Kalena Ku Dhaawacmeen
Laascaanood (Saraarnews), Wararka naga soo gaadhaya magaaladda lascanod ee xarunta gobolka ayaa sheegaya in qarax xoogani ka dhacay magaaladda lascanod ee xaunta gobolka sool. qaraxaasi ayaa sidda ay noo xaqiijiyeen dad goob joog ahi waxaa ku naf wayay laba askari, halka ay laba kalena la soo sheegayo in qaraxaasi ay ka soo gaadheen dhaawacyo culculisi. Qaraxan oo dhacay saaka [...]
Saldhiga Hargeysa Oo Weerar Lagu Qaaday iyo Booliska Oo Rasaas Ooda Kaga Qaaday Dad-rayid Ah
Hargeys (Saraarnews), Iska hor-imaad maanta ka dhacay saldhiga dhexe ee magaalada Hargeysa, iska hor-imaadkan ayaa salka ku haya dil loo gaystay marxuum lagu magacaabi jiray Mustafe Ducaale Axmed. Boqolaal ka mida dhalinyarada xaafada Axmed Dhagax gaar ahaana Siinaya ayaa saaka aroortii hore isa soo hor dhoobay saldhiga Dhexe ee Magaalada Hargeysa. Halkaasi oo uu ku [...]
Hargeysa Oo Dirqi Kaga Bad-baaday Kacdoon Shicib Oo Xukumada Riyaale Xilka Lagaga Tuuro
Hargeysa (Saraarnews.com), Shacabka hargeysa ayaa saaka mar kaliya indhaha ku kala qaaday hadal dhawaan ka soo yeedhay wasiir ku xigeenka wasaarada arrimaha Dibada Md Kayse. Hadaladaasi ayaa saaka waxaa lagu soo daabacay bogaga hore ee joornalada ka soo bax hargeysa, gaar ahaan wargayska caanka e Geeska Afrika, in kastoo ay hore u baahiyiyeen baraha internet-ku. [...]
Golihii Guurtida Oo Saaka Ku Waaberiistay Ciidamo Ku Wareegsan iyo Xildhibaanada Oo Laga Hor Istaagay
Hargeysa (Saraarnews), golaha guurtida somaliland iyo guud ahaan xayndaabka ayaa waxaa lagu wareejiyey saaka aroortii hore ciidamada booliska oo kaashana kuwa milatariga, waxaanay golaha ka hor istaageen gebi ahaanba saxaafada somaliland. Xarunta guurtida ayaa saaka sidoo kale laga hor joogsaday xubnaha ka soo jeeda golaha Fadhiga maanta ee guurtida ayaa u muuqda mid maanta [...]
Is Bar Bar Dhiga Sidii Loo Aasay Fagadhe iyo Gabadhii Caruurta Madaxweynaha Somaliland Ku Haystay Shaariqa Oo Lagu Aasay Hargeysa
Hargeysa (Saraarnews.com ), Akhristayaal waxaynu maanta oo jimce ah halkan ku lafa guri doonaa laba qodob oo u dhexeeya masuul sare oo ka baxay xukumada madaxweyne Riyaale iyo Shaqsi ka mid ahaa shaqaalaha madaxweynha oo ku geeriyootay dalka India. Sida aad ka wada warqabtaan marxuum fagadhe ayaa mudo todobaada meykiisu yaalay dalka Paris ee xarunta [...]
Xildhibaano Guurtida Ka Mida iyo Ilaalada Baarlamanka Oo Isku Muruxsaday
Hargeysa (saraarnews.com), Xubno ka tirsan golaha guurtida Somaliland gaar ahaana qolyihi sida weyn ugu gacanta saydhay shirgudoonka guurtida iyo gebi ahaanba xubnaha guurtida ayaa maanta laga hor joogsaday in ay gudaha u galaan xarunta guurtida. Ciimada booliska ayaa amar lagu siiyey in aanay xubin ka tirsan guddiga golaha guurtida ee joogtada ah iyo xubnuhuba aanay [...]
Siciid Sulub Oo Weerara Ba’an Ku Qaaday Tv-ga Qaranka Ee Xukumada Riyaale
Hargeysa (Saraarnews), Wasiirka hawlaha guud iyo guryeynta oo maanta Somaliland warbaahinteeda ku tilaamay kuwo aan dhaafin qolqollka kadib markii uu ka dhex waayey warbaahinta sida aadka ah looga daawado wadankii uu ku joogay booqashada ee Ingiriiska. Wasiirka ayaa safarkaasi maanta ka soo laabtay waxaanu warbaahinta ugu waramay qolka nasashada ee Cigaal International Airport. Wasiirka ayaa [...]
Eng Maxamed Xaashi Cilmi Oo Ka Dhawaajiyey Dilal Lala Maagan Yahay Xubno Ka Mid Mucaaridka
Hargeysa (saraarnews), Eng Maxamed Xaashi oo ka hadlay aragtidiisa ku aadan hubkii shalay lagu qabtay magaalada Hargeysa. Eng Xaashi ayaa ku eedeeyey xukumada iyo xisbiga talada haya ee Udub in ay lug ku leeyihiin isla markaana laga leeyahay ujeedo gaara. Waxaa kale oo uu intaasi ku daray Maxamed Xaashi in ay jiraan farsamo xumo dhanka [...]
Muuse Biixi Oo Ka Digay Khilaafka Qoraalna U Diray Guurtida
Hargeysa (saraarnews), Gudoomiye ku xigeeka koowaad ee xisbiga mucaaridk ah ee kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qoraal uu soo saaray u diray guurtida somalilad iyo golaha wakiilada. Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa si weyn ula dar daaramy golaha guurtida Somaliland waxaanu u soo jeediyey in ay khilaafkooda xaliyaan oo aanu soo dhaafin gudahooda. [...]
Maasjid Ku Yaala Hargeysa Oo Ka Badbaaday Qarax
Hargeysa (Saraarnews.com), Qarax lala beegsanaayey masaajidka Aadan Siiro ee ku yaala xaafada 26 juun gaar ahaan xawaadle ayaa fashilmay goor dhawyed. hubka ayaa 8 qaybood oo kala duwan ahaa, hubkaas la sheegay in uu dhigay nin iska dhigaayey in uu xashiish sitay hubka ayuu ninkani ka soo dhigay xashiish ku jira jawaan kadibna uu dhigay [...]
- Heesaha Ciida: Alla Maanta ayaanta codkii Maxamed S. Tubeec
- Waraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
- Zakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
- Heestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
- Siday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
- Sidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
- Zakat Al Fitr By Ahmed Arwo
- Fadlan codkaaga u hibee siyaasiga Jamaal Halkaraan
- Yaan Gollayaasha Muddo loo kordhine hala kala diro ama saamigii Xisbiyada ee Natiijada Doorashada Madaxtooyada halagu saleeyo
- TACSI: GEERIDA MARXUUM AXMED NUUR JAAMAC
Waxa u danbeeyey Articles
Heesaha Ciida: Alla Maanta ayaanta codkii Maxamed S. Tubeec
Ciid wanaagsan meel kasta oo aad joogtaan hadaanu nahay bahda shabakada Saraarnews Waxaan idiin dooray ...continue readingWaraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
Mr Ali Mahdi Hussein oo dagen magalada Jönköping ee wadanka Sweden oo mudo ku maqnaa ...continue readingZakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
Islam is a religion of unity. Believers are united in all acts of worship, regardless ...continue readingHeestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
Ramadaan Kariim Dhamaantiin waa salaamantihiin. ...continue readingSiday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
Borama-(saraarnews)-Xukuumadda cusub ee Somaliland ayaa sida la ogyahay beryahanba lagu haystaa arrimo ku saabsan qaabdhismeedka ...continue readingSidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
Waxa beryahan danbe goobaha internet-ka ku soo badanaya “wargaysyo” huwan go’a saxaafadda, laakiinhabka ay u ...continue readingZakat Al Fitr By Ahmed Arwo
Islam is a religion of unity. Believers are united in all acts of worship, regardless ...continue readingMy WP Themes
Log in
Featured Posts
-
Xisbiga UCID oo xaflad balaadhan ku qabtay LONDON
-
Quraanku waa Daawo
-
Maso(madaxweyne waa kii)
-
Ogeysiis: shirweynihii Beelaha GaashaanBuur Axmed Faarax oo dhacaya 15-ka bisha Soonfur
-
Khudbadihii Booqashadii siilaanyo iyo saylici ee Borama dhegayso +sawiro
-
Abwaanka Weyn ee Mustafe sheekh Cilmi oo Baaq u diray Shacabka reer Somaliland
-
Siilaanyo oo reer xaraf Casuumeen
-
Gudoomiyaha UCID ee wadanka Jarmalka Cabdi Maykal X Diiriye oo sheegay inay danta reer Burco ku jirto inay u codeeyaan xisbiga UCID
-
Qalaawaha Beenta UDUB By Mubarak Mohamed Nur Qoorubaxay
-
Taageerayaal cusub oo UCID ku soo Biiray
-
Codkaaga ka dhiibo Xukuumada Cusub ee Madaxweyne Siilaanyo dhisay
-
Dani tire(maanso) waxa tiriyey Mubarak qoorubaxay
-
Cabdijibaar al khaliiji sidee u Arkaa Arimihii u danbeeyey ee warbaahinta internet-ka lagu qoray
-
Afdhabaandhow (maanso cusub) By Mubarak qoorubaxay
-
Fanaanka Axmed diyaar Ismaaciil Muxuu Arinta xafladii Toronto ee 18 May Ka ogyahay
-
Fanaanada Shamis Qardajeex oo cadaysay mar kale in Fanaanka Abdijibaar Alkhaliiji Laga gar daran yahay
-
Cadayn Ka bixitaan xisbiga KULMIYE
-
Most Popular
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta 4′aad.
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto
- Magacyada Beelaha ay ka soo jeedaan Masuuliyiinta dawlada ee shalay la magacaabay
- Gabayo Silsilad cusub oo ka curtay Xaaladda Gobolka Sool oo dhex maraya majeerteen , dhulbahante iyo Ogaadeen
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta labaad.
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta 3′aad.
- Gabay xasaasi ah oo Buuhoodle laga tiriyey
- Beel weerar ku haysa Maamulaha Xafiiska Madaxtooyada
- Dani tire(maanso) waxa tiriyey Mubarak qoorubaxay
- Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Xubno Masuuliyiin ah oo cid gaara lagu Naas nuujiyey
Who's Online
14 visitors online now
4 guests, 10 bots, 0 members
Map of Visitors
Recent Posts
-
- Heesaha Ciida: Alla Maanta ayaanta codkii Maxamed S. Tubeec
- Waraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
- Zakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
- Heestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
- Siday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
- Sidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
- Zakat Al Fitr By Ahmed Arwo
- Fadlan codkaaga u hibee siyaasiga Jamaal Halkaraan
- Yaan Gollayaasha Muddo loo kordhine hala kala diro ama saamigii Xisbiyada ee Natiijada Doorashada Madaxtooyada halagu saleeyo
- TACSI: GEERIDA MARXUUM AXMED NUUR JAAMAC
- Kursigii Ugu Sareeyay aduunka oo uu ku fadhiyo Jay-Z By Mujaahid Suufi
- Farriin ku socota: Yusuf Cabdi Gaboobe Mulkiilaha joornalka Haatuf By Mahamed Dirir Burcawi
- Gabayo Silsilad cusub oo ka curtay Xaaladda Gobolka Sool oo dhex maraya majeerteen , dhulbahante iyo Ogaadeen
- Siilaanyo isaga ayaa ka ah Libaax Hargeysa By Cabdi Qadir jamac Ismail dacar
- Siilaanyo iyo Somaliland ha isku khaldin !




