Salaanta Islaamka ka dib. Waxaa reeban in loo dul qaato wax Allele iyo wixii wax u dhimaya qaranimadaSomaliland, iskana hor keenaya dadka reer Somaliland ee ku dhex nool jasiiradadagaaladu ka dhex holcayaan inta badan nolashoodu ku bineysan taheyQabyaalada fadhiidka ah ee qeyrkood ka reebtay Mudane/Marwo akhirstow waxaa maalin dhaweyd xilka ugu sareeya eeJamhuriyada S.land loo [...]
Browsing wararka™
Dawlad Fuddud Dadkoo Is Dhalan Roggiyo Daanyernimaa Dhaanta.!!!
Karaamadii madaxweyne Siilaanyo lagu doortay meeday?Maxaa umadii durbaanada siddatay qaalada baday?ma qorshahii iyo qaybtii laysku ogaa baa wax iska beddaleen? Maxaa umaddii saluugan baahay ugu wacan?Taariikhdii SNM iyo guulaheedii dusha laga huwin jiray Siilaanyo maxa manta u diiday inuu isticmaalo? meeday karaamadii nin barri carooga u siddan jiray. Dabaylahan iyo xasilooni darrada isa soo dhex [...]
Maxay iskaga mid yihiin Ross Perot iyo Faysal Cali waraabe? By Mujaahid Suufi
Rabadaan kariim dhamaantiin walaalayaal ilaahay toobada haynagu dilo. Waxaan maanta sooyaalka Taariikhda ku soo qaadanayaa laba siyaasi oo aad isugu dhow dhow, waxayna ku kala duwan yihiin oo kaliya Xaga diinta iyo midabka. Waa Faysal Cali waraabe Iyo Ross Perot Waa Kuma Ross Perot? Ross Perot waa nin dhalasho ahaan ka soo jeeda dalka maraykanka [...]
DUCOOYINKA AAN LA AQBALIN IYO SIYAASADDA SOOMALILAND By Ahmed Carwo
Waxa laga soo doogay halgan siyaasadeed oo jiitamay., kuna soo biyo shubtay in xukunka dalka ay la wareegaan hoggaan cusub oo ummaddu igmatay muddo shan sano ah. Waa kaan u soo dhoofay inane taagteyda ku xaqiijyo arrinkan. Illaahay wuu nagu guuleeyey, waanu noo fududeeyey. Waa farxad iyo guul kolka himmiladaadu la mataanowdo ta shacbi-weynha dalkaaga, [...]
Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta 4′aad.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Qaybtii Afraad Abaaldarrada Siilaanyo iyo Raaskiisa Waxaynu qoraalkii hore ku cadaynay inaan Abaalka Siilaanyo iyo raaskiisa loo galaa noqonin mid lagu xamdi noqo taas bedelkeediina waxa laga qaadaa Aflagaado iyo Adiyad loo geystay cidii waxtartay maalintii ay jilicsanayeen. Arintaas waxaa ka hadlaya nin sheegay inuu u hadlayo raaska madaxweynaha oo la hadlayey Madal [...]
Somcable oo shalay cadaysay in Djibouti laga leeyahay
Hargeysa(saraarnews)Maamulaha shirkada SOMCABLE ayaa shalay cadeeyey in xaruntoodu tahay wadanka Djibouti oo xadhkaha imanaya somaliland halkaa laga soo jiidi doono ka dibna la keeni doono magaalo xeebeeda Berbera. Arintan ayaa debeda u soo saartay in labada shirkadood ee ku bertamayey Xadhkaha bada hoosteeda la mariyo midkoodna aan laga lahayn Somaliland ee laga kala leeyahay wadamada [...]
Maanta Oo Aan Diirada Saari Doono Waaheennews iyo Mulkiilaha leh. Dr. Ahmed Hussen Ciise, Muxuuse Ka Cadhaysan Yahay? By Mujaahid Suufi
Waa Tuma waaheen news. Waaheen news waxay soo baxday sanadku markuu ahaa 2008 waxaa aas aasay Dr.Ahmed Hussen Ciise oo ahaa Xoghayihii hore ee arimaha dibada ee ka "Saaqiday" Xisbiga Kulmiye. Ahmed Hussen Ciise Waxaan ku Xasuustaa Mar uu noogu Yimi 2003 Minnesota oo nagala qayb galay xaflad Somaliland ah isagoo [...]
waar horta inta ayadaan khalad sixin idinku saxa khaladkiina
Marka hore waan idin salaamay salaanta islaamka ee asalmu CalykumMarka Xigtana Ramadaan Kariim Waan idiin mahadnaqayaa faalooyinka aad soo dhigteen oo runtii ah qaarxiiso leh qofbana si u qaadan doono.Hadba aniga waxa hadalka iga keenay Idinka oo is leh wax saxa khaladdhaca sheega oo bayaamiya in aad idinka laftiini khalad kudhacdaan… Tusaale Gobolka Hawd 1. [...]
Wakiilka Somaliland ee Sweden Ha loo Magacaabo Rhoda Jama Elmi ama wakiilkii Hore ha loo daayo!
Hargeysa(saraarnews) Intii ay soo baxeen magacaabida Masuuliyiinta xukuumada ee Siilaanyo waxa weli sedbursiimo doonkii u sacabo tumaya wixii uu daleesha ka helay. Hadaba wadanka Sweden oo ah wadamada Somaliland wakiilada ku lahayd waxaa la gudboon Xukuumadda cusubi haday in wax dhaqaaqaan doonayso inay Sadex xaalladood midkood yeesho. In loo magacaabo gabadha waxqabadka iyo hawlkarka ee [...]
Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta 3′aad.
Qaybtii 3’aad Bal imikana aynu ka eegno waxa Gobol waliba ka helay iyo sida loo kala bursaday Masuuliyiintii dawladda ee uu Magacaabay Madaxweyne Axmed Maxaamed Maxamuud Siilaanyo. Gobolka Maroodijeex Dr. Xuseen Axmed Maxamed Wasiirka Caafimaadka. {Ciida Gale/Abor Muuse}. Sh. Khaliil C/Laahi Axmed Wasiirka Diinta & Awqaafta. {Arab} Eng. Maxamed Xaashi Cilmi Wasiirka Maaliyadda. {Habar awal/Sacad [...]
TACSI: GEERIDA MARXUUM MUJ CABDILAAHI ASKAR
Anigoo ku hadlaaya magaca reer Cabdi Carwo iyo kan xaaskayga Amaal Cumar Carte waxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta uu marxuumku ka tegay meel kasta oo ay joogaanba . Sidoo kale waxaan tacsi u dirayaa Shacbiweynaha Soomaliland, gaar ahaan halgamayaashii SNM. Cabdilaaahi waxuu ahaa tiir ka mida [...]
Mujaahid C/laahi Askar oo Maanta ku Geeryooday Magaalada Hargaysa
Inna Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicoon Alle ha u naxariistee waxaa saaka magaalada Hargaysa ku geerooday Muj Abdilaahi Askar oo ka mid ahaa saraakiishii sar sare ee Ururkii Xaq u dirarka ee SNM. Saraarnews waxay tacsi u dirayaan Ehelkii, Qaraabadii iyo Asxaabtii Marxuumka, waxaanu sidoo kale Ilaahay ugu baryaynaa inuu u naxariista siiyo janatul fardawsana [...]
Mr.Siilaanyo Wasarrada Cafimaadku Wasiirbay Leeday Ee Maxaa Ku Daba Dhigay Shaqadeeda faragalintu maxay tahay? By Maxamed-Amiin Dahir Caynaanshe
Dawlada Madaxweyne Siilaanyo waxa ay si xad dhaafa meel ka dhac ugu wadaa xilkii loo doortay iyo muuqaalkii guud ee qaranka JSL ee umada ka dhexeeyey. Madaxweynaha aynu dooranay waxa uu meel kaga dhacay wasiiradii uu shaqada u igmaday in ay la qabtaa waxa uu u gacan dhaafay shaqadii uu wasiirada u dirtay ee ay [...]
Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta labaad.
Qaybtii Labaad. Madaxweyne Siilaanyo Maanta waa madaxweyne la doortay oo haya jagadii qaranka ugu sareeysey waana ninka wax laga weydiinayo umaddan wixii ka xumaada If iyo aakhiro labadaba, Inkasta oo uu yahay nin daa oo imika aad u jilcay ayna u weheliso xaalad caafimaad oo aan u saamaxaynin inuu xilka qaranka u wada guto sidii [...]
Magacyada Beelaha ay ka soo jeedaan Masuuliyiinta dawlada ee shalay la magacaabay
Hargeysa(saraarnews) Halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa Magacyada Beelaha ay ka soo jeedaan Masuuliyiinta dawlada ee shalay la magacaabay iyada oo beel beel aanu u ururinay. Habar awal Taliyaha Ciidanka Qaranka Nuux Ismaaciil Taani (Sacad-muuse) Agaasimaha Wasaarada Arimaha Dibada Siciid Cali Wayrax (Ciise Muuse) Agaasimaha Guud Wasaarada Kaluumaysiga, Khayraadka Bada iyo Maamulka Dekedaha Cabdiraxmaan Cawil Xasan [...]
Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto
Wargelinyar : Qoladiinii shabakada la soo xidhiidhay ee naga codsaday inaanu qoraalkan joojino idinkoo ku mahadsan Aragtidiina hadana waxaanu sheegaynaa inaanu Faalladan qorayno laakiin aanaan xaragada ka tegi doonin Maadaama oo aanu umadda u balanqaadnay. Maxaan talo kugu qormeeyey Maxaan tacab kugu bineeyey Tiskaaga maxaan adkeeyey Maxaan kugu sheegay Taallo Maxaan taajkiyo xilkeeda Ninkaan yeelaynin [...]
Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Xubno Masuuliyiin ah oo cid gaara lagu Naas nuujiyey
Hargeysa(saraarnews) Madaxaweynaha Somaliland Mudane Ahmed Mohamed Mohamud Siilaanyo ayaa warsaxaafadeed kooban oo uu ka soo saaray xarunta madaxtooyada ku Magacaabay agaasimayaal cusub, Guddoomiyayaal , Taliyayaasha ciidamada iyo waliba Masuuliyiinta hay’adaha Madaxa banaan oo Markaad hoos u sii eegtid ay kuu soo baxaysi in cid gaara lagu naas nuujiyey. Magacyada masuuliyiinta xukuumada ee uu galabta ku [...]
Dadka gabooba ee Barnaamijyada Idaacaduhu ma duugoobaan ee waa laga xiiso dhacaa. By Hamud Duale
Kal shanaad iyo kal afraad midkay ahayd ma kala hubo eh, waxaa goor barqa guriga aanu ku nool nahay aniga iyo reerkaygu oo ku yaal galbeedka London nagu soo booqtay Xaajiyad aanu qaraabo saxati nahay laakiin aanu isku meel ku soo wada barbaarnay oo aanu macruuf weyn ahaan jirney. Magac dhebi maayo ee hadda iyo [...]
Massege Of Somaliland President By Maxamed-Amiin Dahir Caynaanshe
Mr.Siilaanyo we hate those who feed racism, who feed fear, and who feed their own ego with constant grand standing for whatever their cause is. Why are the political leaders in Somaliland abusing their powers? Why are they lawless? Why has the society failed to checkmate their powers? Somaliland’s democracy project and its civic well [...]
Beel weerar ku haysa Maamulaha Xafiiska Madaxtooyada
Hargeysa(saraarnews) Saxaafada taageerta Beel ka mid ah beelaha Somaliland ayaa si aan gabasho iyo indho isku qabad lahayn weerar ugu qaadaysa masuuliyiinta dawlada ee ka soo Jeeda beesha Madaxweynaha la doortay ka soo jeedo. Masuuliyiinta ay ilaa imika weerarka saxaafadeed ku qaadeen waxaa ka mid ah. Maamulaha Madaxtooyada , Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ay [...]
- Heesaha Ciida: Alla Maanta ayaanta codkii Maxamed S. Tubeec
- Waraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
- Zakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
- Heestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
- Siday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
- Sidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
- Zakat Al Fitr By Ahmed Arwo
- Fadlan codkaaga u hibee siyaasiga Jamaal Halkaraan
- Yaan Gollayaasha Muddo loo kordhine hala kala diro ama saamigii Xisbiyada ee Natiijada Doorashada Madaxtooyada halagu saleeyo
- TACSI: GEERIDA MARXUUM AXMED NUUR JAAMAC
Waxa u danbeeyey Articles
Heesaha Ciida: Alla Maanta ayaanta codkii Maxamed S. Tubeec
Ciid wanaagsan meel kasta oo aad joogtaan hadaanu nahay bahda shabakada Saraarnews Waxaan idiin dooray ...continue readingWaraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
Mr Ali Mahdi Hussein oo dagen magalada Jönköping ee wadanka Sweden oo mudo ku maqnaa ...continue readingZakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
Islam is a religion of unity. Believers are united in all acts of worship, regardless ...continue readingHeestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
Ramadaan Kariim Dhamaantiin waa salaamantihiin. ...continue readingSiday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
Borama-(saraarnews)-Xukuumadda cusub ee Somaliland ayaa sida la ogyahay beryahanba lagu haystaa arrimo ku saabsan qaabdhismeedka ...continue readingSidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
Waxa beryahan danbe goobaha internet-ka ku soo badanaya “wargaysyo” huwan go’a saxaafadda, laakiinhabka ay u ...continue readingZakat Al Fitr By Ahmed Arwo
Islam is a religion of unity. Believers are united in all acts of worship, regardless ...continue readingMy WP Themes
Log in
Featured Posts
-
Quraanku waa Daawo
-
Fanaanka Axmed diyaar Ismaaciil Muxuu Arinta xafladii Toronto ee 18 May Ka ogyahay
-
Ogeysiis: shirweynihii Beelaha GaashaanBuur Axmed Faarax oo dhacaya 15-ka bisha Soonfur
-
Cadayn Ka bixitaan xisbiga KULMIYE
-
Dani tire(maanso) waxa tiriyey Mubarak qoorubaxay
-
Xisbiga UCID oo xaflad balaadhan ku qabtay LONDON
-
Fanaanada Shamis Qardajeex oo cadaysay mar kale in Fanaanka Abdijibaar Alkhaliiji Laga gar daran yahay
-
Afdhabaandhow (maanso cusub) By Mubarak qoorubaxay
-
Gudoomiyaha UCID ee wadanka Jarmalka Cabdi Maykal X Diiriye oo sheegay inay danta reer Burco ku jirto inay u codeeyaan xisbiga UCID
-
Cabdijibaar al khaliiji sidee u Arkaa Arimihii u danbeeyey ee warbaahinta internet-ka lagu qoray
-
Taageerayaal cusub oo UCID ku soo Biiray
-
Maso(madaxweyne waa kii)
-
Siilaanyo oo reer xaraf Casuumeen
-
Codkaaga ka dhiibo Xukuumada Cusub ee Madaxweyne Siilaanyo dhisay
-
Qalaawaha Beenta UDUB By Mubarak Mohamed Nur Qoorubaxay
-
Khudbadihii Booqashadii siilaanyo iyo saylici ee Borama dhegayso +sawiro
-
Abwaanka Weyn ee Mustafe sheekh Cilmi oo Baaq u diray Shacabka reer Somaliland
-
Most Popular
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta 4′aad.
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto
- Magacyada Beelaha ay ka soo jeedaan Masuuliyiinta dawlada ee shalay la magacaabay
- Gabayo Silsilad cusub oo ka curtay Xaaladda Gobolka Sool oo dhex maraya majeerteen , dhulbahante iyo Ogaadeen
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta labaad.
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta 3′aad.
- Gabay xasaasi ah oo Buuhoodle laga tiriyey
- Beel weerar ku haysa Maamulaha Xafiiska Madaxtooyada
- Dani tire(maanso) waxa tiriyey Mubarak qoorubaxay
- Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Xubno Masuuliyiin ah oo cid gaara lagu Naas nuujiyey
Who's Online
13 visitors online now
3 guests, 10 bots, 0 members
Map of Visitors
Recent Posts
-
- Heesaha Ciida: Alla Maanta ayaanta codkii Maxamed S. Tubeec
- Waraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
- Zakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
- Heestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
- Siday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
- Sidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
- Zakat Al Fitr By Ahmed Arwo
- Fadlan codkaaga u hibee siyaasiga Jamaal Halkaraan
- Yaan Gollayaasha Muddo loo kordhine hala kala diro ama saamigii Xisbiyada ee Natiijada Doorashada Madaxtooyada halagu saleeyo
- TACSI: GEERIDA MARXUUM AXMED NUUR JAAMAC
- Kursigii Ugu Sareeyay aduunka oo uu ku fadhiyo Jay-Z By Mujaahid Suufi
- Farriin ku socota: Yusuf Cabdi Gaboobe Mulkiilaha joornalka Haatuf By Mahamed Dirir Burcawi
- Gabayo Silsilad cusub oo ka curtay Xaaladda Gobolka Sool oo dhex maraya majeerteen , dhulbahante iyo Ogaadeen
- Siilaanyo isaga ayaa ka ah Libaax Hargeysa By Cabdi Qadir jamac Ismail dacar
- Siilaanyo iyo Somaliland ha isku khaldin !




