Magacyada iyo Qabiilooyinka Gudiga Wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya
Mogadisho(saraarnews) Warar xogogaal ah oo soo baxaya ayaa sheegaya in Xubnaha Faroole ugu talo galay wadahadalada noqon doonaan goobjooge laakiin aanay qayb ka ahayn Wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya, Xubnuhuna ku koobnaan doonaan 5 xubnood oo somaliland ah iyo 5 xubnood oo soomaaliya ah. Magacyada Wafdiga Somalia ee Sheekh Shariif Magacaabay isagoo ku soo xulay Nidaamka [...]
Madaxweyne Sheekh shariif oo Magacaabay Gudiga wahadalka Somaliland iyo soomaliya oo 2 xubnood Puntland yihiin.
Mogadisho(saraarnews)Madaxweynaha DF Somalia Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta 14,April 2012 ku la hadlay saxaafada Muqdisho saaka ayaa shaaca ka qaadey in guddigan ka kooban wasiirada DFKG Somalia uu madax u yahay wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Cabdisamad Macalin Maxamuud loona magacaabey wadahadalka Somaliland lala yeelanayo. Puntland labo xubnood oo kamid ayaa 7-da kujira waxan [...]
Prof. Axmed Samatar: Khaatumo iyo Awdal-State wax loo baahanyahay wakhtigan maaha!
Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ayaa waraysi uu siiyay Tv-ga somalisat ku sheegay inay lagama maarmaan tahay inaa Somaliland la isku hayo. Wuxuu kaloo sheegay inaan wakhtigan loo bahnayn Maamulada lagaga dhawaaqay Somaliland gudaheeda.
Cali Khaliif (Ban ka qooq) oo caayey Wasiir Xaabsade: Siilaanyo Alloow Dooro Ruqsay (xaabsade)
Nayroobi(saraarnews) Dr Cali Khaliif oo ah hogaamiyaha ruuxiga ah ee kooxda Khaatimo seeg u samaystay inuu ka dhigto salaanka kursiga Ra’iisal wasaare ee Soomaaliya ayaa cay iyo aflagaado aan loo miidaan deyin cid walba ku cashariyey. Meelaha uu aflagaadeeyey waxaa ka mid ah. Wasiir Axmed Cabdi xaabsade oo ku tilmaamay Dooro (qudhun/wasakh) Siilaanyo Ruqsaday. Madaxweyne Siilaanyo [...]
Xogta Ajandaha wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya
Sida masuuliyiin ku dhaw xarunta madaxtooyada ee Somaliland iyo weliba Guriga Villa Soomaaliiya ee looga taliyo Dawladda TFG-du ay u xaqiijiyeen Halbeegnews Guddiyo ka kooban dhinac kastaaba shan xubnood ayaa la filayaa in dabayaqadda bishani April ay kulan ku yeeshaan gudaha Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka ingiriiska. Sida ilahani diblomaasiyadeed noo xaqiijiyeen wada-hadaladani ayaa diyaarinta [...]
Kooxda khaatumo seeg oo 4 tikniko oo ku hadhay iyo dumarkii iyo caruurtii ka horgeynaya Ciidamada qaranka
Buuhoodle(saraarnews) Kooxda Khaatumo seeg ee Buuhoodle ku dhuumaalaysta ayaa Maanta Dumarkii iyo Ciyaalkii Debeda u soo saareen , waxayna 4 tikniko ah oo ku hadhayoo kala ah Hal suug, Hal baroon, Hal sikaawe iyo Hal dhashiike oo ay hareeraha kaga Qoreen Khaatumo seeg, Magaalada buuhoodle ayaa maanta dedeba looga soo baxay markii Biyo la’aan xumi [...]
Daawo: Hubkii laga soo qabtay Nabadiidka Aaga Buuhoodle iyo Ciidamada Qaranka ee Fadhiya Afaafka Buuhoodle
Halkan ka daawo Hubkii ciidamada qaranku ka soo qabteen kooxaha nabadiidka Buuhoodle ku dhuumaalaysta, waxaa kale oo kuu soo baxaya cududa ciidamada qaranka ee fadhiya Iliilaha laga iyo Afaafka laga galo malaagada Xadku dhexmaro ee Buuhoodle.
Siilaanyo oo wasiirada Federaalka Aaminsan u magacaabay wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya
Hargaysa(saraarnews)-Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) isagoo ku qanacsan baahida loo qabo in ay Somaliland, dhineceeda fuliso, Go’aamadii Shirkii Caalamiga ahaa ee London 23 Feberoury 2012, inta ka khusaysa gaar ahaan Qodobka tilmaamaya wada hadalka Somaliland iyo Somaliya, waxaa uu magacaabay Guddi Farsamo oo kooban 5 xubnood kana hawl-gelidoona qaban-qaabada iyo qaabka wada hadalka [...]
Khaatumo wax jira maaha mana joogaan Buuhoodle, Ciidanka Somaliland nala weeraro Gudoomiye xigeenka 2 ee Puntland.
Buuhoodle(saraarnews) Gudoomiye kuxigeenka Golaha wakiilada Majeerteeniya Xuseen Yaasiin Xaaji Diiriye iyo xubno la socda ayaa soo gaadhay magaalada Buuhoodle ee xadka Somaliland iyo Itoobiya dhexmaro. Wuxuu ka hadlay xaalada magaalada Buuhoodle oo ay dhawaan ka dheceen dagaalo u dhaxeeya sidii u dhigay Maamulka Puntland iyo ciidamada Qaranka Somaliland, Waxa uu sheegay In Maamulka Puntland uu [...]
Labadii Riig ee Degmada Buuhoodle oo jabay oon iyo oodalul ka taagan degaankaas
Buuhoodle(saraarnews) Oon iyo oodalul ayaa ka taagaan gudaha magaalada buuhoodle Kadib Markii uu saaka jabay Ceelkii Labaad ee Riiga Buuhoodle , Kooxda nabadiidka ah ee Khaatumo seegna waxay u diideen inay biyaha u doontaan , deegaamada horufadhi, sooljoogto, meygaagle, galgal, hagoogane iyo kalshaale iyagoo dadka ku bajinaya inay Ciidamada Somaliland joogaan, Foostada biyaha ah ayaa la [...]
FOR IMMEDIATE RELEASE PRIME RESOURCES LIMITED PETROSOMA LIMITED
04/04/12 Prime Resources and its affiliate company, Petrosoma is pleased to announce a joint venture between Petrosoma and Jacka Resources, an Australian oil exploration company quoted on the Australian Stock Exchange. To facilitate the joint venture, Prime assigned it rights in the production sharing agreement with the government of Somaliland for the oil block [...]
Kooxda Cali Khaliif oo Dil ku xukumay Xaglatoosiye iyo Caaqil Camay
Buuhoodle(saraarnews)Kooxaha khaatumo seeg ee ku sugan gudaha Degmada Buuhoodle ayaa ku baaqay in dil lagu fuliyo Saleebaan Xaglotoosiye iyo Caaqil Maxamuud cumar camay oo ay ku eedeeyeen inay Hargeysa iyo Garoowe xidhiidh la leeyihiin gogoshii nabadana Aqbaleen. Kooxda Baaqa soo saartay ayaa ku dhuumanayey Magaca beesha Aadan hagar oo ay labadaa nin ka soo jeedaan, hase yeeshee waxaa si toos [...]

