Home » Archives by category » Wararka (Page 2)

Siyaasiga Mubaarig Xasan Suufi oo waraysi gaara siiyey Kalsan Tv

Siyaasiga Mubaarig Xasan Suufi oo waraysi gaara siiyey Kalsan Tv

USA (saraarnews) Siyaasiga Mubaarig Xasan Suufi ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya Ku siiyey  telefishanka Kalsan Tv xaruntiisa uu ku leeyahay magaalada Minneapolis–Saint Paul. waraysigaasi oo loogu magac daray KULMIYE iyo Somaliland  wuxuu u... Read More | Share it now!

Wasiirkii hore Madaxtooyadda oo Xil-wareejintiisii qoraal ka sameeyey.

Wasiirkii hore Madaxtooyadda oo Xil-wareejintiisii qoraal ka sameeyey.

Qaybta Koobaad ee Warbixintii Xil Wareejinta “Maadama Madaxtooyadu tahay muraayada qaranka waxaa waajib naga saarnaa; kor u qaadida bilicdeeda , isku haynta guud ahaanba qaybaha kala duwan ee Shacabka JSL iyo xidhiidhinta laamaha kala duwan ee... Read More | Share it now!

Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud xaashi oo Xilkii Wasaaradda Duulista ku wareejiyey Wasiirka cusub

Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud xaashi oo Xilkii Wasaaradda Duulista ku wareejiyey Wasiirka cusub

Hargeysa(saraarnews) Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi cabdi ayaa maanta si rasmi ah xilkii wasaarada duulista hawada ku wareejiyey, wasiirka cusub ee wasaarada dhowaan loo magacabay Cismaan saxardiid Caddaani, haddaba hadal... Read More | Share it now!

Madaxweyne Siilaanyo Oo Wakaaladda Waddooyinka hoos geeyey Wasaaradda Hawlaha Guud

Madaxweyne Siilaanyo Oo Wakaaladda Waddooyinka hoos geeyey Wasaaradda Hawlaha Guud

Hargeysa(saraarnews)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu xeer madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3673/112015 ku wareejiyey Wakaaladda Horumarinta Waddooyinka oo hore u hoos Iman jirtay... Read More | Share it now!

MADAXWEYNE SIILAANYO OO XADHIG KA JARAY DHISMEYAAL DAWLADDA KUWAIT HIRGALISAY

MADAXWEYNE SIILAANYO OO XADHIG KA JARAY DHISMEYAAL DAWLADDA KUWAIT  HIRGALISAY

Hargeysa (saraarnews) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa saaka xadhiga ka jaray Xarunta Agoomaha ee ay maalgelisay Dawlada Kuwait,  dhismahan ayaa gaar u ah hablaha agoomaha ah iyadoo ay hore uga hirgeliyeen Caasimada... Read More | Share it now!

Daawo Muqaal:Afhayeenka Qaaradda Yurub ee Xisbiga Waddani Qaasim Aadan Saleebaan oo warsaxafadeed

Daawo Muqaal:Afhayeenka Qaaradda Yurub ee Xisbiga Waddani Qaasim Aadan Saleebaan oo warsaxafadeed

Daawo Muqaal:Afhayeenka Qaaradda Yurub ee Xisbiga Waddani Qaasim Aadan Saleebaan oo warsaxafadeed kaga waramaaya safarka Gudoomiye Ciro uu ku maraayo qaaradda Yurub:Warsaxafadeed. Afhayeenka Qaarada Yurub Xisbiga Waddani Qasim A... Read More | Share it now!

Nin naagtiisii qoorta ka gooyey markii DNA cadaysan inaanu lixda caruura isagu dhalin.

Nin naagtiisii qoorta ka gooyey markii DNA cadaysan inaanu lixda caruura isagu dhalin.

  USA(saraarnews) Haweenay sida la sheegay lagu magacaabi jiray Karen Rainford ayaa ninkeedii Rainford qoorta ka gooyey oo dilay, ka dib markii baadhitaanka DNA lagu ogaaday inaanu isagu dhalin lix (6) caruur ah oo uu moodayey inuu aabbahood... Read More | Share it now!

Khudbadii Wasiir Maxamuud xaashi Cabdi oo ka jeediyey xafladii xilwareejinta ee maanta

Khudbadii Wasiir Maxamuud xaashi Cabdi oo ka jeediyey  xafladii xilwareejinta ee maanta

  ... Read More | Share it now!

Wasiirkii Hore ee Madaxtooyada JSL Xirsi Cali X Xasan oo xilkii Wareejiyey.

Wasiirkii Hore ee Madaxtooyada JSL Xirsi Cali X Xasan oo xilkii Wareejiyey.

Hargeysa(saraarnews)Wasiirkii hore ee madaxtooyada Somaliland Mudane  Xirsi Cali Xaaji Xasan oo xilkii ku wareejiyey wasiirka cusub ee madaxtooyada Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa  noqday Wasiirkii u horeeyey nidaam iyo maamul dhisan u sameeya... Read More | Share it now!

Duufaanka Chapala oo ku dhuftay Xeebaha SOMALILAND ee Lugyaha iyo Bulaxaar.

Duufaanka Chapala oo ku dhuftay Xeebaha SOMALILAND  ee Lugyaha iyo Bulaxaar.

Hargaysa(saraarnews) Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya dadweynaha ku dhaqan deegaannada xeebta woqooyiga Somaliland gaar ahaan xeebaha degmooyinka Bulaxaar iyo Lughaya, waxa aad u kacday badda oo sababtay inay ku fatahdo barriga ku dhaw oo meelaha... Read More | Share it now!

Musharaxa dhalinyarada ah ee Jamaaal Cali Xuseen oo dalka ku soo laabtay kana hadlay khilaafkii xisbiga UCID.

Musharaxa dhalinyarada ah ee Jamaaal Cali Xuseen oo dalka ku soo laabtay kana hadlay khilaafkii xisbiga UCID.

Hargeysa (saraarnews) Musharaxa Jagada Madaxwayne ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safar uu ugu maqnaa dalka dibadiisa. Jamaal Cali Xuseen oo ay gegida dayuuradaha ee Cigaal  International Airport ay ku... Read More | Share it now!

Madaxweyne Siilaanyo oo qaabilayo wakiilka midawga Yurub Ee Somaliland/ Somalia

Madaxweyne Siilaanyo oo qaabilayo wakiilka midawga Yurub Ee Somaliland/ Somalia

Hargeysa(saraarnews) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu xafiiskiisa ku qaabilay maanta Ergayga Midowga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Mr. Michele Cervone d’Urso. Waxaana Madaxweynaha kulankan ku... Read More | Share it now!

Madaxweyne Siilaanyo oo khudbad dhaxal-gal ah ka jeediyey sanadguuradii 22-aad ee Booliska Somaliland

Madaxweyne Siilaanyo oo khudbad dhaxal-gal ah ka jeediyey sanadguuradii 22-aad ee Booliska Somaliland

Hargeysa(saraarnews)Madaxweyne  Jamhuuriyada somaliland Mudane, Ahmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa  khudbad dhaxal-gal ah ka jeediyey sanadguuradii 22-aad ee Booliska Somaliland. “ Dal Dimuqraadiya Ayaynu Nahay, Siyaasadda Waa La Iskaga Hor... Read More | Share it now!

Wefti culus oo Ingiriiska ka socda oo dalka Somaliland imanaya.

Wefti culus oo Ingiriiska ka socda oo  dalka Somaliland imanaya.

Hargeysa(saraarnews) Sida warar xogogaal ahi sheegayaan, Dawladda Ingiriiska ayaa wefti u soo diraysa maanta magaalada Hargeysa. Weftiga ayaa la sheegay inuu horkacayo wasiir ka tirsan dawladda Ingiriiska, waxaanay kulanka koowaad la yeelan doonaan... Read More | Share it now!

”Maadama oo Madaxweynuhuba aanu dhex ahayn dadka uu magacaabay ee ushaqeeyana kuma kalsoonin.” Murashax Biixi Yoonis

”Maadama oo Madaxweynuhuba aanu dhex ahayn dadka uu magacaabay ee ushaqeeyana kuma kalsoonin.” Murashax Biixi Yoonis

Hargeysa (saraarnews) Musharaxa xilka madaxtinimada Somaliland horana u ahaa wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Ambassador Maxamed Biixi Yoonis ayaa hadal ka jeediyay madashii manta ee Hotel Crown, wuxuuna sheegay inaanay garabkoodu ku kalsoonayn... Read More | Share it now!

Geedoole Oo Ka Digay In Cid Gaar Ah Loo Xidho Murashaxa Madaxweyne Xigeen Ee KULMIYE

Geedoole Oo Ka Digay In Cid Gaar Ah Loo Xidho Murashaxa Madaxweyne Xigeen Ee KULMIYE

 Hargeysa (Saraarnews) Musharaxa madaxweyne ku xigeenka Xisbiga Kulmiye Professor Geedoole ayaa ka digay in cid gaar ah loo xidho musharaxnimada madaxweyne ku xigeenka. Geedoole wuxuu ka tirsanyahay isbahaysiga musharaxiinta xisbiga Kulmiye wuxuuna... Read More | Share it now!

WASIIRKII HORE EE MADAXTOOYADA OO FAGAARE KA SHARAXAY SABABIHII UU XILKA UGA TAGAY,

WASIIRKII HORE EE MADAXTOOYADA OO FAGAARE KA SHARAXAY SABABIHII UU XILKA UGA TAGAY,

Hargeysa(saraarnews) Wasiirkii hore ee madaxtooyada Somaliland mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa mdal la isku arkay kaga sheekeeyey inaanu Madaxweynihii uu la shaqaynayey mudada badan eedanaynin. Wasiirka ayaa waxa uu ka sheekeeyey arinta uu isu... Read More | Share it now!

Garabka Isbahaysiga Musharixiinta Kulmiye oo saluugay guddigii madaxweynuhu magacaabay

Garabka Isbahaysiga Musharixiinta Kulmiye oo saluugay guddigii madaxweynuhu magacaabay

Isbahaysiga Musharaxiinta,ayaa ku gacan-saydhay Guddi uu habeenkii xalay magacaabay Madaxweyne Siilaanyo,taas oo la sheegay inay kasoo tallo-bixinayaan Khilaafka Xisbiga iyo Muranka ka taagan hubinta liiska gollaha dhexe ee Xisbiga... Read More | Share it now!

Wasiirka cusub ee Hawlaha guud , Gaadiidka , wadooyinka iyo Guriyaynta oo xilkii la wareegay

Wasiirka cusub ee Hawlaha guud , Gaadiidka , wadooyinka iyo Guriyaynta oo xilkii la wareegay

Hargeysa(saraarnews) Wasiirka cusub ee hawlaha guud , Gaadiidka , wadooyinka iyo Guriyaynta Mudane Cali xasan Maxamed (cali mareexaan) ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugala wareegay, wasiirkii hore ee wasaarada Mudane Cabdirisaaq Khaliif... Read More | Share it now!

Kulanka maanta ee Isbahaysiga Musharixiinta KULMIYE oo loo dheg taagayo.

Kulanka maanta ee Isbahaysiga Musharixiinta KULMIYE oo loo dheg taagayo.

Hargeysa(saraarnews) isbahaysiga musharaxiinta u tartamaysa xisbiga KULMIYE,ayaa maanta Hotel Crown ee magaaladda Hargaysa waxay kusoo bandhigayaan cududooda,waxaana la filayaa in halkaa lagaga dhawaaqo musharax kali ah oo ay iskugu lugo... Read More | Share it now!

Madaxweyne Siilaanyo ayaa Guddi u magacaabay khilaafka garabyada xisbiga KULMIYE

Madaxweyne Siilaanyo ayaa Guddi u magacaabay khilaafka garabyada xisbiga KULMIYE

Hargeysa (saraarnews) Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland ayaa digreeto madaxwayne ku magacaabay guddi ka kooban shan xubnood, sidii ay uga gun gaadhi lahaayeen isla markaanka u hubin lahaayeen khilaafka ka taagan xubnaha gollaha dhexe ee Kulmiye.... Read More | Share it now!