Home » Archives by category » Wararka (Page 3)

Wasiir Cali Mareexaan: “Xaglatoosiye waa nin aad u shacbiyad badan.”

Hargeysa(saraarnews) Wasiirka wasaaradda hawlaha guud , gaadiidka iyo guryaynta  Cali Xasan Maxamed (Cali mareexaan) oo dhawaan uu xilkaas u magacaabay madaxweynaha Somaliland, horena u aha xildhibaan ka tirsan golaha wakiilada ayaa maanta jeediyay... Read More | Share it now!

Cali guray : “Waxa aydin arki doontaan, Muuse Biixi oo reero shirinaya oo leh Jamaal isku qolo ayaanu nahay oo wuu iridayaa.”

Cali guray : “Waxa aydin arki doontaan, Muuse Biixi oo reero shirinaya oo leh Jamaal isku qolo ayaanu nahay oo wuu iridayaa.”

Hargeysa(saraarnews) Mujaahid Cali Gurey oo ah Guddoomiye xigeenka saddexaad ee xisbiga Ucid , ayaa si adag uga hadlay khilaafka muddooyinkii dambe ka taagnaa xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye, waxaana uu ku sifeeyey in khilaafka murashaxnimada xisbiga... Read More | Share it now!

Siyaasiga Siciid Sulub (Mr 20%) oo Xukuumada siilaanyo eedo u soo jeediyey

Siyaasiga  Siciid Sulub (Mr 20%) oo Xukuumada siilaanyo eedo u soo jeediyey

Hargeysa(saraarnews)-Siyaasi Siciid Sulub Maxamed, ayaa si adag uga hadlay khilaafka muddooyinkii dambe ka taagnaa xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE, waxaana uu tilmaamay in madaxweyne Siilaanyo uu dhaawac weyn u gaystay nidaamkii dimuqraadiyadda... Read More | Share it now!

Wasiirkii hore ee caddaaladda Xuseen Axmed Caydiid oo xilkii wareejiyay

Wasiirkii hore ee caddaaladda Xuseen Axmed Caydiid oo  xilkii  wareejiyay

Hargeysa(saraarnews)Wasiirkii hore ee caddaaladda Xuseen Axmed Caydiid, oo maanta si rasmi ah xilka u wareejiyay ayaa sheegay inaanu xafiiskiisii dib ugu noqon tan iyo markii uu iscasilay kadib markii madaxweynuhu amar ku bixiyay inaan wasiir kaliyi... Read More | Share it now!

Suldaan Wabarkii duurgalka ahaa oo cafis loo fidiyey !

Suldaan Wabarkii duurgalka ahaa oo cafis loo fidiyey !

Qolujeed(saraarnews) Xukuumada Somaliland ayaa   Xaflad lagu soo dhaweynayo uga dhardhaartay tuulada Qolujeed ee gobolka awdal Suldaan Wabarka dibed-yaalka ah ee xasarada colaadeed ka waday degaamada Borama.  Suldaankan oo mudooyinkii ugu... Read More | Share it now!

Muqdisho oo qaraxyo ku waaberiisatay !

Muqdisho oo qaraxyo ku waaberiisatay !

Muqdisho(saraarnews) Sida warbaahintu soo sheegayso ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhimatay 28 kalana way ku dhaawacmeen qaraxyo iyo rasaasayn xoog leh oo ka dhacay hoteelka Saxafi ee ku yaallla bartamaha magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Weerarkan ayaa... Read More | Share it now!

Maanso: Xilka Goolibaadhka ah waxa tiriyey Mubarak Qoorubaxay

Maanso: Xilka Goolibaadhka ah  waxa tiriyey Mubarak Qoorubaxay

Sweden(saraarnews)  Abwaan Mubarak qoorubaxay ayaa soo tiriyey maanso cusuboo uu kaga hadlayo masuuliyada xileed ee wada dayacan , wuxuuna sifaynayaa inay tahay dayacaad masuuliyadeed oo la wada leeyahay ee aanay cid qudha lagu canaann karaynin.... Read More | Share it now!

Aafooyinka ku gedaaman Gabayada iyo heesaha, Qallinkii Mubarak Qoorubaxay

Aafooyinka ku gedaaman Gabayada iyo heesaha, Qallinkii Mubarak Qoorubaxay

Waxaa laga yaabaa inaad noqoto gabyaa caan ah oo gaasabaxay oo laga dhaxlo murti iyo halhaysyo dhaxal gal noqda oo weligood taagnaada, suugaan badanina kuu tisqaado. Waxana gabayaaga ama halabuurka rasmiga ahi dareemaa in wax laga sugayo, oo loo... Read More | Share it now!

Xaflada 24 Guurada qaranimada Somaliland iyo Göteborg, Sweden.

Xaflada  24 Guurada  qaranimada Somaliland iyo Göteborg, Sweden.

              Dhamaan Jaalliyada reer Somaliland ee ku dhaqan Magaallada Göteborg iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa in la qaban doono xaflada Sannadguurada 24’aad ee qaranimada Somaliland. Xaflada oo ay... Read More | Share it now!

Hamblayo: Jaalliyada Somaliland ee Goteborg Sweden

Hamblayo: Jaalliyada Somaliland ee Goteborg  Sweden

Waxaan bogaadin iyo ducoba u soo dirayaa Jaaliyadda reer goteborg, Sweden iyo Guddomiyaha cusub ee la doortay, Mudane Mubaarik Mohamed Noor Qoorubaxay.    Waxaa farxad iyo ku dayasho leh hanaanka ilbaxnimadu ka muuqatey ee ay hoggaankooda u doorteen,... Read More | Share it now!

Jaalliyada Somaliland ee Goteborg  Sweden oo doortay Guddi cusub.

Jaalliyada Somaliland ee Goteborg  Sweden oo doortay Guddi cusub.

Goteborg (saraarnews) Shir balaadhan oo 01/05-2015  ay isugu yimaadeen Jaalliyada reer Somaliland ee ku dhaqan Magaallo madaxda labaad ee wadanka Sweden ee Gothunberg, ayaa lagu doortay guddiga  cusub ee hogaaminta... Read More | Share it now!

Telefishan Jarmalka laga leeyahay oo Somaliland ka diyaariyey Wabixin caqiibo leh.

Telefishan Jarmalka laga leeyahay oo Somaliland ka diyaariyey Wabixin caqiibo leh.

... Read More | Share it now!

Mustashaar Ahmed Arwo: Waa Taxanihii Talo, Tilmaan, Tusaale iyo Toosin-19

Mustashaar Ahmed Arwo: Waa Taxanihii Talo, Tilmaan, Tusaale iyo Toosin-19

Dimuquraadiyadu waxay ku dhisantay in inta isku maslaxada ihi dantooda wada ilaashato, inagana qabiil kala dan ah oo taajir leh, oo faqiir leh, oo waayeel leh oo dumar leh oo xoolo dhaqato leh ayaa odhanaaya xisbi hebel ayaanu galnay oo daniba kama... Read More | Share it now!

Faallo: Dhibta aan lagu dhiiran

Faallo: Dhibta aan lagu dhiiran

Arraarasho. Qaar baa yidhi waa So’ maal Dar baa yidhi waa Sacmaal Dar baa yidhi waa Samaale Darbaa weedha u sinsaaray Halaha soo maalla weeye Sidii loo yidhiba waa si Anoon ku xujayn Sarbeebta Shantaa guriyee la saanyey Sinjiga laga guuri... Read More | Share it now!

Abwaan Mubarak Qoorubaxay iyo Somali Channel TV

Abwaan Mubarak Qoorubaxay iyo Somali Channel TV

Daawo: Telefishanka Caanka ah ee Somali Channel ayaa sannadkan bilowgiisii la yeeshay waraysi aad u dheer , oo ku saabsan suugaanta iyo dhaqanka Soomaalida Abwaanka Reer Somaliland ee  Mubarak Qoorubaxay. ... Read More | Share it now!

Daawo Madaxwayne Siilaanyo Doorasho ayaan Ku imid kursiga Doorashana waan kaga kacayaa

Daawo Madaxwayne Siilaanyo Doorasho ayaan Ku imid kursiga Doorashana waan kaga kacayaa

  ... Read More | Share it now!

Telefishanka Faransiiska oo warbixin caqiibo leh ka diyaariyey farqiga Somaliland iyo Soomaaliya

Telefishanka Faransiiska oo warbixin caqiibo leh ka diyaariyey farqiga Somaliland iyo Soomaaliya

Paris (Saraarnews)- Telefishanka FRANCE24 oo laga leeyahay waddanka Faransiiska, ayaa warbixin dhinacyo kala duwan ka diyaariyey heerararka horumarka, nabadgelyada, doorashooyinka iyo nidaamka maamul ee ka jira Somaliland, iyada oo warbixintan ay... Read More | Share it now!

Xaaji Cabdi xuseen oo ku baaqay in nabadgelyada la ilaaliyo.

Xaaji Cabdi xuseen oo ku baaqay in nabadgelyada la ilaaliyo.

... Read More | Share it now!

Odayaasha iyo waxgaradka koonfurta iyo bariga Hargeysa oo Taageeray dedaalka adkaynta Nabadgelyada ee Xukuumada baaqna udiray Mucaaridka

Odayaasha iyo waxgaradka koonfurta iyo bariga Hargeysa oo Taageeray dedaalka adkaynta Nabadgelyada ee  Xukuumada baaqna udiray Mucaaridka

... Read More | Share it now!

Xildhibaanadii Denbiga Faraha la galay oo cafis madaxweyne lagu sii daayey

Xildhibaanadii Denbiga Faraha la galay oo  cafis madaxweyne lagu sii daayey

Hargeysa (saraarnews) sida ay sheegayaan wararka aanu ka helayno  magaalada Hargeysa,  Madaxweynaha Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa caawa fiidkii amar Madaxweyne ku sii daayay, shan Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Wakiilada... Read More | Share it now!

Madaxweynaha oo ka hadlay Shaqaaqooyinkii Guddoomiye Cirro dalka ka abuuray

Madaxweynaha oo ka hadlay Shaqaaqooyinkii Guddoomiye Cirro dalka ka abuuray

Hargeysa (saraarnews) Madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa ka hadlay maanta shaqaqooyin dad ku dhinteen iyo debedbaxayo ka dhacay Ceerigaabo iyo Burco iyo xaallada dalka guud ahaanba.Banaanbaxyada oo ahaa qaar aan fasax loo haysan oo uu... Read More | Share it now!