Home » Archives by category » Wararka (Page 4)

Wasaarada Arimaha Gudaha oo ka hadashay shaqaaqadii maanta dhacday

Wasaarada Arimaha Gudaha oo ka hadashay shaqaaqadii maanta dhacday

Hargeysa (saraarnews) Wasiir ku xigeenka dhinaca Amaanka ee wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland iyo Taliyahada ciidanka Booliska ayaa maanta si wadajira uga hadlay, shaqaaqooyin dad ku dhinteen oo ka dhacay, Hargeysa iyo Ceerigaabo.   ... Read More | Share it now!

War degdega. Ninkaad u dhimatay wuu noolyahay !

War degdega. Ninkaad u dhimatay wuu noolyahay !

Ninkaad u dhimatay wuu Noolyahay ! Mudaharaad waxoogaa ah oo ka bilowday magaalada Burco ayaa la sheegay in qofkii koobaad uu ku dhintay mudaharaadkaas oo ay isku dayayeen taageerayaasha Cabdiraxamaan Cirro inay ku burburiyaan xarunta Dawlada hoose ee... Read More | Share it now!

Gudoomiye cirro oo ka qoordiinlaynaya iyo gollaha wakiilada oo Mindida dul haya saaka

Gudoomiye cirro oo ka qoordiinlaynaya iyo gollaha wakiilada oo Mindida dul haya saaka

Guddoomiyaha gollaha guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan iyo odayaal weheliya oo gollihiisa ka tirsan ayaa ku hagoogtay in arinta la isku soo gaadho oo dhulka la dhigo, waxayna shir mudo socday la galeen shirgudoonka gollaha wakliilada somaliland oo uu... Read More | Share it now!

Badheedhaha: Haddii cid kale la waayo Muj. Muuse Biixi baa Samaale xaq uga leh.

Badheedhaha: Haddii cid kale la waayo Muj. Muuse Biixi baa Samaale xaq uga leh.

Xisbiga Kulmiye oo ah xisbul xaakimka hogaamiya Somaliland waxaa la aasaasay 22 may 2002, wuxuuna ahaa xisbi mucaarid ah oo uu hogaaminayey wixii ka horeeyey 26.06.2010 ruug cadaaga siyaasadeed ee Somaliland maanta haysato mujaahid, madaxweyne Dr Axmed... Read More | Share it now!

Kulmiye oo Hayiyo, Siilaanyoo Hagay, ku Hagaagsantee, Awrka Hinjiyaay

Kulmiye oo Hayiyo, Siilaanyoo Hagay, ku Hagaagsantee, Awrka Hinjiyaay

Kulmiye oo hayiyo Siilaanyoo hagoo Na hogaamiyay Ku hagaagsantee Awka hinjiyaay ! Geerida Madaxweyne Siilaanyo uun sugi maysee waa loo siman yahay, Imisa mucaarada baa dhintay iyagoo leh wuu bukaa, Hogaaminta Somaliland cid Mucaaradka ka muuqata oo... Read More | Share it now!

Kaftanka Siyaasada maanta iyo xisbiga Wadani

Kaftanka Siyaasada maanta iyo xisbiga Wadani

Wadani waxaan ku biiri lahaa haddii dhawr xaallo la helo. Inuu noqdo xisbi loo dhan yahay oo beello qudha aan ku suntanayn. In musharax iyo ku xigeen cusub oo dalka hagi kara loo helo  loo sameeyo xisbiga. In calanka astaanta habluhu jecel yihiin... Read More | Share it now!

Ogaysiis: Shabakada Saraarnews oo sidii looga bartay shaqadeedii soo celin doonta

Ogaysiis: Shabakada Saraarnews oo sidii looga bartay shaqadeedii soo celin doonta

Waa tay ku dhaantaynayeen dhimay wadaadkiiye Dhulka waan ka soo fuuri jiray dhawr anoo maqane Goortaan wax dhabanaanin waaba dhowdahay ! Ina Carro  Seed Magan. Waxaanu ugu bishaaraynaa macaamiisha shabakada Saraarnews oo wixii ka danbeeyey bilowgii... Read More | Share it now!

Maqaal: Cidla Buuq ah.  Qallinkii Mubaarak Qoorubaxay

Maqaal: Cidla Buuq ah.  Qallinkii Mubaarak Qoorubaxay

Cali guray ma soomaa Ramadaantu curatayeMise cayda odaygiyoCiidankeena qarankaaIsaga u cibaado ah? Waxa lagu jiraa bisha ugu xurmada iyo barakada badan billaha dadka islaamka ahi leeyihiin, waxaana dadka wanaagsani inta badan ku foogan... Read More | Share it now!

Wafti uu Hogaaminayo wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo Booqasho ku Jooga Saylac

Wafti uu Hogaaminayo wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo Booqasho ku Jooga Saylac

Wafti wasiiro somaliland oo uu hogaaminayo wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan  ayna ka mid yihiin wasiirada qorshaynta sacad Xaaji cali shire iyo wasiirka dib u dejinta somaliland  Mudane Ahmed Abdi ayaa booqasho u kuur... Read More | Share it now!

Ninka Garoowe ka Hanjabaya kuma wada Hadli Doono Xuduudayadda ee Halka uu joogo – Wasiir Cadami

Ninka Garoowe ka Hanjabaya kuma wada Hadli Doono Xuduudayadda ee Halka uu joogo – Wasiir Cadami

Hargeysa(Saraarnews):- Xukuumadda Somaliland,ayaa jawaab adag ka bixisay hadal colaadeed iyo dagaal uu maanta ku baaqay Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntand Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo sheegay in uu dagaal kala hor tegi doono ciidanka Qaranka... Read More | Share it now!

Faallo: Hargeysi nimcaday hayn wayday ee caasimada Somaliland Sheekh ma u wareejinaa inta labada golle u codeeyaan ?

Faallo: Hargeysi nimcaday hayn wayday ee caasimada Somaliland Sheekh ma u wareejinaa inta labada golle u codeeyaan ?

“Muuse Biixi baanu taageeraynaa ee Dahabshiil yaan lacagta la dhigan ee Oomaar ha loo wareejisto”, dhawaaqaasi markuu ninka odayga ah ee 75 jirka ah afkiisa ka soo baxayey cidina buus ma odhanin, ka daranta waxaa loogu darayey sacab. Oo... Read More | Share it now!

Xafladii Goteborg ee 18 May 2014

Xafladii Goteborg ee 18 May 2014

    Dhegayso codadka dadkii ka soo qayb galay qaar ka mid ah. [audio:http://saraarnews.com/audio/18may2014.mp3] Goteborg-(saraarnews)- Magaalada Goteborg ee wadanka sweden oo lagu qabtey xaflad loogu dabaal degaayey 23guuradii Somaliland ayaa waxaa... Read More | Share it now!

Hambalyo meherka Cabdiraxmaan Faarax Xasan Qoorubaxay iyo Hafsa Muuse Cabdi

Hambalyo meherka Cabdiraxmaan Faarax Xasan Qoorubaxay iyo Hafsa Muuse Cabdi

Waxaan Hambalyo wacan u dirayaa Inanka aan adeerka u ahay , Xog-hayaha Gaarka ah ee Wasiirka Madaxtooyada JSL, Cabdiraxmaan Faarax Xasan Qoorubaxay iyo Xafsa Muuse Cabdi Oo meherkoodu ka dhacay Magaalada Hargeysa, 24/02/2014 gaar ahaan HOTEL... Read More | Share it now!

Telefishanka Space channel iyo Madaxweyne Siilaanyo

Telefishanka Space channel iyo  Madaxweyne Siilaanyo

Telefishanka Space channel ayaa xalay sii daayey dukumentari wax weyn ka iftiiminaya waayaha loo soo maray Somaliland, isaga oo hoosta ka xarriiqaya sida hoggaankeedu aanu isubedbedeleyn oo uu ku xaqiijiyey guulaha faraha badan ee siddeemataadkii... Read More | Share it now!

Xil daryeel: Maanso cusub oo uu tiriyey Abwaan Mubarak Qoorubaxay

Xil daryeel: Maanso cusub oo uu tiriyey Abwaan Mubarak Qoorubaxay

Dhegayso /akhriso maansadii Xil Daryeel oo ah maansadii labaad ee Abwaan Mubarak Qoorubaxay oo daba socota silsiladii Garbadiir ee Axmed Aw Geedi. waana jawaab celintii Danan. Maansadani waxay difaacaysaa waxqabadka muuqda ee dalkeena ka jira, waxayna... Read More | Share it now!

Qarannimo Qabyaalad ku Doorsan Mayno Qallinkii Abdikariim M Abdirahman

Qarannimo Qabyaalad ku Doorsan Mayno Qallinkii Abdikariim M Abdirahman

 Qarannimo Qabyaalad ku Doorsan Mayno! In badan waxa loo maldahaa bulshada ujeeddooyin is barkan oo badiba loo soo huwiyo muuqaal qabiil si loogu oofsado dano ku danbeeya kuwo gaar loo leeyahay. In badan waxa loo soo cumaamadaa belaayo hagoogan oo... Read More | Share it now!

Qabiilka iyo Qabyaalada Qallinkii Maxamuud Ismaaciil Barre

Qabiilka iyo Qabyaalada Qallinkii Maxamuud Ismaaciil Barre

Qabiilka iyo qabyaaladda Anigoo tix raacaya dood cilmiyaysan oo xamabaarsan cinwaanka kor ku qeexan oo ay soo abaabuleen abwaanno iyo aqoonyahanno, kana soo qayb gashay bulsho farabadani. Doodda oo lagu qabtay magaalada Birmingham ee waddanka UK... Read More | Share it now!

Somaliland and Universal TV: Was It Just a Harmless Comedy Sketch? By: Robleh Mohamud Lafcanbe

Somaliland and Universal TV: Was It Just a Harmless Comedy Sketch? By: Robleh Mohamud Lafcanbe

Somaliland and Universal TV: Was It Just a Harmless Comedy Sketch? By: Robleh Mohamud Lafcanbe Recently, Universal TV aired a comedy sketch of President Silanyo in a show titled “Faaliyaha Qaranka”. Subsequently, the Minister of Information... Read More | Share it now!

Xildhibaanada Taageersan Guddoomiye Cirro oo qaatay Kuraastii iyo Mikroofanadii shir-gudoonka wakiilada

Xildhibaanada Taageersan Guddoomiye Cirro oo qaatay Kuraastii  iyo Mikroofanadii shir-gudoonka wakiilada

Hargeysa-(SRN)- War Deg Deg ah Xildhibaanadii Taageersanaa Gudoomiyaha Wakiilada oo Mudae Cirro oo golihii qalabkii yaalay ka dad gureeyey badhna jajabiyey, Xildhibaanadan ayaa ilaa Saaka ku wareegsanaa oo Kursiga uu ku dhafiisto Gudoomiyaha Golaha... Read More | Share it now!

magacyada xildhibaanada doonaya inay Guddoomiyaha wakiilada xilka ka xayuubiyaan

magacyada xildhibaanada doonaya inay Guddoomiyaha wakiilada xilka ka xayuubiyaan

... Read More | Share it now!

“Waxaanu Diyaar U Nahay Inaanu Af Iyo Adinba Iskaga Celinno Puntland”

“Waxaanu Diyaar U Nahay Inaanu Af Iyo Adinba Iskaga Celinno Puntland”

Hargaysa (SRN ) Qaar ka mid ah Madaxdhaqameedka deegaanka Sanaag Barri, Gaar ahaan Badhan ee Besha Aadan Siciid Warsangeli, ayaa Somaliland ka raali geliyey hadal ay sheegeen inuu hore uga soo yeedhay qaar ka mid ah odayaashooda, waxaanay caddeeyeen... Read More | Share it now!