Home » Archives by category » Wararka (Page 5)

Baaq cambaarayn universal Tv : Guddoomiyaha Jaaliyada somaliland ee Jönköping Sweden

Baaq cambaarayn universal Tv : Guddoomiyaha Jaaliyada somaliland ee Jönköping Sweden

Ujeeddo: Canbaareyn TV.ga UNIVERSAL

Aad iyo aad waxa aan u canbaareynayaa TV-ga UNIVERSAL aflagaadada uu ku sameeyay Madaxweynaha qaranka Somaliland Mudane Ahmed Mohamed Mahamoud Siilaanyo waxana aan ku raacsanay madaxda Somaliland xayiraada ay ku soo rogtay, waxa kale oo aan halkan hanbayo uga dirayaa axsaabtayda Cawke ,Cabdisalan Hereri , madaasho Amina Muse Weheliye iyo dhamaan xubnaha kale ee iska casilay.

Maansadii BARDUUL: Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille

Maansadii BARDUUL: Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille

Maansadan barduul waxey la xidhiidhaa silsiladii garbo diir ee uu daah furey abwaan axmed awgeedi. Maaansadan waxa curiyey xildhibaan maxamed faarax qabile, manta oo ay taariikhdu tahey 02/01/2014. Waa maansadii labaad ee uu kaga qayb qaadanayo... Read More | Share it now!

Doobir Badanleey: maanso cusub oo uu tiriyey Abwaan Mubarak qoorubaxay

Doobir Badanleey: maanso cusub oo uu tiriyey Abwaan Mubarak qoorubaxay

Doobir badanleey: Dhegayso/akhriso  maaso cusub oo  soo baxday  3.02.2014 oo uu tiriyey Abwaan Mubarak qoorubaxay ,maansadan oo la hadlaysa axmed awgeedi, xildhibaan qabile iyo dhowr kale oo hadalo mudaro ku ah dawladnimadaba somaliland iyo... Read More | Share it now!

Somaliland: Fiscal and Budget Reforms By Ahmed H Arwo

Somaliland: Fiscal and Budget Reforms By Ahmed H Arwo

Somaliland: Fiscal and Budget Reforms Ahmed H Arwo Somaliland Presidential Economic Advisor The idea of planning for medium term is a fundamental step towards better budgeting and within the principle of better accountability. It is cornerstone for... Read More | Share it now!

Barnaamijyo taxane ah oo Sixirka iyo khatarihiisa ku saabsan

Barnaamijyo taxane ah oo Sixirka iyo khatarihiisa ku saabsan

        Hargeysa(saraarnews) Halkan waxaanu idiinku soo ururinay barnaamijyo taxane ah oo TV-ga SOMCHANNEL ka baxay oo ku saabsan sixirka iyo waxyeeladiisa.  haddaba daawasho wanaagsan qaybihii kala duwanaa ee barnaamijkaas... Read More | Share it now!

Dastuurka Jamhuuriyada Xorta ah ee Somaliland

Dastuurka Jamhuuriyada Xorta ah ee Somaliland

DASTUURKA JAMHUURIYADDA SOMALILAND     Tusmada Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland   Qaybta laad   Xubinta laad Tilmaanta Guud   1-         Qod. laad: Qaranka Jamhuuriyadda Soomaaliland 2-             Qod. 2aad: Dalka... Read More | Share it now!

Xil ka qaadis lahayne, Malaa waad Riyootaye Akhriso qodobka 96’aad ee Dastuurka Qaranka Somaliland

Xil ka qaadis lahayne, Malaa waad Riyootaye  Akhriso qodobka 96’aad ee Dastuurka Qaranka Somaliland

Hargeysa(saraarnews) awooda ugu danbaysa ee maamuus ka xayuubinta Madaxweyne ama Madaxweyne ku xigeen waxaa iska leh Gollaha Guurtida oo saddex meeloodoow labo meelood  (2/3) ku ansixiya, gollaha wakiiladduna waxay noqon karaan eedeeyayaal cod hal... Read More | Share it now!

Khiyaamada indhosarcaadka Hindida

Khiyaamada indhosarcaadka Hindida

India(saraarnews) hadaad inbadan maqashay indhosarcaadka hindida waxa laga yaabaa inaad muuqaalkan hoose la yaabtid, hadaba , ma fahmi karaysaa khiyaamada ku jirta ama ku sugan oo ah ninkani inuu ku fadhiyo bir maro lagu duubay oo dhulka ka taagan sida... Read More | Share it now!

Part3:Dawlada Haddu Horumar bay horseeday: Waa Maxayse Dheeliga jiraa? qallinkii axmed cabdi ciise

Part3:Dawlada Haddu Horumar bay horseeday: Waa Maxayse Dheeliga jiraa? qallinkii axmed cabdi ciise

Part3:Dawlada Haddu Horumar bay horseeday: Waa Maxayse Dheeliga jiraa? Maqaalkani waxan uu ka mid yahay maqaalo taxana ah oon kaga xoogg warami doono wixii aan ku soo arkay Somaliland mudaddii aan boqashada gaaban ku joogay – 29 November to 28... Read More | Share it now!

Hees cusub Ia magac baxay Sabaad, erayadii Prof. caraale

Hees cusub Ia magac baxay Sabaad, erayadii Prof. caraale

Waa Hees Cusub oo la magac baxday Sabaad 2014. Ereyadii. Prof Caraale, Laxankii. Maxamed Kaban. Musigii. Shego Band London. Codkii. Alfanaan The Great Artist Farsamadii Fu’ad Bihi/ Denmark ... Read More | Share it now!

Remembering late Mr. Jama Mahamoud Haid governor of Djibouti Central Bank

Remembering late Mr. Jama Mahamoud Haid governor of Djibouti Central Bank

Remembering late Mr. Jama Mahamoud Haid governor of Djibouti Central Bank A year and two weeks passed since we were shocked with the death of a gigantic personality, a leader and shrewd economist. This makes me reflect what I have said then and... Read More | Share it now!

Faallo: Xukuumadii ugu waxqabad badnayd ee Somaliland soo marta. Qaybta 2′aad

Faallo: Xukuumadii ugu waxqabad badnayd ee Somaliland soo marta. Qaybta 2′aad

Daliil isagoon u haynin Ninyow guurti u dacwooday Haddana aan daw baxayni. Cadaallad adaa ka deyrshay Haddana laaluush ku doonay Dantaadu inay rumowdo. Adaa citiraafka doon leh Haddana iga laba dibleeyey Adaa calanka u dibbooday Haddana duminaaya... Read More | Share it now!

Faallo: Xukuumadii ugu waxqabad badnayd ee Somaliland soo marta. Qaybta 1’aad

Faallo: Xukuumadii ugu waxqabad badnayd ee Somaliland soo marta. Qaybta 1’aad

Dadkaagoo Nabad ku seexday Dabuubtii nacabka sheegoow Dareen dhiilaad sidaaye Shalayto adaa i doortay Xilkii dumadayda saaray Hadana adigaa i diidan Adaa qarankii difaac leh Hadana cadawgii la duuban Qabyaalad adaa dawee leh Qabiila adaw... Read More | Share it now!

Goormay Tigta ama Bajaajtu magaalada Burco soo gashay?

Goormay Tigta ama Bajaajtu magaalada Burco soo gashay?

              Burco(saraarnews) Magaalada Burco oo ah caasimada labaad ee Somaliland marka aad tagto waxyaabaha indhahaagu qabanayaan waxaa ka mid ah gaadiid  kugu cusbaanaya oo magaalada Burco looga yaqaan Tigta ,... Read More | Share it now!

Madaxweyne Siilaanyo oo Markab dushii kula qadayn doonaa Masuuliyiin sare oo dawlada ingiriiska ka socda.

Madaxweyne Siilaanyo oo Markab dushii kula qadayn doonaa Masuuliyiin sare oo dawlada ingiriiska ka socda.

Hargeysa(saraarnews) Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo xubno k tirsan Gollaha wasiirrada xukuumaddiisa, ayaa maanta Markab dushii shir kula yeelan doona Saraakiil Millateri, kaasoo ku sugan duleedka Dekedda caalamiga ah... Read More | Share it now!

Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabilay Wefti Ka Socday Baanka Horumarinta Islaamka.

Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabilay Wefti Ka Socday Baanka Horumarinta Islaamka.

Hargeysa(saraarnews) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socda Baanka horumarinta islaamka oo booqasho ku joogay dalka afartii maalmood ee la soo dhaafay. Madaxweyne Axmed... Read More | Share it now!

Isha Caynaba Hotel oo orodyahanka Jaamac karaaciin Caynaba ka furay

Isha Caynaba Hotel oo orodyahanka Jaamac karaaciin Caynaba ka furay

Caynaba(saraarnews)  Magalo Madaxda Gobalka Sarar ee Caynabo Ayaa Guud Ahaan waxaa si wayn looga dareemayaa udiyaargarawga furitaanka Hoteelka Isha Caynaba.         Waxaa Siwayn Looga Dareemayaa Somaliland Wufuud kala duwan oo ka... Read More | Share it now!

Maalinta Caalamiga ah ee Cudurka Macaanka Qallinkii Ali Mohamoud Noor Ali-Eid

Maalinta Caalamiga ah ee Cudurka Macaanka Qallinkii Ali Mohamoud Noor Ali-Eid

Today is World Diabetes Day! Thu, 14/11/2013 MAALINTA CAALAMIGA AH EE CUDURKA MACAANKA Xanuunka macaanka ayaa siyaabo kala duwan u haya dadyow badan oo dunida ku nool kuwaasi oo qaarkoodna ula nool yihiin si taxaddar leh kuwona joogaan marlaxado bilow... Read More | Share it now!

Baaqa Wadooyinka: Adoo Ceelka Qodan Kara, Ha u Cabanin Qayrkaa

Baaqa Wadooyinka: Adoo Ceelka Qodan Kara, Ha u Cabanin  Qayrkaa

  Ka soo qayb-gal  Shirweynaha dhismaha waddada Ceerigaabo ee London   Waxa lala socodsiinayaa Jaalliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan Dalkan Britian iyo cid kasta oo danaynaysa dhismaha Waddada  dheer ee u Dhaxaysa Burco iyo Ceergaabo in... Read More | Share it now!

TAAGEERAYASHA XISBIGA KULMIYE EE NORTH AMERICA OO DOORTAY HOGAAN.

TAAGEERAYASHA XISBIGA KULMIYE EE NORTH AMERICA OO DOORTAY HOGAAN.

      Shalay oo taariikhdu ahayd 11/02/2013 ayaa shir teleconference ah oo ay ka soo qayb galeen gudidii hore ee North Ameerica iyo laamaha xisbiga Kulmiye ee wadamada Canada iyo USA layskula qaatay in boodhka laga jafo taageeradii... Read More | Share it now!

Afhayeenka Xisbiga Waddani UK oo Dhaliilo badan u soo jeediyay xukuumada Kulmiye

Afhayeenka Xisbiga Waddani UK oo Dhaliilo badan u soo jeediyay xukuumada Kulmiye

            Afhayeenka xisbiga Wadani ee dalka UK mudane  Qaasim Adan Saleebaan ayaa dhaliil usoo jeediyey Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, Hadaba hadal duuban oo uu na soo gaadhsiiyey  ayaa ahaa sidan ee dhegaysi... Read More | Share it now!