Home » Archives by category » Wararka (Page 58)

ogaysiis: Ilhaan Mohamed Jama oo la Kulmi doonta reer Sweden.

ogaysiis: Ilhaan Mohamed Jama oo la Kulmi doonta reer Sweden.

  Waxaa la ogaysiinaya jaaliyadaha iyo Taageerayaasha Xisbiga KULMIYE ee sweden Goteborg in Ilhaan Mohamed Jaamac hadal xog waran ah u jeedin doonta dadka reer Somaliland ee ku nool Magaalada Goteborg, sweden Maalinta sabtida ah ee bishani tahay... Read More | Share it now!

Xisbiga KULIMIYE Oo Maanta Yeeshay Shir Aad Ay Kaga Hadleen Arrimo Door Ah.

Xisbiga KULIMIYE Oo Maanta Yeeshay Shir Aad Ay Kaga Hadleen Arrimo Door Ah. Hargeysa(Saraarnews) Hogaanka xisbiga KULIMIYE,Xubno ka socda gudiga fulinta,golaha dhexe iyo garabyada haweenka iyo dhalinyarada ayaa manta shir aad u xaasaasi ah ku yeeshay... Read More | Share it now!

Xisbiga KULMIYE Oo Maanta Yeeshay Shir Aad Ay Kaga Hadleen Arrimo Door Ah

Xisbiga KULIMIYE Oo Maanta Yeeshay Shir Aad Ay Kaga Hadleen Arrimo Door Ah. Hargeysa(Saraarnews) Hogaanka xisbiga KULIMIYE,Xubno ka socda gudiga fulinta,golaha dhexe iyo garabyada haweenka iyo dhalinyarada ayaa manta shir aad u xaasaasi ah ku yeeshay... Read More | Share it now!

Waraysi lala yeeshay Cabdiraxmaan saylici Musharaxa M/xigeenka KULMIYE

Waraysi lala yeeshay Cabdiraxmaan saylici Musharaxa M/xigeenka KULMIYE

Boorame(saraarnews)Waraysi dhinacyo badan taabanaya ayaan maanta waxaan la yeelanay mid ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda labadan gobol ee galbeedka Xiga ee kala ah Awdal iyo Salal, Shabakada wararka ee caalamiga ah ee boramanews ayaa waxaa usuuro... Read More | Share it now!

Xisbiga KULMIYE oo kulan balaadhan ku yeeshay Xaruntiisa Hargeysa

Hargeysa(saraarnews)Kulan ballaadhan oo ay ka soo qayb galeen dham aan Masuuliyiinta qaybaha Kala duwan ee Xisbiga KULMIYE ayaa saaka lagu qabtay Xarunta Xisbiga Kulmiye ee Magaalada Hargeysa, kulankaas waxaa shir-gudoominaayey... Read More | Share it now!

DALJIRE : Yaa iiga horeeyey qaybtii 2’aad by Cabdilaahi Geeljire

Dubbe iyo Doolaal duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha. Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa.... Read More | Share it now!

Tacsi uu dirayo Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Axmed Mohamed Mohamoud ( Siilaanyo) isagoo ku hadlaaya magaciisa, kan qoyskiisa, xubnaha iyo taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Gudo iyo Dibedba waxaa uu tacsi u dirayaa dhammaan reer cabdillaahi cabsiiye, gaar ahaana... Read More | Share it now!

Sucuudiga oo hargabkii doofaarku 4 qof oo xujey ah ku dilay

Sucuudiga oo hargabkii doofaarku 4 qof oo xujey ah ku dilay

Mecca(saudi arabia) Sida uu xaqiijiyey wasiirka caafimaadka ee wadankaasi qof dhalinyaro ah  iyo 3 qof oo waaweyn ayaa u dhintay cudurka lagu sheego xanuunka doofaarka. Dadkan geeriyooday ayaa kala ahaa gabadh 17 jir oo nayjeeriya u dhalatay ,nin... Read More | Share it now!

Ciidamada Sucuudiga oo xuduuda yemen 7 qof oo somali ah ku dilay

Yemen(saraarnews) Sida ay ku soo waramayaan dad goobjoogayaal ahi ciidamada sucuudiga ayaa la sheegay inay todobo qof oo soomali muhaajiriin ah ku dileen xuduuda dalkoodu la wadaago wadanka Yemen. Somaliladan la laayey ayaa la sheegayey inay doonayeen... Read More | Share it now!

Ma runbaa in xaabsade bastooladiisa nafta kaga gooyey General Caynaanshe markii la tooganayey

Hargeysa(saraarnews)Sida ay xaqiijinayaan warar xogogaal ahi sanadkii 1996-diina lagu baahiyey wargeyska jamhuuriya cadad soo baxay, oo uu faalo ka diyaariyey weriye Maxamed Bancade oo gobolka togdheer waqtigaa uga soo warami jiray, waxaa la sheegayaa... Read More | Share it now!

Xubnaha Gudiga doorashooyinka Qaranka oo itoobiya u Kicitimay

Hargeysa(saraarnews)Todobada xubnood ee Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa maanta u kicitimay dalka Itoobiya, halkaasi oo ay kaga qeyb galayaan siminaar la xidhiidha hawlahooda isla markaana ay Magaalada Addis ababa kula kumi doonaan deeq... Read More | Share it now!

Gudoomiyihii gudida dhexe UK ee ururkii xaq u dirirka SNM Mujaahid Mohamed Ali Farah oo maanta ku geeriyooday magaalada London.

Gudoomiyihii gudida dhexe UK ee ururkii xaq u dirirka SNM Mujaahid Mohamed Ali Farah oo maanta ku geeriyooday magaalada London. Allaha ha u naxariistee waxaa saaka ku geeriyooday magaalada London ee dalka UK, Marxuum Mohamed Cali Farah, oo ka mid ahaa... Read More | Share it now!

Wasiirka Warfaafinta oo hadal cunsuriyad qabyaaladeed huwan kula kacay xil. mahdi Buubaa

 Muddooyinka dembe waxa siyaasadda Somaliland ku soo kordhay Ajende Siyaasadeed oo cusub oo halis ku ah guulihii uu shacbiga Somaliland uu isku duubani ka gaadhay la soo noqoshadii Xorriyadoodii sida fudud uga siibtay gacantooda 1960kii, taasoo ay... Read More | Share it now!