Home » Archives by category » Wararka (Page 86)

Horumarka ka Socda Gobolka Saraar oo Sii kordhaya Iyo Hoteelo Cusub oo Ku soo Kordhay

Oog(saraarnews) Kobaca horumarka iyo dhismayaasha oo marba marka ka danbaysa kor u sii kacaya ayaa waxaa mudooyinkan danbe magaalada Oog ku soo badanaya dhismayaasha huteelada hurdada ee waawayn. Waxana haatan ka soconaya dhismayaal farbadan oo isugu jira hotelo, xarumo caafimaad, warshado yar yar  iyo dhismayaal kale sidoo kale waxaa dhowaan xadhiga laga jaray Hotel Weyn  [...]

Waaxda Arrimaha Debedda ee Maraykanka oo Diiday Inay Casuumaad u Fidiso Dawladda Daahir Riyaale oo Ka Door Bidday Mucaaradka

Waaxda Arrimaha Debedda ee Maraykanka oo Diiday Inay Casuumaad u Fidiso Dawladda Daahir Riyaale oo Ka Door Bidday Mucaaradka

USA(saraarnews) Dawladda Daahir Riyaale ayaa isku deyday in Waaxda Arrimaha Debedda (US State Department) ee dawladda Maraykanu ay caasuumaad la mid ah ta ay u fidisay hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, loo fidiyo hase ahaatee ceeb iyo fashilaad kala kulanatay ka dib markii loo sheegay inaanay ahayn “waqtigii saxa ahaa” [...]

Xabaal Hargeysa Ku taala oo Qaylo iyo Gariir awgeed looga yaacay

Hargeisa (saraarnews) Xabaalo ku yaala agagaarka Dugsig Al-Baraka ee duleedka Galbeed ee magaalada Hargeisa ayaa maanta barqadii ay argagax iyo cabsi ku riday ardayda dugsigaas dhigata ka dib markii la maqlay qaylo iyo sawaxan naxdin leh  oo ka dhex yeedhaya mid ka mid ah xabaalahaas, oo mararka qaar wadata guux iyo gariir laga dareemay agagaarka [...]

Rayaale, Siilaanyo iyo feysal kolba kii kheyrku ku jiro

Waxaan xasuustaa sidaan uga naxay geeridii ku timi madaxweynihii geeriyooday marxuum maxamed xaji ibraahim cigaal, waxaanse aad u farxay markii isla habeenkiiba la dhaariyey madaxweyne ku-xigeenkii oo ah madaxweynaha maanta Daahir Rayaale Kaahin. Sababtu waxay aheyd iyadoo muujisay midnimada iyo geesinimada ummadda, iyadoo makiiba laga hortegey in jagadaasu bannaanaato(gab), iyo iyadoo la soo afjaray warxuma-tashiil [...]

Xukuumada UDUB ayaa ka danbaysa weerarka lagu qaaday Deegaanka Beesha Ciidagale wayne By Siciid Cabdi Dheen

Waxa  baryahan danbe lagu baahiyay   qaar ka mida websityda somaliland in  jabhada onlf weerer ku sooo qaaday meelo ka mida degaan beesha ciidagale. Halkaana ay  ku dileen hal qof afar kalana ku dhaawaceeen. DHinaca beesha ogaadeeen ayaan ogaynba dagaalkan la sheegayo iyo arimihiisaba. Waxa hubaala in ciidagale iyo ogaadeen wada dego xuduud dheer  xoolahooduna waagiii [...]

Warsaxaafadeed: Imaatinka Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Iyo Wafdigiisa January 6, 2010

Warsaxaafadeed: Imaatinka Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Iyo Wafdigiisa January 6, 2010

Warsaxaafadeed:  Imaatinka Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Iyo Wafdigiisa  January 6, 2010  Waxa madaarka madaarka wayn ee Washington-Dulles Airport ka soo degaya maalinta Jimcaha ee Taariikhdu tahay 8-da bishan Jan wafdi ka socda xisbiga Kulmiye oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye mudane Axmed Maxamed Maxamud ( Siilaanyo) iyo marwadisa marwo Amina Sheekh Maxamed Jirde. Waxaa kale oo [...]

Salaadiinta Habar Yoonis oo diiday Qandaraaskii Kuul Caraynta “Bayaan 10 Suldaan Burco ka soo saareen”

Burco(saraarnews) Baaq ay caawa ka soo saareen magaalada Burco ee xarunta Gobolka togdheer 10 suldaan oo qaarkood yihiin Kuwii u ololaynayey Qadiyada Kuulcaraynta ayaa cadeeyey in ay arintu sida la moodayey ka bedelan tahay. Qoraal saxaafada loogu talo galay oo ay soo saareen salaadiintaas oo 10 xubnood ka koobani ayay ku cadeeyeen inaanany jirin Beel, [...]

Degaankii Ceelberdaale oo loo Xukumay Beesha Boorame

Hargeysa(saraarnews) Deegaanka ceel berdaale oo ahaa Mid ay dhowaanahan isku hayeen Beelaha Samaroon iyo Jibriil Abokor ayaa la sheegay in madaxweyne Riyaale u sheegay Guurtidii Beeshiisa ee  uu la Kulmay dhowaan in iyaga loo xukumay lahaanshaha iyo Manaafacaadsiga Dhulkaas muranku Mudada Ka taagnaa. Qorshahan oo ahaa mid Golaha Guurtidu Go’aan dhexdhexaadin ah ka soo saaray [...]

muran weyn oo ka dhex abuurmay beesha Habar Awal Galbeed iyo Habaryoonis Bari oo ku saabsan Markabka MV LEILA ee ku xayiran Dekadda Berbera

Hargaysa(saraarnews) Markab la yidhaahdo MV LEILA oo in muddo ah ku xayiran Dekadda Berbera ayaa muran weyn ka dhex dhaliyay labada Beelood ee Habar Awal Galbeed iyo Habaryoonis Bari kuwaasoo ay ka soo kala jeedaan Ganacsade Jaamac Oomaar oo markabkaasi u xayiran yahay iyo Rooble Cali Ducaale oo wakiil ka ah markabkaasi kuwaasoo isku haya [...]

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland oo la kulmay Jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan magaalada Cardiff

Kulan aan hore loo arag oo ay soo qabanqaabisay Jaaliyadda Somaliland ee Cardiff isuguna dhafnaa soo dhoweyn iyo iswaraysi laguna marti geliyey Guddoomiyaha Aqalka Odayada Somaliland ayaa ku qabsoomay xarunta lagu magcaabo Cardiff County Hall oo ka mid ah dhismayaasha la majeerto ee ku yaalla magaalo madaxda carriga Wales ee Cardiff. Haddii aynnu wax yar [...]

Doorasho dambe oo rayaale waa side? By Cali tiriig

Doorasho dambe oo rayaale waa side? 1. Wuxuu yidhi rayaale, tabtii cigaal ayaan raacayaa ,sawdiga fooqa cusbitaalka agtiisa ka dhistay, cigaal daarihii aabihii ayu dalka u iibinjirey 2. Wuxu yidhi: caddaalad ayaan ka shaqeynayaa , maxkamadaha ma ka warheysa. 3. Wuxuu yidhi: ciidamadaan hagaajinayaa, meeye darajadoodii iyo mushaharkoodii 4. 50ka million ee doolar ma xanaanooyinka [...]

Tacsi

WAXAAN TACSI HALKAN U SOO MARINAYNA REER ISMACIIL WARSAME OO SHALAY SUBAX UU KU GEERIYOODAY XUSEEN CILMI ISMACIIL MAGAALADA BURCO WAXAAN LEENAHAY SAMIR IYO IMAN ALLE HA INAGA SIIYO DHAMAN (AMIIN) MAGACYADA TACSIDA DIRAYA. 1- CABDALLE SHAL XASAN 2- C/ RASHIID SAHAL XASAN 3- SALEMAN ABOKOR X. AXMED 4- SALEMAN MAXAMED CAWED CABSIIYE. 5- AXMED [...]

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone