Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Hargeysa(saraarnews) Silsilad suugaaneed gabayo cusub ah oo u dhaxaysa niman halabuuro ah oo ka tirsan Beelaha majeerteen, Dhulbahante iyo Ogaadeen ayaa ka dhalatay xaaladaha siyaasadeed iyo nabadgelyo ee ka taagan Gobolada barriga ee somaliland, gaar ahaa Gobolka Sool. Gabayada oo ah qaar tirtirsi iyo digasho ka muuqato ayaa waxaa bilaabay nin magaciisa lagu soo gaabiyey Indhobuur [...]