Home » Archives by category » Suugaanta (Page 12)

Afdhabaandhow (maanso cusub) By Mubarak qoorubaxay

Afdhabaandhow (maanso cusub) By Mubarak qoorubaxay

    Waa maanso gaaban oo la yidhaaho Afdhabaandhow Waxaa tiriyey abwaan Mubarak Mohamed Nur qoorubaxay waxay soo baxday 13.02.2010 , Hadaba maansadan oo cod iyo qoraal isugu jirta halkan ka... Read More | Share it now!

Gagayban Jirjiroole Waa Midhii Garyaqaan Cawad Dooyo Oo La Hadlaya Xukuumada Riyaale

Marka hore waxaad  Salaamantiin  Reer SLD . iyo Wergeesyada SLD Iyo Shaashadaha  laga leeyahay Sld  ee  ka arrimyiya xaladaha cakiran. Waad la socotaan .in cadowkii Sld ku soo siqaya  Gobolada barika  .  Sida Qaraxyada , Afduubka Markiibta ... Read More | Share it now!

Dhegayso gabaygii Haadaaqsi ee salaan Carabay

Hargeysa(saraarnews)Nin ba dhan u badi Bal aan Imikana Idiin Dooro gabaygii Salaan Carabay ee Ku jiray Silsiladii gabayada ee Guba la magac baxday Tixdaas gabayga ah ee Haadaaqsi oo uu akhriyayo Nin reer Buuhoodle ahi, Inkasta oo uu... Read More | Share it now!

dhegayso Waraysi Aadan hore u maqal oo Timacade uu la yeeshay Mustafe Xaaji Nuur

Ka rog oo hadana saar waxaan idiin soo qabtay oo Qolalka Kaydka Suugaanta ee shabakada Saraarnews aan idiinka soo saaray waraysi xiiso leh oo Mustafe Xaaji Nuur La yeeshay sanadakii 1965-kii Ilaahay ha unaxariisto labadoodaba, Waqtigaas Mustafe xaaji... Read More | Share it now!

Dhegayso gabaygii calanka ee Cabdi Iidaan faarax ee 1960-kii

Waxaan idiin dooray labo gabay oo Qaali ah oo cabdi Iidaan Faarax tirinayo Labadan gabay ka danbe Wuxuu ahaa Gabaygii calanka ee kaalinta koowaad galay Sanadkii 1960-kii Inkasta oo Inyar ka dib geeraarkii Cabdilaahi Suldaan timacade La siiyey... Read More | Share it now!

Fanaanka Todobaadka: Mohamed Jama Joof (AHUN)

Todobaadkan waxaanu Idiin dooray Qaar ka mid ah Heesaha uu qaado Fanaankii Mohamed Jama Joof Ilaahay Naxariistii jano ha ka waraabiyee oo ahaa Fanaan weyn oo qaali ah oo Reer Somaliland ah hadaba halkan ka dhegayso qaar heesahaa ka mid ah. Aakhiro... Read More | Share it now!

Hal abuurka Maansada Mubarak Mohamed Nur “qoorubaxay”

Hal abuurka Maansada Mubarak Mohamed Nur “qoorubaxay”

Waxaanu Maanta idiin dooray qayb ka mid maanso la yidhaaho Hal abuurka maansada oo uu tiriyey Mubarak Mohamed Nur Qoorubaxay , wuxuu tiriyey sanadkii 1987 waqtigaas oo uu ka tirsanaa Abwaanadii kooxdii DANAN ee Mogadisho, Maansadan oo aan halkan Ku... Read More | Share it now!

Heesta Maanta:mahadhada Jacaylka ( cismaan Gacanlow)

 Sidaasoo kalaa loo heesaa , ka dibna meel daadays lagaga soo hadho ayaa la iska daayaa , Dhegayso haboon Codkii Cismaan Mohamed cabdikariim (cismaan  Gacanlo). Fankii qumanaa darbaa qariboo  qudh gooyoo way qisaaseen  isqaawinta qoobka loo... Read More | Share it now!

Silsilad gabayo Jacayl ah oo sanadkii 2006 dhex martay Haldeeq Iyo Qoorubaxay

Hargeysa(saraarnews) Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa Silsilad kaftan suugaaneed gabayo jacayl ah ahayd oo sanadkii 2006 dhex martay Maxamed Aw cali cartan(haldeeq) iyo Mubarak Qoorubaxay, Silsiladaas oo uu bilaabay Haldeeq, Silsiladan oo aan... Read More | Share it now!

Hees: ku socota Shacabka Somaliland “maqaleey warlaay ma laguu Waramay”?

Waxaanu idiin doori doonaa hees ujeedo badan oo dhaqan xambaarsan waa heestii Maqalayeey warlaay ma laguu waramay, Adigaa lagaa doonayaa inaad fasirato saamaynta ay ku leedahay Marxalada somaliland Maanta ku jirto , Heesta waxaa idin soo gaadhsiin... Read More | Share it now!

Heesta Maanta : somaaliyeey Su’aal Hoo

Hargeysa(saraarnews) Hadaad aaminsantahay Hees kasta oo la sameeyey waqtigii siyaad Bare in lagu amaanayey isaga iyo Kacaankiisii , waxaad haysataa Fikrad khalad , Balse maanta aan idiin dooro hees wadani ah oo la Yidhaaho Somaaliyeey Su’aal Hoo,... Read More | Share it now!

Hees Mucjiso ah

dhegso oo riix ... Read More | Share it now!

Heesta Maanta: Calool Baahaneey Cawradaada Dedo!!

Waxaanu idiin dooray inaad Maanta nala dhegaysataan hees Guubaabo wadani ah oo la yidhaaho Calool Baahaneey Cawradaada Dedo ,Erayada Heestan Waxaa hal Abuuray Mustafe sh Cilmi Waxana ina soo gaadhsiinaya Hoobaladaii qaranka ee Waaberi, Halkan... Read More | Share it now!