Sweden(saraarnews)Gabaygan waxaa tiriyey Mubarak Mohamed Nuur (qoorubaxay) wuxuuna jawaab u yahay tixdii gabayga ahayd ee Maskax Godol ee uu soo tiriyey Maxamed aw Cali Caran, tixdan oo abwaanku maalintiiba ka jawaabay waxayna soo baxday... Read More | Share it now!
Hydrabad(saraarnews) Gabaygan Maskax godol waxa curiyay Abwaan Maxamed Aw Cali Cartan (Haldeeq) 21.11.06 waxa uu kaga jawaabayaa gabayga uu uu tiriyay Mubaarak Maxamed Nuur (Qoorubaxay) ee HA MALAYN isaga oo ku faahfaahinaya sida uu... Read More | Share it now!
Sweden(saraarnews) Gabaygan waxaa curiyey Mubaarak Maxamed Nuur (qoorubaxay)- waxay jawaab u tahay tixdii ma guuraan ee Maxamed aw cali cartan, gabaygan wuxuu abwaanku tiriyey isla maalintiiba waxayna soo baxday 19/11/2006. Murti hadalka laysugu... Read More | Share it now!
Hydrabad(saraarnews) Gabaygan oo la yidhaahdo ( MAGUURAAN) waxa curiyay Maxamed Aw Cali Cartan(Haldeeq) 19.11.06, Gabaygu wuxuu jawaab u yahay gabayga uu soo tiriyay Mubaarak Maxamed Nuur (Qoorubaxay) ee la yidhaahdo MUDUCIGA KALGACAL waana kan... Read More | Share it now!
Sweden(saraarnews) gabaygan oo la yidhaaho Mudduciga kalgacal waxa tiriyey Abwaan Mubarak Maxamed Nuur (qoorubaxay). Tixdan gabayga ah oo hoga tusaalayn iyo jawaaba u ah tixdii Muxubo heelood uu soo tiriyey Maxamed aw Cali Cartan haldeeq, waxay soo... Read More | Share it now!
Burco(saraarnews) Gabaygan la yidhaahdo (MUXUBO HEELLOOD) waxa tiriyay abwaan Maxamed Aw Cali Cartan (Cartan ama Haldeeq qofba siduu u yaqaano)0.4.11.006 waxa uu ku soo ban dhigay arooskii Faysal C/laahi Warsame (Cirabey) oo ka dhacay magaalada... Read More | Share it now!
London(saraarnews)Gabaygan gola ka fuulka ahi oo uu tiriyey Abwaan Maxamed Xasan dhaglis wuxuu daba socdaa, silsiladii uu bilaabay abwaan Cabdisalaan Caaradhuub waxaanse ka xumahay in hawlo kale abwaanka raafka igu hayeen, gabayga wuxuu ku... Read More | Share it now!
Sweden (saraarnews) Gabaygan oo la yidhaaho Sheeko Qarroweyn waxaa tiriyey abwaan Mubarak Qoorubaxay. Gabaygani wuxuu jawaab u yahay gabaygii ka horeeyey ee uu soo tiriyey Abwaan Cabdisalaan caaradhuub , wuxuuna ku... Read More | Share it now!
Burco(saraarnews) Gabaygan oo hordhac u ah silsilad cusub oo gabayo Guurdoon Jacayl ah oo uu bilaabay Abwaan Cabdisalaan Caaradhuub waxay ku bilaabatay sidan: Haddii gabayga loo qolo tirsado qaatin galihiisa Qabano iyo hadduu maal noqdiyo qaalmo... Read More | Share it now!
London(saraarnews) Abwaan Maxamed Xasan Dhaglas ayaa soo tiriyey maanso gaaban oo la yidhaaho maxaan kugu dooranaa, maansadan ayaa waxay tahay mid sida ka dhadhamaysa ku socota Musharaxa xisbiga KULMIYE Muuse biixi Cabdi, wuxuuna ku bilaabay... Read More | Share it now!
Hargeysa(saraarnews) Waxaanu maanta idiin dooray xogwaraysi suugaaneed lala yeeshay Alle naxariistii janno ha ka waraabiyee Abwaan Cabdi Iidan Faarax, waraysigaas oo abwaanku gabayadiisii qaar ka mida uu kaga sheekaynayo, waxaase aad u xiiso leh... Read More | Share it now!
Niman yohow kudkii UDUB diloo, kaarayaa yimiye Wuxu soo kadleeyaba haduu, kiciyey eelkiiye Mudo wuxu kurmaasnaa haduu, yimi kawaankiiye Kulmiyuu haleeloo beryahan, kariyey waabey’e Keenada markuu geliyey ee, kuruska soo gaadhey Kurbadiyo... Read More | Share it now!
Tixdan gaaban oo waxaa si golle ka fuul ah imika ku tiriyey Abwaan Mubarak Qoorubaxay, wuxuuna ku kala joojinayaa Abwaan Cabdisalaan Caaradhuub iyo Abwaan Cali Duulduul oo ayaamahan hangooladu iska sudhmeen, Isagoo leh nimanyohow... Read More | Share it now!
Burco(saraarnews) Abwaan Cabdisalaan Caaradhuub ayaa soo tiriyey Gabaygii Sadexaad ee ku socda abwaan Cali Duulduul. gabaygaas oo la yidhaaho Aar xabeebsaday wuxuu ku bilaabay sidan. Duulduulaw irdaa gabay beryahan unug ismaan layne Hayeeshee am... Read More | Share it now!
London(saraarnews) Gabayaaga Xaaji Cabdi Kariim M. Cilmi ( Cabdi baraar) ayaa gabay hogotusaalayn iyo hawaalo waran ah ugu jawaabay , Yuusuf Suusle oo gabayaa reer buuhoodle ah oo mudadii u danbaysay oo dhan waday gabayo Calaacal, Guubaabo iyo... Read More | Share it now!
Gabaygan oo la yidhaaho Astaan gabay waxaa tiriyey Abwaan Cali Ismaaciil Carab “Cali Duulduul” wuxuuna jawaab u yahay gabaygii cabdisalaan caaradhuub soo tiriyey, wuxuuna ku bilaabay: Maansaba aan bay leedahoo lagu asteeyaaye Waxa lagu... Read More | Share it now!
Burco(saraarnews) gabaygan danbe waxaa ku soo noqday Cabdisalaan Caaradhuub oo u jawaabaya gabaygii tallo Inaadeer ee uu soo tiriyey Cali Duulduul, wuxuuna ku bilaabay: Caliyoow itaal ma leh ninkay gacal iş eedaane Markaan gabayga... Read More | Share it now!
Burco(saraarnews) Abwaan Cali duulduul oo ka soo jawaabay gabaygii Cabdisalaan caaradhuub oo ay sheeko siyaasaded ka wada sheekaysanayeen, gabayga oo aan khaafiyadii xarafka gabaygii hore ku soconin, wuxuu Cali duulduul ku bilaabay sidan; Abwaan... Read More | Share it now!
Burco(saraarnews) Abwaan Cabdisalaan Caaradhuub ayaa gabay siyaasadeed haldhigiisu yahay Doorasaydh ku xujeeyey Gabayaaga Cali duul duul oo ay kaftan wadaag ahaayeen. Sabriyoow tixii maan dalayn daabaca ahaaye Hadaan deelka maansada furfuro... Read More | Share it now!
Tix kooban oo uu Abwaan Mubarak qoorubaxay tiriyey oo badhitaaraysa tixdii gaabnayd ee Abwaan Maxamed Xasan Dhaglis ujeedada laga leeyahayna ahayd in raga gabanaya la qodqodo, Waxay ku bilaabanaysaa tixdu. Todob kuu curtiyo kala mug weyn hogosha... Read More | Share it now!
Abwaan Maxamed Xasan Dhaglis oo Tix Baane ah u soo tiriyey nimanka Abwaanada sheegtay ee reer Facebook, ee tartan suugaaneedka laga sugayo , wuxuuna ku bilaabay; Hadii gabay tilmaan leeyihiyo taajirnimo raagta Dhaxaan tiriyey suugaan tayo leh oon ku... Read More | Share it now!