Home » Archives by category » Suugaanta (Page 3)

Kalabaab: (gabay) waxaa tiriyey Abwaan Mubarak Qoorubaxay

Kalabaab: (gabay) waxaa tiriyey Abwaan Mubarak Qoorubaxay

KALA BAAB ——————- Gabaygan oo la yidhaaho Kalabaab waxaa Abwaan Mubarak qoorubaxay kaga jawaabayaa gabaygii  uu soo tiriyey Abwaan Mohamed Douglas ee DAD IS BARAY, wuxuuna ku bilaabmay gabayga oo gole ka fuul... Read More | Share it now!

Dad is baray : (gabay) waxa tiriyey Abwaan Maxamed Xasan Dhaglas

Dad is baray : (gabay) waxa tiriyey Abwaan Maxamed Xasan Dhaglas

London(saraarnews)Tixdan gabayga ee halku dhigeedu yahay La is baray waxaa tiriyey abwaan Maxamed xasan  Dhaglis , tixdan gabayga oo uu kula hadlayo sida Dalkii loo halgamay iniba meel isaga sheegatay gaar ahaan Dekedii berbera ee dadka ka... Read More | Share it now!

Wadar u eedow (gabay) waxa tiriyey Abwaan Mubarak Qoorubaxay

Wadar u eedow  (gabay) waxa tiriyey Abwaan Mubarak Qoorubaxay

Sweden(saraarnews) Tixdan gabayga  ee la yidhaaho wadar u eedow, waxay soo baxday 16.08.2015, waxana tiriyey Abwaan Mubarak qoorubaxay. waxayna ku bilaabatay sidan. Wiyil caratay wayraxa dhul baa laga wareegaaye Waxbuu adhax wareemaa libaax wiig... Read More | Share it now!

BURCO waa maanso cusub oo uu dhowaan tiriyey Abwaan Mubarak qoorubaxay

BURCO waa maanso cusub oo uu dhowaan tiriyey Abwaan Mubarak qoorubaxay

Sweden(saraarnews) Heestan ama maansadan soo socota waxaa tiriyey Abwaan Mubaarak qoorubaxay wuxuuna ku sifaynayaa bilicda iyo quruxda magaalada burco ilaahay ugu deeqay ee ay dheertahay degaamada kale ee dadka afsoomaaliga ku hadlaa ku noolyihiin.... Read More | Share it now!

Fanaan u hiilin waayey Gabadh dartii loo furay oo uu baradeedii biiyey.

Fanaan u hiilin waayey Gabadh  dartii loo furay oo uu baradeedii biiyey.

Borama(saraarnews)Gabadh hees metelaad ah la sameeysay fanaanka Nimcaan Hilaac, ayaa markeey ka soo laabatay fasaxeedii Borama ninkii qabay sadaqdii dalqadood dusha kaga tuuray, arintaas oo ku noqotay uurkutaalo ay qarsan weyday. Gabadha heesta la... Read More | Share it now!

Waa Duni gaboowday: Hees inyari maqashay codkii cabdillaahi Qarshe (AHUN)

Waa Duni gaboowday: Hees inyari maqashay codkii cabdillaahi Qarshe (AHUN)

London(saraarnews)Maanta waxaanu idiin dooray heesta halku dhigeedu yahay Waa duni gaboowday iyo codkii AHUN fanaankii weynaa ee Cabdillaahi Qarshe. Midhaha heesta oo qoraal ah waa sidan: Dadkaan ogaynee Dunidaan la yaabee Dib u fiirsigeeda Lagu... Read More | Share it now!

Gabayaagii Cabdi Iidaan Faarax (AHUN) iyo gabaygiisii Kiilka Meertada.

Gabayaagii Cabdi Iidaan Faarax  (AHUN) iyo gabaygiisii Kiilka Meertada.

Hargeysa (saraarnews) Gabaygan waxaa tiriyey Alle ha u naxariistee  abwaankii waynaa ee Cabdi Iidaan Faarax (Hanqadh), hilaadii sanadku kolkii uu ku beegnaa 1966-kii. Xilligaas oo uu badhasaab ka ahaa magaaladda Hargeysa Cabdiraxmaan Axmed Cali... Read More | Share it now!

Gabayaagii sharafta badnaa ee Dhufayl ee hogaamiyaha u ahaa reer Daws. Qallinkii Axmed Khaliif Maxamed

Gabayaagii sharafta badnaa ee Dhufayl ee hogaamiyaha u ahaa  reer Daws. Qallinkii Axmed Khaliif Maxamed

Dhufayl wuxuu kaaba qabiil u ahaa qabiilka uu ka dhashay ee Daws, wuxuuna ahaa nin carabta dhexdeeda ka leh sharaf iyo qaddarin. Dhufayl wuxuu ahaa deeqsi oo wuxuu maal iyo lacag hayo wuxuu ku quudin jiray masaakiinta aan waxna haysan, sidoo kale wuxuu... Read More | Share it now!

Abwaanka weyn ee Maxamed Xasan dhaglis oo waraysi siiyey telefishanka Somcable.

Abwaanka weyn ee Maxamed Xasan dhaglis oo waraysi siiyey telefishanka Somcable.

  ... Read More | Share it now!

Daanno culus. Gabaygii 13’aad ee silsilada tahriibka waxa tiriyey Abwaan Mubarak Qoorubaxay

Daanno culus. Gabaygii 13’aad ee silsilada tahriibka waxa tiriyey Abwaan Mubarak Qoorubaxay

Douglasoow midii duni ahayd rag isu dayn waaye Dabro weerar culus baa ka jira duhurka maantiiye Daandaansi dala’sigu wataa laysku deyayaaye Hadba meesha dihiniyo duxdaa laysku dilayaaye Ninka daacadeedii wadaa lagu dulaalaaye Danni bay is wada... Read More | Share it now!

Dardaaran. Gabaygii 12’aad ee Silsilada tahriibka waxa tiriyey Abwaan farxaan Maxamed

Dardaaran.  Gabaygii 12’aad ee Silsilada tahriibka waxa tiriyey Abwaan farxaan Maxamed

Odayda Abwaan Xaaji Mubarak Qoorubaxay iyo Abwaan Jama Ogleh iyo Abwaan Mohamed Douglas aad baan idiin salamayaa mar labaad ayaan ku soo celiayya Hal Tix Silsiladii inoo furayd Bag Maxay noqon….hhhhhh Aduunyada dan waa laysku nacay, daacad iyo... Read More | Share it now!

Dalanbaabi. Gabaygii 11’aad ee Silsiladii Tahriibka waxaa tiriyey Abwaan Jaamac Ogleh Caana-boodhe

Dalanbaabi. Gabaygii  11’aad ee Silsiladii Tahriibka waxaa tiriyey Abwaan Jaamac Ogleh Caana-boodhe

Deglesoow inaad daacad tahay waa daliishadaye Dhaaxaad dardaaran iyo talo ila dul taagneyde Dhaaxaad dibsoo igu tidhaan diidey waanada e Dantaa ii run sheegtoo duruuf baa i daba taale Duni aakhir seben weeye iyo daar la rogayaaye Durdurada mar baa... Read More | Share it now!

Dummadiina weeyaan. Gabaygii 10’aad ee Silsilada Tahriibka waxa tiriyey Abwaan maxamed xasan dhaglas

Dummadiina weeyaan. Gabaygii 10’aad ee Silsilada Tahriibka waxa tiriyey Abwaan maxamed xasan dhaglas

Afaraydani waxay ka mid tahay gabayadii silsilada ahaa ee tahriibta waxana ay so baxday 28/9/2015 waa jawaab gole ka fuula oon kaga jawabayo maansadii sagalaad ee uu so tiriyay abwaan Jama Ogleh ee bal ila eega hadii araran dugoobin iyo gabay dux... Read More | Share it now!

Dookhayga. Gabaygii 9’aad ee Silsilada tahriibka waxa tiriyey Jaamac oogle Caana-boodhe

Dookhayga. Gabaygii 9’aad ee Silsilada tahriibka waxa tiriyey Jaamac oogle Caana-boodhe

Abwaan Mohamed Douglas waxaan joogaaa wadankii waxaana fariin iigu soo kaa soo dhiibtey gabadhii aad tahriibta ka celin jirtey waxay leedahay odaygu wuxuu meesha iigu celinayaa hunguri baa iga galay Deglesoow dabuub gabay adaa deeqsi ku... Read More | Share it now!

Dhaafyey dabarkii. Gabaygii 8’aad ee silsiladii tahriibka waxa tiriyey Abwaan Farxaan Maxamed

Dhaafyey dabarkii. Gabaygii 8’aad ee silsiladii tahriibka waxa tiriyey Abwaan Farxaan Maxamed

Abwaan Farxaan Maxamed ayaa gabay dardartiisii wata ku soo galay oo Abwaan Douglas usoo jeediyey inaanay inantu hadal iyo gabay xumada ku sii kiciya u baahnayne, hiil ay ka sugayso haddii kale uu gabaygiisa ka daysto ileen wuu uga darayaaye. Dacwad... Read More | Share it now!

Dooya-qaad. Gabaygii 7’aad ee silsilada tahriibka Abwaan Cabdisalaan caaradhuub

Dooya-qaad.   Gabaygii 7’aad ee silsilada tahriibka Abwaan Cabdisalaan caaradhuub

Abwaan Caaradhuub ayaa gabaygii oo halkaa maraya soo tiriyey tix gaaban oo Abwaan Maxamed Douglas u hiilinaysa halkaasna ka soo galay wuxuuna yidhi: Dhaglasoow nin daacada xiligan waa la dagayaaye Inantuba ma doodee ragbaa doonya-qaad ka ahe Daandaasi... Read More | Share it now!

Deelqaaf. Gabaygii 6’aad ee silsilada tahriibka Abwaan Mubarak Qoorubaxay

Deelqaaf.  Gabaygii 6’aad ee silsilada tahriibka Abwaan Mubarak Qoorubaxay

Abwaan Mubarak Qoorubaxay Gabaygiisan sadexaad wuxuu ka hadlayaa fariintii uu ka siday inantii Maxamed Douglas ku lahaa iska joog ha soo tahriibine, wuxuuna soo baxay isla maalintii 31-08-2015.  Gabayga waxay ku leedahay ninka aad maagayso ee aad... Read More | Share it now!

Wuu ku duufsaday. Gabaygii 5’aad ee silsilada tahriibka Abwaan Maxamed xasan dhaglas

Wuu ku duufsaday. Gabaygii 5’aad ee silsilada tahriibka Abwaan Maxamed xasan dhaglas

Abwaan Mohamed Douglas Gabaygiisan 3’aad oo uu tiriyey 31-08-2015 wuxuu daba socdaa labadii hore ee uu ugu caqli celinayey inantii doonaysay inay soo tahriibto, isaga oo gabaygii ugu horeeyey tahriibta dhibaatadeeda uga waramay, kii labaadna ugu... Read More | Share it now!

Hay dardaar werin. Gabaygii 4’aad ee Silsilada tahriibka waxaa tiriyey Abwaan Mubarak qoorubaxay

Hay dardaar werin.  Gabaygii 4’aad ee Silsilada tahriibka waxaa tiriyey Abwaan Mubarak qoorubaxay

Abwaan Mubarak Qoorubaxay ayaa gabaygiisii labaad ku soo noqday oo ah fariintii inantii soo tahriibaysay uu ka siday, waxayna Jawaab u tahay Gabaygii Daacad ee Abwaan Dhaglas , waxayna soo baxday 26-08-2015. Tixdan oo ay abwaanka ugu xogwaramayso... Read More | Share it now!

Daacad. Gabaygii 3’aad ee silsilada tahriibka waxa tiriyey Abwaan Maxamed xasan dhaglas

Daacad.  Gabaygii 3’aad ee silsilada tahriibka waxa tiriyey Abwaan Maxamed xasan dhaglas

Abwaan Mohamed Douglas ayaa gabaygiisii labaad ku soo noqday  isagoo u jawaabaya inantii soo tahriibaysay ee gabayga Mubarak Qoorubaxay ee HA II DAYRIN ku jirtay, tixan oo soo baxday 25-08-2015 wuxuu ku bilaabay. Markaan kuu damqaday aan murtida... Read More | Share it now!

Ha ii dayrin. Gabaygii 2’aad ee Silsilada tahriibka waxaa tiriyey Abwaan Mubarak Qoorubaxay

Ha ii dayrin.  Gabaygii 2’aad ee Silsilada tahriibka waxaa tiriyey Abwaan Mubarak Qoorubaxay

Abwaan Mubarak Qoorubaxay ayaa ka soo jawaabay gabaygii digniin ee Abwaan Mohamed Douglas, wuxuuna ka dhigayaa in tixda gabayga ah ay inantii fariin ahaan ugu soo dhiibtay, Gabaygan oo la yidhaaho digniin Inantu waxay ku sheegaysaa inay ka mid ahayd... Read More | Share it now!