Home » Archives by category » Suugaanta (Page 4)

Digniin (gabayga 1’aad ee silsilad gabayo ah oo tahriibka ku saabsan) abwaan Maxamed Xasan Dhaglas

Digniin (gabayga 1’aad ee silsilad gabayo ah oo tahriibka ku saabsan) abwaan Maxamed Xasan Dhaglas

Abwaan Mohamed Xasan dhaglas oo tiriyey tix gabaya oo tahriibka ku saabsan. Wuxuuna kula hadlayaa kuna waaninayaa inan doonaysa inay soo tahriibto. Gabaygan oo soo baxay 22.08.2015. wuxuu ku bilaabay. Damqashada dareenkiyo jidhkaa laygu soo... Read More | Share it now!

Maanso: Xilka Goolibaadhka ah waxa tiriyey Mubarak Qoorubaxay

Maanso: Xilka Goolibaadhka ah  waxa tiriyey Mubarak Qoorubaxay

Sweden(saraarnews)  Abwaan Mubarak qoorubaxay ayaa soo tiriyey maanso cusuboo uu kaga hadlayo masuuliyada xileed ee wada dayacan , wuxuuna sifaynayaa inay tahay dayacaad masuuliyadeed oo la wada leeyahay ee aanay cid qudha lagu canaann karaynin.... Read More | Share it now!

Aafooyinka ku gedaaman Gabayada iyo heesaha, Qallinkii Mubarak Qoorubaxay

Aafooyinka ku gedaaman Gabayada iyo heesaha, Qallinkii Mubarak Qoorubaxay

Waxaa laga yaabaa inaad noqoto gabyaa caan ah oo gaasabaxay oo laga dhaxlo murti iyo halhaysyo dhaxal gal noqda oo weligood taagnaada, suugaan badanina kuu tisqaado. Waxana gabayaaga ama halabuurka rasmiga ahi dareemaa in wax laga sugayo, oo loo... Read More | Share it now!

Faallo: Dhibta aan lagu dhiiran

Faallo: Dhibta aan lagu dhiiran

Arraarasho. Qaar baa yidhi waa So’ maal Dar baa yidhi waa Sacmaal Dar baa yidhi waa Samaale Darbaa weedha u sinsaaray Halaha soo maalla weeye Sidii loo yidhiba waa si Anoon ku xujayn Sarbeebta Shantaa guriyee la saanyey Sinjiga laga guuri... Read More | Share it now!

Abwaan Mubarak Qoorubaxay iyo Somali Channel TV

Abwaan Mubarak Qoorubaxay iyo Somali Channel TV

Daawo: Telefishanka Caanka ah ee Somali Channel ayaa sannadkan bilowgiisii la yeeshay waraysi aad u dheer , oo ku saabsan suugaanta iyo dhaqanka Soomaalida Abwaanka Reer Somaliland ee  Mubarak Qoorubaxay. ... Read More | Share it now!

Kulmiye oo Hayiyo, Siilaanyoo Hagay, ku Hagaagsantee, Awrka Hinjiyaay

Kulmiye oo Hayiyo, Siilaanyoo Hagay, ku Hagaagsantee, Awrka Hinjiyaay

Kulmiye oo hayiyo Siilaanyoo hagoo Na hogaamiyay Ku hagaagsantee Awka hinjiyaay ! Geerida Madaxweyne Siilaanyo uun sugi maysee waa loo siman yahay, Imisa mucaarada baa dhintay iyagoo leh wuu bukaa, Hogaaminta Somaliland cid Mucaaradka ka muuqata oo... Read More | Share it now!

Maansadii BARDUUL: Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille

Maansadii BARDUUL: Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille

Maansadan barduul waxey la xidhiidhaa silsiladii garbo diir ee uu daah furey abwaan axmed awgeedi. Maaansadan waxa curiyey xildhibaan maxamed faarax qabile, manta oo ay taariikhdu tahey 02/01/2014. Waa maansadii labaad ee uu kaga qayb qaadanayo... Read More | Share it now!

Doobir Badanleey: maanso cusub oo uu tiriyey Abwaan Mubarak qoorubaxay

Doobir Badanleey: maanso cusub oo uu tiriyey Abwaan Mubarak qoorubaxay

Doobir badanleey: Dhegayso/akhriso  maaso cusub oo  soo baxday  3.02.2014 oo uu tiriyey Abwaan Mubarak qoorubaxay ,maansadan oo la hadlaysa axmed awgeedi, xildhibaan qabile iyo dhowr kale oo hadalo mudaro ku ah dawladnimadaba somaliland iyo... Read More | Share it now!

Hees cusub Ia magac baxay Sabaad, erayadii Prof. caraale

Hees cusub Ia magac baxay Sabaad, erayadii Prof. caraale

Waa Hees Cusub oo la magac baxday Sabaad 2014. Ereyadii. Prof Caraale, Laxankii. Maxamed Kaban. Musigii. Shego Band London. Codkii. Alfanaan The Great Artist Farsamadii Fu’ad Bihi/ Denmark ... Read More | Share it now!

Waraysi Tv-ga qaranku la yeeshay Abwaan Mubarak qoorubaxay

Waraysi Tv-ga qaranku la yeeshay Abwaan Mubarak qoorubaxay

  ... Read More | Share it now!

Midigta ku xoraynay maandeeq (hees Dhambaal culus sida)

Midigta ku xoraynay maandeeq (hees Dhambaal culus sida)

    ... Read More | Share it now!

Gabaygii Daacad xumo ee Abwaan Maxamed Nuur Fadal

Gabaygii Daacad xumo ee Abwaan Maxamed Nuur Fadal

Cigaw daacad xumo waa waxa laysku dilayaaye Waa waxa arlada dooriyee galiyay duufaane Waa waxa dareenkaba dhex dhigay dawaladii Yurube Waa waxa dacwiga Kiimankii ugu dibboodeene Waa waxa naftii dunida iyo dumiyay liigiiye Waa waxa dakano raagtay... Read More | Share it now!

Maxamed Nuur Fadal Kumuu ahaa ?

Maxamed Nuur Fadal Kumuu ahaa ?

Maxamed Nuur Fadal wuxuu ku dhashay kuna barbaaray Degmada Berbera xilli ku beegnaa 1885. Mas’uuliyiinta mustacmaraddii Ingriiska ee u fadhi jirtey Somaliland waxay isla markii ay heshiisyada la galeen odayaashii beelaha Somaliland 1884kii dareemeen... Read More | Share it now!

Maanso cusub: Suugaanta Dalabta leh waxa tiriyey Abwaan Mubarak qoorubaxay

Maanso cusub: Suugaanta Dalabta leh  waxa tiriyey Abwaan Mubarak qoorubaxay

Sweden (saraarnews) Maansadan oo magaceeda la yidhaaho Hal abuurka dalabta leh waxaa tiriyey Mubarak qoorubaxay, wuxuuna kula hadlaya niman jeclaaday Abwaano aanay ahayn oo heeso jabcur ah oo milgaha ka aradan shacabka somaliland damcay inay ku kala... Read More | Share it now!

Codkii Cabdillaahi Qarshe (AHUN) iyo Macaansada maanta waa Ciid !

Codkii Cabdillaahi Qarshe (AHUN) iyo Macaansada maanta waa Ciid !

Shabakada Saraarnews iyo Tafatirayasheedu waxay idiin Rajaynayaan Ciid wanaagsan meel kasta oo aad aduunka ka joogtaan.   Waxaanu idiin  dooray heestii Caanka ahayd ee Macaansada Maanta waa ciid... Read More | Share it now!

Dareen Jaceyl Qiso dhab ah Magaalada Berbera (Q.1aad) Qalinkii, Daahir Caraale Calanle

Dareen Jaceyl Qiso dhab ah Magaalada Berbera (Q.1aad) Qalinkii, Daahir Caraale Calanle

   Sheekadani waa dhacdo  ka bilaabantay magaalada Xeebta ah ee Berbera bilowgii 2003 kuna soo geba-gebowday magaalada Bristol Sanadkii 2010, waxaanay dhex martay wiil iyo gabadh ku kulmay magaalo madaxda G/Saaxil ee Berbera wakhti aad u macaan... Read More | Share it now!

Danbaabkii Doorashada: Maanso Maad Ah Oo Uu Siyaasiyiinta Ka Tiriyay Axmed Cali Garas (A.A.Garas)

Danbaabkii Doorashada: Maanso Maad Ah Oo Uu Siyaasiyiinta Ka Tiriyay Axmed Cali Garas (A.A.Garas)

                      Maansadan  Danbaabkii Doorashada waxa tiriyey Abwaan Axmed Cali Garas, waxaanu ka tiriyey Sheekooyinka naftood hafarka ah ee ay Siyaasiyiintu dadka ugu sheekeeyaan, Waxay... Read More | Share it now!

Gabaygii Qudhaanjo waxa tiriyey Axmed Fartaag

Gabaygii Qudhaanjo waxa tiriyey Axmed Fartaag

Abwaan Axmed C/laahi Maxamud, Axmed Fartaag,Gabaygii Qudhaanjo Qof baa ku dhici mooyee isma odhan qudhaanjaa ku dhici Dadku kala wanaagsane anoo deeqda kuu fidiyay Bakhayl baa wax diidee anaa duunyo kuu qubaye Dar Ilaahay waataan ku idhi daaqa waa... Read More | Share it now!

Tix Gaaban : Dumarka Tii Khayrle Erayadii Axmed Fartaag

Tix Gaaban : Dumarka Tii Khayrle Erayadii  Axmed Fartaag

Erayadii Abwaan Axmed C/laahi Maxamud Axmed Fartaag Gabay Dumarka Tii Khayrle Gabadhi waa inay danteediyo taqaan daris la dhawraaye Waa inaanay dayac iyo aqoon dabad wareeg baase Waa inay daryeelkiyo taqaan Ubadka doogsiiye Waa inaanay dudmadana... Read More | Share it now!

Madaxweyne: Tix gabay ah oo uu tiriyey Abwaan Cabdillaahi Sogob

Madaxweyne: Tix gabay ah oo uu tiriyey Abwaan Cabdillaahi Sogob

Tix gabay oo si qotodheer u taabanaysa dareenka dadka ayuu tiriyey Abwaanka cabdillaahi Maxamed Haybe  “Sogob” , Inkasta oo abwaanku inoo sheegay inay ku saabsan tahay waraysi uu madaxweyne Siilaanyo kala yeelanayo Arimo khuseeya masiirka... Read More | Share it now!

Bilashada Bisha Ramadaan ! Marxab marxab yaa Ramadaan.

Bilashada Bisha Ramadaan ! Marxab marxab yaa Ramadaan.

Guud ahaan caalamka islaamka ayaa si weyn looga soo dhoweynayaa bisha barakaysan ee Ramadaan oo ah bishii naxariista, denbidhaafka iyo ka xoroobida naarta hadii qofku la yimaado cibaadooyinka la isku waajibiyey ee laga... Read More | Share it now!