Home » Archives by category » Suugaanta (Page 5)

Gabay La Magac Baxay Guurdoon BY Abwaan Axmed Claahi Maxamud

Gabay La Magac Baxay Guurdoon  BY Abwaan Axmed Claahi Maxamud

Gabay La Magac Baxay Guurdoon BY Abwaan Axmed Claahi Maxamud Axmed Fartaag Doha Qatar 2012/2/26  Gaadhiwaayay gabadhaan jeclaa gobolkay joogtaaye Gabal dhiciyo waagii beryaan goobayaa waliye Guuraha habeennimo ayaan guuxayaa waliye Gaadiidka qaarkood... Read More | Share it now!

Siilaanyo iyo shacabku kala war la’aa

Siilaanyo iyo shacabku kala war la’aa

                  [audio:http://saraarnews.com/audio/Maqaleey.mp3]   Maqaleey Warlaay Ma laguu waramay In cali la dilay (cali binu abii daalib) Oo Cumar la dilay (cumar binu khadaab) Oo dhiig... Read More | Share it now!

Hambalyo 26 June, Sanadguuradii 52’aad ee Xornimada Somaliland

Hambalyo 26 June, Sanadguuradii 52’aad ee Xornimada Somaliland

Halkan ka dhegayso Heestii Libin iyo Codkii Maxamed Saleebaan Tubeec. [audio:http://saraarnews.com/audio/libin.mp3] ... Read More | Share it now!

Ragii Fanka u soo kifaaxay sidan bay u heesi jireen Qaraami-beerdilaacshe codkii KULUC

Ragii Fanka u soo kifaaxay sidan bay u heesi jireen  Qaraami-beerdilaacshe codkii KULUC

Maanta waxaan idiin dooray cod ka mid ah codadkii qaraamiga ee Fankeena waana Maxamed Axmed Kuluc oo inoogu luuqaynaya Codkii Beerdilaacshe dhegaysi haboon [audio:http://www.saraarnews.com/audio/beerdilaacshe.mp3] ... Read More | Share it now!

Maxaad ka taqaan ciyaarta Walasaqada

Maxaad ka taqaan ciyaarta Walasaqada

Ciyaarta WALASAQADA waxaa laga ciyaaraa Degaano badan oo ay ka mid yihiin Ceelbuur, Dhuusomareeb, Hiiraan iyo Jawhar. Maadaama Xukuumadda Siilaanyo saarkii Midnimadu aad u biyo dhigay waxaan u dooraynaa Ciyaarta loo yaqaano WALASAQO wadno u... Read More | Share it now!

Heestii Siyaad Barre ugu jeclaa oo Siilaanyo caashaqay in loo qaado

Heestii Siyaad Barre ugu jeclaa oo Siilaanyo caashaqay in loo qaado

Hees ay qaadi jireen ubaxii kacaanku  oo ahayd tii Afwayne Barre ugu jeclaa in dhegihiisu maqlaan ayaa la sheegay in Madaxweyne Siilaanyo Jeclaysanayey in loo qaado billihii ugu danbeeyey oo dhan , wuxuuna jeclaysanayey inuu maqlo Amaan iyo waxqabad... Read More | Share it now!

Daawo: Fanaankii Yaasiin Jay oo Fanaaniinta danbe dhulka la dhacay

Daawo: Fanaankii Yaasiin Jay  oo Fanaaniinta danbe dhulka la dhacay

Yaasiin Jey ayaa meel daran iyo meel daadays kaga soo hadhay Fanaaniinta danbe ee badankoodu CD-yada la wareega xafladaha aroosyada iyo Afartan baxyada dumarka,  wuxuuna u sheegay inaanay hibada Fanku ahayn cod kombuyuutar lagu turukeeyey. Daawasho... Read More | Share it now!

Madaxweyne Siilaanyo oo Heesta Waa lay Galee aad ugu luuqaynayey Bilahan u danbeeyey oo dhan

Madaxweyne Siilaanyo oo Heesta  Waa lay Galee aad ugu luuqaynayey Bilahan u danbeeyey oo dhan

Heestan oo la yidhaaho WAA LAY GALEE waxaa codkoodii Toolmoonaa inagu soo gaadhsiinaya Suufi Cali Cusmaan (AHUN) iyo Caasha cabdoo Saleemaan (maliika), Madaxweyneha Somaliland ayaa la sheegay Ayaamihii u danbeeyey inuu heesta ku Luuqaynayey ka dib... Read More | Share it now!

Waadiga Dugsiyada Codkii Maxamed Mooge Liibaan (original)

Waadiga Dugsiyada Codkii Maxamed Mooge Liibaan (original)

Waxaad nala dhegaystaa Heestii caanka ahayd ee waadiga dugsiyada oo dhamaystiran oo codkiisii toolmoonaa uu inagu soo gaadhsiinayo Ilaahay naxariistii Janno ha ka waabiyee, Fanaankii Mohamed Mooge... Read More | Share it now!

Ma ogoli Gumaysiga Codkii Xasan Maxamed (Jacayl)

Ma ogoli Gumaysiga Codkii Xasan Maxamed (Jacayl)

Heesta Maanta aan idiin dooray oo aan filayo inaad u qiiroon doontaan oo uu ina soo gaadhsiin doono Fanaankii Xasan Jacayl  dhegaysi haboon:   [audio:http://saraarnews.com@saraarnews.com/audio/maogoli.mp3]       ... Read More | Share it now!

Fadeexadii Cali Khaliif Galeyr (Gabay Uu Alifay Professorka Caanka Ah Ee Professor Siyaad Togane)

Fadeexadii Cali Khaliif Galeyr (Gabay Uu Alifay Professorka Caanka Ah Ee Professor Siyaad Togane)

Gabaygaan luqadda Ingiriiska ku-qoran ee Fadeexadii Cali Khaliif Galeyr loogu magac-daray  waxaa loo tiriyay  Caliif Khaliif Galeyr,waxaana alifay Professorka Caanka ah ee Soomaalida jeceshay ee (Professor Siyaad Togane)(Xafidahulaahi) Akhriso oo... Read More | Share it now!

Heesaaga Qarniga: Jaamac Hadaaf (70 jir heesaya)

Heesaaga Qarniga: Jaamac Hadaaf (70 jir heesaya)

Waxaanu idiin dooray heesta aanu u aqoonsanay heesagii qarniga waa Fanaankii Allaha u naxariistee Jaamac Aadan Xuseen (Jaamac Hadaaf) oo ku dhashay Hargeysa (Somaliland) qiyaastii 1930-kii iyo heestiisii Bal soo orod uba la moodyeey adaan kuu... Read More | Share it now!

Siilaanyo oo heestan aad u dhegaysanayey waqtigan uu Fasax ku jiro

Siilaanyo oo heestan aad u dhegaysanayey waqtigan uu Fasax ku jiro

London(saraarnews)  Madaxweyne Siilaanyo ayaa la sheegay inuu mudadii uu ku sugnaa saxeexay qorshihii Federaalka soomaliya oo somaliland qayb ka tahay, taas oo hore looga saxeexay Labada maamul goboleed ee kale ee Galmudug iyo Puntland oo waqtiga... Read More | Share it now!

Quful: Tix Gabaya waxa tiriyey abwaan Kayd Maxamed cabdalle

Quful: Tix Gabaya waxa tiriyey abwaan Kayd Maxamed cabdalle

Salaan ka dib, Ayada oo habboon in hadba laga wada hadlo waxa dalkeenna ka jira, ayaan jeclay in aan idin soo gaadhsiiyo suugaan gabay maqal ah oo ku saabsan dhibaatooyinka ku saabsan hoggaanbeeleedka amma odayada beelaha hor kaca taas oo aan muddo... Read More | Share it now!

Ila qosol : Jacaylkii Dhoodaan

Ila qosol : Jacaylkii Dhoodaan

Maanta waxaan idiin dooray gabay jacbur ah oo uu ina soo gaadhsiinayo Cabdillahi Macalin dhoodan, dhegaysi haboon [audio:http://www.saraarnews.com/audio/dhoodaan.mp3] ... Read More | Share it now!

Alla Maanta ayaanta iyo Iida wanaagsan

Alla Maanta ayaanta iyo Iida wanaagsan

[audio:http://www.saraarnews.com/audio/allamaanta.mp3] ... Read More | Share it now!

Ku wada ciida caafimaad san (Heesihii Muqdisho iyo Hargeysa)

Ku wada ciida caafimaad san (Heesihii Muqdisho iyo Hargeysa)

[audio:http://www.saraarnews.com/audio/kuwada_ciida.mp3] ... Read More | Share it now!

Waa maalin ciidoo (Muqdisho iyo Hargeysa)

Waa maalin ciidoo (Muqdisho iyo Hargeysa)

[audio:http://www.saraarnews.com/audio/maalin_ciidoo.mp3] ... Read More | Share it now!

Waa Ciid (qaraamigii Hargeysa)

Waa Ciid  (qaraamigii Hargeysa)

[audio:http://www.saraarnews.com/audio/waa_ciid.mp3] ... Read More | Share it now!

Aynu Ciidno ( heesihii Ciida djibouti ee berisamaadkii)

Aynu Ciidno ( heesihii Ciida djibouti ee berisamaadkii)

    [audio:http://www.saraarnews.com/audio/aynu_ciidno.mp3] ... Read More | Share it now!

Heestii Lagu muransanaa ee calanyohow ha dhicin

Heestii Lagu muransanaa ee calanyohow ha dhicin

Saraarnews(london) halkan ka dhegayso heestii Calanyohow ha dhicin heestaas oo hore aanu idiinku sheegnay inay jirtay Hees la magaca ahayd heesta uu sameeyey Abwaan cali seenyo oo la yidhaaho calanyohow ha dhicin. Heestan oo codadka geeraarada... Read More | Share it now!