Home » Archives by category » Articles

Daawo Madaxwayne Siilaanyo Doorasho ayaan Ku imid kursiga Doorashana waan kaga kacayaa

Daawo Madaxwayne Siilaanyo Doorasho ayaan Ku imid kursiga Doorashana waan kaga kacayaa

 

Telefishanka Faransiiska oo warbixin caqiibo leh ka diyaariyey farqiga Somaliland iyo Soomaaliya

Telefishanka Faransiiska oo warbixin caqiibo leh ka diyaariyey farqiga Somaliland iyo Soomaaliya

Paris (Saraarnews)- Telefishanka FRANCE24 oo laga leeyahay waddanka Faransiiska, ayaa warbixin dhinacyo kala duwan ka diyaariyey heerararka horumarka, nabadgelyada, doorashooyinka iyo nidaamka maamul ee ka jira Somaliland, iyada oo warbixintan ay diyaarinteeda iyo isku-dubba-ridkeeda dalka u yimaaddeen laba wariye oo tirsan Telefishanka France24, gaar ahaan qaybtiisa luqadda afka English-ka ku baxa, kuwaas oo magacyadooda la […]

Xaaji Cabdi xuseen oo ku baaqay in nabadgelyada la ilaaliyo.

Xaaji Cabdi xuseen oo ku baaqay in nabadgelyada la ilaaliyo.

Odayaasha iyo waxgaradka koonfurta iyo bariga Hargeysa oo Taageeray dedaalka adkaynta Nabadgelyada ee Xukuumada baaqna udiray Mucaaridka

Odayaasha iyo waxgaradka koonfurta iyo bariga Hargeysa oo Taageeray dedaalka adkaynta Nabadgelyada ee  Xukuumada baaqna udiray Mucaaridka

Xildhibaanadii Denbiga Faraha la galay oo cafis madaxweyne lagu sii daayey

Xildhibaanadii Denbiga Faraha la galay oo  cafis madaxweyne lagu sii daayey

Hargeysa (saraarnews) sida ay sheegayaan wararka aanu ka helayno  magaalada Hargeysa,  Madaxweynaha Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa caawa fiidkii amar Madaxweyne ku sii daayay, shan Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Wakiilada iyo Xisbiga WADANI oo maanta la xidhay, ka dib markii la arkay iyagoo bastoolado sharci daro ciidamada nabadgelyada ula baxaya, sidaana loogu dhaadhiciyey […]

Xaallada gudoomiye Cabdiraxmaan cirro ee maanta.

Xaallada gudoomiye Cabdiraxmaan cirro ee maanta.

Waqtigii Daahir Riyaale madaxweynaha Somaliland ahaa ayuu gollaha guurtida ka dalbaday inay Saleebaan Maxamuud Aadan xilka gudoomiye ka ridaan, ka dibna subaxdii loo balamay ayuu golihii yimi Gudoomiye Saleebaan ka dibna wuxuu ku yidhi, waaryaadhaheen guurtiyeey ma waxaa garateen inaad i ridaan oo aan idin dhaafo, dee i rida idinkaa codkiina lehe mooshinkana keena. Ka […]

Madaxweynaha oo ka hadlay Shaqaaqooyinkii Guddoomiye Cirro dalka ka abuuray

Madaxweynaha oo ka hadlay Shaqaaqooyinkii Guddoomiye Cirro dalka ka abuuray

Hargeysa (saraarnews) Madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa ka hadlay maanta shaqaqooyin dad ku dhinteen iyo debedbaxayo ka dhacay Ceerigaabo iyo Burco iyo xaallada dalka guud ahaanba.Banaanbaxyada oo ahaa qaar aan fasax loo haysan oo uu abaabulay Guddoomiyaha debed meerka ka noqday golihiisii wakiilada Mudane cabdiraxmaan cirro, ayaa ahaa qaar yimi waqti aan loo baahnayn. […]

Wasaarada Arimaha Gudaha oo ka hadashay shaqaaqadii maanta dhacday

Wasaarada Arimaha Gudaha oo ka hadashay shaqaaqadii maanta dhacday

Hargeysa (saraarnews) Wasiir ku xigeenka dhinaca Amaanka ee wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland iyo Taliyahada ciidanka Booliska ayaa maanta si wadajira uga hadlay, shaqaaqooyin dad ku dhinteen oo ka dhacay, Hargeysa iyo Ceerigaabo.  

Guddoomiye cirro ayaa sabab u noqday geerrida dhacday maanta !

Guddoomiye cirro ayaa sabab u noqday geerrida dhacday maanta !

Waqtigii Daahir Riyaale madaxweynaha Somaliland ahaa ayuu gollaha guurtida ka dalbaday inay Saleebaan Maxamuud Aadan xilka gudoomiye ka ridaan, ka dibna subaxidii loo balamay ayuu golihii yimi Gudoomiye Saleebaan ka dibna wuxuu ku yidhi, waaryaadhaheen guurtiyeey ma waxaa garateen inaad i ridaan oo aan idin dhaafo, dee i rida idinkaa codkiina lehe mooshinkana keena.  Ka […]

War degdega. Ninkaad u dhimatay wuu noolyahay !

War degdega. Ninkaad u dhimatay wuu noolyahay !

Ninkaad u dhimatay wuu Noolyahay ! Mudaharaad waxoogaa ah oo ka bilowday magaalada Burco ayaa la sheegay in qofkii koobaad uu ku dhintay mudaharaadkaas oo ay isku dayayeen taageerayaasha Cabdiraxamaan Cirro inay ku burburiyaan xarunta Dawlada hoose ee Magaalada Burco. Mudaharaadkana ayaa ka danbeeyey ka dib markii uu ku baaqay gudoomiya gollaha wakiilada oo doonayey […]

Gudoomiye cirro oo ka qoordiinlaynaya iyo gollaha wakiilada oo Mindida dul haya saaka

Gudoomiye cirro oo ka qoordiinlaynaya iyo gollaha wakiilada oo Mindida dul haya saaka

Guddoomiyaha gollaha guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan iyo odayaal weheliya oo gollihiisa ka tirsan ayaa ku hagoogtay in arinta la isku soo gaadho oo dhulka la dhigo, waxayna shir mudo socday la galeen shirgudoonka gollaha wakliilada somaliland oo uu ka maqan yahay Guddoomiyihii Cabdiraxmaan Cirro. Mooshin ayaa gollaha saaka diyaar ku ah la doonayey in xilka […]

Badheedhaha: Haddii cid kale la waayo Muj. Muuse Biixi baa Samaale xaq uga leh.

Badheedhaha: Haddii cid kale la waayo Muj. Muuse Biixi baa Samaale xaq uga leh.

Xisbiga Kulmiye oo ah xisbul xaakimka hogaamiya Somaliland waxaa la aasaasay 22 may 2002, wuxuuna ahaa xisbi mucaarid ah oo uu hogaaminayey wixii ka horeeyey 26.06.2010 ruug cadaaga siyaasadeed ee Somaliland maanta haysato mujaahid, madaxweyne Dr Axmed Maxamed Maxamuud Aadan “Siilaanyo”,  oo muddada intaa leeg kala soo dabaashay dhibaatooyin laxaad leh iyo duruufo adag oo […]

Page 1 of 62123Next ›Last »