Home » Archives by category » Articles (Page 10)

Magacyada iyo Qabiilooyinka Gudiga Wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya

Magacyada iyo Qabiilooyinka Gudiga Wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya

Mogadisho(saraarnews) Warar xogogaal ah oo soo baxaya ayaa sheegaya in Xubnaha Faroole ugu talo galay wadahadalada noqon doonaan goobjooge laakiin aanay qayb ka ahayn Wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya,  Xubnuhuna ku koobnaan doonaan 5 xubnood oo somaliland ah iyo 5 xubnood oo soomaaliya ah. Magacyada Wafdiga  Somalia ee Sheekh Shariif Magacaabay isagoo ku soo xulay Nidaamka [...]

Madaxweyne Sheekh shariif oo Magacaabay Gudiga wahadalka Somaliland iyo soomaliya oo 2 xubnood Puntland yihiin.

Madaxweyne Sheekh shariif oo Magacaabay Gudiga wahadalka Somaliland iyo soomaliya oo 2 xubnood Puntland yihiin.

Mogadisho(saraarnews)Madaxweynaha DF Somalia Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta 14,April 2012 ku la hadlay saxaafada Muqdisho saaka ayaa shaaca ka qaadey in guddigan ka kooban wasiirada DFKG Somalia uu madax u yahay wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Cabdisamad Macalin Maxamuud loona magacaabey wadahadalka Somaliland lala yeelanayo. Puntland labo xubnood oo kamid ayaa 7-da kujira waxan [...]

Xogta Ajandaha wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya

Xogta Ajandaha wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya

Sida masuuliyiin ku dhaw xarunta madaxtooyada ee Somaliland iyo weliba Guriga Villa Soomaaliiya ee looga taliyo Dawladda TFG-du ay u xaqiijiyeen Halbeegnews Guddiyo ka kooban dhinac kastaaba shan xubnood ayaa la filayaa in dabayaqadda bishani April ay kulan ku yeeshaan gudaha Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka ingiriiska. Sida ilahani diblomaasiyadeed noo xaqiijiyeen wada-hadaladani ayaa diyaarinta [...]

Kooxda khaatumo seeg oo 4 tikniko oo ku hadhay iyo dumarkii iyo caruurtii ka horgeynaya Ciidamada qaranka

Kooxda khaatumo seeg oo 4 tikniko oo ku hadhay iyo dumarkii iyo caruurtii ka horgeynaya Ciidamada qaranka

Buuhoodle(saraarnews) Kooxda Khaatumo seeg ee Buuhoodle ku dhuumaalaysta ayaa Maanta Dumarkii iyo Ciyaalkii Debeda u soo saareen , waxayna 4 tikniko ah oo ku hadhayoo kala ah Hal suug, Hal baroon, Hal sikaawe iyo Hal dhashiike oo ay hareeraha kaga Qoreen Khaatumo seeg, Magaalada buuhoodle ayaa maanta dedeba looga soo baxay markii Biyo la’aan xumi [...]

Daawo: Hubkii laga soo qabtay Nabadiidka Aaga Buuhoodle iyo Ciidamada Qaranka ee Fadhiya Afaafka Buuhoodle

Daawo: Hubkii laga soo qabtay Nabadiidka Aaga Buuhoodle iyo Ciidamada Qaranka ee Fadhiya Afaafka Buuhoodle

Halkan ka daawo Hubkii ciidamada qaranku ka soo qabteen kooxaha nabadiidka Buuhoodle ku dhuumaalaysta, waxaa kale oo kuu soo baxaya cududa ciidamada qaranka ee fadhiya Iliilaha laga iyo Afaafka laga galo malaagada Xadku dhexmaro ee Buuhoodle.  

Siilaanyo oo wasiirada Federaalka Aaminsan u magacaabay wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya

Siilaanyo oo wasiirada Federaalka Aaminsan u magacaabay wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya

Hargaysa(saraarnews)-Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) isagoo ku qanacsan baahida loo qabo in ay Somaliland, dhineceeda fuliso, Go’aamadii Shirkii Caalamiga ahaa ee London 23 Feberoury 2012, inta ka khusaysa gaar ahaan Qodobka tilmaamaya wada hadalka Somaliland iyo Somaliya, waxaa uu magacaabay Guddi Farsamo oo kooban 5 xubnood kana hawl-gelidoona qaban-qaabada iyo qaabka wada hadalka [...]

Kumuu ahaa Amb. Maxamed Axmed Nuur (Indhobuur) Qallinkii Jamaal Hussein

Kumuu ahaa Amb. Maxamed Axmed Nuur (Indhobuur) Qallinkii Jamaal Hussein

KUMUU AHAA AMB. MAXAMED AXMED NUUR (INDHOBUUR)  By: Jamaal Cali Xuseen, Dar es Salaam Tanzania   Ambassador Maxamed Axmed Nuur (Indho-buur), Ilaahay naxariistii Jannadii ha ka waraabiyee waxa uu dhintay oo la aasay shalay oo ay taariikhdu ahayd November 20keedii, 2011 magaalada Nairobi ee waddanka Kenya, halkaasoo uu muddo ku jiray Dhaktar ku yaalla magaalladda [...]

Maayarada Somaliland, Galmudug iyo Puntland oo Uganda u dhoofay

Maayarada Somaliland, Galmudug iyo Puntland oo Uganda u dhoofay

Hargeysa (Saraarnews)- Maayarada Maamul Goboleedyada Soomaliya ee Somaliland, Puntland, Galmudug iyo Azaania ayaa looga yeedhay tababar uga furmi doona magaalada Kampala ee wadanka Uganda. Xukuumada Siilaanyo ayaa saxeexday in Somaliland tahay Maamul Goboleed ka tirsan Soomaaliya arintaas oo la filayo inay keento Kacdoon dadweyne oo Somaliland ka dhaca. Heestan ayaa la filayaa in lagu sii sagootiyey [...]

Dhegayso: Salaamaha ciida iyo Saraarnews

Dhegayso: Salaamaha ciida iyo Saraarnews

  Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Salaamaha munaasabada ciida al-adxa ee ka dhacday wadanka sweden Gaar ahaan Magaalada Gothunberg (goteborg) oo ah caasimada labaad ee wadanka sweden, dhegaysi haboon.    

Madaxweyne Siilaanyo maanta aan ku tilmaamo inkasta oo aan mucaarad kugu ahay.

Madaxweyne Siilaanyo maanta aan ku tilmaamo inkasta oo aan mucaarad kugu ahay.

Madaxweyne si nidaamka dawliga ahi isu saxo masuuliyiinta dawliga ah ee gobolada dalka mid qudha ha u magacaabin degaanka uu dhalasho ahaan ka soo jeedo mar kastana ku samee isbedel marka ay joogaan Sanad ama labo, Arintaas waxay meesha ka saaraysa in beelina isa siiso Maamulka dawliga ah si hadii la bedelo Masuulkaas aanay ugu [...]

Makkah (kacbada) toos ula soco

Madaxweyne Siilaanyo oo Hadalo isdhaafsan ku hadlaya oo Booqanaya ceerigaabo

Madaxweyne Siilaanyo oo Hadalo isdhaafsan ku hadlaya oo Booqanaya ceerigaabo

Ceerigaabo (saraarnews) Madaxweynaha somaliland Al Xaaji Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa la sheegayaa inuu bilaabay si kediso ah hadalo is dhexyaacsan oo ah hadalada lagu yaqaano dadka aan xiskoodu fiicnayn, Arintan ku soo boodada ah ayaa lagu arkay wixii ka danbeeyey booqashadii uu ku tegay Degmada Garadag ee Gobolka sanaag. Madaxweynaha ayaa la sheegayaa in [...]

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone