Waxaan shalay oo bisha April 2015 ka baxay xisbiga Waddani oon ka mid ahaa aasaasayaashii xisbigaasi. Waxaanan ka mid ahaa ilaa shalay xubin Guddiga fulinta ee heer qaran. Intaanan ka mid noqona xisbiga Waddani, waxaan ahaa aasaasayaashi xisbiga... Read More | Share it now!
The presidential election scheduled to take place on the 26th June 2015 appears to be delayed until 21st June 2016 by the Electoral commission but it may be overridden by the House of Elders who is wielding their power to further postpone... Read More | Share it now!
Qormadan maanta waxaan wax yar is dul taagayaa hadal hayntii maalmahan socotay ee ku saabsanayd, maamulida dekeda Berbera ee dawladu wada hadalka kala furtay shirkadaha ka kala socda Dawlada France iyo Dawlada Emirates. Bal hadaba akhristoow waxaynu... Read More | Share it now!
Arraarasho. Qaar baa yidhi waa So’ maal Dar baa yidhi waa Sacmaal Dar baa yidhi waa Samaale Darbaa weedha u sinsaaray Halaha soo maalla weeye Sidii loo yidhiba waa si Anoon ku xujayn Sarbeebta Shantaa guriyee la saanyey Sinjiga laga guuri... Read More | Share it now!
Daawo: Telefishanka Caanka ah ee Somali Channel ayaa sannadkan bilowgiisii la yeeshay waraysi aad u dheer , oo ku saabsan suugaanta iyo dhaqanka Soomaalida Abwaanka Reer Somaliland ee Mubarak Qoorubaxay. ... Read More | Share it now!
Waxaa sharaf leh bahwaynta warbaahinta Somaliland oo dhan, kuma jiraan Qaran news oo aan filaayo inay yihiin qudhun news, ay baal martay inay sii dayn waydo tacsida,umada S/land madax iyo shacaba u dirayaan madax wayaha Ahmed siilaanyo oo uu walaalkii... Read More | Share it now!
... Read More | Share it now!
Paris (Saraarnews)- Telefishanka FRANCE24 oo laga leeyahay waddanka Faransiiska, ayaa warbixin dhinacyo kala duwan ka diyaariyey heerararka horumarka, nabadgelyada, doorashooyinka iyo nidaamka maamul ee ka jira Somaliland, iyada oo warbixintan ay... Read More | Share it now!
https://www.youtube.com/watch?v=ODFdzdOQIt4 ... Read More | Share it now!
... Read More | Share it now!
Hargeysa (saraarnews) sida ay sheegayaan wararka aanu ka helayno magaalada Hargeysa, Madaxweynaha Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa caawa fiidkii amar Madaxweyne ku sii daayay, shan Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Wakiilada... Read More | Share it now!
Hargeysa (saraarnews) Madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa ka hadlay maanta shaqaqooyin dad ku dhinteen iyo debedbaxayo ka dhacay Ceerigaabo iyo Burco iyo xaallada dalka guud ahaanba.Banaanbaxyada oo ahaa qaar aan fasax loo haysan oo uu... Read More | Share it now!
Hargeysa (saraarnews) Wasiir ku xigeenka dhinaca Amaanka ee wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland iyo Taliyahada ciidanka Booliska ayaa maanta si wadajira uga hadlay, shaqaaqooyin dad ku dhinteen oo ka dhacay, Hargeysa iyo Ceerigaabo. ... Read More | Share it now!
Ninkaad u dhimatay wuu Noolyahay ! Mudaharaad waxoogaa ah oo ka bilowday magaalada Burco ayaa la sheegay in qofkii koobaad uu ku dhintay mudaharaadkaas oo ay isku dayayeen taageerayaasha Cabdiraxamaan Cirro inay ku burburiyaan xarunta Dawlada hoose ee... Read More | Share it now!
Guddoomiyaha gollaha guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan iyo odayaal weheliya oo gollihiisa ka tirsan ayaa ku hagoogtay in arinta la isku soo gaadho oo dhulka la dhigo, waxayna shir mudo socday la galeen shirgudoonka gollaha wakliilada somaliland oo uu... Read More | Share it now!
Xisbiga Kulmiye oo ah xisbul xaakimka hogaamiya Somaliland waxaa la aasaasay 22 may 2002, wuxuuna ahaa xisbi mucaarid ah oo uu hogaaminayey wixii ka horeeyey 26.06.2010 ruug cadaaga siyaasadeed ee Somaliland maanta haysato mujaahid, madaxweyne Dr Axmed... Read More | Share it now!
Kulmiye oo hayiyo Siilaanyoo hagoo Na hogaamiyay Ku hagaagsantee Awka hinjiyaay ! Geerida Madaxweyne Siilaanyo uun sugi maysee waa loo siman yahay, Imisa mucaarada baa dhintay iyagoo leh wuu bukaa, Hogaaminta Somaliland cid Mucaaradka ka muuqata oo... Read More | Share it now!
Wadani waxaan ku biiri lahaa haddii dhawr xaallo la helo. Inuu noqdo xisbi loo dhan yahay oo beello qudha aan ku suntanayn. In musharax iyo ku xigeen cusub oo dalka hagi kara loo helo loo sameeyo xisbiga. In calanka astaanta habluhu jecel yihiin... Read More | Share it now!
Waa tay ku dhaantaynayeen dhimay wadaadkiiye Dhulka waan ka soo fuuri jiray dhawr anoo maqane Goortaan wax dhabanaanin waaba dhowdahay ! Ina Carro Seed Magan. Waxaanu ugu bishaaraynaa macaamiisha shabakada Saraarnews oo wixii ka danbeeyey bilowgii... Read More | Share it now!
Cali guray ma soomaa Ramadaantu curatayeMise cayda odaygiyoCiidankeena qarankaaIsaga u cibaado ah? Waxa lagu jiraa bisha ugu xurmada iyo barakada badan billaha dadka islaamka ahi leeyihiin, waxaana dadka wanaagsani inta badan ku foogan... Read More | Share it now!
Dhegayso codadka dadkii ka soo qayb galay qaar ka mid ah. [audio:http://saraarnews.com/audio/18may2014.mp3] Goteborg-(saraarnews)- Magaalada Goteborg ee wadanka sweden oo lagu qabtey xaflad loogu dabaal degaayey 23guuradii Somaliland ayaa waxaa... Read More | Share it now!