Home » Archives by category » Articles (Page 3)

Gorfayn: Dheemankii lagu maamusay Maydh Qallinkii Maxamed Abokor Yuusuf

Gorfayn: Dheemankii lagu maamusay Maydh Qallinkii Maxamed Abokor Yuusuf

Sheekh isxaaq ibnu Axmed Hordhac Tani waa gorfayn aan kaga falcelinayo buug aan akhristay, oo magciisa la yidhaahdo Dheemankii lagu maamusay Maydh, oo uu qoray, nin la yidhaahdo Maxamed Cabdi Daaud.Buuggaasi wuxuu noqday mid saamayn ku yeeshay... Read More | Share it now!

Baaq cambaarayn universal Tv : Guddoomiyaha Jaaliyada somaliland ee Jönköping Sweden

Baaq cambaarayn universal Tv : Guddoomiyaha Jaaliyada somaliland ee Jönköping Sweden

Ujeeddo: Canbaareyn TV.ga UNIVERSAL

Aad iyo aad waxa aan u canbaareynayaa TV-ga UNIVERSAL aflagaadada uu ku sameeyay Madaxweynaha qaranka Somaliland Mudane Ahmed Mohamed Mahamoud Siilaanyo waxana aan ku raacsanay madaxda Somaliland xayiraada ay ku soo rogtay, waxa kale oo aan halkan hanbayo uga dirayaa axsaabtayda Cawke ,Cabdisalan Hereri , madaasho Amina Muse Weheliye iyo dhamaan xubnaha kale ee iska casilay.

Maansadii BARDUUL: Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille

Maansadii BARDUUL: Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille

Maansadan barduul waxey la xidhiidhaa silsiladii garbo diir ee uu daah furey abwaan axmed awgeedi. Maaansadan waxa curiyey xildhibaan maxamed faarax qabile, manta oo ay taariikhdu tahey 02/01/2014. Waa maansadii labaad ee uu kaga qayb qaadanayo... Read More | Share it now!

Somaliland: Fiscal and Budget Reforms By Ahmed H Arwo

Somaliland: Fiscal and Budget Reforms By Ahmed H Arwo

Somaliland: Fiscal and Budget Reforms Ahmed H Arwo Somaliland Presidential Economic Advisor The idea of planning for medium term is a fundamental step towards better budgeting and within the principle of better accountability. It is cornerstone for... Read More | Share it now!

Barnaamijyo taxane ah oo Sixirka iyo khatarihiisa ku saabsan

Barnaamijyo taxane ah oo Sixirka iyo khatarihiisa ku saabsan

        Hargeysa(saraarnews) Halkan waxaanu idiinku soo ururinay barnaamijyo taxane ah oo TV-ga SOMCHANNEL ka baxay oo ku saabsan sixirka iyo waxyeeladiisa.  haddaba daawasho wanaagsan qaybihii kala duwanaa ee barnaamijkaas... Read More | Share it now!

Dastuurka Jamhuuriyada Xorta ah ee Somaliland

Dastuurka Jamhuuriyada Xorta ah ee Somaliland

DASTUURKA JAMHUURIYADDA SOMALILAND     Tusmada Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland   Qaybta laad   Xubinta laad Tilmaanta Guud   1-         Qod. laad: Qaranka Jamhuuriyadda Soomaaliland 2-             Qod. 2aad: Dalka... Read More | Share it now!

Xil ka qaadis lahayne, Malaa waad Riyootaye Akhriso qodobka 96’aad ee Dastuurka Qaranka Somaliland

Xil ka qaadis lahayne, Malaa waad Riyootaye  Akhriso qodobka 96’aad ee Dastuurka Qaranka Somaliland

Hargeysa(saraarnews) awooda ugu danbaysa ee maamuus ka xayuubinta Madaxweyne ama Madaxweyne ku xigeen waxaa iska leh Gollaha Guurtida oo saddex meeloodoow labo meelood  (2/3) ku ansixiya, gollaha wakiiladduna waxay noqon karaan eedeeyayaal cod hal... Read More | Share it now!

Part3:Dawlada Haddu Horumar bay horseeday: Waa Maxayse Dheeliga jiraa? qallinkii axmed cabdi ciise

Part3:Dawlada Haddu Horumar bay horseeday: Waa Maxayse Dheeliga jiraa? qallinkii axmed cabdi ciise

Part3:Dawlada Haddu Horumar bay horseeday: Waa Maxayse Dheeliga jiraa? Maqaalkani waxan uu ka mid yahay maqaalo taxana ah oon kaga xoogg warami doono wixii aan ku soo arkay Somaliland mudaddii aan boqashada gaaban ku joogay – 29 November to 28... Read More | Share it now!

Remembering late Mr. Jama Mahamoud Haid governor of Djibouti Central Bank

Remembering late Mr. Jama Mahamoud Haid governor of Djibouti Central Bank

Remembering late Mr. Jama Mahamoud Haid governor of Djibouti Central Bank A year and two weeks passed since we were shocked with the death of a gigantic personality, a leader and shrewd economist. This makes me reflect what I have said then and... Read More | Share it now!

Faallo: Xukuumadii ugu waxqabad badnayd ee Somaliland soo marta. Qaybta 2′aad

Faallo: Xukuumadii ugu waxqabad badnayd ee Somaliland soo marta. Qaybta 2′aad

Daliil isagoon u haynin Ninyow guurti u dacwooday Haddana aan daw baxayni. Cadaallad adaa ka deyrshay Haddana laaluush ku doonay Dantaadu inay rumowdo. Adaa citiraafka doon leh Haddana iga laba dibleeyey Adaa calanka u dibbooday Haddana duminaaya... Read More | Share it now!

Faallo: Xukuumadii ugu waxqabad badnayd ee Somaliland soo marta. Qaybta 1’aad

Faallo: Xukuumadii ugu waxqabad badnayd ee Somaliland soo marta. Qaybta 1’aad

Dadkaagoo Nabad ku seexday Dabuubtii nacabka sheegoow Dareen dhiilaad sidaaye Shalayto adaa i doortay Xilkii dumadayda saaray Hadana adigaa i diidan Adaa qarankii difaac leh Hadana cadawgii la duuban Qabyaalad adaa dawee leh Qabiila adaw... Read More | Share it now!

Maalinta Caalamiga ah ee Cudurka Macaanka Qallinkii Ali Mohamoud Noor Ali-Eid

Maalinta Caalamiga ah ee Cudurka Macaanka Qallinkii Ali Mohamoud Noor Ali-Eid

Today is World Diabetes Day! Thu, 14/11/2013 MAALINTA CAALAMIGA AH EE CUDURKA MACAANKA Xanuunka macaanka ayaa siyaabo kala duwan u haya dadyow badan oo dunida ku nool kuwaasi oo qaarkoodna ula nool yihiin si taxaddar leh kuwona joogaan marlaxado bilow... Read More | Share it now!

Baaqa Wadooyinka: Adoo Ceelka Qodan Kara, Ha u Cabanin Qayrkaa

Baaqa Wadooyinka: Adoo Ceelka Qodan Kara, Ha u Cabanin  Qayrkaa

  Ka soo qayb-gal  Shirweynaha dhismaha waddada Ceerigaabo ee London   Waxa lala socodsiinayaa Jaalliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan Dalkan Britian iyo cid kasta oo danaynaysa dhismaha Waddada  dheer ee u Dhaxaysa Burco iyo Ceergaabo in... Read More | Share it now!

TAAGEERAYASHA XISBIGA KULMIYE EE NORTH AMERICA OO DOORTAY HOGAAN.

TAAGEERAYASHA XISBIGA KULMIYE EE NORTH AMERICA OO DOORTAY HOGAAN.

      Shalay oo taariikhdu ahayd 11/02/2013 ayaa shir teleconference ah oo ay ka soo qayb galeen gudidii hore ee North Ameerica iyo laamaha xisbiga Kulmiye ee wadamada Canada iyo USA layskula qaatay in boodhka laga jafo taageeradii... Read More | Share it now!

Mujaahid Muuse Biixi Cabdi: Maddaxwayne Markalena Dadkaaga iyo Dalkaaga u tudh. Qallinkii Axmed Cabdi Ciise.

Mujaahid Muuse Biixi Cabdi: Maddaxwayne Markalena Dadkaaga iyo Dalkaaga u tudh. Qallinkii Axmed Cabdi Ciise.

Maqaalkan wax uu ku doodayaa inuu ka jawaabo ama uu rimiyo jawaabta dooda (inseminate the argument) ay suaasheedu tahay,  madaxwayne waxaad tahay halyeey dadkiisa iyo dalkiisba u horseeday xornimada Somaliland haysato. Waxaad kalood tahay geesi... Read More | Share it now!

War naxdin lahaa oo galabnimo ka baxay idaacada BBC somali

War naxdin lahaa oo galabnimo ka baxay idaacada BBC somali

21 Oktoobar 1969 Taladii wadanka Soomaaliya waxaa la wareegay Ciidamo uu Hogaaminayey Afweyne Barre , waxayna xukunkii kala wareegeen  Dawladii rayidka ahayd ee uu hogaaminayey Marxuum Maxamed Ibrahim Cigaal oo ka soo jeedey reer somaliland. Halkan... Read More | Share it now!

Faallo: waxaan soo arkay, Tuska 4’aad.

Faallo: waxaan soo arkay,  Tuska 4’aad.

Dhibaatada soo galootiga iyo halista uu ku hayo Somaliland. Halista soo galootigu ku hayo magaalooyinka somaliland waxay sare ugu kacday 100% ha ugu sii daraadeen labada magaalo ee kala ah Hargeysa iyo Burco, magaalooyinkaa sidan haday ku socoto waxaa... Read More | Share it now!

Faallo: waxaan soo arkay, Tuska 1’aad.

Faallo: waxaan soo arkay,  Tuska 1’aad.

Runtu maaha erayada Afka laga yidhaahiyo Malihiyo awaalkee Sida loo allaystiyo Iimaanka weeyaan. qoraha maqaalka !       AFEEF. Qoraalkaygani maaha amaan cid lagula kufayo cidna lagu dhaliilayo oo dhusha dhaleeco loo saarayo, mana aha... Read More | Share it now!

Tacsi: Geerida Marxuum Xariir Haybe X cabdi

Tacsi: Geerida Marxuum Xariir Haybe X cabdi

            إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ Anaga oo  ah dadka magacyadoodu kala yihiin , 1.       Cabdilaahi Biixi ismaaciil 2.       Ibrahin Nuur... Read More | Share it now!

Ogaysiis: SSE Bruxells

Ogaysiis: SSE  Bruxells

          Daawanaayow waa Dalkaagii Ku: Dhammaan Qurba Joogga Somaliland ee Yurub UJ: Ogeysiis la xidhiidh dibad bax balaadhan oo lagu qabanayo Bruxells. Dallada SSE oo ay ku bahoobeen jaaliyadaha ama ururada Somaliland ee... Read More | Share it now!

Maxamed Nuur Fadal Kumuu ahaa ?

Maxamed Nuur Fadal Kumuu ahaa ?

Maxamed Nuur Fadal wuxuu ku dhashay kuna barbaaray Degmada Berbera xilli ku beegnaa 1885. Mas’uuliyiinta mustacmaraddii Ingriiska ee u fadhi jirtey Somaliland waxay isla markii ay heshiisyada la galeen odayaashii beelaha Somaliland 1884kii dareemeen... Read More | Share it now!