Home » Archives by category » Articles (Page 30)

Shaqaalaha Diyaaradii Maraykanku Qasabka Ku fadhiisiyey Hargeysa oo la xukumay

Shaqaalaha Diyaaradii Maraykanku Qasabka Ku fadhiisiyey Hargeysa oo la xukumay

Hargeysa(saraarnews) Maxkamdda Gobolka Hargeysa ayaa maanta soo gabagabaysay Dacwadii loo haystay diyaaradii Puntland u siday Saanada Milatari waxaanay ku xukuntay in lala wareego Saanadii saarnayd oo dhan, Ganaax dhan 23,000,000 sadex iyo laabatn Milyan oo Diyaarada la ganaaxay iyo Xabsi min hal sano ah oo Duuliyayaasha lagu xukumay. Xukunkan ayaa soo gabagabeeyay kadib markii ay Xeer [...]

Waxaan aad iyo aad ugu dhaliilayaa Madaxweynaha Dhibaatada Dhextaala Qoskiisii iyo Qoyska kale ee la midka ah…” Boqor Raabbi

Waxaan aad iyo aad ugu dhaliilayaa Madaxweynaha Dhibaatada Dhextaala  Qoskiisii iyo Qoyska kale ee la midka ah…” Boqor Raabbi

Hargeysa (Saraarnews) “Waxaan aan ka waramayaa marka u horaysa wararka iyo dhiilada naga soo Gaadhaysa Gobolada Bariga, oo muddoba ay ka taagnayd qaylo dhaan labada dhinacba ah, oo Runtii hadii aan si degdega ah wax looga qaban dhibaatadeeda iska leh.” Sidaa waxa yidhi Boqor Raabbi oo aanula yeelanay wareysi gaar ah kaasoo uu kaga waramay [...]

Abaalkaad gadaan habarjeclooy Arab sidiisiiye !

Abaalkaad gadaan habarjeclooy Arab sidiisiiye !

Abaalkaa gadaan habarjeclooy Arab sidiisiiye Afla qaadka hadal aan ekayn xidid u eed doonka Waa wuxuu islaankii Salaan ku arkay Daaroode. Ma sheegi kartaa gabayaagii Isaaq ee tiriyey gabaygaa iyo waxa markii danbe lagu xukumay? La soco dhowaan gabaygoo dhamaysiran?

Col Deyr Cabdi iska toos wuxuu ku dhaartay inuu somaliland u shaqaynayo markii la cafiyey

Col Deyr Cabdi iska toos wuxuu ku dhaartay inuu somaliland u shaqaynayo markii la cafiyey

Burco( saraarnews)-Maxbuus Hore oo Puntland u shaqaynayey Col. Deyr cabdi iskatoos oo markii la cafiyey ku dhaartay inaanu weligii ka hor iman doonin Somaliland ayaa la sheegayaa in 6 gaadhi oo Tikniko ah la soo siiyey si uu u weeraro ciidamada Qaranka ee ku sugan Nawaaxiga Buuhoodle.   Hadaba aynu dib u jaleecno Dagaalkii hore [...]

Ciidamada Somaliland oo Tukaraq la wareegay Xadkana isku dhererinaya !

Ciidamada Somaliland oo Tukaraq la wareegay Xadkana isku dhererinaya !

Ciidamada Qaranka Oo La Sheegay Inay Ku Ruqaansadeen Tuulada Xadka Ee Tuka-Raq Iyo Puntland Oo Ciidamo U Soo Dirtay Buuhoodle Waxa La Sheegay In Ciidanka Puntland Uu Wato Dayr Iska Toos Oo Ka Mid Ahaa Maxaabiistii Somaliland Ku Soo Qabatay Dagaalkii Bali-Hadhac Ee Cafis-Ka Lagu Sii Daayey (saraarnews) – Ciidamada Qaranka Somaliland ee jiida hore [...]

Gabar xaas ah oo nin caalim ah ka codsatay in uu u sixro ninkeeda si uu u jeclaado oo uusan waligeed u nicin ! By prince Abdirahman

Gabar xaas ah oo nin caalim ah ka codsatay in uu u sixro ninkeeda si uu u jeclaado oo uusan waligeed u nicin !  By prince Abdirahman

Ninkii caalimka ahaa ayaa ku yirri: Waa yeelayaa laakiin arintaasi waxay u baahan hawl adage e ma ka bixi kartaa? Gabadhii waxay lasoo booday : Haa, hawl kasta oo suurta galinaya arintaas waan qabanayaa. Ninkii Caalimka ahaa wuxu ku yiri: Ok, arintaasi waxay ku suurta galaysaa adigoo ii keena tin laga soo gooyey qoorta libaaxa. [...]

Dal aan dadkiisu u daacad ahaan iyo Dalka wax haloo qabto waa kale duwan yahiin

Dal aan dadkiisu u daacad ahaan iyo Dalka wax haloo qabto waa kale duwan yahiin

Cilwaanka aan maqaalkaaga hor dhaca uga dhigay waxaan ula jeedaah sida dalku ku socdo iyo hamiga aaynu heegsanaynaa sida aay u kale fog yahiin waayo dowladi dowlad ma noqon karto dawladanaha waxaa dowlad ka dhigaha marka shacibku ixtiraamaan oo ka danbeeyaan, hadaba maanta dowladan aan jirin lixda bilood hadii maalin walba reer iyo afmeeshaar dhinaca [...]

Somaliland Cadawgeedu Waa Maamul xumo Ee Ma Jirto Cadaw kale.!!

Somaliland Cadawgeedu Waa Maamul xumo Ee Ma Jirto Cadaw kale.!!

  SOMALILAND CADAWGEEDU WAA MAAMUL XUMO EE MA JIRTO CADAWKALE.!!   Marka hore waxaan mahada iska leh Illahay..Marka xigta waxaan salaamayaa dhamaan ummada Somaliyeed meel kasta oo ay ku dhaqantay..Waxa aan iyana si mugg leh aan ugu mahad celinayaa shabakadaha afka Somaliga inoogu soo gudbiya wararka weliba waxaan si ixtiraam leh aan ugu mahad celinayaa [...]

Sixiroole Argagixiso Laga soo Faqay

Sixiroole Argagixiso Laga soo Faqay

Maanta waxa laga soo faqay ama laga helay falkii u weynaa oo mudo dheer ku gabanayey ama shaadir hoostii ku jirey kaas oo ah ninka la yidhaahdo CUMAR IBRAHIM XUSEEN(FANAX )oo ay ooriyo walaalo ahaayeen Cancerkii Somaliland laga xaquuqay ee isku rogay GANACSIGA ARGAGIXISO EE BUULO CADE (ONLF)xeebta galbeed ee Somaliland Riyaale, falkan ku dhex [...]

Xaglatoosiye oo Dubai ku xaniban oo loo diiday inuu dhoofo

Xaglatoosiye oo Dubai ku xaniban oo loo diiday inuu dhoofo

Dubai(saraarnews)Wararka aanu ka helayno dalka isu taga Imaaraadka Carabta (UAE) ayaa sheegaya in uu ku sugan yahay Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye).Waxaa uu dhawaan ka ambabaxay magaalada Nairobi ka dib markii uu muddo todobaad ah halkaa ku xidhnaa oo laga reebay safar uu ku tagali lahaa dalka Ingiriiska. Xaglatoosiye ayaa Laaluush iyo hab qarsoodi ah uga ambabaxay [...]

Kooxda alshabaab oo doondoonaya Gabadh Muqdisho ka Niikin Jirtay si ay dhagax ugu dilaan

Kooxda alshabaab oo doondoonaya Gabadh Muqdisho ka Niikin Jirtay si ay dhagax ugu dilaan

Nayroobi(saraarnews) Faadumo Nuur Mohamed oo loo yaqaan Cagaburis kana mid ahayd Folklore dansigii Somalia ee kooxda Onkod,Ciidanka asluubta ayaa dirqi uga badbaaday Maleeshiyadda Al-Shabaab oo doonayay inay dhagax ku dilaan. Dad la derisa ayaa Saxaafadda u sheegay inay tiro ka sedex jeer Maleeshiyadda Al-Shabaab tageen gurigeeda oo ku yaala degmadda Waaberi ee Magaaladda Muqdisho. Afhayeenka [...]

Dayax madoobaad Dhacaya salaasada siday Sheegeen (run iyo beenba sheegayaashu)

Dayax madoobaad Dhacaya salaasada  siday Sheegeen (run iyo beenba sheegayaashu)

Hargeysa(saraarnews) Siday sheegeen Aqoonyahanada Run iyo beenba sheegayaashu Dayaxa ayaa madoobaan doona Maalinta Salaasada ah ee bishu tahay 21 dec. 2010-ka. waxana dadka ku dhaqan wadanka sweden gaar ahaan Koonfurta galbeed ka arki karaan Dayaxamadoobaadka bilowga horeba Cir furan oo aan daruur lahayn. Waqtiga la filayo inu dayaxmadoobaadku bilowdo ka dibna isu bedel Casaan xinjir [...]

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone