Home » Archives by category » Articles (Page 37)

Somaliland oo ka qayb gashay shir caalami ah oo lagu qabtay Xarunta Bosnien-Hercegovina ee Sarajevo

Somaliland oo ka qayb gashay shir caalami ah oo lagu qabtay Xarunta Bosnien-Hercegovina ee Sarajevo

Sarajevo(saraarnews.com)-shir caalami ah oo sanadkiiba mar la qabto ayna qabanqaabiso SILC oo dalalka aduunka ka caawisa arimaha dimoqraadiyada xarunteeduna tahay wadanka Sweden ayaa lagu qabtay xarunta wadankaasi Bosnien-Hercegovina ee Sarajevo.... Read More | Share it now!

ogaysiis: Ilhaan Mohamed Jama oo la Kulmi doonta reer Sweden.

ogaysiis: Ilhaan Mohamed Jama oo la Kulmi doonta reer Sweden.

  Waxaa la ogaysiinaya jaaliyadaha iyo Taageerayaasha Xisbiga KULMIYE ee sweden Goteborg in Ilhaan Mohamed Jaamac hadal xog waran ah u jeedin doonta dadka reer Somaliland ee ku nool Magaalada Goteborg, sweden Maalinta sabtida ah ee bishani tahay... Read More | Share it now!

Xisbiga KULIMIYE Oo Maanta Yeeshay Shir Aad Ay Kaga Hadleen Arrimo Door Ah.

Xisbiga KULIMIYE Oo Maanta Yeeshay Shir Aad Ay Kaga Hadleen Arrimo Door Ah. Hargeysa(Saraarnews) Hogaanka xisbiga KULIMIYE,Xubno ka socda gudiga fulinta,golaha dhexe iyo garabyada haweenka iyo dhalinyarada ayaa manta shir aad u xaasaasi ah ku yeeshay... Read More | Share it now!

Dr Mohamed Cabdilaahi Omar waa halyey Qaran

waxaan halkan ka salaamayaa dhammaan warbaahinta madaxa bannaan  waxan kale oo aan salaamayaa dhammaan akhristayaasha sharafta badan   waxaan jeclahay inaan halkan ugu jawaabo nin magaciisa ku sheegay  jaamac ducaaleh waxaanan leyahay... Read More | Share it now!

Waraysi lala yeeshay Cabdiraxmaan saylici Musharaxa M/xigeenka KULMIYE

Waraysi lala yeeshay Cabdiraxmaan saylici Musharaxa M/xigeenka KULMIYE

Boorame(saraarnews)Waraysi dhinacyo badan taabanaya ayaan maanta waxaan la yeelanay mid ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda labadan gobol ee galbeedka Xiga ee kala ah Awdal iyo Salal, Shabakada wararka ee caalamiga ah ee boramanews ayaa waxaa usuuro... Read More | Share it now!

Xisbiga KULMIYE oo kulan balaadhan ku yeeshay Xaruntiisa Hargeysa

Hargeysa(saraarnews)Kulan ballaadhan oo ay ka soo qayb galeen dham aan Masuuliyiinta qaybaha Kala duwan ee Xisbiga KULMIYE ayaa saaka lagu qabtay Xarunta Xisbiga Kulmiye ee Magaalada Hargeysa, kulankaas waxaa shir-gudoominaayey... Read More | Share it now!

Ogaysiis: Shir sanadeedkii Jaaliyada Somaliland ee Göteborg Sweden

Dhamaan dadka reer somaliland ee degen Göteborg iyo agagaarkeda waxa la ogaysiinaya in shir sanadeedkii jaaliyada Somaliland ka dhacayo Xarunta dhismaha jaaliyadu ku leedahay;   Kometgatan 19, Komettorget 5 december, Kl: 14:00 (2:00... Read More | Share it now!

Ma runbaa in xaabsade bastooladiisa nafta kaga gooyey General Caynaanshe markii la tooganayey

Hargeysa(saraarnews)Sida ay xaqiijinayaan warar xogogaal ahi sanadkii 1996-diina lagu baahiyey wargeyska jamhuuriya cadad soo baxay, oo uu faalo ka diyaariyey weriye Maxamed Bancade oo gobolka togdheer waqtigaa uga soo warami jiray, waxaa la sheegayaa... Read More | Share it now!

Xubnaha Gudiga doorashooyinka Qaranka oo itoobiya u Kicitimay

Hargeysa(saraarnews)Todobada xubnood ee Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa maanta u kicitimay dalka Itoobiya, halkaasi oo ay kaga qeyb galayaan siminaar la xidhiidha hawlahooda isla markaana ay Magaalada Addis ababa kula kumi doonaan deeq... Read More | Share it now!

Gudoomiyihii gudida dhexe UK ee ururkii xaq u dirirka SNM Mujaahid Mohamed Ali Farah oo maanta ku geeriyooday magaalada London.

Gudoomiyihii gudida dhexe UK ee ururkii xaq u dirirka SNM Mujaahid Mohamed Ali Farah oo maanta ku geeriyooday magaalada London. Allaha ha u naxariistee waxaa saaka ku geeriyooday magaalada London ee dalka UK, Marxuum Mohamed Cali Farah, oo ka mid ahaa... Read More | Share it now!

Wasiirka Warfaafinta oo hadal cunsuriyad qabyaaladeed huwan kula kacay xil. mahdi Buubaa

 Muddooyinka dembe waxa siyaasadda Somaliland ku soo kordhay Ajende Siyaasadeed oo cusub oo halis ku ah guulihii uu shacbiga Somaliland uu isku duubani ka gaadhay la soo noqoshadii Xorriyadoodii sida fudud uga siibtay gacantooda 1960kii, taasoo ay... Read More | Share it now!