Home » Archives by category » Articles (Page 4)

Labo Nin oo walaalo ah oo Naag qudha wada qaba !

Labo Nin oo walaalo ah oo Naag qudha wada qaba !

        ... Read More | Share it now!

Geeri Naxdinle: Xaaji Maxamed Nuur Qoorubaxay

Geeri Naxdinle: Xaaji Maxamed Nuur Qoorubaxay

Inaalilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun Geeri Naxdin leh: Xaaji Maxamed Nuur Qoorubaxay. 05.10.2012 Waxaa caawa magaalada Burco ku geeriyooday Ilaahay Naxariistii Jano ha ka waraabiyee  Xaaji Maxamed Nuur Qoorubaxay. Xaajiga oo ahaa Adoomada ilaahay... Read More | Share it now!

Madaxweyne Cabdi Iley oo kiiskiisa loo gudbinayo maxkamada denbiyada dagaalka iyo interpol

Madaxweyne Cabdi Iley oo kiiskiisa loo gudbinayo maxkamada denbiyada dagaalka iyo interpol

Sweden(saraarnews) Telefishanka wadanka sweden SVT ayaa laga sii daayey muuqaalo naxdin leh oo ku saabsan Tacadiga loo geystay dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan Somali galbeed. Muuqaaladan oo uu  ka muuqanayo Madaxweynaha Kililka 5’aad ee... Read More | Share it now!

Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo ku guulaystay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya

Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo ku guulaystay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya

War deg deg ah oo haatan Naga soo gaaray Xarunta uu ka soconayo Doorashada Gudoonka Baarlamanka ayaa shaagaya inuu isdhiibay oo ka hadhay tartarkii Dr  Cali Khaliif Galaydh ka dib markuu arkay xitaa hadii xubnaha kale ee hadhay codkooda ugu biiriyaan... Read More | Share it now!

Dr Cali khaliif oo Sii khaatumo seegay oo 76 cod keliya helay

Dr Cali khaliif oo Sii khaatumo seegay oo 76 cod keliya helay

Doorashada Guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay ka socotaa magaalada Muqdisho.                                   Wareeggii koowaad ee doorashada... Read More | Share it now!

Fanaankii Maxamuud Goox Qarboosh oo geeriyooday

Fanaankii Maxamuud Goox Qarboosh oo geeriyooday

Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun. Eebe ha u Naxariistee waxaa caawa magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ku geeryooday Marxuum, Maxamuud Goox Qarboosh oo kamid ahaa fanaaniinta Soomaaliyeed  gaar ahaan Kooxdii DANAN muqdisho oo uu ka mid... Read More | Share it now!

Daawo: Dr. Cali khaliif Galaydh intaanu Lacagta la baxsan.

Daawo: Dr. Cali khaliif Galaydh intaanu Lacagta la baxsan.

Waa Dr Cali khaliif Galaydh maalmihii uu la baxsan doono lacagtii  Soomaalida ka dhexaysay waqtigaas oo uu ahaa Wasiirka Wershedaha Soomaaliya. ... Read More | Share it now!

Siilaanyo government is even going deeper in the muck By Jama Abdi Askar

Siilaanyo government is even going deeper in the muck By Jama Abdi Askar

It feels like that persistent drop of water right on your head in the Chinese torture practices when all that fluid of wasted toxic rains down on you. This time its faysal cali waraabe again having the smearing end of the stick from siiraanyo... Read More | Share it now!

Afartii Qof Ee Afduubka Loo Haystay Oo Rasmi Ahaan Xoriyadoodii U Helay Maanta

Afartii Qof Ee Afduubka Loo Haystay Oo Rasmi Ahaan Xoriyadoodii U Helay Maanta

Buuhoodle (saraarnews) –Madax-dhaqameedka Maleeshiyaadkii  Reer Buuhoodle ee dhawaan afarta qof ka afduubay deegaanka Sool-joogto ayaa maanta afartii la hayste rasmi ahaan ugu wareejiyey Suldaanka Labaad ee Beelaha habarjeclo iyo Madax-dhaqameedka... Read More | Share it now!

Todobaadkan iyo weriyaha laanta curdinka Qallinkii Hamud Duale

Todobaadkan iyo weriyaha laanta curdinka Qallinkii Hamud Duale

Maanta wuxuu wlc soo tebinayaa Sedexda habrood ee Somaliland iyo labada oday xaalada ay ku sugan yihiin. Habraha iyo odayaasha qalad ha ka fahmina waa kuwii qabaa’ilka iyo siyaasada ee ma ah haween caadi ah. Badmaax: Olohii doorashooyinka... Read More | Share it now!

Condolences from Somaliland Presidential Economic Advisor to PM Meles’s family, the Government and the people of Ethiopia.

Condolences from Somaliland Presidential Economic Advisor   to PM Meles’s family, the Government and the people of Ethiopia.

With enormous grief and distress, the Somaliland Government and People, received the unfortunate and sudden death of H.E. Prime Minister Meles Zenawi. We convey our deep condolences to PM Meles’s family, the Government and the people of... Read More | Share it now!

Saxaafada Somaliyeed Qaarkood oo Bilaabay Inay Shirkada Wadaniga ah ee Dahabshiil Company Ka Faafiyaan Probaganado Qallinkii Jaamac Cabdullahi

Saxaafada Somaliyeed Qaarkood oo Bilaabay Inay Shirkada Wadaniga ah  ee Dahabshiil Company Ka Faafiyaan Probaganado Qallinkii Jaamac Cabdullahi

Waxa Beryahan Si is daba Jooga Ka soo baxaya Saxaafada Somaliyeed Qaarkood inay Probaganada iyo Hadalo Been abuur oo iskugu Jira Cay, iyo Hanjabaado ay uu Fidiyaan Shirkada Caalamiga ah ee Dahabshiil Company oo Ka Mid ah Shirkadaha Somaliyeed ee Ugu... Read More | Share it now!

SOMALILAND AND THE SAINTS OF KULMIYE BY Jama Dhoofaa

SOMALILAND AND THE SAINTS OF KULMIYE BY Jama Dhoofaa

Somaliland of Siiraanyo seems to be entertaining these days, theatrical in nature and down-right clownish work shop, every political step it takes, sends shivers down my spine. Ever found yourself in a roundabout with no possibilities of exit?, well... Read More | Share it now!

Naftaa igu kaa qasbeysee, uma qalantid Caashaqa! (Qaybti ugu danbaysay) Qalinkii : Adan Jama Kahin

Naftaa igu kaa qasbeysee, uma qalantid Caashaqa! (Qaybti ugu danbaysay) Qalinkii :  Adan Jama Kahin

Intaanan sheekadan dhamaadkiisa idin soo gudbin, waxan jeclaanlaha inan marka hore halkan aan uga mahad naqo qaybihi warbaahinta ee sida joogtada ah marwalba dadweyne ugu soo gudbinaayay sheekadan taxanaha ahayd, kuwaasoo ay ka mid yihin Jaraaiidka... Read More | Share it now!

Hadhaagii Khaatumo Seeg oo Puntland isu dhiibay

Hadhaagii Khaatumo Seeg oo Puntland isu dhiibay

garoowe(saraarnews)Caasimadda Puntland ee Garowe ayaa maanta 22 August,2012 waxa soo gaarey ciidamo ka soo goostey Maleeshiyo beleedka Khaatumo la baxdey waxana tiradoodu gaareysey ilaa 30 askari oo watey gadiidka dagaalka. Kantaroolka Koonfureed ayaa... Read More | Share it now!

Somaliland Magaalooyinkeedu sidan bay u egaan lahaayeen haday Heli lahayd Hogaamiye Daacad ah sanadka 2020

Somaliland  Magaalooyinkeedu sidan bay u egaan lahaayeen haday Heli lahayd Hogaamiye Daacad ah sanadka 2020

Hadii Dalka Somaliland Madaxdeedu Noqon lahaayeen qaar daacad ah oo kala ilaaliya Kiishada Qaranka iyo Islaantiisa, Xalaal cun ah , Musuqmaasuqa aan aqoon oo fulinaya dhaartii uu ilaahay hortiisa ku maray, sidan bay u egaan lahaayeen Magaalooyinka... Read More | Share it now!

SOMALILAND FELL INTO THE HANDS OF DISASTROUS PRESIDENT AND A CABINET OF MISFITS BY JAMA DHOOFA

SOMALILAND FELL INTO THE HANDS OF DISASTROUS PRESIDENT AND A CABINET OF MISFITS BY JAMA DHOOFA

It all started as an avalanche edging its mass towards the bottom with a force of awe, the mantra was change, change in variables, change in leadership, change in political fundamentals.                    It was the time when... Read More | Share it now!

Xeeladaha iyo Awoodaha Qarsoon ay adeegsanayan Hantilayashu waxay ku tahay caqabad danta dadka Qalinkii : Adan Jama Kahin

Xeeladaha iyo Awoodaha Qarsoon ay adeegsanayan Hantilayashu waxay ku tahay caqabad danta dadka Qalinkii : Adan Jama Kahin

Waxan marka hore halkan ka salaamaya dhamaan akhristayaasha maqaalkan . Inta, kadkib waxan doonaya inan maanta ka hadlo, bal akhristaw waxad marwalba isku mushquulisan siyaasada dalka iyo siyaasinta ee waxan idin sheegaya inay soo baxday awoodkale oo... Read More | Share it now!

Codkii Cabdillaahi Qarshe (AHUN) iyo Macaansada maanta waa Ciid !

Codkii Cabdillaahi Qarshe (AHUN) iyo Macaansada maanta waa Ciid !

Shabakada Saraarnews iyo Tafatirayasheedu waxay idiin Rajaynayaan Ciid wanaagsan meel kasta oo aad aduunka ka joogtaan.   Waxaanu idiin  dooray heestii Caanka ahayd ee Macaansada Maanta waa ciid... Read More | Share it now!

Magacyada Baarlamaanka Soomaaliya ee Cusub

Magacyada Baarlamaanka Soomaaliya ee Cusub

              Mogadisho(saraarnews) Halkan hoose waxaanu idiinku soo gudbinaynaa Magacyada Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya inkasta oo qaarkood weli hadal ka taagan yahay,  Liiskan oo aanay weli kujirin... Read More | Share it now!

AYAAMAHA BARAKEYSAN IYO CIMRADII XARAMKA-1 Ahmed Arwo La-taliyaha Madaxweynha ee Dhaqaalaha

AYAAMAHA BARAKEYSAN IYO CIMRADII XARAMKA-1   Ahmed Arwo  La-taliyaha Madaxweynha ee Dhaqaalaha

Assalamu calaykum. Hor iyo horaan Alle heynaga yeelo kuwa bishan barakeysa iyo ciidda uu naarta ka xoreeyo. Ciid wacan oo wanaagsan. Alle ha ka yeelo ayaamahan barakeysani qaar nabad iyo wanaag muddo dheer oo fog inagoo caafim qabna inagu soo noqnoqda.... Read More | Share it now!