Home » Archives by category » Articles (Page 5)

Qurbajooga Dhulbahante oo Nabada Taageeray Dhaliilona u jeediyey Kooxda Nabadiidka Khaatumo

Qurbajooga Dhulbahante oo Nabada Taageeray Dhaliilona u jeediyey Kooxda Nabadiidka Khaatumo

Qubajooga Dhulbahanate  ayaa codkooda ku biiriyey dedaalka Nabada ee Reer Buuhoodle la qaateen Dawladooda Somaliland.                     Halkan hoose ka dhegayso... Read More | Share it now!

Ardaydii Siilaanyo Xamar u diray ee Reer Somaliland oo Madaxfurasho loo haysto

Ardaydii Siilaanyo Xamar u diray  ee Reer Somaliland oo Madaxfurasho loo haysto

Muqdisho- (saraarnews.com)- Toddoba Arday oo kamid ah 17 Arday oo qayb ka ahaa ku dhawaad 50 Arday reer Somaliland ah oo deeq waxbarasho u joogay Magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya ayaa ku xaniban halkaasi, iyadoo Madax furasho loogu haysto Kharash... Read More | Share it now!

Jaamacadaha Hargeysa iyo Gollis oo Deeq qalab iyo waxbarasho ka helay Dawladda Turkiga

Jaamacadaha Hargeysa iyo Gollis oo Deeq qalab iyo waxbarasho ka helay Dawladda Turkiga

Hargeysa-(saraarnews)-Jaamacaddaha Hargeysa iyo Gollis, ayaa deeqo kombuyuutaro iyo qalabka daabacaadda isugu jira ka helay Dawladda Turkiga. Qalabkan oo isugu jira 80 kombuuyutar iyo 14 ka mid ah mashiinnada daabacaadda waraqaha, ayaa munaasibad... Read More | Share it now!

Hadba geed-is-maris baa u hadha, guul dad leeyahaye Qallinkii: Maxamuud Raage Ibrahim

Hadba geed-is-maris baa u hadha, guul dad leeyahaye Qallinkii: Maxamuud Raage Ibrahim

Salaanta islaamka ka dib , Waxaan Salaan usoo dirayaa shacabka reer Somaliland , Ma jecli in aan arimihii aan hore uga hadlay dib ugu noqdo, waayo xiiso badan ma laha, waxaa dhamaantiin aad ka marqaati kacaysaan Wasiiro iyo shaqaale isku riixriixaya... Read More | Share it now!

Maxsuulkii Nabada Siilaanyo oo Noqotay Afduub loo geysto Beellaha Axmed Faarax

Maxsuulkii Nabada Siilaanyo oo Noqotay Afduub loo geysto Beellaha Axmed Faarax

Hargeysa(saraarnews) Maleeshiyo Reer Buuhoodle ah ayay wararka na soo gaadhayaa sheegayaan inay galabta Deegaanka Sool-joogto ee ay Ciidamadda Qaranku ka soo guureen ku af-duubteen shan Nin oo u dhashay Barriga Burco gaar ahaana Beesha Axmed... Read More | Share it now!

DOOD FURAN: DAHABSHIIL (QAYBTII LABAAD)

DOOD FURAN: DAHABSHIIL (QAYBTII LABAAD)

Qaybtani waxaan ku qaadaadhigi doonaa su’aasha labaad ee aheyd, “Wararka la sheegaayo in la jabsaday sirtii Dahabshiil, maxay yeeli kartaa shirkadda, isla markaana saameyn intee le’eg ayey ku yeelan kartaa shirkadda?” Faalada arrintani waxan u... Read More | Share it now!

Naftaa igu kaa qasbeysee, uma qalantid Caashaqa! (Qaybti 3aad)Qalinkii : Adan Jama Kahin

Naftaa igu kaa qasbeysee, uma qalantid Caashaqa! (Qaybti 3aad)Qalinkii :  Adan Jama Kahin

Sidii aad aad wada akhriseen qaybtii hore ee maqaalka.  Cabdala iyo inantii (gabadhii) sidii bay u kulmijireen intii mudda ahba.  Adigu dhawr billod kadib ayay inantii ogaatay in nin Sarkaal ah oo ka tirsan ciidamada Xooga dalka ,  uu doonaayo inuu... Read More | Share it now!

WAXAAN ANIGUNA U SHARAXANAHAY XIL WASIIR Qallinkii: Qasim A Saleebaan

WAXAAN ANIGUNA U SHARAXANAHAY XIL WASIIR Qallinkii: Qasim A Saleebaan

Sida laga war-qabo waxaa la filayaa in mudo yar ka dib ay qabsoomi doonto dhamaystirka xulashadii Golihii Baarlamaanka Soomaaliya oo hada heer gabo-gabo ah ku dhow, kuwaas oo sidaan ka war-qabno iska dhex dooran doona Gudoomiye Baarlamaan. Intaasi... Read More | Share it now!

Xildhibaan Qabille: Waxaa loo baahan yahey isbedel deg-deg ah oo lagu sameeyo hogaanka hada jira

Xildhibaan Qabille: Waxaa loo baahan yahey isbedel deg-deg ah oo lagu sameeyo hogaanka hada jira

Dhegta dhagax dixeed galay Damanaanta shacabkiyo Siday wax u diboodeen Inta ila dareeniyo Anuun bay iska daalee Maxaa darajadaydiyo Daabaca maqaaladu Dawo iiga tarayaan. Maalinba maalinta ka danbeysa waxa soo ifbaxaya dhacdaba dhacdo ay ka culustahay... Read More | Share it now!

Xildh.Indho indho: Madaxweyne Laascaanood iy Ceerigaabo-na ciidamada ka sooqaad Hadii Buuhoodle laga qaaday

Xildh.Indho indho: Madaxweyne Laascaanood iy Ceerigaabo-na ciidamada ka sooqaad Hadii Buuhoodle laga qaaday

Hargeysa (saraarnews) Xildhibaan Cabdiqaadir Indho-indho oo ka mid Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ee ka soo jeeda Gobolka Sool ayaa ka hadlay ciidamada Qaranka ee dib looga soo qaadayo jiida Buuhoodle, waxaanu sheegay in loo baahan yahay in... Read More | Share it now!

Daawo:Shaxdii Ciidamada Reer Somaliland iyo Ingiriisku ku jebiyeen Ciidamadii Jabaan Dagaalkii 2.aad ee dunida

Daawo:Shaxdii Ciidamada Reer Somaliland iyo Ingiriisku ku jebiyeen Ciidamadii Jabaan Dagaalkii 2.aad ee dunida

Xusuusin: Halkan ka dhegayso waraysi  3 qaybood ka kooban oo ku saabsan Askartii Reer Somaliland ee ka qayb galay dagaalkaas BURMA ee ay ku jebiyeen ciidamadii Jabaanka oo uu inooga sheekaynayo Xaaji Mohamed Nuur Qoorubaxay oo dagaalkaas ku soo... Read More | Share it now!

Daawo: Soo dhoweyntii Saleebaan Xaglatoosiye ee Magaalada Caynaba

Daawo: Soo dhoweyntii Saleebaan Xaglatoosiye ee Magaalada Caynaba

  ... Read More | Share it now!

Mr. Xaglatoosiye Iyo 70 Oday Oo Uu Horkacayo Oo Xalay Oog Ku Hoyday Iyo Wada Hadalka Oo Maanta Ka Furmaya Caynabo

Mr. Xaglatoosiye Iyo 70 Oday Oo Uu Horkacayo Oo Xalay Oog Ku Hoyday Iyo Wada Hadalka Oo Maanta Ka Furmaya Caynabo

Hargeysa(saraarnews)-Ergo tiradoodu gaadhayso 70 oday dhaqameed oo uu horkacayo Dr. Saleban Ciise Axmed (Xaglatoosiye), oo shalay ka soo ambo baxay magaalada Buhodle, ayaa xalay cawayskii soo gaadhay magaalada Oog ee gobalka Sool, ka dib markii ay... Read More | Share it now!

Baarlamaanada Somaliland iyo Puntland oo isku Maalin Ansixiyey Xeerka Doorayooshinka Federaalka

Baarlamaanada Somaliland iyo Puntland oo isku Maalin Ansixiyey Xeerka Doorayooshinka Federaalka

 Hargeysa/garoowe(saraarnews) Laba Golle Baarlamaan sharci dejineed ee Somaliland iyo Puntland ayaa isku maalin iyo isku saacad Ansixiyey  Xeerka doorashooyinka oo waxa keliya ee ay ku kala duwan yihiin yahay , Magacyada Labada maamul (puntland iyo... Read More | Share it now!

Akhriso Fariimihii Madaxdii Ingiriiska ee Somaliland is dhaafsadeen 1916-1960, Madax Baqshiish qaadatay [sgt Maj Mohamed Jama] iyo Hadalo Beeninaya Idaajaa sheekooyinkiisa

Akhriso Fariimihii Madaxdii Ingiriiska ee  Somaliland is dhaafsadeen 1916-1960, Madax Baqshiish qaadatay [sgt Maj Mohamed Jama] iyo Hadalo Beeninaya Idaajaa sheekooyinkiisa

Halkan hoose waxaad ka akhrisan doontaa fariimo ay direen Madaxdii Ingiriiska ee Somaliland Xukumi jiray oo qaarkood beeninayaan sheekooyinka walaahowga ah ee Axmed Faarax cali Idaajaa iyo Aw Jaamac cumar ciise. Warbixinahaas ayaa ka hadlaya... Read More | Share it now!

Daawo: Curyaan Orodka lalayoo Cidi aanay gaadhayn

Daawo: Curyaan Orodka lalayoo Cidi aanay gaadhayn

Oscar Pistorius Oo ah Nin labada Lugood Goan oo Kaalin Layaab leh ka galay Orodka 400m ..Siduu U Dhaaf dhaafaayey dadka Lugaha Qaba ee La tartamaayey. ... Read More | Share it now!

Dahabshiil oo 20 Magaalo oo Geeska Afrika ah isku mar u qaybiyey 500 deeq xoolaad nool ah

Dahabshiil oo 20 Magaalo oo Geeska Afrika ah isku mar u qaybiyey 500 deeq xoolaad nool ah

Hargeysa(saraarnews) Shirkadaha Dahabshiil group ayaa munaasasabad bisha barakaysan ee Ramadaan aawadeed u qaybiyey deeq xoolo nool ah Labaatan  Magaalo oo ku yaala mandaqada geeska Afrika.  Xoolahana oo cadadkooda lagu sheegay 500 Neef ayaa waxweyn... Read More | Share it now!

Dawlada Denmark oo Xafiis ka furanaysa Somaliland isniinta berrito ah uguna deeqday 112 milyan oo dollar

Dawlada Denmark oo Xafiis ka furanaysa Somaliland isniinta berrito ah uguna deeqday 112 milyan oo dollar

Kopenhegan(saraarnews) Dawlada Denmarka ayaa daboolka ka qaaday inay Somaliland Xafiis mashaariicda qaabilsan ka furato maalinta isniinta ee 6-da bisha Augost tahay sida lagu baahiyey Jariirada ka soo baxda wadankaasi ee loo yaqaan jyllands-posten oo... Read More | Share it now!

Xoghayaha Debeda Maraykanka oo Shariif iyo Saxeexayaashii Calankii Somalia kala wareegtay

Xoghayaha Debeda Maraykanka oo Shariif iyo Saxeexayaashii Calankii Somalia kala wareegtay

Nairobi (saraarnews) – Xoghayaha amuuraha dibadda ee dalka Maraykanka Hillary Clinton Ayaal isku darsatay Labadii Calan ee Soomaaliya iyo Maraykanka xaga danbena marsatay waxayna isa soo horfadhiisisay Madaxweynihii, Raiisal wasaarihii iyo... Read More | Share it now!

Daawo: Taageerayaasha Itoobiyaanka oo ka Xumaaday Guusha Orodyahan Maxamed Faarax [MO Farah]

Daawo: Taageerayaasha Itoobiyaanka oo ka Xumaaday Guusha Orodyahan Maxamed Faarax [MO Farah]

Taageerayaasha Ororyahanada Itoobiyaanka ah oo Daawanayey Guusha Taariikhiga ah ee Orodyahanka Asalkiisu Somaliland ka soo jeedo ee Maxamed Faarax (MO Farah) ayaa si wayn uga xumaaday, Kaalinta uu soo galay ninkii Magaca wadankooda u ordayey oo galay... Read More | Share it now!

Qorshihii Federaalka oo dhaqan galay Police-ka somaliland oo loo geleyey Dirayskii Soomaliya

Qorshihii Federaalka oo dhaqan galay Police-ka somaliland oo loo geleyey Dirayskii Soomaliya

Hargeysa(saraarnews)-Ciidamo Bilays ah oo qaba Dirays aan hore loogu aqoon Ciidamada amniga Somaliland ayaa labadii habeen ee la soo dhaafay dhex gaafwareegayay Magaalada Hargeysa, kuwaasoo isweydiin badan bulshada ka dhex... Read More | Share it now!