Home » Archives by category » Tacsi

A tribute to Mr. Jama Mahamoud Haid governor of Djibouti Central Bank

A tribute to Mr. Jama Mahamoud Haid governor of Djibouti Central Bank

It was a night, Friday was the day, 11th of January 2013, and I was alone in my room. I switched on my laptop to update my nightly information about the home country and it´s environ. I hit Gabiley.net and my eyes caught a dreadful news item that sent an electric shock to my heart. [...]

Tacsi: Geerida Xildh. Aadan Tarabi oogle

Tacsi: Geerida Xildh. Aadan Tarabi oogle

Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha Dhalinyarada Iyo Dalxii Ska Eng Cali Siciid Raygal, Wasiirka Wasaarada Duulista Iyo Hawada Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi , Gudoomiyaha Gobolka Saraar Mudane Ibraahin Xasan Cali Gud Kuxigeenka Gobolka Saraar Ibraahin Jaamac Maxamed , Maayirka Magaalada Caynaba Faysal Axmed Jaamac Kuxigeenkisa Cali Xaaji Maxamuud, Ex Maayar Khaliif Ismaaciil Salebaan, Agaasimaha Samafalka Madaxtooyada Ee [...]

Tacsi: geerida Xildhibaan Aadan Tarabi Oogle

Tacsi: geerida Xildhibaan Aadan Tarabi Oogle

Bahda saraarnews waxay tacsi u diraysaa qoyskii , asxaabtii iyo qaranka somaliland geerida naxdinta leh ee ku timi xildhibaan Aadan Tarabi Oogle. Illahay ha u naxariisto oo denbigaasa ha dhaafo Aamiin.  

Geeri Naxdinle: Xaaji Maxamed Nuur Qoorubaxay

Geeri Naxdinle: Xaaji Maxamed Nuur Qoorubaxay

Inaalilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun Geeri Naxdin leh: Xaaji Maxamed Nuur Qoorubaxay. 05.10.2012 Waxaa caawa magaalada Burco ku geeriyooday Ilaahay Naxariistii Jano ha ka waraabiyee  Xaaji Maxamed Nuur Qoorubaxay. Xaajiga oo ahaa Adoomada ilaahay kuwooda ugu cibaadada badan waxaan mar kale Allaha Waaxidal qahaarka ah (Kelmed ku badnaan jiray)  uga baryaynaa inuu Jaarka Rasuulka ka mid dhigo, [...]

Fanaankii Maxamuud Goox Qarboosh oo geeriyooday

Fanaankii Maxamuud Goox Qarboosh oo geeriyooday

Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun. Eebe ha u Naxariistee waxaa caawa magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ku geeryooday Marxuum, Maxamuud Goox Qarboosh oo kamid ahaa fanaaniinta Soomaaliyeed  gaar ahaan Kooxdii DANAN muqdisho oo uu ka mid ahaa ragii wax ka aasaasay ayaa waqtigan ku noolaa ama ku dhaqna dalka Kenya gaar ahaana caasimada Nairobi.   [...]

Tacsi: Geerida Maxamed Cabdi Cawed (ina Cabdi Arliyo)

Tacsi: Geerida Maxamed Cabdi Cawed (ina Cabdi Arliyo)

Inaalilaahi wa Inaa ilayhi raajicuun ! Ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiyee Waxa xalay ku geeriyooday cisbitaalka Adna ee magaalada HargaysaMarxuum Maxamed Cabdi Cawed ( Ina Cabdi Arliyo). Marxuumka oo ka mid ahaa saraakiisha sar sare ee dugsiga tababarka ciidamada ee Mandheera ayaa dhinaca kale ahaa raga lagu majeerto aqoontooda boolisnimo oo uu tababarkeeda lahaa,wuxuuna [...]

Bogga Tacsida Marxuum Keyse Xasan Cige

Bogga Tacsida Marxuum Keyse Xasan Cige

  Halkan ku qor tacsida aad u diraysid Xogahayii Kulmiye Marxuum keyse Xasan Cige

Tacsi Geerida Xaaji Xasan Xuseen Aadan

Tacsi Geerida Xaaji Xasan Xuseen Aadan

Inaalilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun   Anigoo ah Mubarak Mohamed Nur waxaan halkan tacsi uga dirayaa Ehelkii, awlaadii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Xasan Xuseen Aaadan oo dhowaan ku geeriyooday Magaalada Burco, ilaahay waxaanu uga baryaynaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo, aamiin aamiin.

dahabshiil oo Tacsi u diray weriye Yoonis Cali Nuur

dahabshiil oo Tacsi u diray weriye Yoonis Cali Nuur

Guddoomiyaha Shirkadda Dahabshiil, Mudane Maxamed Siciid Ducaale, Maamulaha Guud ee Shirkadda, Mudane Abdirashid Mohamed, Maareeyayaasha Guud ee Xawaaladaha, Ganacsiga Guud, Bangiga Islaamiga ah iyo SOMTEL; dhammaan saraakiisha, Wakiillada iyo hawlwadeennada qaybaha kala duwan ee shirkadda – meel kasta oo ay joogaanba, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan YONIS Ali Nuur iyo guud ahaanba qoyskii , [...]

Tacsi Ku Socota Reer Mijir Ismaciil Warsame Yoonis By Abw:Sidiiq Sh Farax Gabaar

Tacsi Ku Socota Reer Mijir Ismaciil Warsame Yoonis  By Abw:Sidiiq Sh Farax Gabaar

Inaalilaahu Wa Inaa Ilayhun Raajucuun Waa Xaq     Tacsidan Waxa Diraaya Dhamaanba Reer Sh Farax M. gabaar  Iyo Ehelkan kale Waxaanay Tacsi Balaadhan U Dirayaan Reer Mijir Ismaciil Iyo Dhamaanba Reer Ismaciil Warsame Yoonis, Geerida Naxdinta  Leh Ee Ku Timi Marxuum Mijir Ismaciil warsame Yoonis Oo Ku Geeriyooday Magaalada Manchister Ee Cariga Ingiriiska,  Ilaahay [...]

Tacsi Geerida Marxuum Cali diiriye

Tacsi Geerida Marxuum Cali diiriye

Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil, Xaaji Maxamed Siciid Ducaale, Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil, Cabdirashid Maxamed Siciid, Maamulaha R& FE Cabdiraxmaan Cali Cabdi, COOga R&FE, Cabdirashid Faarax Axmed, Maamulaha Gnacsiga, Nuux Siciid Ducaale, Maaulaha SOMTEL, Siciid Maxamed Siciid, Maamulaha DBI, Dr. Mohamed Abdi Nour,  iyo dhammaan saraakiisha, hawlwadennada, Wakiillada iyo Macaamiisha [...]

Tacsi:Marxuum C/Kariim Cige Mataan.

  REPUBLIC OF                SOMALILAND Wasaarada Shaqada                 Ministry of Labour & Arrimaha Bulshada                 & Social Affairs Agaasimaha Guud E-mail: molsadg@gmail.com                          Tell: 2522-528944   TACSI Inalilaahi Wa inaa ilayhi  Raajucuun Wasiirka Wasaaradda Shaqadda iyo Arrimaha Bulshada (Alhan Maxamed  Jamac ), Agaasimaha  Guud ee  Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda  (Baashe  Yusuf [...]

Page 1 of 3123

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone