Home » Archives by category » Ogaysiis

Ogaysiis: SSE Bruxells

Ogaysiis: SSE  Bruxells

          Daawanaayow waa Dalkaagii Ku: Dhammaan Qurba Joogga Somaliland ee Yurub UJ: Ogeysiis la xidhiidh dibad bax balaadhan oo lagu qabanayo Bruxells. Dallada SSE oo ay ku bahoobeen jaaliyadaha ama ururada Somaliland ee Yurub ayaa iyada oo la shaqaynaysa afarta Jaaliyadood ee kala ah: Jaaliyada Somalailand ee Biljimka Jaaliyada Somaliland ee [...]

Ogaysiis:Saraarnews oo kuu fududaysay inaad wararka iyo faallooyinka toos ugu qori kartid

Ogaysiis:Saraarnews oo kuu fududaysay inaad wararka iyo faallooyinka toos ugu qori kartid

Maamulka shabakada saraarnews wuxuu kuu fududeeyey inaad si hawlyar  shabakada ugu soo diri karto wararkaaga, qoraaladaada suugaaneed, diimeed iyo aragtida faallooyinkaaga , waxa weliba intaas kuu dheer inaad raacin karto qoraalka aad diraysaa hadii uu Maqal (cod) iyo muuqaal (sawir iyo Filim) yahayba  yahay, hadaba: Hadaad tahay Suxufi madaxbanaan oo doonaya mihnadiisa saxaafadeed meel uu ku muujiyo. Hadii aad tahay [...]

OGEYSIIS:Jaaliyadda Somaliland Ee Kaardhif

OGEYSIIS:Jaaliyadda Somaliland Ee Kaardhif

  Waxa dhamaan Jaaliyadda Somaaliland ee ku nool Walashka iyo nawaxeegeeda la ogeysiinayaa in uu booqasho rasmi ah  ku imanaayaan Muj. Ibrahim Abdillahi ( Dhagaweyne)  iyo Muj. Mohamed Isa (Musbar).  Galabnimada Axed , 19 ka bishan June  2011. Waxaa kale oo inagala soo qaybgalaaya shirka: La-Taliyaha Madaxwaynaha Somaliland ee Arimaha Dhaqalaha -Mudane Ahmed Hassan Arwo.Waxa [...]

MINNEAPOLIS IYO XAFLADII UGU BALAADHNAYD EE ABID iyo IDS TOWER oo ah daarta ugu dheer Minnesota FRIDAY MAY 13

MINNEAPOLIS IYO XAFLADII UGU BALAADHNAYD EE ABID iyo IDS TOWER oo ah daarta ugu dheer Minnesota FRIDAY MAY 13

  Waxaa magaalada minneapolis lagu qabanayaa xaflad aad loo agaasimay oo ay ka muuqdaan xidigihii loogu jeclaa, fanka. oo ay hor kacayso fanaanadii weynayd ee NIMCO YASIN. Hadaba waxaanu leenahay ka soo qaybgal wanaagsan dhamaantiin.   FRIDAY NIGHT iyo IDS TOWER Minneapolis. 710 Marquette Ave Minneapolis 55402   Waxay bilaabanaysaa 9pm – 2:00am  

Ogaysiis:Phoenix Arizona Somaliland Independence Day

Ogaysiis:Phoenix Arizona Somaliland Independence Day

Ogaysiis: Unugga wadaniyada Somaliland

Ogaysiis: Unugga wadaniyada Somaliland

Xaflada Somaliland ee Ottawa iyo Toronto Canada ee Fanaaniinta

Xaflada Somaliland ee Ottawa iyo Toronto Canada ee Fanaaniinta

Xaflada TORANTO Canada ee JIMCAHA 20.05.2011         Xaflada OTTAWA Canada ee AXADA 22.05.2011      

ogaysiis Kusocda Jaaliyada JSL Ee Germany.

ogaysiis Kusocda Jaaliyada JSL Ee Germany.

   Xafladaas labaatan guurada maalinta qaranimada JSL oo ah mid si weyn loosoo agaasimay loogana soo shaqeeyey,kuuna daadahayn doonaan dad xilkeeda hanan kara oo loo igmaday inay hawshaa dhabarka u ritaan.,oo kadhici doonta Magaalada Gross-Gerau ee duleedka Magaalada Frankfurt am main.   Libin side Dalkeenii dibada iyo gudahaba waatan loo dabaaldegey Libin side Dadkiisii Waakan [...]

OGAYSIIS: Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Somaliland oo Ku Sugan Magaalada GÖTEBORG Kullan Ay La Yeellan doonaan Shacabka Somaliland

OGAYSIIS: Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Somaliland oo Ku Sugan Magaalada GÖTEBORG Kullan Ay La Yeellan doonaan Shacabka Somaliland

waxa la ogaysiinayaa somalilander-ka degan Magaalada GÖTEBORG Ee dalka Sweden iyo nawaxigeeda in uu jiro shir ay marti inoogu yihiin xildhibaano kasocoda parlamanka somaliland malinta AXADA 2011-05-01 sacada: 14:00  adress: Muskotgatan 10 ( gårdstencentrum )   kasoo qayeb galwacan wixii faah faahin intaa dheer galasoo xidhiidh guddiga jaalliyada TEL : 0738726707 ALLA MAHAD LEH AHMED [...]

Xuska 20 Guurada Somaliland ee Toronto

Xuska 20 Guurada Somaliland ee Toronto

Waa sanadguuradii 20aad ee kasoo wareegtay maalintii ay Somaliland lasoo noqotay Qaranimadeeda.Jaaliyada Soomaaliland ee maagaalada Toronto iyo nawaxigeedu waxay sanadkan nasiib u heleen in dabaaldagaasi kala so qaybgalaan Nimco Yasin Carale iyo Qaboojiye.Sido kale Fanaaniinta canka ee Reer Toronto oo ay ka mid yihiin Cabdi jabbar-Al-Khaliiji , kooxda Guul Band, Musishanka Abdi-Piano iyo dhalinyaro soo [...]

Ogeysiis: SomTek Solutions

Ogeysiis: SomTek Solutions

                                                                 Ogaysiiis Bushaara…Bushaaraa…Bushaaraa Waxaa aan kugu bushaaraynaayna in  bilowga bish May sanadkan 2011  haddi illaahay idmo aanu qaadan doono Ardaydii u horaysay, ee diyaarin doonta   System Engineering Diploma  iyo System Engineering Science Bachelors Waxaa idiin diyaar ah Barayaal la soo xulay oo ku xeel dheer barnaamijkan System Engineering kuwaasoo ka kala socda Jamacaddo caan ah [...]

MA DEGAN TAHEY DALKA NORWAY AMA DIBADIISABA, DHEGEYSO IDAACADA RADIO MAQAL.

MA DEGAN TAHEY DALKA NORWAY AMA DIBADIISABA, DHEGEYSO IDAACADA RADIO MAQAL.

Akhristaha qaaliga ahow, ma degan tahey wadanka Norway mase jeceshahey inaad la socoto waayaha iyo wararka ka dhacaya wadankan aad degan tahey ee Norge (Norway), hadii xitaa aanad deganeyn Norway ma jeceshahey inaad la socoto arimaha ka dhaca wadanka Norway iyo meel kale oo aduunka ahba. Idaacada Radio Maqal waa idaacad ku hadasha Afka hooyo [...]

Page 1 of 212

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone