Xisbiga KULIMIYE Oo Maanta Yeeshay Shir Aad Ay Kaga Hadleen Arrimo Door Ah. Hargeysa(Saraarnews) Hogaanka xisbiga KULIMIYE,Xubno ka socda gudiga fulinta,golaha dhexe iyo garabyada haweenka iyo dhalinyarada ayaa manta shir aad u xaasaasi ah ku yeeshay xarunta dhexe ee xisbiga KULMIYE ku leeyahay caasimada Hargeysa kaga dooday arimo doora ah. Shirkan oo uu gudoominayay gudoomiyaha [...]
Archive for November, 2009
Xisbiga KULIMIYE Oo Maanta Yeeshay Shir Aad Ay Kaga Hadleen Arrimo Door Ah.
Xisbiga KULMIYE Oo Maanta Yeeshay Shir Aad Ay Kaga Hadleen Arrimo Door Ah
Xisbiga KULIMIYE Oo Maanta Yeeshay Shir Aad Ay Kaga Hadleen Arrimo Door Ah. Hargeysa(Saraarnews) Hogaanka xisbiga KULIMIYE,Xubno ka socda gudiga fulinta,golaha dhexe iyo garabyada haweenka iyo dhalinyarada ayaa manta shir aad u xaasaasi ah ku yeeshay xarunta dhexe ee xisbiga KULMIYE ku leeyahay caasimada Hargeysa kaga dooday arimo doora ah. Shirkan oo uu gudoominayay gudoomiyaha [...]
Dr Mohamed Cabdilaahi Omar waa halyey Qaran
waxaan halkan ka salaamayaa dhammaan warbaahinta madaxa bannaan waxan kale oo aan salaamayaa dhammaan akhristayaasha sharafta badan waxaan jeclahay inaan halkan ugu jawaabo nin magaciisa ku sheegay jaamac ducaaleh waxaanan leyahay waxaad meel kaga dhacday milgahii iyo maamuuskii uu lahaan jiray qorqqlku amma saxaafadduba kugulase yaabi maayoo waxa jira dad badan oo adigoo kale [...]
Waraysi lala yeeshay Cabdiraxmaan saylici Musharaxa M/xigeenka KULMIYE
Boorame(saraarnews)Waraysi dhinacyo badan taabanaya ayaan maanta waxaan la yeelanay mid ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda labadan gobol ee galbeedka Xiga ee kala ah Awdal iyo Salal, Shabakada wararka ee caalamiga ah ee boramanews ayaa waxaa usuuro gashay wariyaasheeda mid ka mid ah inuu waraysi aad u xiisa badan la yeesho Eng:C/raxmaan Saylici oo [...]
Xisbiga KULMIYE oo kulan balaadhan ku yeeshay Xaruntiisa Hargeysa
Hargeysa(saraarnews)Kulan ballaadhan oo ay ka soo qayb galeen dham aan Masuuliyiinta qaybaha Kala duwan ee Xisbiga KULMIYE ayaa saaka lagu qabtay Xarunta Xisbiga Kulmiye ee Magaalada Hargeysa, kulankaas waxaa shir-gudoominaayey Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Axmed Mohamed Siilaanyo, waxaana hareero fadhiyey oo ardaaga kulaalaayey , oo hadalka iyo fikradaha wadaagaayey inta badan Hoggaanka Xisbiga, Guddiga Fulinta, Golaha dhexe iyo [...]
DALJIRE : Yaa iiga horeeyey qaybtii 2′aad by Cabdilaahi Geeljire
Dubbe iyo Doolaal duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha. Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan dan ka yeelan dadka kay [...]
Tacsi uu dirayo Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Axmed Mohamed Mohamoud ( Siilaanyo) isagoo ku hadlaaya magaciisa, kan qoyskiisa, xubnaha iyo taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Gudo iyo Dibedba waxaa uu tacsi u dirayaa dhammaan reer cabdillaahi cabsiiye, gaar ahaana Mohamed cabdillaahi cabsiiye oo walaashii Caasha Cabdilaahi Cabsiiye xalay ku geeriyootay magaalada Hargeysa. Waxaana uu marxuumadda Ilaahay uga rejeynayaa inuu janadii [...]
Sucuudiga oo hargabkii doofaarku 4 qof oo xujey ah ku dilay
Mecca(saudi arabia) Sida uu xaqiijiyey wasiirka caafimaadka ee wadankaasi qof dhalinyaro ah iyo 3 qof oo waaweyn ayaa u dhintay cudurka lagu sheego xanuunka doofaarka. Dadkan geeriyooday ayaa kala ahaa gabadh 17 jir oo nayjeeriya u dhalatay ,nin suudaani ah, Nin hindi ah iyo naag marooko u dhalatay oo da'dooda lagu sheegay 75 jiro. Sida [...]
Ogaysiis: Shir sanadeedkii Jaaliyada Somaliland ee Göteborg Sweden
Dhamaan dadka reer somaliland ee degen Göteborg iyo agagaarkeda waxa la ogaysiinaya in shir sanadeedkii jaaliyada Somaliland ka dhacayo Xarunta dhismaha jaaliyadu ku leedahay; Kometgatan 19, Komettorget 5 december, Kl: 14:00 (2:00 duhurnimo) Ha moogaanin weliba in laguu diyaariyey cabitaan fudud iyo waxaan gawskaagu diidayn. Soo dhawaada Guddida jahliyada Somaliland Göteborg
Ciidamada Sucuudiga oo xuduuda yemen 7 qof oo somali ah ku dilay
Yemen(saraarnews) Sida ay ku soo waramayaan dad goobjoogayaal ahi ciidamada sucuudiga ayaa la sheegay inay todobo qof oo soomali muhaajiriin ah ku dileen xuduuda dalkoodu la wadaago wadanka Yemen. Somaliladan la laayey ayaa la sheegayey inay doonayeen inay dhuumasho ku galaan wadankaasi sucuudiga ,ka dibna ay ciidamada xuduudu fareen inay istaagaan, hase yeeshee dadkaa qaxootiga somalida [...]
Ma runbaa in xaabsade bastooladiisa nafta kaga gooyey General Caynaanshe markii la tooganayey
Hargeysa(saraarnews)Sida ay xaqiijinayaan warar xogogaal ahi sanadkii 1996-diina lagu baahiyey wargeyska jamhuuriya cadad soo baxay, oo uu faalo ka diyaariyey weriye Maxamed Bancade oo gobolka togdheer waqtigaa uga soo warami jiray, waxaa la sheegayaa in Dilkii General mohamed caynaanshe guuleed oo ka tirsana Golihii sare ee Kacaankii Siyaad Bare uu gacantiisa ku fuliyey Ahmed cabdi [...]
Xubnaha Gudiga doorashooyinka Qaranka oo itoobiya u Kicitimay
Hargeysa(saraarnews)Todobada xubnood ee Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa maanta u kicitimay dalka Itoobiya, halkaasi oo ay kaga qeyb galayaan siminaar la xidhiidha hawlahooda isla markaana ay Magaalada Addis ababa kula kumi doonaan deeq bixiyeyaasha taageera hanaanka dimuqraadiyada Somaliland. Guddida doorashooyinka ayaa ka hor intii aanay ka dhoofin madaarka caalamaga ah ee Magaalada Hargeysa shir jaraa’id oo [...]
Gudoomiyihii gudida dhexe UK ee ururkii xaq u dirirka SNM Mujaahid Mohamed Ali Farah oo maanta ku geeriyooday magaalada London.
Gudoomiyihii gudida dhexe UK ee ururkii xaq u dirirka SNM Mujaahid Mohamed Ali Farah oo maanta ku geeriyooday magaalada London. Allaha ha u naxariistee waxaa saaka ku geeriyooday magaalada London ee dalka UK, Marxuum Mohamed Cali Farah, oo ka mid ahaa asaaseyaashii ururkii SNM, isla markaana Xubin ka ahaan jiray barlamankii Soomaaliyeed ee lixadankii, wakhtigaa [...]
Wasiirka Warfaafinta oo hadal cunsuriyad qabyaaladeed huwan kula kacay xil. mahdi Buubaa
Muddooyinka dembe waxa siyaasadda Somaliland ku soo kordhay Ajende Siyaasadeed oo cusub oo halis ku ah guulihii uu shacbiga Somaliland uu isku duubani ka gaadhay la soo noqoshadii Xorriyadoodii sida fudud uga siibtay gacantooda 1960kii, taasoo ay dhaqdhaqaajinayaan xubno ka soo jeeda Mucaaradka oo isugu jiray Xildhibaano ka tirsan Dawladda iyo qaar ka mid ah [...]
- Heesaha Ciida: Alla Maanta ayaanta codkii Maxamed S. Tubeec
- Waraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
- Zakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
- Heestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
- Siday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
- Sidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
- Zakat Al Fitr By Ahmed Arwo
- Fadlan codkaaga u hibee siyaasiga Jamaal Halkaraan
- Yaan Gollayaasha Muddo loo kordhine hala kala diro ama saamigii Xisbiyada ee Natiijada Doorashada Madaxtooyada halagu saleeyo
- TACSI: GEERIDA MARXUUM AXMED NUUR JAAMAC
Waxa u danbeeyey Articles
Heesaha Ciida: Alla Maanta ayaanta codkii Maxamed S. Tubeec
Ciid wanaagsan meel kasta oo aad joogtaan hadaanu nahay bahda shabakada Saraarnews Waxaan idiin dooray ...continue readingWaraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
Mr Ali Mahdi Hussein oo dagen magalada Jönköping ee wadanka Sweden oo mudo ku maqnaa ...continue readingZakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
Islam is a religion of unity. Believers are united in all acts of worship, regardless ...continue readingHeestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
Ramadaan Kariim Dhamaantiin waa salaamantihiin. ...continue readingSiday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
Borama-(saraarnews)-Xukuumadda cusub ee Somaliland ayaa sida la ogyahay beryahanba lagu haystaa arrimo ku saabsan qaabdhismeedka ...continue readingSidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
Waxa beryahan danbe goobaha internet-ka ku soo badanaya “wargaysyo” huwan go’a saxaafadda, laakiinhabka ay u ...continue readingZakat Al Fitr By Ahmed Arwo
Islam is a religion of unity. Believers are united in all acts of worship, regardless ...continue readingMy WP Themes
Log in
Featured Posts
-
Qalaawaha Beenta UDUB By Mubarak Mohamed Nur Qoorubaxay
-
Cabdijibaar al khaliiji sidee u Arkaa Arimihii u danbeeyey ee warbaahinta internet-ka lagu qoray
-
Ogeysiis: shirweynihii Beelaha GaashaanBuur Axmed Faarax oo dhacaya 15-ka bisha Soonfur
-
Taageerayaal cusub oo UCID ku soo Biiray
-
Maso(madaxweyne waa kii)
-
Gudoomiyaha UCID ee wadanka Jarmalka Cabdi Maykal X Diiriye oo sheegay inay danta reer Burco ku jirto inay u codeeyaan xisbiga UCID
-
Abwaanka Weyn ee Mustafe sheekh Cilmi oo Baaq u diray Shacabka reer Somaliland
-
Afdhabaandhow (maanso cusub) By Mubarak qoorubaxay
-
Khudbadihii Booqashadii siilaanyo iyo saylici ee Borama dhegayso +sawiro
-
Fanaanka Axmed diyaar Ismaaciil Muxuu Arinta xafladii Toronto ee 18 May Ka ogyahay
-
Siilaanyo oo reer xaraf Casuumeen
-
Codkaaga ka dhiibo Xukuumada Cusub ee Madaxweyne Siilaanyo dhisay
-
Cadayn Ka bixitaan xisbiga KULMIYE
-
Quraanku waa Daawo
-
Xisbiga UCID oo xaflad balaadhan ku qabtay LONDON
-
Dani tire(maanso) waxa tiriyey Mubarak qoorubaxay
-
Fanaanada Shamis Qardajeex oo cadaysay mar kale in Fanaanka Abdijibaar Alkhaliiji Laga gar daran yahay
-
Most Popular
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta 4′aad.
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto
- Magacyada Beelaha ay ka soo jeedaan Masuuliyiinta dawlada ee shalay la magacaabay
- Gabayo Silsilad cusub oo ka curtay Xaaladda Gobolka Sool oo dhex maraya majeerteen , dhulbahante iyo Ogaadeen
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta labaad.
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta 3′aad.
- Gabay xasaasi ah oo Buuhoodle laga tiriyey
- Beel weerar ku haysa Maamulaha Xafiiska Madaxtooyada
- Dani tire(maanso) waxa tiriyey Mubarak qoorubaxay
- Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Xubno Masuuliyiin ah oo cid gaara lagu Naas nuujiyey
Who's Online
13 visitors online now
3 guests, 10 bots, 0 members
Map of Visitors
Recent Posts
-
- Heesaha Ciida: Alla Maanta ayaanta codkii Maxamed S. Tubeec
- Waraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
- Zakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
- Heestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
- Siday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
- Sidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
- Zakat Al Fitr By Ahmed Arwo
- Fadlan codkaaga u hibee siyaasiga Jamaal Halkaraan
- Yaan Gollayaasha Muddo loo kordhine hala kala diro ama saamigii Xisbiyada ee Natiijada Doorashada Madaxtooyada halagu saleeyo
- TACSI: GEERIDA MARXUUM AXMED NUUR JAAMAC
- Kursigii Ugu Sareeyay aduunka oo uu ku fadhiyo Jay-Z By Mujaahid Suufi
- Farriin ku socota: Yusuf Cabdi Gaboobe Mulkiilaha joornalka Haatuf By Mahamed Dirir Burcawi
- Gabayo Silsilad cusub oo ka curtay Xaaladda Gobolka Sool oo dhex maraya majeerteen , dhulbahante iyo Ogaadeen
- Siilaanyo isaga ayaa ka ah Libaax Hargeysa By Cabdi Qadir jamac Ismail dacar
- Siilaanyo iyo Somaliland ha isku khaldin !




