BISMILLAAHI ARRAXMANI ARRAXIIM ماسلككم فى سقر ؟ قالو لم نك من المصلين oo micnaheedu yahay ” maxaa idin geliyey naarta saqar? waxay leeyihiin ma aanaan ahayn kuwa tukada ? ALLAH wuxuu kaloo aayada kale ku yiri ؟ اّضاعو الصلاة واتبعوالشهوات فسوف يلقون غيا : Oo micnaheedu yahay kuwa salaada dayaca ama ka tagay ee raac [...]
Archive for December, 2009
Ciqaabta ay leedahay salaada oo laga tagaa
Dr Abdi Aw Dahir oo ka Hadlay Qorshaha Adeegyada Caafimaadka Bulshada EE Xisbiga KULMIYE
London(saraarnews) Qoraal Saxaafada loogu talo galay oo uu soo Saaray xoghayaha Arimaha Bulshada ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Shabakadan ayaa wuxuu u dhignaa Sidan: Caafimaadka Bulshada Somaliland ,kulmiye siduu wax uga beddelayaa: Dr.Cabdi Aw Daahir Hordhac Waxaan hore aan idiinku soo bandhigay isbedellada guud ee kulmiye [...]
Wagladii Wasiirka Xan.Xooluhu ku xidhey labada dhakhtar!!. Aqooney ba’ !! By Dr Ali Abdi Muhumed
Marka uu duri-shimbireedka Siyaasaddu uu Dal ku dhaco Maamulkiisa, waxa luma damiirka iyo Aqoonta. Waxa Mas’uuliinta u muuqda oo qudha waxa ay maaggan yihiin oo keliya ee shuruuc jabeysa, Dambiyo la gelayo, Taariikh madow oo Rkoodhka u geleysa iyo Cawaaqib-Xumada ay kala tegayaan Xilka midna uma muuqdo!! Waxaynu Shrciyan isla garannay in aan heshiiskii Xoolaha [...]
Warsaxaafadeed:Raadkii Sanadkii Tegay Ee 2009 Iyo Aragtida Xisbiga KULMIYE Ee Sanadka Soo Socda Ee 2010
Hargeysa(saraarnews) Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE ayaa Xaruntiisa Magaalada Hargeysa Ka soo saaray warsaxaafadeed ay kaga hadlayaan Dhacdooyinkii iyo Waxyaabaha laga Xusi karo sanadkii aynu soo dhaafnay iyo Odoroska Sanadka la filayo ee Cusub. Warsaxaafadeedkaas oo uu ku saxeexnaa Ku simaha Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE isla markaana ah Gudoomiye Ku xigeenka KULMIYE Muj. Muuse Biixi Cabdi [...]
Hogaan cusub oo loo doortay jaaliyada Somaliland sydney Australia
Sydney(saraarnews) Jaaliyada Reer Somaliland ee Magaalada Sydney ee Australia oo xaflad balaadhan oo ay dhamaan ka soo wada qayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada somaliland ee dalka australia. Halkaa soo hadalo wacyi galin iyo waano isugujira ay kasoo jeediyeen odayaasha sydney ee dalka australia oo ay kamid yihiin Mr axmed Yuusuf khadari, cabdi Xaaji, [...]
Baaq taageero ah oo ay soo saareen Qurbajooga habarjeclo ee Wadanka Uganda
Jaaliyada beesha habar jeclo ee kunool dalka Uganda ( kampala )waxay si buuxda utaageersanyihiin go’aankii ay soo saareen odayaasha iyo wax garadka beesha habar jeclo kadib markii beeshu isla eegtay go’aankii ka soo baxay shirwaynihii beeshu ku qabsatay magaalada burco ee gobolka togdheer . waxaanu marka hore halkan ka cambaaraynaynaa dilkii foosha xumaa ee loo [...]
Baaq Ka soo baxay Qurbajooga Beesha Muuse abokor (H.Jeclo)
Allaah baa mahadle waxaanu halkan kasalaamaynaa shacabka xorta iyo xalaasha ah ee reer somaliland hadaanu nahay bahweynta -MUUSA-ABOKOR- h/jeclo eeku dhaqan qaarada yurub waxaanu taageero hiil iyo hooba la garab taaganahay shirkii kusoo geba-geboobay-burco ee beeshu ay ku lafa guraysey DILKII-TALIYIHII QAYBTA -12- ee ciidanka qaranka waxaanay beeshu sibuuxda utaageer santahay qodobadii kasoo baxay shirka [...]
Taariikh Nololeedkii Marxuum Cismaan Yuusuf Nuur
Alle ha unaxariistee Marxuun Cismaan Yuusuf Nuur wuxuu ku dhashay Magaalada Burco 1945. wuxuu waxbarashada hoose/dhexe ku dhamaystay magaalada Beer ee Gobolka Togdheer Dugsiga sare wuxuu ku dhamaystay iskuulka shiikh. Marxuun Cismaan Yuusuf wuxuu ka dhashay qoyska balaadhan ee Reer nuur Gaade oo ah qoys magac iyo maamuus ku leh bulshada dhexdeexa daafaha dunidana ku [...]
Xisbiyada & Musharaxiintoda: Diirada Saar, Faa’ido iyo Khasaare Midka Kuugu Jira (Qaybtii 4-aad) By Farah Ali Jama
Intaanu u guda gelin dhowrka mawduuc ee aanu ku soo qaadan doono qaybtan afaraad ee maqaalka, waxaanu mar kale idinla socodsiinayna, in marka laga hadlaayo arrimaha la xidhiidha hogaaminta ummada iyo dalka Somaliland, ay muhiim tahay in lagu xisaabtamo isu dheeli tirka xukumada iyadoo lagu saleenayo arrimaha goboleysiga ee ah Bari iyo Galbeed ama Reer [...]
Hees: ku socota Shacabka Somaliland “maqaleey warlaay ma laguu Waramay”?
Waxaanu idiin doori doonaa hees ujeedo badan oo dhaqan xambaarsan waa heestii Maqalayeey warlaay ma laguu waramay, Adigaa lagaa doonayaa inaad fasirato saamaynta ay ku leedahay Marxalada somaliland Maanta ku jirto , Heesta waxaa idin soo gaadhsiin doona Hoobaladii waaaberi oo ay si gaar ah uga dhex muuqato saynab xaaji cali baxsan dhegaysi haboon halkan [...]
OGEYSIIS:Jaaliyadda Somaliland Kaardhif(cardiff)
Waxaa la ogeysiinayaa jaaliyadda reer Somaliland- rag iyo haween, carruur iyo cirroole- ee ku dhaqan carriga Wales iyo degaannada ku xeeran in uu booqasho innoogu iman doono Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxammuud Aadan (Saleebaan Nuur). Xaflad mudnaateeda leh oo soo dhoweyn iyo la kulan isugu jirta ayaa ka dhici doontaa caasimadda Weleshka ee [...]
Tacsi: Marxuumad Raxma Cabdi shaybe
Inalillahi wa ina illayhi rajucuun. Anagoo Ah dadka magacayadoodu hoos ku qoran yihiin Siciid Xaaji Aden Jibriil Cali Mohamd X Xasan Mubarak Qoorubaxay Maxamud X Aden Jibril Mohamed X Aden Jibril (koojaar) Foosiya X Aden Mohamed Dube Iyo dhamaan Odayaasha Reer Goteborg Waxaanu dhamaantayo tacsi tiraanyo leh u diraynaa lana qeyb sanaynaa Qoyskii iyo qaraabadii [...]
Heesta Maanta : somaaliyeey Su’aal Hoo
Hargeysa(saraarnews) Hadaad aaminsantahay Hees kasta oo la sameeyey waqtigii siyaad Bare in lagu amaanayey isaga iyo Kacaankiisii , waxaad haysataa Fikrad khalad , Balse maanta aan idiin dooro hees wadani ah oo la Yidhaaho Somaaliyeey Su’aal Hoo, Heestan waxaa inoo qaadaya Hoobaladii qaranka ee Waaberi waa erayadii (Yuusuf Aden Allaale iyo Mustafe sheekh Cilmi) Halkan ka dhegayso Midhaha [...]
Warsaxaafadeed uu soo saaray xoghayaha Guud ee Kulmiye Muj. Keyse Xasan Cige
Warsaxaafadeedkaas oo dhammaystiran, ayaa wuxuu u dhignaa sidan; “Waxaa maalintii Khamiista ee bishan December aheyd 17, sannadka 2009 ciidamada Boolisku ee Gobolka Saaxil qabteen ninka la yidhaahdo Cali Maxamad Muuse (Cali Ha La Kaco) kana qabteen magaalada Berbera, Xarunta Gobolka Saaxil. Ninkaasi oo ah taageere Xisbiga Kulmiye ah waxaa amarka xadhigiisa bixiyey Xoghayaha Guud ee [...]
DALJIRE:Qayb miyuu u helaa By A. Geeljire
Dubbe iyo Doolaal duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha. Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan dan ka yeelan dadka kay [...]
FADLIGA SOONKA MAALINTA CAASHUURA (فضل صيام يوم عاشورا)
Walalayaal waxaan halkaan idiinku soo gudbinaynaa FADLIGA SOONKA MAALINTA TOBONAAD EE BISHA AL-MUHARRAM oo ah bisha koowaad ee sanadka HIJRIGA..oo aan hadda kujirno. Bisha Al-muharram waa bil barakaysan oo ku wayn Allaah agtiisa, waxayna ka midtahay afarta bilood ee loo yaqaan الأشهر الحُرُم bilaha xurmada leh..sida aayada kor kuxusan ay tilmaamayso nabigana صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ [...]
War Deg deg ah: Cismaan Hindi oo laga Mamnuucay Xarunta Komishanka Doorashooyinka Qaranka
Hargeysa(saraarnews) Gudiga Doorashooyinka Qaranka ayaa ka mamnuucay inuu soo galo Xaruntooda ama ay wax wada shaqayn ah la yeeshaan Cismaan Cabdilaahi Cigaal oo aha Madaxa ololaha Doorashooyinka Ee xisbiga UDUB. Sababta komishinku uga mamnuuceen xaruntooda inuu soo galo Cusmaan Hindi, ayaa ahayd siday sheegeen, “markii aanu deeq-bixiyeyaasha hor fadhinay ayaa qoraalkiisii argagixisada nala soo hor-dhigay, [...]
Tacsi:Marxuumad Faadumo Buraale Barre
Anigoo ku hadlaaya magacayga, magaca REER CABDI CARWO iyo kan Xaaskeyga Amaal Cumar Carte, waxaan tacsi u diraya tafiirta, ehelka, qaraabada, ay ka geeriyootay Marxuumad Faadumo Buraale Barre oo ku geeriyootay 19/12/2009 Magaalada Jeddeh ee Wadanka Saudi Arabia. Si gaar ah waxaan u tacsiyadeynayaa Reer Xaaji Cabdiraxmaan Gadhyare tafiirtooda oo ay geeridu ku timid Hooyadood [...]
Tacsi: Geerida Marxuumad Raxma Cabdi Shaybe
Inalillahi wa ina illayhi rajucuun. Anago Ah Hawlwadeenada Shabakada Saraarnews Waxaanu dhamaantayo tacsi tiraanyo leh u diraynaa lana qeyb sanaynaa Qoyskii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Marxuumad Raxma Cabdi Shaybe gaar ahaan reer cabdi shaybe oo kala ah, Bashir ,kayse, barkhad ,yasmiin iyo hooyadood sahra ibrahim. Marxumada oo ku geriyootay casimada ugandha, Kampala laguna aasay [...]
Xisbiyada & Musharaxiintooda: Diirada Saar, Faa’ido iyo Khasaare Midka Kuugu Jira, (Qaybtii 3-aad) by Farah Ali Jama
Sida aad uula socotaan, qaybti labaad, waxuu hadal inoo joogay sida aanu hogaanka dalka Somaliland aanu isu dheeli tirnay gaar ahaan Madaweynahan iyo Madaxweyne ku-xigeenkan ee wada Reer Galbeedka ah iyo Xukumadooda fadhiidhka ah iyo sida Xisbiga UDUB ee talada haya ee magac u yaalka ahi uu isna dhinac ka raran yahay arrimahaasoo aanu ku [...]
- Heesaha Ciida: Alla Maanta ayaanta codkii Maxamed S. Tubeec
- Waraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
- Zakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
- Heestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
- Siday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
- Sidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
- Zakat Al Fitr By Ahmed Arwo
- Fadlan codkaaga u hibee siyaasiga Jamaal Halkaraan
- Yaan Gollayaasha Muddo loo kordhine hala kala diro ama saamigii Xisbiyada ee Natiijada Doorashada Madaxtooyada halagu saleeyo
- TACSI: GEERIDA MARXUUM AXMED NUUR JAAMAC
Waxa u danbeeyey Articles
Heesaha Ciida: Alla Maanta ayaanta codkii Maxamed S. Tubeec
Ciid wanaagsan meel kasta oo aad joogtaan hadaanu nahay bahda shabakada Saraarnews Waxaan idiin dooray ...continue readingWaraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
Mr Ali Mahdi Hussein oo dagen magalada Jönköping ee wadanka Sweden oo mudo ku maqnaa ...continue readingZakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
Islam is a religion of unity. Believers are united in all acts of worship, regardless ...continue readingHeestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
Ramadaan Kariim Dhamaantiin waa salaamantihiin. ...continue readingSiday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
Borama-(saraarnews)-Xukuumadda cusub ee Somaliland ayaa sida la ogyahay beryahanba lagu haystaa arrimo ku saabsan qaabdhismeedka ...continue readingSidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
Waxa beryahan danbe goobaha internet-ka ku soo badanaya “wargaysyo” huwan go’a saxaafadda, laakiinhabka ay u ...continue readingZakat Al Fitr By Ahmed Arwo
Islam is a religion of unity. Believers are united in all acts of worship, regardless ...continue readingMy WP Themes
Log in
Featured Posts
-
Cabdijibaar al khaliiji sidee u Arkaa Arimihii u danbeeyey ee warbaahinta internet-ka lagu qoray
-
Qalaawaha Beenta UDUB By Mubarak Mohamed Nur Qoorubaxay
-
Ogeysiis: shirweynihii Beelaha GaashaanBuur Axmed Faarax oo dhacaya 15-ka bisha Soonfur
-
Quraanku waa Daawo
-
Khudbadihii Booqashadii siilaanyo iyo saylici ee Borama dhegayso +sawiro
-
Fanaanada Shamis Qardajeex oo cadaysay mar kale in Fanaanka Abdijibaar Alkhaliiji Laga gar daran yahay
-
Fanaanka Axmed diyaar Ismaaciil Muxuu Arinta xafladii Toronto ee 18 May Ka ogyahay
-
Afdhabaandhow (maanso cusub) By Mubarak qoorubaxay
-
Siilaanyo oo reer xaraf Casuumeen
-
Dani tire(maanso) waxa tiriyey Mubarak qoorubaxay
-
Xisbiga UCID oo xaflad balaadhan ku qabtay LONDON
-
Maso(madaxweyne waa kii)
-
Taageerayaal cusub oo UCID ku soo Biiray
-
Cadayn Ka bixitaan xisbiga KULMIYE
-
Codkaaga ka dhiibo Xukuumada Cusub ee Madaxweyne Siilaanyo dhisay
-
Gudoomiyaha UCID ee wadanka Jarmalka Cabdi Maykal X Diiriye oo sheegay inay danta reer Burco ku jirto inay u codeeyaan xisbiga UCID
-
Abwaanka Weyn ee Mustafe sheekh Cilmi oo Baaq u diray Shacabka reer Somaliland
-
Most Popular
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta 4′aad.
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto
- Magacyada Beelaha ay ka soo jeedaan Masuuliyiinta dawlada ee shalay la magacaabay
- Gabayo Silsilad cusub oo ka curtay Xaaladda Gobolka Sool oo dhex maraya majeerteen , dhulbahante iyo Ogaadeen
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta labaad.
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta 3′aad.
- Gabay xasaasi ah oo Buuhoodle laga tiriyey
- Beel weerar ku haysa Maamulaha Xafiiska Madaxtooyada
- Dani tire(maanso) waxa tiriyey Mubarak qoorubaxay
- Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Xubno Masuuliyiin ah oo cid gaara lagu Naas nuujiyey
Who's Online
13 visitors online now
3 guests, 10 bots, 0 members
Map of Visitors
Recent Posts
-
- Heesaha Ciida: Alla Maanta ayaanta codkii Maxamed S. Tubeec
- Waraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
- Zakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
- Heestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
- Siday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
- Sidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
- Zakat Al Fitr By Ahmed Arwo
- Fadlan codkaaga u hibee siyaasiga Jamaal Halkaraan
- Yaan Gollayaasha Muddo loo kordhine hala kala diro ama saamigii Xisbiyada ee Natiijada Doorashada Madaxtooyada halagu saleeyo
- TACSI: GEERIDA MARXUUM AXMED NUUR JAAMAC
- Kursigii Ugu Sareeyay aduunka oo uu ku fadhiyo Jay-Z By Mujaahid Suufi
- Farriin ku socota: Yusuf Cabdi Gaboobe Mulkiilaha joornalka Haatuf By Mahamed Dirir Burcawi
- Gabayo Silsilad cusub oo ka curtay Xaaladda Gobolka Sool oo dhex maraya majeerteen , dhulbahante iyo Ogaadeen
- Siilaanyo isaga ayaa ka ah Libaax Hargeysa By Cabdi Qadir jamac Ismail dacar
- Siilaanyo iyo Somaliland ha isku khaldin !




