Hargeysa(saraarnews) Halkan waxaad ka daawataa qaybtii labaad ee sawiradii soo dhoweynta Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Mujaahid Ahmed Mohamed Mohamud Siilaanyo, taas oo ahayd soo dhoweyntii ugu balaadhnayd ee loo sameeyo hogaamiye Reer somaliland intii ay la soo noqotay Madaxbanaanideeda. Gudoomiyaha ayaa mudooyinkan booqasho ku joogay wadanka maraykanka halkaas oo uu kulamo kula yeeshay masuuliyiin kala duwan [...]
Archive for January, 2010
Daawo Sawiradii Mujaahid siilaanyo Soo dhoweyntiisa Qaybtii labaad
ISU SOO BAX BALAADHAN OO LAGU SOO DHAWAYNAYO MUJ:SIILAANYO OO MAANTA KA DHACAY BURCO.
Burco(saraarnews)Isusoo bax balaadhan oo ay ka soo qayb galeen dadwayne aad u tiro badan , masuuliyiin ka tirsan xisbiga kulmiye salaadiin iyo waliba wax garad aad u tira badan ayaa saaka gelinkii hore gilgilay qaybo ka tirsan xaafadaha magaalada burco ee xarunta gobolka togdheer. Isusoo baxan ayaa ahaa mid ay dadwaynaha reer burco ku muujinayeen [...]
sawiradii soo dhoweynta Muj Siilaanyo qaybtii koowaad
Hargeysa(saraarnews)Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa si balaadhan maanta loogu soo dhaweeyey Magaalda Hargeysa kadib safar muddo qaatay oo uu ugu maqnaa dalka Maraykanka. Gudoomiye Siilaanyo oo la hadlayey Shacabka soo dhaweeyey ayaa hadal mahad celin ah u jeediyey dadweyne aad u faro badan oo soo dhaweenayey. [...]
Weriye ka soo waramaya soo dhoweynta Mujaahid Siilaanyo Hargeysa
waxaad halkana ka dhegaysataa wariye Radio Hormood oo ka soo waramaya Booqashada siilaanyo ee Hargeysa Riix Halkan
Muj. Siilaanyo oo la hadlay Dadkii soo dhoweeyey
Hargeysa(saraarnews) Gudoomiyaha Kulmiye Mujaahid Ahmed Mohamed Siilaanyo, ayaa hadal Mahadcelin ah u jeediyey kumanaan qof oo ka mid ah taageerayaasha iyo shacabka Reer somaliland oo maanmta ku soo dhoweeyey Wadanka, Khudbada Gudoomiyaha ku sheegay siduu ugu faraxsan yahay in maanta maamska intaa leeg loo sameeyey. Xarunta Hargeysa ayaa saaka waxaa istaagay Shaqooyinkii, waxbarashadii iyo adeegyadii [...]
Wadadii madaxtooyada oo Riyaale kooxdiisu ku gooyeen Baabuur waawey iyo ciidan wata gaadiid tikniko ah
Hargeysa(saraarnews)Gudoomiyaha oo ay gelbinayaan umadii reer somaliland yar iyo weyn ayaa imika soo gaadhay afaafka Hore ee madaxtooyada , hase yeeshee Ciidmada u daacada ah Riyaale kaahin ayaa ku gooyey wadadaas Gaadiid waaweyn iyo ciidan wata TIKNIKO, waxayna u leexdeen wadada dhinac marta Dhaqtarka Hargeysa , halkaas oo la isugu tegey Xarunta Xisbiga KULMIYE, meel [...]
Waxa la Hor marayaa xarunta Guriga shaqaalaha
Hargeysa(saraarnews) Gudoomiyaha oo ay gelbinayaan Shacabkii Somaliland ayaa imika waxay Hor marayaan Xarunta Guriga Shaqaalaha dadkuna sidaan wararkii hore idiin sheegnay waxay xidhaadhsan yihiin ilaa Madaarka magaalada.
Gudoomiyihii oo ay gelbinayaan 1200 oo gaadhi oo ka soo dhaqaaqay Airport
Hargeysa(saraarnews) Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo si aan loo kala hadhin loogu soo dhaweeyey ayaa imika ka soo dhaqaaqay Madaarka hargeysa, gudoomiyuhu wuxuu gacmaha u lulayaa salaamayaa, dadweynihii Reer hargeysa oo xidhiidhsan ilaaMadaarka Hargeysa ilaa Xarunta Xisbiga KULMIYE, Usha Maanta cirka loo tuuraa dhulka u dhici mayso magaaladii Hargeysa, la soco Hargeysa
Mujaahid Siilaanyo oo Imika Dalka soo gaadhay
Hargeysa(saraarnews) Gudoomiyaha Xisbiga Siyaasiga ah ee KULMIYE ayaa imika Dalka soo gaadhay isagoo wata Diyaarad u gaar oo ay weheliso Marwadiisu, waxaana wadooyinka Tuban Shacabkii reer hargeysa oo asan u kala Hadhin, imika ayuuna ka sioo degay Gudoomiyuhu diyaaradii uu saaraa , wuxuuna gacan qaadaya, masuuliyiin kala Duwan oo ay horkacayaan, Hogaanka KULMIYE, UCID , [...]
Madaarkii oo loo dareeray iyo Hargeysa oo qofkastaa Siilaanyo Noqday
Hargeysa(saraarnews) Shacabkii Magaagalada hargeysa oo Lulaya Calanka iyo sawirada Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE ayaa imika U dhaqaaqay Madaarka Caalamiga ah ee Egal International Airport, Gaadiidkii, guryihii, Ilaa Keeryoonayaashii iyo Dhirta ayaa laga lulay calanka KULMIYE. dadkuna aad bau qiiraysan yihiin.
Saaka Hargeysa iyo soo dhoweynta Muj siilaanyo
Hargeysa(saraarnews)saaka waxaa taagan Hargeysa oo dhan oo isu soo baxaday oo qaadaysa MAANTA MAANTA MADAXWEYNAHEENA MAANTA MAGACIIS HA RAAGEE MAANTA, oo boqolaal baabuur ku gaashaaman calankii bilicda laaha ee Kulmiye iyo sawiradii Gudoomiyaha ayaa gaafwareegaaya dhammaan caasimada laamiyadeedii, Baaqii Xukuumadu waxa ay noqotay SHAAGLE LAGA BAQAY, car yaa kulmiye iyo hawlihiisa ku soo dhawaan kara, ciidamdii Booliisku [...]
Afhayeenka UDUB oo Qiray Inuu Riyaale Yahay Madaxweyne Sharci Darro Ah
Hargeysa(saraarnews)Afhayeenka xisbiga talada waddanka haya ee UDUB, Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey) ayaa markii ugu horreysay qiray in Daahir Riyaale Kaahin uu sifo sharci darro ah ku helay madaxweynanimada doorashadii April 2003. Cali Gurey ayaa isagoo u warramaya wargeyska HAATUF 27kii bishan January sheegay inuu hayo caddeyntii warqaddii guddoomiyihii goobta Balli Calanle taasoo muujinaysa inuu [...]
Diyaarad khaaska ee Siilaanyo La socdo oo Beri Subax wadanka Ku beegan
Addis Abab (Saraarnews) Guddomiyaha xisbiga Kulmiye Md Axmed Maxamed Silanyo ayaa soo gaadhay magaaladda Addis Ababa ee casimada dalka Ethiopia maalintii arbacadii, isagoo safar kaga soo noqday dalka Maraykanka. Guddomiye Silanyo ayaa intii uu joogay magaaladda Addis Ababa ayaa waxu kulamo la yeshay safiirka dalka Ingiriska u fadhiya Ethiopia, safiirka Maraykanka u fadhiya Ethiopia, iyo [...]
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal cali waraabe oo Waraysi Dheer siiyey shabakadaha WaryaTV iyo Saraarnews
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Stockholm(saraarnews) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo imika booqasho ku jooga wadanka Sweden ayaa waraysi aad u dheer oo dhinacyo badan taabanaya siiyey shabakadaha wararka ee WARYTV iyo SARAARNEWS, waraysigaas oo gudoomiyuhu kaga hadlayo xaalada guud ee wadanka iyo Arimihii ugu danbeeyey ee soo Kordhay. Arinta Guurtida, xaalada gobolka sool, [...]
Af-Hayeenka Xisbiga UDUB (Cali Gurey) Oo Loo Diiday Inuu Madaxtooyada Food Galiyo
Hargeysa-(Saraarnwes):- Afhayeenka Xisbiga Tallada haya ee UDUB Mujaahid Cali Maxamed (Cali-Guray), ayaa ku hanjabay inuu xilka Afhayeennimo iska casilayo, ka dib markii saaka Ciidanka illaada Madaxtooyadda Somaliland ka horjoogsadeen inuu gallo Qasrigaas dalka looga taliyo abbaaro 11:00-kii Duhurnimo ee maanta isagoo doonayay inuu gallo madaxtooyadda ay askarta illaladu ku wargeliyeen inaan la ogolayn cid gudaha u [...]
Hadrawi, Hasan Ganey, iyo A, Geedi Oo Dhaliilay Siyaasada Hogaanka Dalka Kana Dayriyay Xaalada Nololeed Ee Somaliland
Hargaysa(Saraarnews) Abwaannada Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) iyo Xasan Xaaji Cabdilaahi (Xasan-Ganey), ayaa ka hadlay xaaladda dalku hadda ku sugan yahay, isla markaana waxay isbarbar-dhig ku sameeyeen Noloshii waqtiyadii hore ee Soomaalida iyo ta waqtigan ee Shacabka. MMunaasibad saldhiggeedu ahaa bandhig Suugaaneed ay goob-joog ka ahaayeen Abwaannada kala ah, Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi), Xasan X. Cabdilaahi [...]
War Deg-dega: Sh. Axmed Nuux Furre(G/kuxigeenka Guurtida) Oo Is Casilay iyo Golihii Oo La Xidhay
Hargaysa (Saraarnews) Guddoomiye ku-xigeenkii 1-aad ee Golaha Guurtida Somaliland Sheekh Axmed Sheekh Nuux Furre, ayaa warqad iscasilaad ah u gudbiyey Guddoomiyaha Golahaas Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan-Gaal), isla markaana illaa iyo hadda wax faahfaahin ah lagama bixin sababta iscasilaadaas iyo nuxurka qoraalka uu Sheekh Nuux gudbiyey midna. Golaha Guurtida Somaliland oo in muddo ah oo khilaaf [...]
Khubaro Caalami Ah Oo Shir Ku Yeeshay Jaamacada Horvord Oo Soo Jeediyay In Somaliland La Aqoonsado Si Looga Adkaado Budhcad Badeeda
Washingtown(Saraarnews) Khubaro caalami ah oo isugu jira diblomaasiyiin, Saraakiil Milatari, Garyaqaano iyo qaar ka mid ah madaxda shirkadaha gaadiidka badda, ayaa shir ay ku yeesheen jaamacadda Harvard ee dalka Mareykanka, bishii December ee sanadkii hore oo ku saabsanaa la dagaalanka budhcad baddeeda ayaa ku talo bixiyay in Somaliland oo la ictiraafaa ay muhiim u tahay [...]
Ahmed Siilaanyo: Socdaalkaygii Dhankii Laga Eegaba Faa’iido iyo Waxtar Badan Ayuu U Lahaa Somaliland
Washingtown(Saraarnews) Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Mujaahid Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) ayaa sheegay in madaxdii dawlada Maraykanka ee ay kulamada ku yeesheen dalkaasi ee ka kala socday Hay’ádaha kala duwan ay u cadeeyeen inay diyaar u yihiin in Somaliland ay wax la qabtaan isagoo intaa ku daray in Somaliland ay ku taalo mandaqad xasaasi ah isla markaana [...]
Gagayban Jirjiroole Waa Midhii Garyaqaan Cawad Dooyo Oo La Hadlaya Xukuumada Riyaale
Marka hore waxaad Salaamantiin Reer SLD . iyo Wergeesyada SLD Iyo Shaashadaha laga leeyahay Sld ee ka arrimyiya xaladaha cakiran. Waad la socotaan .in cadowkii Sld ku soo siqaya Gobolada barika . Sida Qaraxyada , Afduubka Markiibta Xeebaha mushaaxaya .Berina caasimada HARGEYSA Ka eeg ,iyo Xeebaha Seylac . Jada xarafka haddaan jaaliso ama la jaan [...]
- Heesaha Ciida: Alla Maanta ayaanta codkii Maxamed S. Tubeec
- Waraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
- Zakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
- Heestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
- Siday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
- Sidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
- Zakat Al Fitr By Ahmed Arwo
- Fadlan codkaaga u hibee siyaasiga Jamaal Halkaraan
- Yaan Gollayaasha Muddo loo kordhine hala kala diro ama saamigii Xisbiyada ee Natiijada Doorashada Madaxtooyada halagu saleeyo
- TACSI: GEERIDA MARXUUM AXMED NUUR JAAMAC
Waxa u danbeeyey Articles
Heesaha Ciida: Alla Maanta ayaanta codkii Maxamed S. Tubeec
Ciid wanaagsan meel kasta oo aad joogtaan hadaanu nahay bahda shabakada Saraarnews Waxaan idiin dooray ...continue readingWaraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
Mr Ali Mahdi Hussein oo dagen magalada Jönköping ee wadanka Sweden oo mudo ku maqnaa ...continue readingZakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
Islam is a religion of unity. Believers are united in all acts of worship, regardless ...continue readingHeestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
Ramadaan Kariim Dhamaantiin waa salaamantihiin. ...continue readingSiday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
Borama-(saraarnews)-Xukuumadda cusub ee Somaliland ayaa sida la ogyahay beryahanba lagu haystaa arrimo ku saabsan qaabdhismeedka ...continue readingSidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
Waxa beryahan danbe goobaha internet-ka ku soo badanaya “wargaysyo” huwan go’a saxaafadda, laakiinhabka ay u ...continue readingZakat Al Fitr By Ahmed Arwo
Islam is a religion of unity. Believers are united in all acts of worship, regardless ...continue readingMy WP Themes
Log in
Featured Posts
-
Afdhabaandhow (maanso cusub) By Mubarak qoorubaxay
-
Codkaaga ka dhiibo Xukuumada Cusub ee Madaxweyne Siilaanyo dhisay
-
Maso(madaxweyne waa kii)
-
Fanaanka Axmed diyaar Ismaaciil Muxuu Arinta xafladii Toronto ee 18 May Ka ogyahay
-
Cabdijibaar al khaliiji sidee u Arkaa Arimihii u danbeeyey ee warbaahinta internet-ka lagu qoray
-
Quraanku waa Daawo
-
Cadayn Ka bixitaan xisbiga KULMIYE
-
Qalaawaha Beenta UDUB By Mubarak Mohamed Nur Qoorubaxay
-
Abwaanka Weyn ee Mustafe sheekh Cilmi oo Baaq u diray Shacabka reer Somaliland
-
Khudbadihii Booqashadii siilaanyo iyo saylici ee Borama dhegayso +sawiro
-
Taageerayaal cusub oo UCID ku soo Biiray
-
Xisbiga UCID oo xaflad balaadhan ku qabtay LONDON
-
Dani tire(maanso) waxa tiriyey Mubarak qoorubaxay
-
Gudoomiyaha UCID ee wadanka Jarmalka Cabdi Maykal X Diiriye oo sheegay inay danta reer Burco ku jirto inay u codeeyaan xisbiga UCID
-
Ogeysiis: shirweynihii Beelaha GaashaanBuur Axmed Faarax oo dhacaya 15-ka bisha Soonfur
-
Fanaanada Shamis Qardajeex oo cadaysay mar kale in Fanaanka Abdijibaar Alkhaliiji Laga gar daran yahay
-
Siilaanyo oo reer xaraf Casuumeen
-
Most Popular
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta 4′aad.
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto
- Magacyada Beelaha ay ka soo jeedaan Masuuliyiinta dawlada ee shalay la magacaabay
- Gabayo Silsilad cusub oo ka curtay Xaaladda Gobolka Sool oo dhex maraya majeerteen , dhulbahante iyo Ogaadeen
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta labaad.
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta 3′aad.
- Gabay xasaasi ah oo Buuhoodle laga tiriyey
- Beel weerar ku haysa Maamulaha Xafiiska Madaxtooyada
- Dani tire(maanso) waxa tiriyey Mubarak qoorubaxay
- Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Xubno Masuuliyiin ah oo cid gaara lagu Naas nuujiyey
Who's Online
11 visitors online now
2 guests, 9 bots, 0 members
Map of Visitors
Recent Posts
-
- Heesaha Ciida: Alla Maanta ayaanta codkii Maxamed S. Tubeec
- Waraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
- Zakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
- Heestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
- Siday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
- Sidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
- Zakat Al Fitr By Ahmed Arwo
- Fadlan codkaaga u hibee siyaasiga Jamaal Halkaraan
- Yaan Gollayaasha Muddo loo kordhine hala kala diro ama saamigii Xisbiyada ee Natiijada Doorashada Madaxtooyada halagu saleeyo
- TACSI: GEERIDA MARXUUM AXMED NUUR JAAMAC
- Kursigii Ugu Sareeyay aduunka oo uu ku fadhiyo Jay-Z By Mujaahid Suufi
- Farriin ku socota: Yusuf Cabdi Gaboobe Mulkiilaha joornalka Haatuf By Mahamed Dirir Burcawi
- Gabayo Silsilad cusub oo ka curtay Xaaladda Gobolka Sool oo dhex maraya majeerteen , dhulbahante iyo Ogaadeen
- Siilaanyo isaga ayaa ka ah Libaax Hargeysa By Cabdi Qadir jamac Ismail dacar
- Siilaanyo iyo Somaliland ha isku khaldin !




