Hargaysa (Saraarnews.com), Waxa magaalada Hargaysa ku dhaqan caruur yar yar oo iskugu jira gabdho iyo wiilal aan lahayn aabo iyo hooyo, kuwaas oo ku nool suuqyada caasimada somaliland ee Hargaysa, isla markaana ay la soo deristo dhibaatooyin ay ka mid yihiin Hoy la’aan, Hu La’aan, Daryeel La’aan iyo dhibaatooyin caafimaad daro, kuwaasi oo hada [...]
Archive for February, 2010
Caruurta Darbi Jiifka Ah Iyo Digashada Madaxweyne Riyaale
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo Khadka Telefoonka kula xidhiidhay M/weyne-xigeenka Somaliland
Hargeysa (Saraarnews)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa la sheegay in uu Khadka Telefoonka kula xidhiidhay Madaxweyne-xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin oo xaalad Caafimaad u jooga Cusbatal ku yaala magaalada Paris ee dalka Faransiiska. Sida lagu sheegay Warsaxaafadeed uu soo saaray Xoghayaha guud ee Xisbiga KULMIYE Keyse Xasan Cige, Axmed-Siilaanyo wuxuu [...]
Jaamacad Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyey Magaalada Burco.
Burco (Saraarnews), Jamacadda Gollis oo ka mida jaamacadaha ugu faca wayn dhinaca waxbarashadda ee ka jira somaliland ayaa laanteedii saddexaad ka furatay magaaladda Burco ee xarunta Gobolka Togdheer. Xafladda furitaanka jamacadda Gollis ayaa lagu qabtay Hotel City Plaza oo ee ku yaala magaaladda Burco, xaflada furitaanka waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin ka socday jamacadda Golisa [...]
Wasiirka Maaliyada Oo Si Badheedha Uga Maqnaaday Kulan Lagaga Hadlaayey Xalinta Khilaafaadka Miisaaniyada
Hargeysa (Saraarnews.com), Shir loogu gogal xaadhaayo guda galka Xeerka Miisaaniyada Somaliland oo maanta ka dhacay Hotel Ambassador ee Magaalada Hargeysa, kaasi oo ay bud dhigeen Guddiga Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada, shirkaasi ayaa waxaa ka soo qayb galay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), Guddiga Dhaqaalaha ee Wakiilada, Wasiirka Ganacsiga iyo Aqoonyahano kale oo [...]
Komishanka Doorashooyinka Oo Ku Dhawaaqay Magacyada Xubnaha Gobolka Togdheer Iyo Degmada Burco
Burco (Saraarnews) Weftiga ka socda Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo maalmahanba ku sugnaa magaalada Burco, ayaa shalay ku dhawaaqay magacyada xubnaha Komishanka ee Gobolka Togdheer iyo degmada Burco oo ka kooban sagaal xubnood. Guddiga Doorashooyinka oo imtixaan ka qaaday dad gaadhaya ilaa soddon qof, kuna tilmaamayay jagooyinka xubnaha Komishanka ee heer gobol iyo degmo, ayaa haddana [...]
Gefka Bacadle “tix gabay ah” By Abwaan Mubarak Mohamed Nuur
Tix gabay ah oo jawaab u ah gabaygii u dambeeyey ee abshir bacadle ee ”gob cunsuri ah” 1. Maansadu ged bay leedihiyo god iyo miisaan 2. Abshir gabay gartana meel ka dhaaf Godobna meeleeye 3. Intii garashadiisii ahayd guuroow soo mariye 4. Gadhna waa ku yaal aadanoow waana ruux gudhane 5. Garaadkiisa inuu soo hadlaa [...]
Heesahan Maxaad Ku xasuusataa markaad maqasho
Halkan ka dhegayso heeso waqtiyo hore la qaaday oo quseeyey wixii la isku odhan jiray soomaliya maxaadse ku xasuusataa ka dibna barbar dhig xaalada maanta lagu jiro. Magacyada Fanaaniinta Dadkaaga dhinac ka raac Hobolada Waaberi Geesiga dhulkiisa guusha u horseeda Maxamed Saleebaan & Hibo Maxamed Calool baahaneey Hobolada Waaberi Nin kusiray wax kuusheeg Hobolada [...]
Caruurta Riyaale qaarkood oo qaxootinimo isaga Dhiibay Manchester ,UK
Manchester(saraarnews) Qaar ka mid ah caruurta uu dhalay Madaxweyne Daahir Riyaale kaahin ayaa lagu soo waramayaa inay qaxootinimo isaga dhiibeen Wadamada Faransiiska iyo Ingiriiska. Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya magaalada Manchester ee wadanka ingiriiska waxaa halkaas iska dhiibay imikana ku jira xarun qaxooti oo u dhow degaankaas mid ka mid ah caruurta madaxweynaha oo [...]
Gabaygii Abaal laawe ee Salaan Maxamed Xirsi(salaan carabey), ninkaygii xortaba kaa dhigaad ximi tidhaahdaaye !!
Gabaygan wuxuu salaan u tiriyey nin uu adeer u ahaa oo uu ugu tagay Bariga Afrika. Salaan oo socoto ahaa Kiishaduna aanay wanaagsanayn waqtigaasi wuxuu inanka adeerka u yahay ugu tagay martisoor, balse inankaas oo uu markii hore u galay abaallo badan, wuxuu ka yeelay si aan wanaagsanayn. Wax uu adeerkii taro daaye, Salaan buu suuqa u [...]
Dareewalkii Marwada madaxtooyadu suuftay oo maalintii sadexaad xabsiga Ku jira
Hargeysa(saraarnews) Waxa Maalintii sadexaad ku jira xarunta Dhexe ee saldhiga Booliska Magaalada hargeysa Mudane Abshir Xasan Xaashi oo ahaa Dareewalkii gaarka hore ee gaarka u ahaa Marwada Madaxweynaha oo dhawr goor xabsiga loo taxaabay, Mudane Abshir Xasan Xaashi oo Ka tirsan golaha Dhexe ee Xisbiga KULMIYE ayaa la qabtay isagoo ka mid ah dadkii soo [...]
Warsaxaafadeed: Madaxweyne xigeenkii ma dhimanin , Afhayeenka Madaxtooyada
Hargeysa(saraarnews) Iyadoo Dubaba ay bilaabatay Loolanka loogu jiro Buuxinta Jagada madaxweyne xigeenka oo xaalad caafimaad u jooga wadanka Faransiiska oo la sheegayo inay dadka loolanka adag ku jira ugu horeeyaan , Xubno ay isku beel ka soo jeedaan Madaxweyne Kuxigeenka Buka oo baarlamaanka ku jira oo qaarkood ka soo baxeen xisbiga UCID Maadaama Sharcigu Dhigayo in Baarlamaanka [...]
Guddiga Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Oo Loo Doortay Guddoomiye iyo Ku Xigeen Muxaafid Ah
Hargeysa (Saraarnews.com), Waxaa toddobaadkii u dambeeyey khilaaf ka taagnaa cida noqonaysa Guddoomiyaha Guddida joogtada ee Golaha Guurtida Somaliland, kaas oo hada la soo afjaray, isla markaana Guddoomiye iyo Ku xigeen loo doortay laba xubnood oo si weyn uga soo hor jeeday Guddoomiyaha Golaha Guurtida Md Saleebaan Maxamuud Aadan, isla markaana taageera Xukumada Madaxweyne Daahir Riyaale [...]
Guddoomiyaha Guurtida Somaliland oo ku Baaqay in si wadajir ah loo Waajaho Khatarta Argagixisada
Hargeysa (Saraarnews)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ka digay khatar uu sheegay inay ka soo socoto kooxaha argagixisada ah, isla markaana waxa uu ku baaqay in lagaga hortagi karo iyadoo si wadajir ah shacab iyo dawladba gacmaha la isku qabsado. Md. Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa khudbad uu shalay ka jeediyey fadhigii [...]
DALJIRE: Riyaha Iga Eeg….. qabtii 2aad
DALJIRE By A. Geeljire Dubbe iyo Doolaal duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha. Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan dan [...]
Jug-soo-dhacay oo ku Hanjabay in Xilka Laga Qaadi Doono Madaxda Gobollada iyo Degmooyinka Dalka ee Fulin Waaya Awaamiirta Xukuumadda iyo UDUB
Hargeysa (Saraarnews)- Xoghayaha Guud ee xisbiga UDUB Mr. Jaamac Yaasiin Faarax (Jug-soo-dhacay), ayaa ku hanjabay inay guddoomiyeyaasha masuulyiinta gobollada iyo degmooyinka dalka xilalka ka qaadi doonaan haddii aanay u hoggaansamin awaamiirta xukuumadda xisbiga UDUB iyo inay barnaamijyada u fuliyaan hadba sida loo faro. Xoghayuhu waxa uu sidaa ka sheegay shir-jaraa’id oo shalay si wadajir ah [...]
Magacyada Guddi Cusub Oo Golaha Guurtidu Maanta Ansixiyay
Hargeysa (Saraarnews)- Shirguddoonka Golaha Guurtida ayaa maanta Golahaas horkeenay lix guddi-hoosaad oo ay ka mid tahay guddida joogtada ah oo sal u ahayd khilaafkii kala qaybiyay Shirguddoonka Golahaas, kuwaas oo ay shirguddonku wada-jir u soo magacaabeen, ka dib markii guddidii dhexdhexaadintu soo jeediyeen arrintaas. Fadhigii maanta ee Golaha Guurtida oo uu Guddoominayay Gudoomiye Saleebaan Maxamuud [...]
Beenin Baaq Been Abuur ah By Ahmed Yusuf Canjeex
Complaint ; Qaran News Lies , Forgery ! Qaran news been Abuur bay taqaan waxaan cadeynayaa in maqaalkaasi Yahay been Abuur To the writers of this forgery artical claim. RE: Baaq Beesha Reer Yoonis HJ Feb 21, 2010 at 12:59 PM. I as Ahmed Yusuf Canjeeh am furious at this attempt of me [...]
Biriijkii Afaradaad Oo Laga Hirgaliyay Magaalada Burco
Burco(Saraarnews):Wasiirka hawlaha guud iyo guriyeynta Somaliland md.Saciid Sulub ,ayaa maanta xadhiga ka jaray biriishkii afraad ee laga hirgeliyo magaalada Burco. Biriishkan cusub oo ay hirgelisay shirkadda Dahab-shiil lagana hirgeliyey doox weyn oo dhibaato badan ku hayey isusocodka dadweynaha iyo gaadiidka ee xilliga roobabka kuna yaallay waddada dheer ee lagu magacaabo jidka Qasabka, isla [...]
wacdarihii Dhoolatuskii Xisbiga KULMIYE ee Manchester
KULMIYE 2010 Campaign Kick off Manchester Saturday 20th February 2010 WELCOMING SPEECH Farah Hassan Jagac & Ibrahim Hussein Opening SPEECH Abdiraxman Abdilqadir BRINE LEAS HIGH SCHOOL HALT PROJECT and Abdi Yusuf REMEMBERING ‘UFFO’ HARGEISA Abdirisaq Sh. Ibraahim Kooshin (Alpho) THE DIASPORA’S ROLE Osman Sahardiid Adaani Dr Mohamed Abdilahi Omar STRATEGY FOR RECOGNITION A WORLD [...]
“Fooridii Shacbiga, Farxaddii Mucaaridka Iyo Firdhadkii Xoghayaha Guud ee Xisbiga UDUB” Xuskii Maalintii dhagaxtuurka
Hargeysa(saraarnerws)Xaflad balaadhan oo lagu xusayay sanad guuradii 28-aad ee ka soo wareegtay maalintii dhagax-tuurkii Ardayda Magaalada Hargeysa sanadkii 1982-kii ayaa saaka lagu qabtay xarunta Beerta xoriyada ee Magaalada Hargeysa. Xafladaasi waxa soo qaban qaabiyay Dallada ururada Dhalinyarada Somaliland ee SONYO waxaana ka soo qeyb galay Wasiirka Ciyaaraha, Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Xoghayaha guud ee Xisbiga UDUB [...]
- Heesaha Ciida: Alla Maanta ayaanta codkii Maxamed S. Tubeec
- Waraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
- Zakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
- Heestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
- Siday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
- Sidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
- Zakat Al Fitr By Ahmed Arwo
- Fadlan codkaaga u hibee siyaasiga Jamaal Halkaraan
- Yaan Gollayaasha Muddo loo kordhine hala kala diro ama saamigii Xisbiyada ee Natiijada Doorashada Madaxtooyada halagu saleeyo
- TACSI: GEERIDA MARXUUM AXMED NUUR JAAMAC
Waxa u danbeeyey Articles
Heesaha Ciida: Alla Maanta ayaanta codkii Maxamed S. Tubeec
Ciid wanaagsan meel kasta oo aad joogtaan hadaanu nahay bahda shabakada Saraarnews Waxaan idiin dooray ...continue readingWaraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
Mr Ali Mahdi Hussein oo dagen magalada Jönköping ee wadanka Sweden oo mudo ku maqnaa ...continue readingZakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
Islam is a religion of unity. Believers are united in all acts of worship, regardless ...continue readingHeestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
Ramadaan Kariim Dhamaantiin waa salaamantihiin. ...continue readingSiday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
Borama-(saraarnews)-Xukuumadda cusub ee Somaliland ayaa sida la ogyahay beryahanba lagu haystaa arrimo ku saabsan qaabdhismeedka ...continue readingSidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
Waxa beryahan danbe goobaha internet-ka ku soo badanaya “wargaysyo” huwan go’a saxaafadda, laakiinhabka ay u ...continue readingZakat Al Fitr By Ahmed Arwo
Islam is a religion of unity. Believers are united in all acts of worship, regardless ...continue readingMy WP Themes
Log in
Featured Posts
-
Codkaaga ka dhiibo Xukuumada Cusub ee Madaxweyne Siilaanyo dhisay
-
Quraanku waa Daawo
-
Fanaanka Axmed diyaar Ismaaciil Muxuu Arinta xafladii Toronto ee 18 May Ka ogyahay
-
Dani tire(maanso) waxa tiriyey Mubarak qoorubaxay
-
Cadayn Ka bixitaan xisbiga KULMIYE
-
Abwaanka Weyn ee Mustafe sheekh Cilmi oo Baaq u diray Shacabka reer Somaliland
-
Taageerayaal cusub oo UCID ku soo Biiray
-
Gudoomiyaha UCID ee wadanka Jarmalka Cabdi Maykal X Diiriye oo sheegay inay danta reer Burco ku jirto inay u codeeyaan xisbiga UCID
-
Ogeysiis: shirweynihii Beelaha GaashaanBuur Axmed Faarax oo dhacaya 15-ka bisha Soonfur
-
Qalaawaha Beenta UDUB By Mubarak Mohamed Nur Qoorubaxay
-
Xisbiga UCID oo xaflad balaadhan ku qabtay LONDON
-
Khudbadihii Booqashadii siilaanyo iyo saylici ee Borama dhegayso +sawiro
-
Maso(madaxweyne waa kii)
-
Siilaanyo oo reer xaraf Casuumeen
-
Afdhabaandhow (maanso cusub) By Mubarak qoorubaxay
-
Fanaanada Shamis Qardajeex oo cadaysay mar kale in Fanaanka Abdijibaar Alkhaliiji Laga gar daran yahay
-
Cabdijibaar al khaliiji sidee u Arkaa Arimihii u danbeeyey ee warbaahinta internet-ka lagu qoray
-
Most Popular
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta 4′aad.
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto
- Magacyada Beelaha ay ka soo jeedaan Masuuliyiinta dawlada ee shalay la magacaabay
- Gabayo Silsilad cusub oo ka curtay Xaaladda Gobolka Sool oo dhex maraya majeerteen , dhulbahante iyo Ogaadeen
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta labaad.
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta 3′aad.
- Gabay xasaasi ah oo Buuhoodle laga tiriyey
- Beel weerar ku haysa Maamulaha Xafiiska Madaxtooyada
- Dani tire(maanso) waxa tiriyey Mubarak qoorubaxay
- Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Xubno Masuuliyiin ah oo cid gaara lagu Naas nuujiyey
Who's Online
13 visitors online now
3 guests, 10 bots, 0 members
Map of Visitors
Recent Posts
-
- Heesaha Ciida: Alla Maanta ayaanta codkii Maxamed S. Tubeec
- Waraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
- Zakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
- Heestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
- Siday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
- Sidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
- Zakat Al Fitr By Ahmed Arwo
- Fadlan codkaaga u hibee siyaasiga Jamaal Halkaraan
- Yaan Gollayaasha Muddo loo kordhine hala kala diro ama saamigii Xisbiyada ee Natiijada Doorashada Madaxtooyada halagu saleeyo
- TACSI: GEERIDA MARXUUM AXMED NUUR JAAMAC
- Kursigii Ugu Sareeyay aduunka oo uu ku fadhiyo Jay-Z By Mujaahid Suufi
- Farriin ku socota: Yusuf Cabdi Gaboobe Mulkiilaha joornalka Haatuf By Mahamed Dirir Burcawi
- Gabayo Silsilad cusub oo ka curtay Xaaladda Gobolka Sool oo dhex maraya majeerteen , dhulbahante iyo Ogaadeen
- Siilaanyo isaga ayaa ka ah Libaax Hargeysa By Cabdi Qadir jamac Ismail dacar
- Siilaanyo iyo Somaliland ha isku khaldin !




