Hor iyo horaan aan hanbalyo iyo bogaadin u gudbiyo Komishanka Doorashooyinka ee soo afjaray caqabadihii horjoogay doorashada una noqday marmarsiiyo doorasho diidka Soomaliland. Haddaba waxaan leeyahay waxaad muujiseen daacadnimo, hawlkarnimo iyo geesinimo aydaan xilkiina uga baqan darafyada ku loolamaaya hogganka dalka, eegayna danta qaranka iyo badbaadada ummadda. Waa xil idiin gaara ilaa imikana waxaad muujiseen [...]
Archive for April, 2010
BARNAAMAJKA KULMIYE IYO ASTAANTA KULMIYE
Ogeysiis: Shir Telefoonka Ah Oo Hogaanka Xisbiga Kulmiye Kula Hadli Doono Qurba Joogta Somaliland
Waxan kugu soo dhoweynayna inad nagala soo qayb gasho shir telefonka ay maalinta Axada, bisha May 2deeda marka ay sacadu tahay (2pm Washington). Shirkaas waxa kasoo qayb geli doona madaxda iyo hogaanka xisbiga KUlmiye, kuwaas oo soo bandhigi doono qorshaha iyo barnaamijka xisbiga Kulmiye ee doorashoyinka soo socda, haddii eebe idmo. Dadka ka hadli doona [...]
Qoys Soomaaliyeed oo caruurtii laga qaatay ayaa maanta looga saameeyey magaalada Enköping ee dalka Sweden
Sweden(saraarnews)Banaanbax ay ka soo qeybgaleen boqolaal ruux oo Soomaali ah oo degen magaalada Enköping ee dalka Sweden iyo magaalooyinka ku hareeraysan ayaa halkaasi ka dhacay iyadoo banaanbaxani lagu garab istaagayo waalidiin Soomaaliyeed oo caruurtoodii maamulka degmadaasi uu kala wareegay dhowr maalmood kahor. Caruurtani oo lagu sheegay 4 canug oo da’doodu u dhexeyso 6 sano illaa [...]
Maanso: Duco Weeye Maansadu Dahabshiil Ku Socota By Osman Dualeh
Ducoweeye Maansadu Dahabshiil Ku socotoo Deel qaaf karebane Duco kama dhamatee Daayin Waa Ajiibee Doorkan Wuxuu kuso darey Laba Dalalku Sugayeen Ama ay Dalbanayeen Dawladaha Aduunka Kuwa uguna damacwacan Darajana Kusiiyeen : : Midi Waa madaalaha Mobilkaa ladirayo Tartan dunida kulagalay Door ronayashii Dalalkii u weynaa Durbadiina wada direy : : Dolar Kamana [...]
Guddoomiyaha UCID oo ugu Hanjabay Xukuumadda iyo UDUB in Dhagax Lagu Dili Doono Hadday ka Horyimaaddaan Waqtiga Doorashada loo Cayimay
Hargaysa(Saraarnews) Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa si kulul u cambaareeyey hadallo ka soo yeedhay guddoomiyaha Komishankii Doorashooyinka ee hore Mr. Jaamac Maxamuud Cumar (Sweden), kaasoo sheegay in uu cidhiidhi yahay waqtiga Guddiga Doorashooyinka Qaranku u muddeeyeen qabsoomidda doorashada Madaxtooyada Somaliland, hadalkaas oo uu ku tilmaamay mid muujinaya inuu ka xun [...]
Haddii Doorashada Nalaga Helo si Daacad ah oo Wanaagsan Ayaanu u Wareejinaynaa’ Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland
Hargaysa(Saraarnews) Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa caddeeyey in xaaladiisa cafimaad aad u ficiin tahay, isla markaana uu ka qaybgelayo tartanka doorashadda madaxtooyadda ee la filayo inay bisha June ee sannadkan ka dhacdo Somaliland. Md. Axmed Yuusuf Yaasiin oo shalay u waramay idaacadda BBC-da, waxa uu ballan qaaday in hadii doorashadda madaxtooyadda ay xisbiyada [...]
Xisbiga Kulmiye Oo Shalay Soo Bandhigay Barniimijkisi Doorashada
Hargeysa(saraarnews) Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE, ayaa maanta soo bandhigay barnaamij-siyaasadeedkiisa, haddii uu ku guulaysto doorashada Madaxtooyada ee la filayo inay sannadkan dalka ka qabsoonto, isla markaana waxa uu KULMIYE shaaca ka qaaday inuu furi doono Ururrada Siyaasadda oo ay Xukuumadda iyo Xisbigeedu hore ugu adkaysteen inaan sharci ogol in Ururro siyaasadeed la furtaa shuruucda [...]
Madaxweyne Riyaale Oo Qaabilad Aad U Hoosaysa Kala Kulmay Dalka Jibouti Oo U Ku Suganyahay
Djibouti (Saraarnews)– Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin iyo wefdi u hogaaminaayey oo maanta duhurkii soo gaadhay madaarka magaalada Jibouti ee xarunta Jamhuuriyadda Jibouti ayaa halkaasi kala kulmay meeqaam soo dhawanayd oo aad u hoosaysa, iyadoo keliya xubno ka tirsan waaxda baratookoolka ee madaarka Jibouti ay Madaxweynaha ka hor tagtay iyadoo aanay jirin xubno wasiiro ah [...]
Yay ahaayeen Muj.Siciid Birjeex (AHUN) iyo Cabdi Ciid Dhabanamadoobe oo ka mid ahaa 11 Mujaahid ee fuliyay hawlgalkii Birjeex ee lagula baxay Cabdillaahi Askar. Qalinkii Suleiman Yasin Barre.
Ka dib markii aan marar badan warbaahinta kala duwan ka akhriyey qaar ka mida mujaahidiintii SNM oo ay ka mid yihiin mujaahid Siciid birjeex iyo Mujaahid Cabdi Ciid oo magyadooda siyaalo khaldan loo qoray waxaan halkan ku soo gudbinayaa taariikh nololeedka mujaahidiintan oo kooban iyo magacyadooda oo sax ah. Mujaahid: Siciid Axmed Maxamed (siciid [...]
Faallo: Jabuuti Oo Cagta Saartay Jidkii Kelitalisnimada
Qalaalasaha iyo dagaallada sokeeye ee ka oogma Qaaradda Afrika waxaa sabab u ah madaxweyne inta la doorto ama ku yimaada afgembi milatari markeliya isku bedela kelitaliye macangag ah oo sheegta xukun ummad ka dhaxeeya dembiyana ku kala oo aan si aan ka fiirsasho lahayn ay u taageerto beesha uu ka soo jeedo oo eed u [...]
Riyaale Oo la sheegay Inuu qaraxyo dalka ka dhaca sii qorsheeyey inta uu booqashada ku jiro
Hargeysa(saraarnews.com) Sida ay sheegayaan warar ka soo baxaya xubno ka mid ah Sirdoonka Dawlada oo ka gaabsaday in la magacaabo ayaa sheegaya in Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin uu sii qorsheeyey Shaxda qaraxyo ismiidaamin ah oo dalka laga sameeyo inta uu booqashada ku maqan yahay si ay u suurageliso taasi inay qabsoomi waydo doorashadii la filayey [...]
Madaxweyne-xigeenka Somaliland oo lagu qaabilay soo-dhawayn aan loo kala hadhin
Berbera (Saraarnews) Madaxweyne-xigeenka Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, ka dib markii uu maanta ka soo laabtay socdaal caafimaad oo muddo qaatay oo uu ku tegay dalal dibedda ah. Madaxweyne-xigeenka oo ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Berbera, ayaa soo-dhawayntiisa ay ka qayb [...]
Dhibaatadu Burburkii Qarankuun Maaha Ee Mid Maskaxda Ah Baa Jira.!! By Amiin D Caynaanshe
Bismilaahi Raxmaani raxiim.!! Dhibaatada mushtamaca somaliyeed haysataa maaha uun burburkii qaranimadooda iyo dhibaatadii ka soo martay qaxii iyo bayhoofkii.Waxa dhibka ugu weyn ee mushtamacan ku habsaday uu yahay mid maskaxiyan ah waayo waxa aad arkaysaa mushtamaca balaadhan ee ku filiqsan daafaha dunida ee weliba arkay dhaqamada umada umadaha hore u maray iyo xeeladaha ay [...]
Daljire: Waan Ciyaarayaa Iyo Ciyaarimaysid by Abdullahi geeljire
Dubbe iyo Doolaal duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha. Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay.Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan dan ka yeelan dadka kay [...]
Halkan Ka Daawo Soo Dhoweyntii Marwo Amina Waris Sh. Maxamed iyo Ilhaan M. Jaamac Ee Magaalada Berbera
Berbera(Saraarnews) Subax jimcaha bishuna ahayd 09.04.10 ayaa geerayaal aad u tirro badan oo katirsan xisbiga kulmiye ay badaleen jawigii cidlada iyo iyo mugdigu ka muuqday ee magaalo xeebeeda berbera dadka gobolka saaxil iyo taageerayaal kale oo ka yimi degmooyinka ku hareeraysan magaallada berbera ayaa ku waabaristay garoonka diyaaradaha ee magaalada berbera halkaas oo ay kasoo [...]
Xisbiga Siyaasiga Ah Ee Kulmiye Oo Dhoolatus Ku Muujiyay Cududa Taageerayaashiisa Ee Gabiley
Gabiley(Saraarnews) Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE ayaa isku soo bax balaadhan oo uu shalay ku qabtay magaalo madaxda gobolka Gabiley, ku soo bandhigay cududa taageerada uu ku leeyahay gobolka Gabiley, iyagoo isla markaana jawaab kaga bixinayey isku soo baxoodaasi xaflad todobaadkii hore xisbiga UDUB ku qabtay magaaladaasi oo ay sheegeen in taageerayaal ka tirsanaa KULMIYE [...]
Eng: Faysal Cali Waraabe Oo Xukuumada Riyaale Ku Dhaliilay Inay Musuq-maasuqday Raashin Caawimo Ah
Hargaysa(Saraarnews) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa Xukuumadda Madaxweyne Rayaale ku eedeeyay in ay musuq-maasuqday Raashin Hay’adda WFP ugu talo-gashay dad abaaro saameeyeen oo ku dhaqan ilaa 10 tuulo oo hoos yimaadda Degmada Sabo-wanaag ee Gobolka Maroodi-Jeex. Guddoomiyaha Xisbiga UCID waxa uu sheegay in ay dhibaatooyin ba’ani soo food-saareen ilaa [...]
Komishanka iyo Madaxda Saddexda Xisbi oo Markii ugu Horreysay ka Wadahadlay Waqtiga Qabashada Doorashada Madaxtooyada
Hargaysa(Saraarnews) Saddexda xisbi qaran iyo Komishanka Doorashooyinka, ayaa markii ugu horreysay shalay isugu yimi kulan xasaasi ah oo ay kaga arrinsansadeen waqtiga ugu suurtogalsan ee si dhaqso dalka uga qabsoomi karto doorashada Madaxtooyada ee dib-u-dhacyadu ragaadiyeen iyo hawlaha u qabsoomay Guddiga Doorashooyinka Qaranka Somaliland. Kulankan oo ay soo qabanqaabiyeen Komishanka Doorashooyinku, waxa ka qaybgalay hoggaamiyeyaasha [...]
Xildhibaan Cumar Sanweyne Oo Kulan La Yeeshay Jaaliyada Somaliland Ee Columbus Ohio
Columbus(Saraarnews) Xildhibaan OMAR AHMED SALEIBAN (OMAR SANWAYNE) oo booqasho kumarayya north America ayaa maaalintii Jimcihii soo gaaray COLUMBUS , OHIO , xildhimaankoo horay Canada uga sameeyay shirar ayaa maalintii Sabtida ahayd 4-3-2010 wuxuu shirar gaar gaar ah layeeshay jaaliyadii SOMALILAND ee daganayd Columbus ohio, xildhibaan Omar sanwayne wuxuu ugu waramay jaaliyada xaalada wadankii oo maanta [...]
- Waraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
- Zakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
- Heestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
- Siday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
- Sidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
- Zakat Al Fitr By Ahmed Arwo
- Fadlan codkaaga u hibee siyaasiga Jamaal Halkaraan
- Yaan Gollayaasha Muddo loo kordhine hala kala diro ama saamigii Xisbiyada ee Natiijada Doorashada Madaxtooyada halagu saleeyo
- TACSI: GEERIDA MARXUUM AXMED NUUR JAAMAC
- Kursigii Ugu Sareeyay aduunka oo uu ku fadhiyo Jay-Z By Mujaahid Suufi
Waxa u danbeeyey Articles
Waraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
Mr Ali Mahdi Hussein oo dagen magalada Jönköping ee wadanka Sweden oo mudo ku maqnaa ...continue readingZakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
Islam is a religion of unity. Believers are united in all acts of worship, regardless ...continue readingHeestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
Ramadaan Kariim Dhamaantiin waa salaamantihiin. ...continue readingSiday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
Borama-(saraarnews)-Xukuumadda cusub ee Somaliland ayaa sida la ogyahay beryahanba lagu haystaa arrimo ku saabsan qaabdhismeedka ...continue readingSidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
Waxa beryahan danbe goobaha internet-ka ku soo badanaya “wargaysyo” huwan go’a saxaafadda, laakiinhabka ay u ...continue readingZakat Al Fitr By Ahmed Arwo
Islam is a religion of unity. Believers are united in all acts of worship, regardless ...continue readingFadlan codkaaga u hibee siyaasiga Jamaal Halkaraan
Flen –(HWN)-Suxufiga caanka ah ee katirsan Shaqaalaha Hadhwanaagnews ee ku sifoobay hawl karnimada, iyo daacadnimadda ...continue readingMy WP Themes
Log in
Featured Posts
-
Dani tire(maanso) waxa tiriyey Mubarak qoorubaxay
-
Quraanku waa Daawo
-
Maso(madaxweyne waa kii)
-
Fanaanka Axmed diyaar Ismaaciil Muxuu Arinta xafladii Toronto ee 18 May Ka ogyahay
-
Codkaaga ka dhiibo Xukuumada Cusub ee Madaxweyne Siilaanyo dhisay
-
Abwaanka Weyn ee Mustafe sheekh Cilmi oo Baaq u diray Shacabka reer Somaliland
-
Khudbadihii Booqashadii siilaanyo iyo saylici ee Borama dhegayso +sawiro
-
Siilaanyo oo reer xaraf Casuumeen
-
Taageerayaal cusub oo UCID ku soo Biiray
-
Fanaanada Shamis Qardajeex oo cadaysay mar kale in Fanaanka Abdijibaar Alkhaliiji Laga gar daran yahay
-
Ogeysiis: shirweynihii Beelaha GaashaanBuur Axmed Faarax oo dhacaya 15-ka bisha Soonfur
-
Afdhabaandhow (maanso cusub) By Mubarak qoorubaxay
-
Xisbiga UCID oo xaflad balaadhan ku qabtay LONDON
-
Gudoomiyaha UCID ee wadanka Jarmalka Cabdi Maykal X Diiriye oo sheegay inay danta reer Burco ku jirto inay u codeeyaan xisbiga UCID
-
Cadayn Ka bixitaan xisbiga KULMIYE
-
Cabdijibaar al khaliiji sidee u Arkaa Arimihii u danbeeyey ee warbaahinta internet-ka lagu qoray
-
Qalaawaha Beenta UDUB By Mubarak Mohamed Nur Qoorubaxay
-
Most Popular
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta 4′aad.
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto
- Magacyada Beelaha ay ka soo jeedaan Masuuliyiinta dawlada ee shalay la magacaabay
- Gabayo Silsilad cusub oo ka curtay Xaaladda Gobolka Sool oo dhex maraya majeerteen , dhulbahante iyo Ogaadeen
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta labaad.
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta 3′aad.
- Gabay xasaasi ah oo Buuhoodle laga tiriyey
- Beel weerar ku haysa Maamulaha Xafiiska Madaxtooyada
- Dani tire(maanso) waxa tiriyey Mubarak qoorubaxay
- Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Xubno Masuuliyiin ah oo cid gaara lagu Naas nuujiyey
Who's Online
15 visitors online now
4 guests, 11 bots, 0 members
Map of Visitors
Recent Posts
-
- Waraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
- Zakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
- Heestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
- Siday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
- Sidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
- Zakat Al Fitr By Ahmed Arwo
- Fadlan codkaaga u hibee siyaasiga Jamaal Halkaraan
- Yaan Gollayaasha Muddo loo kordhine hala kala diro ama saamigii Xisbiyada ee Natiijada Doorashada Madaxtooyada halagu saleeyo
- TACSI: GEERIDA MARXUUM AXMED NUUR JAAMAC
- Kursigii Ugu Sareeyay aduunka oo uu ku fadhiyo Jay-Z By Mujaahid Suufi
- Farriin ku socota: Yusuf Cabdi Gaboobe Mulkiilaha joornalka Haatuf By Mahamed Dirir Burcawi
- Gabayo Silsilad cusub oo ka curtay Xaaladda Gobolka Sool oo dhex maraya majeerteen , dhulbahante iyo Ogaadeen
- Siilaanyo isaga ayaa ka ah Libaax Hargeysa By Cabdi Qadir jamac Ismail dacar
- Siilaanyo iyo Somaliland ha isku khaldin !
- Gabaygii Luukaansi ee Salaan carabey oo Muuse Galaal Akhriyayo !




