Caawa waxaa Karaama Restaurant ee magaalada Oslo ka dhacay xaflad casho sharaf ahayd taas oo loo qabtay laba kooxood oo ka mid ah kooxaha Somalida ah ee ka cayaara Dalka Norway ahaana kuwii ku guulaysatay darajada koowaad iyo ta labaad ee 18 may cup kaas oo loo dhigay 16 kooxood oo ka mid ahaa kooxada [...]
Archive for May, 2010
Xaflad ay xawaalada dahabshiil u qabatay labadii kooxood ee galay kaalinta 1aad iyo 2aad ee tartankii 18 May Oslo +Sawiro.
Yaa ku hadhay UDUB? codkaaga ku ciil bax, qormadii 28′aad
Waxa ayaamahan dhegaha iyo indhaha Soomaliland buuxiyey wararka tilmaamaaya sida looga hayaamay xisbi-xaakimka oo u muuqda mid ku fashilay hoggaankii uu muddada dheer hayey. Waxa ayaan darro ah in kolka hawlwadeenadii xisbigu ay irridaha boobeen in Wasiiro aan la dooran meelna aan ka soo gelin nidaamka dalka u yaal inay xisbi sheegtaan ay yihiin kuwa [...]
Waxa uu iminka Ina Qoor u baxay arkay, 10 sano kahor ayaan Arkay waana Sababihii Kulmiye Guusha Iska Hortaagey. by dacar USA CA
Run ahaantii waxa aan aaminsanahy in mushaakil wal oo dhacaba lagu xalilo wadahadal iyo waan waan, laakiin waxa dibaatada ugu wayni dhacdaa marka Koox yar ama dad yar ay diidaan oo gaashaanka ku dhuftaan inay la qaataan waanwaantaa iyo wada hadalkaa dadka intiiisa badan. iyaga oo isbidaaya inay sax yihiin ama ka leeyihiin Xusbiga dadka [...]
DAWLADDA XUMI WAXAY DUUDSIDAA AWOODA GOLAYAASHA BY: MARYAN MOHAMOUD ALI (MARYAN AW-GUURE)
Qoraaladayda oo aan had iyo jeer ku tilmaamo aragtidayda iyo dareenkayga, kana milicsataan, si aan dadka ugu baraarujiyo xaqiiqada dhabta ah iyo xaaladda Shacabkayga Somaliland ku sugan yahay, anigoo xusa dhacdooyin iyo tallaabooyin siyaasadeed oo si khaldan loo qaaday, sababna u noqotay dhibaatooyinka maanta taagan. Nolosha waxaa ku lamaansan dhibaatooyin badan oo siyaabo kala duwan [...]
KULMIYOOW NIN KUU DIGEY KUMA DILIN, MUBAARIG QOOR-UBAXAY WUU GOBANIMO HADLAY.
In badan oo dadkeena ka mid ahi waxay caado ka dhigteen in qof aragtidii hadlay maqaal laga daba qaato oo sheekadu noqotay hadal wuu hadlaye. Dadka af-maalka ama carab yaqaanka ahi hadii uu qof kale ka hadlo xubin ama uu garnaqsado waxay odhan jireen hebel ayaa yidhi wixii aan odhan lahaa sidaasi darteed Mubaarig Qoor-ubaxay [...]
Cadayn Ka bixitaan xisbiga KULMIYE
Hargeysa(saraarnews)Waxa shabakada Saraarnews soo gaadhay qoraal cadayn ah oo uu ku saxeexan yahay Mubarak qoorubaxay kaas oo u dhignaa sidan: Maxaan talo kugu qormeeyey Maxaan tacab kugu bineeyey Tiskaaga maxaan adkeeyey Maxaan kugu sheegay Taalo Maxaan taajkiyo xilkeeda Ninkaan yeelaynin taada jeclaaday tamootidiisa. Tolkaana muxuu ku heeray Tabcada dibindaabyo hawsha Tukhaantukho kugu lugooyey. Tagtadu [...]
DAMACA Al-SHABAAB DAMANAANTA XUKUUMADA IYO DOORASHADA SOMALILAND
Waa Maalin salaasa ah bishu waa 28 october saacada waa 10:28 Subaxnimo ayaa guud ahaan waxaa gilgiley Caasimada Jamhuuriyada Somaliland ee Hargeisa qarax aad iyo aad u xoog badan oo qofkasta oo hargeisa Joogay is yidhi maxaa kugu qarxay dareenkaa kadib waxa shaqsi kastaa is waydiiyey suaalo dhawr ah ,Maxaa qarxay halkee wax ka qarxeen [...]
Dr Maxamed Cabdillahi waa cad ceed iyo waa san oo u beryey Somaliland
Marka hore waxaan salaamayaa dhammaan umadda reer Somaliland meel wallba oo ay ku sugan yi hiinba,kuna ciida farxad iyo ray raynta munaasabadda 18 May, oo ay ka soo wareegtay 19 sanno m aalintii aan la soo noqonay karaamadeenii iyo sharftii dalkeenna. Waxaan ilaahay subxaane wataca ale ka baryayaa , inuu dalkeenna ka yeelo kii nabad [...]
Ciidan ay wataan Mustafe Galaal iyo Mahad Canbaashe oo gaadhay tuulada Dhalaamacune.
Xaalada gobolka Buuhoodle ayaa caawa laga cabsi qabaa inay halkaas ka dhacaan dagaalo dhexmara ciidanka Somaliland iyo ciidanka hogaanka SSC,kadib markii ciidan ku hubaysan gawaadhida tiknikada ah oo ay hogaaminayaan laba sarkaal oo ka soo jeeda gobolka Sool iyo Buuhoodle oo lagu magacaabo Mahad Canbaashe iyo Mustafe Galaal ay la waregeen tuulada Dhalaamacune oo qiyaastii [...]
Somaliland Waxay Noqon Doontaa Dal Maalgashiga Ku Habboon Gudoomiyaha Xisbiga UCID
Hargeysa(saraarnews) Qoraal saxaafada loogu talogalay oo ka hadlaya siyaasada xisbiga UCID ee ku wajahan dhinaca maalgashiga oo uu ku saxeexan yahay gudoomiyaha xisbiga UCID oo la soo gaadhsiiyey ayaa u dhignaa sidan: Somailand waxay ku taalaa buqcad istaraateeji ah, Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed, aad ugu dhaw badweynta Hindiya iyo Jasiiradda Carabta oo ku habboon [...]
RIYAALE IS UNWILLING TO RECOGNIZE OR IDENTIFY WITH THE FEELINGS AND NEEDS OF OTHERS
Mr. Riyaale, I can hardly imagine the shock you must have felt when you discovered that you were on losing side of the voice of the people of Somaliland not just once, but for ever. Don’t work your self into tizzy over your political failure at the election, and don’t embarrass yourself by apologizing for [...]
Waa Afkii Mubarak qoorubaxay, Jamal Jamac yare iyo Kooxda
Hargeysa(saraarnews) waxaa qoraal kooban soo gaadhsiiyey Shabakada qof isku magacaabay munahinda oo sida ka muuqata IP adress-kiisa jooga Magaalada Hargeysa Maadama wuxuuna ka hadlayaa qoraal xogeed lagu soo qoray shabakada saraarnews oo ka hadlayey in beesha Gaashaanbuur Ahmed Faarax Si weyn u saluugsanyihiin Xisbiga KULMIYE dhowaana laga yaabo inay ka diga rogtaan, inkasta oo [...]
Gudoomie Faysal Cali waraabe oo si La yaableh loogu soo dhoweeyey Gabiley
Gabiley (saraarnews):- Guddoomiyaha xisbiga siyaasiga ah ee UCID Eng. Faysal Cali waraabe iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayay ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeeyay deegaamada gobolka Gabiley isagoo hoolka laga daawado ciyaaraha ee magaalada Gabiley kala hadlay dadwayne aad u tiro badan oo halkaasi iskugu soo baxay. Waftiga gudoomiyaha waxaa sidoo kale ku wehelinayay [...]
Mid ka mid ah Beelaha Waaweyn ee Muuse Ismaaciil oo Ku biiray Kulmiye.
CEERIGAABO(Saraarnews)- Guurti Waxgarad Waayeel Aqoonyahan Dhallinyaro Haween iyo dadweyne kale oo isugu jira qaybaha bulshadu ka kooban tahay, kana soo jeeda dhammaantood Beesha Muuse Tuurwaa oo ka mid ah beelaha waaweyn ee Muuse Ismaaciil, ayaa kulan ballaadhan oo maalintii arbacada lagu qabtay xarunta Mahuraan ee magaalada Ceerigaabo waxay ka caddeeyeen in beeshooda oo siday hadalka [...]
Mudaharaad Balaadhan Oo kalsoonidii lagala noqday Golaha Dagaanka ee Degmadada Oodweyne
Burco(saeaarnews)- Waxa maanta kadhacay dagmada Oodweune ee Gobalka Balimadheedh mudaharaad balaadhan oo ay soo abaabuleen bulshada reer Oosweyne kuwaas oo kacabanayey in aynan ilaa maalintii lasoo doortay Golaha Degaanka Oodwyne ayna wax lataaban karo haba yaratee ayna Degmada Oodweyne kuwaas oo ay ku eedyeen in ay ku kaceen Musuq maasuq iyo xatooyo wax qabad la,aan [...]
Waa Qaybtii labaad iyo Tarankii ka Nexe iyo Tarankii ku Faane
Madax-weynaha JSL,waa Daahir Rayaale Kaahin,anigu ina Riyaale ayaan u aqaane,kuma tilmaami karno Madax-weyne AWDAL ee waxaynu ku sheegi karnaa inuu yahay Madax-weynihii JSL,min bari ilaa galbeed guntii,hawd iyo ilaa xeeb inta ka dhaxaysa.Hadaba hadaynu sheekada inyar dib ugu noqono,labada madax-weyne eynu kor kusoo xusnay keebuu Daahir Riyaale ku caan baxay kuna caano maalay. Inkastoo sidaan [...]
War deg deg ah Beesha Ahmed faarax oo laga yaabo inay si Rasmi ah ugu dhawaaqaan inay KULMIYE ka baxeen
Burco(saraarnews) Shirar hoosaad si gaar gaar ah ugu socday Beelaha Gaashaan Buur Ahmed Faarax , waxgaradkooda Gudaha iyo debeda ayaa intoodii badnayd isla Qaateen inay si toos ah uga Baxaaan Xisbiga KULMIYE. Beesha Gaashaanbuur Ahmed Faarax oo ah Beesha ugu badan dhinaca taageerada siin jirtay Xisbiga KULMIYE ayaan ku qanacday inaanu Xisbigaasi u soo wadan [...]
Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Ee Degmada Tog-wajaale Oo Si-wayn u Soo Dhaweeyey Muj.Abiib Diiriye Nuur (Tima-cad) (Sawiro)
Wajaale(saraarnews)Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Ee Degmada Tog-wajaale Oo Si-wayn u Soo Dhaweeyey Muj.Abiib Diiriye Nuur (Tima-cad) Tog-wajaale()-Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Degmada Tog-wajaale ayaa galinkii danbe ee maanta (shalay) soo dhawayn qaran u sameeyey Muj-Abiib Diiriye Nuur (Tima-cade) oo ka tirsan masuuliyiinta sar-sare ee Xisbiga Kulmiye . Mujaahidka oo muddooyinkan danbe hawlo shaqo ugu maqnaa wadamada Yurubta, [...]
DOWLADDII RIYAALLE IYO UDUBBA DAAD BAA LA TEGAY.
DOWLADDA RIYAALE EE DAADKU QAATEYEE WAYDAY GARAAD AYKAGA JOOGSATOMALAGU AAMINI KARAA MUSTAQBALKAUMMADDA S/LAAND IYO AAYAHA DALKA?.Qorre:- ISMAIL ABDI JIIR. Shacabka soomaalilaad iyo bahdda warbaahintanba waan salaamayaa, Waxa dhowaan innaSoo maray Laba wasiir oo kala ah Wasiirka Ganacsigga Abiib xasan filfil oo isaga iyo gaadhigiisiiba daad kula tagay xaafadda goljano, iyo W/kuxigeenka cadaaladda Talaabooo isna gaadhigiisii [...]
Magacyada dadkii ku dhintay ama ku dhaawacmay dagaalkii Buuhoodle ka dhacay
Buuhoodle(saraarnews)halkan waxaan idiinku soo gudbinayaa liiskii magacyada nimankii ku dhaacwacmay dagaalkii Buuhoodle ku Dhexmaray Maleeshiyo beeleedkii ay caawinayeen Kooxaha ONLF iyo Alshabaab Dhaawacyadaas oo qaarkood halis yihiin loona qaaday wadanka Jabouti oo ah wadamadii Kooxdan Maleeshiyo beeleedka Hogaankooda Nayroobi lagu soo sameeyey, dadkan oo ah dadkii dagaalka iyo kacdoonka ku qaaday Ciidamada Dawlada itoobiya ee [...]
- Waraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
- Zakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
- Heestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
- Siday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
- Sidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
- Zakat Al Fitr By Ahmed Arwo
- Fadlan codkaaga u hibee siyaasiga Jamaal Halkaraan
- Yaan Gollayaasha Muddo loo kordhine hala kala diro ama saamigii Xisbiyada ee Natiijada Doorashada Madaxtooyada halagu saleeyo
- TACSI: GEERIDA MARXUUM AXMED NUUR JAAMAC
- Kursigii Ugu Sareeyay aduunka oo uu ku fadhiyo Jay-Z By Mujaahid Suufi
Waxa u danbeeyey Articles
Waraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
Mr Ali Mahdi Hussein oo dagen magalada Jönköping ee wadanka Sweden oo mudo ku maqnaa ...continue readingZakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
Islam is a religion of unity. Believers are united in all acts of worship, regardless ...continue readingHeestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
Ramadaan Kariim Dhamaantiin waa salaamantihiin. ...continue readingSiday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
Borama-(saraarnews)-Xukuumadda cusub ee Somaliland ayaa sida la ogyahay beryahanba lagu haystaa arrimo ku saabsan qaabdhismeedka ...continue readingSidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
Waxa beryahan danbe goobaha internet-ka ku soo badanaya “wargaysyo” huwan go’a saxaafadda, laakiinhabka ay u ...continue readingZakat Al Fitr By Ahmed Arwo
Islam is a religion of unity. Believers are united in all acts of worship, regardless ...continue readingFadlan codkaaga u hibee siyaasiga Jamaal Halkaraan
Flen –(HWN)-Suxufiga caanka ah ee katirsan Shaqaalaha Hadhwanaagnews ee ku sifoobay hawl karnimada, iyo daacadnimadda ...continue readingMy WP Themes
Log in
Featured Posts
-
Dani tire(maanso) waxa tiriyey Mubarak qoorubaxay
-
Taageerayaal cusub oo UCID ku soo Biiray
-
Xisbiga UCID oo xaflad balaadhan ku qabtay LONDON
-
Fanaanada Shamis Qardajeex oo cadaysay mar kale in Fanaanka Abdijibaar Alkhaliiji Laga gar daran yahay
-
Khudbadihii Booqashadii siilaanyo iyo saylici ee Borama dhegayso +sawiro
-
Cadayn Ka bixitaan xisbiga KULMIYE
-
Maso(madaxweyne waa kii)
-
Fanaanka Axmed diyaar Ismaaciil Muxuu Arinta xafladii Toronto ee 18 May Ka ogyahay
-
Cabdijibaar al khaliiji sidee u Arkaa Arimihii u danbeeyey ee warbaahinta internet-ka lagu qoray
-
Ogeysiis: shirweynihii Beelaha GaashaanBuur Axmed Faarax oo dhacaya 15-ka bisha Soonfur
-
Abwaanka Weyn ee Mustafe sheekh Cilmi oo Baaq u diray Shacabka reer Somaliland
-
Siilaanyo oo reer xaraf Casuumeen
-
Gudoomiyaha UCID ee wadanka Jarmalka Cabdi Maykal X Diiriye oo sheegay inay danta reer Burco ku jirto inay u codeeyaan xisbiga UCID
-
Afdhabaandhow (maanso cusub) By Mubarak qoorubaxay
-
Codkaaga ka dhiibo Xukuumada Cusub ee Madaxweyne Siilaanyo dhisay
-
Qalaawaha Beenta UDUB By Mubarak Mohamed Nur Qoorubaxay
-
Quraanku waa Daawo
-
Most Popular
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta 4′aad.
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto
- Magacyada Beelaha ay ka soo jeedaan Masuuliyiinta dawlada ee shalay la magacaabay
- Gabayo Silsilad cusub oo ka curtay Xaaladda Gobolka Sool oo dhex maraya majeerteen , dhulbahante iyo Ogaadeen
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta labaad.
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta 3′aad.
- Gabay xasaasi ah oo Buuhoodle laga tiriyey
- Beel weerar ku haysa Maamulaha Xafiiska Madaxtooyada
- Dani tire(maanso) waxa tiriyey Mubarak qoorubaxay
- Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Xubno Masuuliyiin ah oo cid gaara lagu Naas nuujiyey
Who's Online
13 visitors online now
5 guests, 8 bots, 0 members
Map of Visitors
Recent Posts
-
- Waraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
- Zakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
- Heestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
- Siday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
- Sidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
- Zakat Al Fitr By Ahmed Arwo
- Fadlan codkaaga u hibee siyaasiga Jamaal Halkaraan
- Yaan Gollayaasha Muddo loo kordhine hala kala diro ama saamigii Xisbiyada ee Natiijada Doorashada Madaxtooyada halagu saleeyo
- TACSI: GEERIDA MARXUUM AXMED NUUR JAAMAC
- Kursigii Ugu Sareeyay aduunka oo uu ku fadhiyo Jay-Z By Mujaahid Suufi
- Farriin ku socota: Yusuf Cabdi Gaboobe Mulkiilaha joornalka Haatuf By Mahamed Dirir Burcawi
- Gabayo Silsilad cusub oo ka curtay Xaaladda Gobolka Sool oo dhex maraya majeerteen , dhulbahante iyo Ogaadeen
- Siilaanyo isaga ayaa ka ah Libaax Hargeysa By Cabdi Qadir jamac Ismail dacar
- Siilaanyo iyo Somaliland ha isku khaldin !
- Gabaygii Luukaansi ee Salaan carabey oo Muuse Galaal Akhriyayo !




