Archive for June, 2010
Halkan ku qor hambalyada Madaxweynaha Cusub aad u dirayso
Madaxweyne Siilaanyo OO ku guulaystay 53.8%
Hargeysa(saraarnews) sida ay sheegayaan wararka ugu danbeeyey Madaxweyne Siilaayo ayaa ku guulaystay codadka wadanka 53.8% tiradaas oo ah mid ka badan marka la isu geeyo codadka ay heleen labada Xisbi ee Kale. Hadii aanu nahay Shabakada saraarnews iyo Maamulkeedaba waxaanu leenahay Hambalyo madaxweyne, Shacbiga somaliland waxaa la gudboon inay u hambalyeeyaan xisbigaa ku guulaystay si [...]
UDUB oo qaadacay natiijada doorashada ee Komishanka
Ref:- UDUB/XG/F1-2040 Date:- 30/06/10 Ujeedo:- Warsaxaafadeed Sidaad la wada soctaan Doorasho ayaa dalka ka dhacday, taas oo si nabadgalyo ah inoogu qabsoontay ilaahay baana mahada leh iyo shacbiga S/land. waxaase jira dhacdooyin badan oo ku xeeran oo ay ka mid tahay ku shubasho caam ah taas oo ka dhacday gobolada M.jeex degamadiisa Gabilay gobolka Togdheer [...]
Xukuumadda UDUB oo ku Fashilantay Qorshayaal ay ku Damacsanayd inay Xannibto Sanaadiiqda Codadka Degaanno ka mid ah Dalka iyo Natiijada Doorashada oo la Filayo in Lagu Dhawaaqo 48ka Saacadood ee soo Socda
Hargeysa (saraarnews) Xukuumadda UDUB ayaa ku fashilantay inay xanibto sanaadiiqda cododka Gobollada Awdal, Gabiley, Gar-adag iyo Ceel-afweyn, kuwaasi oo qaar ka mid ahi xalay soo gaadhay Xarunta dhexe ee Komishanka Doorashooyinka Hargeysa. Masuuliyiinta sare ee Komishanka Doorashooyinka oo aanu xalay xidhiidho kala duwan la samaynay si aanu arrintaa wax uga waydiino way noo suurto gali [...]
War Deg-Deg ah: Wasiirro ka Tirsan Xukuumada Madaxwayne Rayaale oo Komishanku Ku Xidhay Ceerigaabo.
Wararka naga soo Gaadhaya Magaalada Ceerigaabo ayaa Sheegaya in Qaar ka mid ah Wasiirada Xukuumada Madaxwayne rayaale Lagu Xidhay Magaalada ceerigaabo, Wasiiradaasi oo la sheegay inay Khalkhal iyo faragalin ku Samaynayeen Sanduuqyada Codadka ee Magaaladaasi. Warku waxa uu intaasi ku Darayaa in Wasiiradani ay ka mid ahaayeen Wasiir ku Xigeenka Cadaalada Yuusuf Ciise Talaabo, Wasiirka [...]
gudoomiyaha wargeyska Saxafi oo la xidhay
Hargeysa(saraarnews)Gudoomiyaha wargayska Saxafi ee ka soo baxa magaalada Hargaysa Maxamed Rashiid Cumar, ayaa saaka xabsiga loo taxaabay, ka dib markii wargeysaka uu gudoomiyaha ka yahay uu qoray natiijooyin hordhac oo ku saabsan doorashadii Sabtidii ka dhacday Somaliland. Wargayskan oo ka mid ah ah wargeysyada dhawaan ku soo biiray saxaafadda Somaliland, waxa uu soo daabacay cadadkiisii [...]
Wasiirka Afrika u qaabilsan Ururka Barwaaqo Sooranka oo ka hadlay doorashooyinkii dalka ka dhacay
Hargeysa(saraarnews)Wasiirka Afrika u qaabilsan Ururka Barwaaqo sooranka ee cariga Ingiriiska Mr: Henery ayaa soo dhaweeyay Doorashadii Madaxtooyada ee sida Nabad-gelyada ah uga dhaceday Somaliand 26 kii June ee Sanadkan 2010 ka Wasiirku waxa kale oo uu Amaanay hawsha wanaagsan ee sida xirfada leh ay u qabteen Komishanka Doorashooyinka Somaliland, sidoo kalena Xisbiyada Qaranka ayuu wasiirka [...]
Rayaale oo ku talo galay inu ku dagaalamo kursiga xataa haddii doorashada la helo dalkana khalkhal u geliyo isagoo adeegsanaya ciidamada somalida-Itoobiya ee kilinka 5 ee isaga ay isku beesha yihiin oo haddaba dalka ku jira iyagoo dharka sibilka wata
Wararka naga soo gaadhaya magaalo madaxda Borama ee gobolka Awdal ayaa sheegaya in gobolka ay soo galeen ciidamada itoobiya ee asalkoogu somalida yihiin ee Rayaale ay isku beesha yihiin, kuwaasoo sita dhar sibil ah. waxa goobaha magaalada qaarkood gaafwareegaya dad an la garanayn oo wajigooda an hore loo arag kuwaas oo ku jeeniqaaran qoryaha loo [...]
Doorashadii Somaliland Sidan baa loo kala guulaystay
Hargeysa(saraarnews) Sida ay sheegayaan wararka ugu danbeeyey natiijada doorashada ee Shabakadan soo gaadhayaa waxaa dadka iska diiwaan geliyey ahaayeen tiro ku dhow, 10069.000, hadana tirada codaysay waxay noqotay 524,000 qof, Marka tirada gobolada xisbiyadu sidan ayay u kala heleen tirooyinka hordhaca ah ee soo baxay. (1)Sanaag Tirada Guud ee Codaysay 76,000 Cod Kulmiye 46,000kun Udub [...]
Ciidamadii Ilaalin lahaa Madaxweyne Siilaanyo oo la sheegay in la geynayo Guriga Siilaanyo
Hargeysa(saraarnews) Ciidamada ilaalada madaxtooyada ayaa la filayaa inay la wareegaan Aamaanka Madaxweynaha Cusub ee talada la wareegaya Muj. Ahmed Mahamed Mohamud Siilaanyo, Waxa kale oo hadeer la furay wadada hor marta aqalka madaxtooyada markii ugu horaysay mudo 2 sanadood ah. Gudiga doorashada ayaa la filayaa inay ku dhawaaqaan cidii ku guulaysatay doorashada si rasmi ah [...]
UCID ahaan Waxaannu Aaminsanahay in aanu Guulaysanayno, Laakiin Haddii Muj. Axmed-Siilaanyo la Doorto waa Halyey Mudan in la Garab Istaago’Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga UCID
Hargeysa (saraarnews)Xisbiga mucaaridka ah ee UCID, ayaa sheegay inay aaminsan yihiin inay ku guulaysanayaan doorashadii madaxtooyada ee maalintii Sabtida ka qabsoontay dalka Somaliland, basle waxa xisbiga UCID caddeeyey in haddii bulshadu doorato murrashaxa xisbiga KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu mudan yahay in la garab istaago, maadama oo dalku u baahan yahay in isbeddel [...]
KULMIYE oo ku guulaysay ha loo hanbalyeeyo
Hargeysa(saraarnews) Ka dib markii aanu samaynay Baadhitaan qoto dheer waxaanu ogaanay in Xisbiga KULMIYE ku guulaystay Doorashadii Somaliland sidaa aawadeed labada xisbi ee Kale waxaa la gudboon inay u hambalyeeyaan. Gobolada kulmiye laban laab iyo in ka badan ku guulaystay waa sidan soo socota Maroodi jeex Togdheer Sool Sanaag, inkasta oo magaalada ceerigaabo gudaheeda UDUB [...]
Hogaamiyeyaasha Xisbiyada Somaliland Iyo Foosha Ku Taagan By Mohamed Abdi Jama
Ayaamihii ka horeeyey 26-kii June, 2010 oo ahayd maalintii ay dadku u dareereen cod-bixinta doorashada Madaxtooyada Somaliland ayaa hogaamiyayaasha iyo hawl-wadeenada iyo weliba taageerayaasha xisbiyada siyaasaddu waxay ku mashquulsanaayeen ololayaal ay ku raadinayaan taageero dadweyne, iyadoo dhawrkii maalmood ee ka horeeyey maalinta cod-bixinta ay dadka magaalooyinka ku dhaqani habeen iyo maalin ka seexan waayeen durbaanka [...]
UDUB oo awdal hogaaminaya
Borama(saraarnews) wararka ka imanaya magaalada boorama ayaa sheegaya in xisbiga talada haya ee uu hogaamiyo daahir Riyaale kaahin uu codoadka gobolkaasi ku hogaaminayo codad gaadhaya 9000 cod, iyada o meelaha qaar tirirntoodii dhamaatay ayaanay jirin weli cid si toos ah ugu dhawaaqday natiijada rasmiga ah ee gobolada somaliland hadaba ha moogaanin oo kala soco shabakadan.
KULMIYE oo imika 12.000 Cod ku hogaaminaya codadka la tiriyey
Hargeysa(saraarnews) Wararka ugu danbeeyey ee soo gaadhay shabakada saraarnews ayaa sheegaya in codadkii la tiriyey goobo gaadhaya 611 goobood oo isugu jira dhamaan goobaha laga codaynayey ee gobalada dalka oo dhan waxayna tirooyinka Hordhaca ahi sheegayaan inuu Xisbiga KULMIYE ku horeeyo tiro 12,000 cod ah , inkasta oo subaxnimadii hore codadkii la tiriyey uu ku [...]
War Deg Deg Ah: 21 Goobood Oo Cododka Tirintoodii La Soo Gebo-gebeeyey Degmooyinka Hargeysa, Sallaxley Iyo Oodweyne Oo Xisbiga UCID Ku Horeeyo
SOURCE: GOLISNEWS Oodweyne (araarnews) warar hadda soo dhacaya oo Golisnews hellayso ayaa sidoo kale xaqiijinaya in degmooyinka Oodweyne iyo Sallaxley uu cododka la tiriyey uu si weyn u hogaaminaayo xisbiga UCID, waxaana layaab ku ah dhammaan dad badan in xisbiga UCID oo kaalinta 3-aad ku jiray uu hogaaminaayo goobo badan, laakiinse weli faanoole fari kama [...]
Fanaanka weyn ee Abdijibaar alkhaliiji oo hambalyo u diray shacabka somaliland
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Canada(saraarnews) fanaanka weyn ee Abdijibaar xaaji Ali Alkhaliiji ayaa hambalyo u diray dhamaan shacabka reer somaliland meel kasta oo ay joogaan labada munaasabadood ee is barkan oo kala ah 26 June oo ah maalintii xoriyada reer somaliland iyo Doorashooyinka wadanka ka dhacaya maanta ee madaxtooyada oo reer somaliland si xor oo xalaal ah codkooda uga [...]
Hambalyo iyo tahniyad By Abwaan Abdi Abdillahi
A/S aniga oo ah Abwaan, Abdi Abdillahi kana mida muwaadiniinta , Somaliland ,kuna nool magaalada Toronto ee Dalka Canada, Kuna hadlaya Magaca Ururka Halabuurka Somaliland- aan salaan balaadhan u dirayaa dhammaan dadweynaha somaliland inta gudaha dalka ku sugan iyo inta debeda ku noolba,aniga oo ku hambalyaynaya Ummadayda dhamaanteed -gaar ahaan kuwa nasiibka u yeeshay in [...]
Doorashadii oo somaliland ka bilaabatay
Somaliland(saraarnews) doorashooyinkii madaxtooyada ayaa ka bilowday dhamaan gobolada somaliland iyadoo saaka uu xarunta guriga shaqaalaha codkiisa ka dhiibtay ugu horayn Madaxweyne Riyaale iyo Ku xigeenkiisii xilka banaynayey, waxa kale oo mar dhow la filayaa inay halkaa codkooda ka dhiibtaan labada musharax madaxweyne ee UCID iyo KULMIYE, Eng faysal Ali waraabe iyo Mujaahid Siilaanyo wixii kale [...]
- Waraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
- Zakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
- Heestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
- Siday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
- Sidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
- Zakat Al Fitr By Ahmed Arwo
- Fadlan codkaaga u hibee siyaasiga Jamaal Halkaraan
- Yaan Gollayaasha Muddo loo kordhine hala kala diro ama saamigii Xisbiyada ee Natiijada Doorashada Madaxtooyada halagu saleeyo
- TACSI: GEERIDA MARXUUM AXMED NUUR JAAMAC
- Kursigii Ugu Sareeyay aduunka oo uu ku fadhiyo Jay-Z By Mujaahid Suufi
Waxa u danbeeyey Articles
Waraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
Mr Ali Mahdi Hussein oo dagen magalada Jönköping ee wadanka Sweden oo mudo ku maqnaa ...continue readingZakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
Islam is a religion of unity. Believers are united in all acts of worship, regardless ...continue readingHeestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
Ramadaan Kariim Dhamaantiin waa salaamantihiin. ...continue readingSiday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
Borama-(saraarnews)-Xukuumadda cusub ee Somaliland ayaa sida la ogyahay beryahanba lagu haystaa arrimo ku saabsan qaabdhismeedka ...continue readingSidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
Waxa beryahan danbe goobaha internet-ka ku soo badanaya “wargaysyo” huwan go’a saxaafadda, laakiinhabka ay u ...continue readingZakat Al Fitr By Ahmed Arwo
Islam is a religion of unity. Believers are united in all acts of worship, regardless ...continue readingFadlan codkaaga u hibee siyaasiga Jamaal Halkaraan
Flen –(HWN)-Suxufiga caanka ah ee katirsan Shaqaalaha Hadhwanaagnews ee ku sifoobay hawl karnimada, iyo daacadnimadda ...continue readingMy WP Themes
Log in
Featured Posts
-
Ogeysiis: shirweynihii Beelaha GaashaanBuur Axmed Faarax oo dhacaya 15-ka bisha Soonfur
-
Taageerayaal cusub oo UCID ku soo Biiray
-
Siilaanyo oo reer xaraf Casuumeen
-
Dani tire(maanso) waxa tiriyey Mubarak qoorubaxay
-
Fanaanada Shamis Qardajeex oo cadaysay mar kale in Fanaanka Abdijibaar Alkhaliiji Laga gar daran yahay
-
Qalaawaha Beenta UDUB By Mubarak Mohamed Nur Qoorubaxay
-
Xisbiga UCID oo xaflad balaadhan ku qabtay LONDON
-
Cabdijibaar al khaliiji sidee u Arkaa Arimihii u danbeeyey ee warbaahinta internet-ka lagu qoray
-
Gudoomiyaha UCID ee wadanka Jarmalka Cabdi Maykal X Diiriye oo sheegay inay danta reer Burco ku jirto inay u codeeyaan xisbiga UCID
-
Cadayn Ka bixitaan xisbiga KULMIYE
-
Maso(madaxweyne waa kii)
-
Afdhabaandhow (maanso cusub) By Mubarak qoorubaxay
-
Codkaaga ka dhiibo Xukuumada Cusub ee Madaxweyne Siilaanyo dhisay
-
Fanaanka Axmed diyaar Ismaaciil Muxuu Arinta xafladii Toronto ee 18 May Ka ogyahay
-
Quraanku waa Daawo
-
Khudbadihii Booqashadii siilaanyo iyo saylici ee Borama dhegayso +sawiro
-
Abwaanka Weyn ee Mustafe sheekh Cilmi oo Baaq u diray Shacabka reer Somaliland
-
Most Popular
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta 4′aad.
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto
- Magacyada Beelaha ay ka soo jeedaan Masuuliyiinta dawlada ee shalay la magacaabay
- Gabayo Silsilad cusub oo ka curtay Xaaladda Gobolka Sool oo dhex maraya majeerteen , dhulbahante iyo Ogaadeen
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta labaad.
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta 3′aad.
- Gabay xasaasi ah oo Buuhoodle laga tiriyey
- Beel weerar ku haysa Maamulaha Xafiiska Madaxtooyada
- Dani tire(maanso) waxa tiriyey Mubarak qoorubaxay
- Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Xubno Masuuliyiin ah oo cid gaara lagu Naas nuujiyey
Who's Online
15 visitors online now
4 guests, 11 bots, 0 members
Map of Visitors
Recent Posts
-
- Waraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
- Zakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
- Heestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
- Siday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
- Sidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
- Zakat Al Fitr By Ahmed Arwo
- Fadlan codkaaga u hibee siyaasiga Jamaal Halkaraan
- Yaan Gollayaasha Muddo loo kordhine hala kala diro ama saamigii Xisbiyada ee Natiijada Doorashada Madaxtooyada halagu saleeyo
- TACSI: GEERIDA MARXUUM AXMED NUUR JAAMAC
- Kursigii Ugu Sareeyay aduunka oo uu ku fadhiyo Jay-Z By Mujaahid Suufi
- Farriin ku socota: Yusuf Cabdi Gaboobe Mulkiilaha joornalka Haatuf By Mahamed Dirir Burcawi
- Gabayo Silsilad cusub oo ka curtay Xaaladda Gobolka Sool oo dhex maraya majeerteen , dhulbahante iyo Ogaadeen
- Siilaanyo isaga ayaa ka ah Libaax Hargeysa By Cabdi Qadir jamac Ismail dacar
- Siilaanyo iyo Somaliland ha isku khaldin !
- Gabaygii Luukaansi ee Salaan carabey oo Muuse Galaal Akhriyayo !




