Dantii laba ruux dhaxtaalWaxay isla daydayaan markay isku dookh yihiinWaxayse sii kala durkaanhadday kala dookh yihiinDurbaanka nikii tumee Haddana shanqadh diidayaaMiyay tahay daw bannaan? By;Maxamed- Gacan Waxaan salaamayaa dhamaan inta horumarka jecel iyo cadaalada ee ay ugu horeeyaan wabsaydyada noo suurto galiya in aan waxaan tabanayno kusoo bandhigno iyadoon la isku qoonsan waxaan jecelahay in [...]
Archive for July, 2010
Ha igu dayin waxaad diiday ood ka dagaalantay, awrku dhan buu ka raran yahay somaliland By Hassankhadar Jama
shacabka somaliland wasiir ma deeqo ee cadaalad baa deeqda ee hala iimaansado dawlada cusub By Gaadh Abdilahi Yusuf halac
Marka hore hlakan waxaan
kasalaamaya dhamaan
shaqalaha shabkada
wararka ee sararnews oo
la odhankaro waa
shabakad ku dayasho
mudan sida wanaagsan ee
dadka uga haqabtirtay
wararka dalka gudihiisa iyo
debediisaba waxaa kaloo
aan uga mahadnaqayaa
sida wanaagsan ay
nugusoo tabinayeen warkii
xilwaraajinta J.Somaliland
iyo ku wee ka horeeyey ee
doorashada Somaliland..
waxaan halkan doonayaa
inane u hambalyeyo
dawlada cusub u soo
magacabay
madaxweynuhu waxaan
leeyahay waa dawlad xul
ah oo meesha cilmi keeney
oo aynu caaqil kenin
waxana ka dhex muuqda
rag badan oo samcad iyo
qadarin kulahaa bulshada
dhexdeeda halka kuwa kale
ee ku cusub masraxa
siyaasadana aay yihiin
niman karti iyo aqooni uleh
xilalka loo magacabay
waxaan ilahayna uga
baryayaa inuu u
fududeeyo xilku ma hawl
Beesha ayuub oo maalintii Labaad baxaanbaxaysa
Hargeysa (saraarnews) Mudaharaad ayaa maalintii labaad ka sii socda magaalad Hargeysa gaar ahaan xaafada isha Boorama, waxaana la soo sheegayaa in mudaharaadku saacadba saacada ka dambaysa sii xoogaysanaayo Dad goob joogayaal ah oo aan goordhayd kula xidhiidhay khadka tilifoonka ayaa ii sheegay in dadka ay gubayaan taayiro iyo xaabo, waxaanay sitaan boodhadh ku lida xukumada [...]
Beesha Toljecle oo saluugtay Golaha Wasiirada Madaxweyne Siilaanyo soo Dhisay
Hargeysa (saraarnews) Qaar ka mid ah madaxdhaqameedka, odayaasha, dhallinyarada iyo waxgaradka beesha Toljecle ee magaalada Hargeysa, ayaa ka hadlay aragtida ay ka qabaan qaab-dhismeedka xukuumadda cusub ee Madaxweyne Axmed Siilaanyo soo dhisay. Qoraal ay soo saaray oo ay arrintaasi ku faahfaahiyeena waxa uu u qornaa sidan; “Sida ku cad Dastuurka Somaliland dhammaan muwaadiniinta Soomaaliland waxay [...]
Siyaasiyiinta iyo Madax-dhaqameedka beesha Ayuub oo ku gacan saydhay wadahadal uu ka codsaday Madaxweyne Siilaanyo
Beesha Ayuub ayaa maanta ku gacan saydhay kulan wadahadal ah oo uu Madaxweyne Siilaanyo ku doonayay inay xal kaga gaadhaan cabashada Beesha ee la xidhiidha saluuga ay ka muujiyeen ka maqnaanshaha Beeshooda ee dhismaha Xukuumaddiisa Sida ay wararku sheegayaan waxa uu Axmed Siilanyo beesha ugu yeedhay inay Joojiyaan Mudaharaadka ay samaynayaan isla markaana ay ka [...]
Mudaharaad lagaga soo horjeeda Xukuumada Cusub ee uu soo dhisay Siilaanyo oo ka dhacay Borama
Borama(saraarnews)Mudaharaad lagaga soo horjeeda saami qaybsiga Xukumaada ayaa saaka ka dhacay Magaalada Borama Xaafado ka mid ah,Mudaharaadkan ayaa waxaa uu ahaa mid iskii iskaga Bilaabmay, dadka mudaharaadayayna ,waxa ay u badnaayeen Dumar iyo dhalinyaro, Kuwaas oo ku dhawaaqayay raali kama nihi sida waasiirada loo qaybiyay,Cadaalad ayaan rabnaa, Mudahaaradkan ayaa ahaa mid aad u xoog badan,Iskiina [...]
Suldaan Daakir oo Sheegay In Axmed Siilaanyo ku Balan Furay
Burco(saraarnews) Suldaanka guud mee beelaha gabooye suldan daakir xasan khaliif ayaa in madaxweynaha cusub ee jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamud. uu ku balan furay heshiis ay wadda galeen xilligii ololaha ee xisbiyadda qaranka kaasi oo uu ahaa hogaamiye mucaarad. Suldaanka guud ee beelaha gabooye ayaaa sheegay in uu ka xun yahayinay beeshiisi ka qado xukuumadda [...]
Doorashadii Siilaanyo oo Quus ku riday Kooxda SSC bal dhegayso cabaadka halkan ka yeedhaya
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Buuhoodle(saraarnews) Halkan ka dhegayso catawga iyo calaacalka ka baxaya nin lagu magacaabo Cali maraykan oo ka mid ah kooxda Sheegatay degaamada la wada degan yahay iyo Gobolo somaliland ka tirsan oo Lagaga tiro iyo degaan badan yahay ee isku magacaabay SSC ayaa arintoodii taagan tahay kala dhaqaaq ka dib markii ay iska hor yimaadeen. [Audio [...]
Gabaygii geela ee Maxamed cabdulle cali Gamuute
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Ma u baahan tahay inaad barato afsoomaali qadiim ah oo xusuus kugu reebaya iyo suugaan qadiim ah, haday jawaabtaadu tahay haa Baadhitaan samee oo raadi gabayadii abwaankii weynaa Maxamed cabdulle Cali "Gamuute". Maantana waxaan idiin dooray gabaygii Garnaqsi ee Geela, gabaygaas oo la isku raacsanayhay inuu ahaa midkii ugu miisaan cuslaa ee geel loo tiriyo. [...]
Madaxweyne Hambalyo: Waa Wasiirro Hal-abuur yeelan kara! Qalinkii Maxamed Baashe X Xasan
Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu magacaabay wasiirro tayo leh. Waxa muuqata inuu madaxweynuhu aqoon uga xishay wax kasta oo kaleba: Annagaa badnaan jirney “laandheere ahayn” oo jagooyin lama taabtaan ah lahaan jirney waxa hafiyey aqoon iyo diyaar ahaansho. Waa halkii Cali Sugulle “Duncarbeede” ka lahaa “Kuftay dhacday turunturrootay ayaad taqaane; maxaad taqaan, toobiye [...]
Faaladan ku saabsan xukuumada cusub ku biiri aragtidaada
Dhinaca Gobolada faalooyinka laga bixiyey hadaad ka eegto waxaa kuu soo baxaysa in Togdheer dulman yahay oo uu helay 1 wasiir oo ah gobolka Madaxweynuhu ka soo jeeda hadii laga tegi waayona 2 xubnood ay noqonayaan , marka loo eego gobolka Maroodi jeex oo ku yeelanaya 9 wasiir. ama Sanaag oo yeelanaya 4 wasiir, iyo Sool [...]
Codkaaga ka dhiibo Xukuumada Cusub ee Madaxweyne Siilaanyo dhisay
Hargeysa(saraarnews) Madaxweynaha cusub ee somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Golaha xukuumadiisa oo ka kooban 20 wasiir iyo 6 wasiir ku xigeen oo u badan niman aqoonyahano ah oo badankooda aan wax xil ah xukuumadihii hore ka soo qabanin walow ay ku jiraan wasiiro hore xilal u soo qabtay [...]
Magacyada Wasiirada Dawlada Madaxweyne siilaanyo Magacaabay
Hargeysa(saraarnews)Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud ayaa maanta ku dhawaaqay golaha wasiirada ee xukuumadda cusubi yeelandoonto. Xukuumadda uu madaxweynuhu ku dhawaaqay ayaa ka kooban 20 wasiir iyo 6 wasiir ku xigeen, waxana ku jira 3 haween ah oo laba ka mid ahi ay yihiin wasiiro. Dadka ka muuqda golaha wasiirada xukuumadda cusub ayaa qaarkood la filayay inay [...]
Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee KULMIYE oo ku Hanjabay in Xisbiga laga Saari Doono Siyaasiga ka Cawda Xil loo Magacaabi Waayey
“Ninka aannu aragno inuu ka cadhooday wasiir baa la iga dhigwaayeyna KULMIYE maaha ee waa nin nagula socday khiyaamo, tallaabana waanu ka qaadaynaa” “Haddii barmaamujka xisbigu fuli waayo, xukuumadduna tahay KULMIYE xisbigu wuu is-qabsanayaa oo KULMIYE sacab been ah isku tumi maayo sidii UDUB” Mr. Jaamac Shabeel Hargeysa (saraarnews)- Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE [...]
Halkan ka dhegayso Axmed cabdi godane oo sheekh cabdikariim xasan xoosh qoorta iskaga duubay sanadkii 1997-kii
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Halkan ka dhegayso Axmed cabdi Godane oo sanadkii 1997 Culimo diinta uga aqoon badan qoorta iskaga duubay ka dibna ay si fiican ugu dhigeen Asluubta islaamka ee suuban ee la xidhiidha ah masalooyin diini ah oo uu ka murmay. Sheekha uu qoorta iskaga duubay waa caalimka weyn ee reer somaliland Sheekh Cabdikariim Xasan Xoosh, Hadaba [...]
Madaxweyne Siilaanyo Oo xilkii la wareegay
Hargeysa(saraarnews)Waxa maanta si rasmi ah xilkii madaxtinimo ee Somaliland ula wareegay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo maanta loo dhaariyay shanta sano ee soo socota inuu Dalka maamulo Munaasibad balaadhan oo loo sameeyay xaflada xilwareejinta ayaa maanta lagu qabtay Qasriga madaxtooyada, waxaana ka soo qayb galay wufuud balaadhan oo ka socotay Dalalka Jabuuti, Itoobiya iyo [...]
Badheedhaha Shebekada: Madaxweyne Siilaanyo ha iska bedelo Gaadiidka, qalabka xafiisyada iyo isgaadhsiinta ee xukuumadii hore.
Hargeysa(saraarnews) Qalabka casriga ah ee Electronic-ga ah ayaa geysta qasaare ka badan faa’iidadii laga filayey hadii aan si weyn looga taxadirin sida aawadeed maadaama madaxweyne iy ku xigeen cusub yimaadeen xarunta madaxtooyada waxaa dhici karta qalabka isgaadhsiinta iyo kampiyuutarada(computers) ee xukuumadii hore adeegsan jirtay inay dhibaato u keenaan xukuumada cusub ee Madaxweyne Siilaanyo, waxaana dhici [...]
Xil wareejintii Madaxweynaha oo imikai soconaysa
Hargeysa(saraarnews)- Xaflada Xil Wareejinta Madaxtinimada Somaliland ayaa saaka ka bilaabantay Xarunta Madaxtooyada Somaliland. Dadweyne aad u tiro badan ayaa ku xoonsan agagaarka Cusbitaalka Hargeysa iyagoo ka warsugaya qaabka ay u dhacayso Xilwareejintu inkastoo loo diiday in cidda aan martiqaad haysan ay u dhawaato madaxtooyada oo xataa Saxaafada Wargeysyada iyo Shabakadaha Internetka loo diiday inay galaan [...]
Afhayeenka SSC ahna wakiilka alshabaab ee Buuhoodle oo waraysi siiyey Iftinnews
Source: iftinnews Widhwidh(saraarnews)Afhayeenka hogaanka SSC Ahmed Mohamed Gacmo-Yare oo waraysi khaasa siiyay shebekedda caalamiga ah ee iftinnews ayaa sheegay in aanay wax waddahadal ah la gali doonin somaliland iyo putland inta ay ka sheeganayaan magaca dowlad. waxaasi uu Afhayeenka Hogaanka SSC soo dhaweeyay in ay xaaladda SSC lagu dhameeyo waddahal beelaysan. waasidda uu hadalka u [...]
Wafti Balaadhan oo dawlada Djibouti Ka socda oo Hargeysa Ka soo degay + Sawiro
Hargeysa(saraarnews)Dawladda wadanka Jabuuti ayaa markii u horeysay wefti meeqaamkiisu sareeyo u soo dirtay Inay uga qayb gasho Xafladda ay Xilka kulak ala wareegi doonaan Madaxweynaha Cusub ee Somaliladn iyo Madaxweynaha laga guulaystay, taasoo sallaasadda sahandambe ee bishu tahay 27 ka dhici doonta xarunta Madaxtooyadda Somaliland. Wefti uu hogaaminayo Wasiirka warfaafinta iyo Isgaadhsiinta dalka Djibouti Md. [...]
- Waraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
- Zakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
- Heestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
- Siday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
- Sidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
- Zakat Al Fitr By Ahmed Arwo
- Fadlan codkaaga u hibee siyaasiga Jamaal Halkaraan
- Yaan Gollayaasha Muddo loo kordhine hala kala diro ama saamigii Xisbiyada ee Natiijada Doorashada Madaxtooyada halagu saleeyo
- TACSI: GEERIDA MARXUUM AXMED NUUR JAAMAC
- Kursigii Ugu Sareeyay aduunka oo uu ku fadhiyo Jay-Z By Mujaahid Suufi
Waxa u danbeeyey Articles
Waraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
Mr Ali Mahdi Hussein oo dagen magalada Jönköping ee wadanka Sweden oo mudo ku maqnaa ...continue readingZakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
Islam is a religion of unity. Believers are united in all acts of worship, regardless ...continue readingHeestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
Ramadaan Kariim Dhamaantiin waa salaamantihiin. ...continue readingSiday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
Borama-(saraarnews)-Xukuumadda cusub ee Somaliland ayaa sida la ogyahay beryahanba lagu haystaa arrimo ku saabsan qaabdhismeedka ...continue readingSidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
Waxa beryahan danbe goobaha internet-ka ku soo badanaya “wargaysyo” huwan go’a saxaafadda, laakiinhabka ay u ...continue readingZakat Al Fitr By Ahmed Arwo
Islam is a religion of unity. Believers are united in all acts of worship, regardless ...continue readingFadlan codkaaga u hibee siyaasiga Jamaal Halkaraan
Flen –(HWN)-Suxufiga caanka ah ee katirsan Shaqaalaha Hadhwanaagnews ee ku sifoobay hawl karnimada, iyo daacadnimadda ...continue readingMy WP Themes
Log in
Featured Posts
-
Qalaawaha Beenta UDUB By Mubarak Mohamed Nur Qoorubaxay
-
Khudbadihii Booqashadii siilaanyo iyo saylici ee Borama dhegayso +sawiro
-
Fanaanka Axmed diyaar Ismaaciil Muxuu Arinta xafladii Toronto ee 18 May Ka ogyahay
-
Fanaanada Shamis Qardajeex oo cadaysay mar kale in Fanaanka Abdijibaar Alkhaliiji Laga gar daran yahay
-
Siilaanyo oo reer xaraf Casuumeen
-
Codkaaga ka dhiibo Xukuumada Cusub ee Madaxweyne Siilaanyo dhisay
-
Xisbiga UCID oo xaflad balaadhan ku qabtay LONDON
-
Ogeysiis: shirweynihii Beelaha GaashaanBuur Axmed Faarax oo dhacaya 15-ka bisha Soonfur
-
Taageerayaal cusub oo UCID ku soo Biiray
-
Cadayn Ka bixitaan xisbiga KULMIYE
-
Dani tire(maanso) waxa tiriyey Mubarak qoorubaxay
-
Cabdijibaar al khaliiji sidee u Arkaa Arimihii u danbeeyey ee warbaahinta internet-ka lagu qoray
-
Afdhabaandhow (maanso cusub) By Mubarak qoorubaxay
-
Abwaanka Weyn ee Mustafe sheekh Cilmi oo Baaq u diray Shacabka reer Somaliland
-
Maso(madaxweyne waa kii)
-
Quraanku waa Daawo
-
Gudoomiyaha UCID ee wadanka Jarmalka Cabdi Maykal X Diiriye oo sheegay inay danta reer Burco ku jirto inay u codeeyaan xisbiga UCID
-
Most Popular
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta 4′aad.
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto
- Magacyada Beelaha ay ka soo jeedaan Masuuliyiinta dawlada ee shalay la magacaabay
- Gabayo Silsilad cusub oo ka curtay Xaaladda Gobolka Sool oo dhex maraya majeerteen , dhulbahante iyo Ogaadeen
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta labaad.
- Faallo: Cuqdada iyo Talaxumada Siilaanyo Godobaha iyo colaada uu habarjeclo u abuurayaa Reeraha ay galaafan doonto qaybta 3′aad.
- Gabay xasaasi ah oo Buuhoodle laga tiriyey
- Beel weerar ku haysa Maamulaha Xafiiska Madaxtooyada
- Dani tire(maanso) waxa tiriyey Mubarak qoorubaxay
- Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Xubno Masuuliyiin ah oo cid gaara lagu Naas nuujiyey
Who's Online
17 visitors online now
9 guests, 7 bots, 1 members
Map of Visitors
Recent Posts
-
- Waraysi qaybtii 1′aad Ali Mahdi Hussen xubin Xisbiga Ucid
- Zakat Al-Fitr and Eid By Ahmed Arwo
- Heestii Madax-Weynoow Waa Qalinkii:Abwan Baruud
- Siday Xukuumadda Cusubi Iskaga Caabiyi Doontaa Warmaha Loo Afaysanayo Iyo Mucaaradka Kala Jaadjaadka Ah
- Sidee Loo Xakamayn Karaa Been-abuurka Saxaafadda? Qore: Qaasim Haybe Qaalib
- Zakat Al Fitr By Ahmed Arwo
- Fadlan codkaaga u hibee siyaasiga Jamaal Halkaraan
- Yaan Gollayaasha Muddo loo kordhine hala kala diro ama saamigii Xisbiyada ee Natiijada Doorashada Madaxtooyada halagu saleeyo
- TACSI: GEERIDA MARXUUM AXMED NUUR JAAMAC
- Kursigii Ugu Sareeyay aduunka oo uu ku fadhiyo Jay-Z By Mujaahid Suufi
- Farriin ku socota: Yusuf Cabdi Gaboobe Mulkiilaha joornalka Haatuf By Mahamed Dirir Burcawi
- Gabayo Silsilad cusub oo ka curtay Xaaladda Gobolka Sool oo dhex maraya majeerteen , dhulbahante iyo Ogaadeen
- Siilaanyo isaga ayaa ka ah Libaax Hargeysa By Cabdi Qadir jamac Ismail dacar
- Siilaanyo iyo Somaliland ha isku khaldin !
- Gabaygii Luukaansi ee Salaan carabey oo Muuse Galaal Akhriyayo !




