Gudoomiyihii gudida dhexe UK ee ururkii xaq u dirirka SNM Mujaahid Mohamed Ali Farah oo maanta ku geeriyooday magaalada London.

Gudoomiyihii gudida dhexe UK ee ururkii xaq u dirirka SNM Mujaahid Mohamed Ali Farah oo maanta ku geeriyooday magaalada London.
Allaha ha u naxariistee waxaa saaka ku geeriyooday magaalada London ee dalka UK, Marxuum Mohamed Cali Farah, oo ka mid ahaa asaaseyaashii ururkii SNM, isla markaana Xubin ka ahaan jiray barlamankii Soomaaliyeed ee lixadankii, wakhtigaa oo uu ka mid ahaa dhalinyaradii  firfircooneyd ee xoriyadii lixadankii dhalisay.
Mohamed Cali Farah waxaan Ilaahey uga baryaya in u ka waraabsho  Jannadii, isaga iyo muslimiinta kale oo dhan. Ehelkii, qaraabadii iyo dhamaan Ummada Somaliland na samir iyo iimaan ka siiyo.

Be Sociable, Share!
Warning: scandir(): open_basedir restriction in effect. File(/customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/../../../../) is not within the allowed path(s): (/customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.www:/customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.private:/customers/b/3/5/saraarnews.com/tmp:/customers/saraarnews.com/saraarnews.com:/var/www/diagnostics:/usr/share/php) in /customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/footer.php on line 10 Warning: scandir(/customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/../../../../): failed to open dir: Operation not permitted in /customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/footer.php on line 10 Warning: scandir(): (errno 1): Operation not permitted in /customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/footer.php on line 10 Warning: Invalid argument supplied for foreach() in /customers/b/3/5/saraarnews.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/footer.php on line 12