Wararka

Ogaysiis: Shabakada Saraarnews oo sidii looga bartay shaqadeedii soo celin doonta

Waa tay ku dhaantaynayeen dhimay wadaadkiiye
Dhulka waan ka soo fuuri jiray dhawr anoo maqane
Goortaan wax dhabanaanin waaba dhowdahay !
Ina Carro  Seed Magan.

Waxaanu ugu bishaaraynaa macaamiisha shabakada Saraarnews oo wixii ka danbeeyey bilowgii sanadkii 2012 aan ka daalacanin, wararkii iyo barnaamijyadii xiisaha lahaa ee aad ka hirqan jirteen, aanu hawada dib ugu soo noqon doono haddii allaha awooda lahi ogollaado.

Ujeeddada hawada aanu uga maqnayn baa ahayd si aanu u siino, tixgelin fursaha waxqabad ee xukuumada iyo mucaaradka somaliland ay doonayeen inay higsadaan, Haddaba maadaama oo waqti xasaasi ah lagu jiro waxa nala qurux badnaatay in aanu sidii caadiga ahayd idiinka ha qabtiri doono, qaybaha kala duwan ee aad nooga barateen.

 

ogaysiis

Be Sociable, Share!

The Latest

To Top