Wararka

Madaxweynaha oo ka hadlay Shaqaaqooyinkii Guddoomiye Cirro dalka ka abuuray

siilaanyo1988Hargeysa (saraarnews) Madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa ka hadlay maanta shaqaqooyin dad ku dhinteen iyo debedbaxayo ka dhacay Ceerigaabo iyo Burco iyo xaallada dalka guud ahaanba.Banaanbaxyada oo ahaa qaar aan fasax loo haysan oo uu abaabulay Guddoomiyaha debed meerka ka noqday golihiisii wakiilada Mudane cabdiraxmaan cirro, ayaa ahaa qaar yimi waqti aan loo baahnayn. halka ka daawo qudabadii Madaxweynaha somaliland.

Be Sociable, Share!

The Latest

To Top