Wararka

Telefishanka Faransiiska oo warbixin caqiibo leh ka diyaariyey farqiga Somaliland iyo Soomaaliya

Paris (Saraarnews)- Telefishanka FRANCE24 oo laga leeyahay waddanka Faransiiska, ayaa warbixin dhinacyo kala duwan ka diyaariyey heerararka horumarka, nabadgelyada, doorashooyinka iyo nidaamka maamul ee ka jira Somaliland, iyada oo warbixintan ay diyaarinteeda iyo isku-dubba-ridkeeda dalka u yimaaddeen laba wariye oo tirsan Telefishanka France24, gaar ahaan qaybtiisa luqadda afka English-ka ku baxa, kuwaas oo magacyadooda la kala yidhaahdo Sarah SAKHO , Duncan WOODSIDE.

 

Be Sociable, Share!

The Latest

To Top