Wararka

Mustashaar Ahmed Arwo: Waa Taxanihii Talo, Tilmaan, Tusaale iyo Toosin-19

carwoDimuquraadiyadu waxay ku dhisantay in inta isku maslaxada ihi dantooda wada ilaashato, inagana qabiil kala dan ah oo taajir leh, oo faqiir leh, oo waayeel leh oo dumar leh oo xoolo dhaqato leh ayaa odhanaaya xisbi hebel ayaanu galnay oo daniba kama dhexeyso ee maxay ka rabaan oon ahyn hebel hebel ku bedel…dalkan ingiriiska waxa ka dhacayso doorasho khamiista tan xigta Soomaalidu se isla habkii qabiilka ayey indho la’aan halkan u foodayaan ooyna u eegeyn maslaxadooda kala gedisan…kolkaad siyaasiga tidhaa maxaan kugu doortaa ayuu isna noqonayaa nin barnaamaj la yimaada oo oggolaada la xisaabtan…WAxa isku dan ah beeraleyda kan Awdal jooga iyo kan Sanaag jooga, kan degan Togdheer, Saaxil, Laascaanood iyo Maroodijeex…….daawasho wacan

29 April 2015 Mustashaar Ahmed Arwo: Talo, Tilmaan, Tusaale iyo Toosin-19

Be Sociable, Share!

The Latest

To Top