Wararka

Hamblayo: Jaalliyada Somaliland ee Goteborg Sweden

tahniyadWaxaan bogaadin iyo ducoba u soo dirayaa Jaaliyadda reer goteborg, Sweden iyo Guddomiyaha cusub ee la doortay, Mudane Mubaarik Mohamed Noor Qoorubaxay.    Waxaa farxad iyo ku dayasho leh hanaanka ilbaxnimadu ka muuqatey ee ay hoggaankooda u doorteen, waana mid mudan in Jaaliyadaha kale ee reer Somaliland ku daydaan.   Guul iyo gobonimo reer Goteborg!

Hassan Ismail Malow, Sheffield, UK.

Be Sociable, Share!

The Latest

To Top