Wararka

Madaxweyne Siilaanyo oo qaabilayo wakiilka midawga Yurub Ee Somaliland/ Somalia

Hargeysa(saraarnews) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu xafiiskiisa ku qaabilay maanta Ergayga Midowga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Mr. Michele Cervone d’Urso.

siilaanyo2

Waxaana Madaxweynaha kulankan ku wehelinaayey Wasiirka Arrimaha Dibeda, Dr Sacad Cali Shire, Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Mudane Cali Maxamed Warancade, Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha Cali Axmed Cali iyo Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland Mudane Xuseen Aadan Cige (Xuseen Deyr).

Kulnka ka dibna waxa saxaafada si wada jira ula hadlay wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland iyo Ergeyga Qaramada Midawga Yurub, iyagoo ka warbixiyey ujeedada kulanka.

 

Be Sociable, Share!

The Latest

To Top