Wararka

Musharaxa dhalinyarada ah ee Jamaaal Cali Xuseen oo dalka ku soo laabtay kana hadlay khilaafkii xisbiga UCID.

Hargeysa (saraarnews) Musharaxa Jagada Madaxwayne ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safar uu ugu maqnaa dalka dibadiisa. Jamaal Cali Xuseen oo ay gegida dayuuradaha ee Cigaal  International Airport ay ku soo dhaweyeen Salaadiin, Cuqaal iyo dhalinyaro iyo waxgarad kale ayaa khudbad uu kaga hadlayo xaaladda siyaasadeed ee dalka waxa uu ka akhriyay qolka nasashada ee madaarka hargeysa, hadaladiisii oo dhamaystirana halkan ka daawo.
jamaal2

 

Be Sociable, Share!

The Latest

To Top