Wararka

Wasiirkii Hore ee Madaxtooyada JSL Xirsi Cali X Xasan oo xilkii Wareejiyey.

Hargeysa(saraarnews)Wasiirkii hore ee madaxtooyada Somaliland Mudane  Xirsi Cali Xaaji Xasan oo xilkii ku wareejiyey wasiirka cusub ee madaxtooyada Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa  noqday Wasiirkii u horeeyey nidaam iyo maamul dhisan u sameeya Madaxtooyada JSL.
xirsi iyo xaashi

Be Sociable, Share!

The Latest

To Top