Wararka

Nin naagtiisii qoorta ka gooyey markii DNA cadaysan inaanu lixda caruura isagu dhalin.

 

USA(saraarnews) Haweenay sida la sheegay lagu magacaabi jiray Karen Rainford ayaa ninkeedii Rainford qoorta ka gooyey oo dilay, ka dib markii baadhitaanka DNA lagu ogaaday inaanu isagu dhalin lix (6) caruur ah oo uu moodayey inuu aabbahood yahay oo ay wada korsadeen. Baadhitaankaas lagu sameeyey caruurta ayaa lagu cadeeyey inaanu ninkani midkoodna aabbe u ahayn lixdan caruurta ah.
qoorgooye

Markii arintu soo baxday ninkan ayaa aad u cadhooday  wuxuuna dadkii u dhowaa iyo qaraabdiisii u sheegay inuu qoorta u dheerayn doono haweenaydan xaaskiisa ahayd.

Saaxiibadii ayaa sheegay inuu Rainford  inta badan tegi jiray Xafiiska shaqada ee Magaalada Mountain View oo uu deganaa, si uu masaariifta caruurta ugu dedaalo. Ninka ayaa aad uga sii cadhooday inay ku dhibi jirtay oo ku ceebayn jirtay  masaariifta caruurta iyadoo ogayd inaanu caruurta isagu dhalin.

Source: riix halkan

 

 

Be Sociable, Share!

The Latest

To Top