Suugaanta

Dooya-qaad. Gabaygii 7’aad ee silsilada tahriibka Abwaan Cabdisalaan caaradhuub

caaradhuubAbwaan Caaradhuub ayaa gabaygii oo halkaa maraya soo tiriyey tix gaaban oo Abwaan Maxamed Douglas u hiilinaysa halkaasna ka soo galay wuxuuna yidhi:

Dhaglasoow nin daacada xiligan waa la dagayaaye
Inantuba ma doodee ragbaa doonya-qaad ka ahe
Daandaasi Ina qoorubaxaa loogu daw galaye
Dibnihiisi baa lagu saliday dowdab iyo maage
Yartu talada may diidin iyo deelka maansada’e
Nin dadaaba xidhan baa heloo loogu dawgalaye
Haduu inanta danaheeda galo una dadaalaayo
Isagaba dabradu waw egtee muu u dadab xaadho
Hadii aanu daafad u helayn doolihiyo xaada
Dibnihiisa muu kaba xidhoo dan u haduureeyo !

Be Sociable, Share!

The Latest

To Top