Tacsi

Tacsi: Dahabshiil u dirayo Ehelada Marxuum Ibraahin dheere

Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi
Raajicuun

tacsiGuddoomiyaha Shirkadda Dahabshiil Group (Maxamed Siciid Ducaale), Maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil Group (Cabdirashid Maxamed Siciid), Dhammaan Maamulka Xarunta Shirkadda Dahabshiil, Dhammaan Shaqaalaha Shirkadda Dahabshiil iyo Dhamman Wakiilladda Shirkadda Dahabshiil  waxa ay Tacsi u dirayaan Ehelkii, Qaraabadii iyo  Dhammaan Shacabka Djibouti, oo ay ka tacsiyadaynayaan Geerida ku TimidMarxuum Ibraahim Cabdi Kaahin (Ibraahim Dheere) oo Maanta  (12 November, 2015) ku geeryooday Dalka Djibouti, waxaanay ilaahay uga baryayaan marxuumkaasi in uu naxariistii janno ka waraabiyo, ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodeyna Samir iyo Iimaan ka siiyo.

AAMIIN …………… AAMIIN …………………. AAMIIN.

_____________________________________________________________________________
Sacad M. Abdi
Head of Advertisement Section
Public Relations & Media
Mob:
+252 7 9111010
Office:
+476 705 9893
E-mail:
saad.muse@dahabshiil.com
Dahabshiil Operations center
Hargeisa , Somaliland
Be Sociable, Share!

The Latest

To Top