Suugaanta

Waraysi Abwaan Cabdi Iidaan faarax AHUN lala yeeshay iyo gabaygii uu dameerkiisa ku ammaanay.

cabdi iidaanHargeysa(saraarnews) Waxaanu maanta idiin dooray xogwaraysi suugaaneed lala yeeshay Alle naxariistii janno ha ka waraabiyee  Abwaan Cabdi Iidan Faarax, waraysigaas oo abwaanku gabayadiisii qaar ka mida uu kaga sheekaynayo, waxaase  aad u xiiso leh gabayada jacaylka ah  Iyo gabay cajiib ah oo uu dameer uu lahaa ku amaanayo waxqabadkiisa, hadaba dhegaysi haboon.

Be Sociable, Share!

The Latest

To Top