Suugaanta

Wasiirka Hawlaha Guud Guriyaynta Iyo Gaadiidka Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexan) Oo Dhambaal Tacsiya Udiray Ehelkii Iyo Qaraabadii Uu Kabaxay Marxuum Abwaan Cali Sugul Cigaal (Dun Carbeed )

cali mareexaan11/01/2016
TACSI WASIIR
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Somaliland Mudane Cali Xasan Maxamed isagoo ku hadlaya magaciisa, iyo kan dhammaan Shaqaale Weynaha Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Somaliland waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa Khadra Axmed Maxamed “Baxnaan” oo walaalkeed Xasan Axmed Maxamed “Baxnaan” oo Shalay ku geeriyooday Magaalada Hargeysa laguna aasay.

Wasiirku waxa uu sidoo kale tacsi u dirayaa guud ahaan Ehelkii, Qaraabadii iyo Asaxaabtii iyo Guud ahaan shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Marxuumku.

Wasiirku waxa uu Marxuumka Alle uga baryayaa inuu naxariistii jannatu fardawsa ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Cabdiraxmaan Cabdilaahi Wirdaani
Af-hayeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta JSL.

Be Sociable, Share!

The Latest

To Top